Sida loo duubay Heesta Sharma Boy ee Sharciga Bara ( Behind the scene ) Qosol by Xayaat Kajal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 359

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 ปีที่แล้ว +348

    wll Waxaa tahay qof waligiis Niyad jabeyn cadowga hoos wllkey qaali waliga ha Niyad jabin Never give Up

  • @kpyareofficiall2755
    @kpyareofficiall2755 3 ปีที่แล้ว +156

    Markaan arko wllkey wxaan dareemaa Farxad kasoo go'day maanta Anigana isoo booqo

    • @ilwathahmed4414
      @ilwathahmed4414 3 ปีที่แล้ว +1

      Kadaa magaca bugtaa aad ku sameysanayso fanaanada adiga xitaa heerka waa gaadhi kartaa aad fananad magaceed dadka ku tuugsaneyso abaayo isla xishoo dameerna yeelo magacaga ayaa ka weyn dadka dhan hays qiimo tirin waxba kuma dheere.😊

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 3 ปีที่แล้ว +1

      U dhig gabadha mgceda

    • @shamsoaden3815
      @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว

      Najma qurux ❤️

    • @qarandhiseofficial5987
      @qarandhiseofficial5987 3 ปีที่แล้ว

      Plz iso boqo wll qli

    • @qarandhiseofficial5987
      @qarandhiseofficial5987 3 ปีที่แล้ว

      @@ilwathahmed4414 plz iso boqo wlshy qli

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 3 ปีที่แล้ว +46

    Masha Allah Garoowe Laamiyo Qatar Ah Baasaaran Wallaahi. Waadhisantahay Caasimadda. 😍😍😘😘

    • @deqomwarsame7993
      @deqomwarsame7993 3 ปีที่แล้ว +1

      somahaa ❤❤❤

    • @shamsoaden3815
      @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +6

      MAsha allah baanu lee nahay waa wada lee nahay Somalia 🇸🇴 somali baa leh lama kala laha

    • @FartuunAAbdi
      @FartuunAAbdi 3 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️💙💚⚪

    • @qarandhiseofficial5987
      @qarandhiseofficial5987 3 ปีที่แล้ว

      Plz wlshy qli iso boqo

    • @qarandhiseofficial5987
      @qarandhiseofficial5987 3 ปีที่แล้ว

      @@shamsoaden3815 plz abaayo qli iso boqo

  • @mahamoudosman8214
    @mahamoudosman8214 3 ปีที่แล้ว +11

    Sharma boy brother you are the king 👑. And stay humble.

  • @boqorkajaliinka9522
    @boqorkajaliinka9522 3 ปีที่แล้ว +26

    Xayat always xayat lee waaku salaamay anuu saan ah 🤸🤸‍♀️🤸‍♂️🤸‍♂️💯💢

  • @mrbashaabahdoon2561
    @mrbashaabahdoon2561 3 ปีที่แล้ว +11

    Deeq_Darajo the one and only camere man hormar wacan walashey xayaat kajal keep going our sisiter❤❤❤❤❤❤

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 3 ปีที่แล้ว +56

    Dhalinyaro isla eg oo laisla helay masha Allah shaydan idin so dhex gala iska ilaaliya

    • @fahiimafilsan2837
      @fahiimafilsan2837 3 ปีที่แล้ว +1

      Aayga shayadina mxu dhexgglaa 😅

    • @Alxamdulillaahi
      @Alxamdulillaahi 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fahiimafilsan2837kuwa mideaha isbaarada utaalay dhaaman😅

    • @fahiimafilsan2837
      @fahiimafilsan2837 3 ปีที่แล้ว

      @@Alxamdulillaahi pen maha 😅🤣kuwano isbaaro dhigty wu qarxi laha social media

    • @qarandhiseofficial5987
      @qarandhiseofficial5987 3 ปีที่แล้ว

      @@fahiimafilsan2837 plz is boqo wlshy mcn

  • @najiibyare1218
    @najiibyare1218 3 ปีที่แล้ว +41

    M.a Garawe LaamiYo Badana Waa Dhisantahay wlhay Mj Waa wataa Viva ApGaal🥰

    • @maden8154
      @maden8154 3 ปีที่แล้ว +5

      Haa garoowe waa magaalada ugu laamiyada badan Somalia la Yiri.. abgaal Iyo majerteen WA saaxiib Soo jireen.. garowe Somali Wayn kunjool sida qardho bosaso qofka gurigiisa oo kale dareema ..

    • @qarandhiseofficial5987
      @qarandhiseofficial5987 3 ปีที่แล้ว

      Plz wll qli iso boqo

  • @brezzyboyabdull9042
    @brezzyboyabdull9042 3 ปีที่แล้ว +12

    First comment Xayat kajal Dum waku salamey anigo ah Team sharma from germany😍

  • @ibraahimcabdi5767
    @ibraahimcabdi5767 3 ปีที่แล้ว +19

    Maasha allaah walaal sharmaboy hadii aanahay xiyaalxamar waan kuuxiisnay baro

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 3 ปีที่แล้ว +7

    VIVA dhalinyarada Somaliyeed ❤️🇸🇴🇩🇯💯🙌🏽✅✅

  • @ishqiharuun6787
    @ishqiharuun6787 3 ปีที่แล้ว +17

    🇸🇴sharma boy fananka sanadka
    Vedio sida lodubay
    Deeq darajo gacan malab
    Salan iga garsii

  • @chicken4820
    @chicken4820 3 ปีที่แล้ว +4

    Dhalinyaro yaryar oo iska bashaalayo aa tihiin Ilaahay cadowga iyo xaasidka ha niiga qabto 🙏🙏🙏🙏

  • @fadumoali508
    @fadumoali508 3 ปีที่แล้ว +4

    Wale garowe waxaan uqiray amani aan caadi aheyn iney heysatoh laamiyadii iyo varxadihii baa heeso lagugaraacayaa meshii huteelo laiskudhexwaardiyenjiray markii fan la

  • @caliabdulle3073
    @caliabdulle3073 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha.alah laamiyada garoowe
    Sida xamar si kasii daran ayaa
    Loo dhisi rabaa ilaahow usiyaadi

  • @Hadibalad
    @Hadibalad 3 ปีที่แล้ว +10

    Sharma halaga taxadiro please!
    Meelaha halista ka ilaaliya waa wiil usoo baxay dalkan!
    Guuleyso sxb Sharma boy 👏🏾👏🏾👏🏾♥️

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 3 ปีที่แล้ว +3

      Boowe meeshaan waa garoowe cidna cid kuma xad gudubto amaan weeye

    • @stopbeenta7040
      @stopbeenta7040 3 ปีที่แล้ว +1

      Garowe moqdisho kale maha kaligiis haduu lugooye lahadlayso maleh

    • @zakariyeyare7368
      @zakariyeyare7368 3 ปีที่แล้ว +1

      Ok m.a waan kuwadanaa nio keep going

    • @Hadibalad
      @Hadibalad 3 ปีที่แล้ว

      Sxboyaaaal kama wado sidaa ufahanteen!
      Markaa leeyahay meelaa qatarta ah I mean gaariga iyo buuraha in WAx kasoo gaaro!
      Allah nawada xifdiyo dhamaanteen insha Allah

    • @Hadibalad
      @Hadibalad 3 ปีที่แล้ว

      @@nacimohassan2582 I know abayo Lkn gaariga Ugu cabsaday

  • @iqrayaray7017
    @iqrayaray7017 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah xayaat and her husband darajo boy wiilka faraha loga gubtay xaga duubista and sxbkood ninka umada kawalan sharma boy 👦💖 i really like sida dhalinyarada happy u yihiin wlhi farxada si fudud malagu helo keep going guys 😇😇😇

  • @maden8154
    @maden8154 3 ปีที่แล้ว +20

    Garowe wa magaalo shidan laamiyada Europe mooda mashallah

    • @phatimalucky3557
      @phatimalucky3557 3 ปีที่แล้ว +3

      Ha wlhi wadooyin badan oo qurxon by ledahy

    • @maden8154
      @maden8154 3 ปีที่แล้ว +6

      Djibouti U egtahay garowe caadi ma ahan Mar wa Ina booqda

  • @abdirahmankaka450
    @abdirahmankaka450 3 ปีที่แล้ว +21

    Legend sharma boy waxaa rabtid nogu so hees waan dhagay sanay naaye

  • @zuhaybaapdi1831
    @zuhaybaapdi1831 3 ปีที่แล้ว +14

    Dhalin qurux bdn o horumar samynaya wixi horeena ka gudbay
    Wlhy way idin qori donta tarikhdu📝 One Love Guys ♥️
    Yaanay idinka jirin farxadina meshaad dontan ka daga ✈️o ku bashala no more kala faquuq iyo WALAAL NIMO QABILAYSAN 😎
    Hayna deeqo Dalkena hooyo e sida u weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑🦁🦁🦁🦁

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +29

    Puntland ❤️

  • @mohamedsalah4682
    @mohamedsalah4682 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhy Oo Garoowe Lamiyada Miya Saran Waaw Masha allh

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 3 ปีที่แล้ว +2

    Xayaat iyo dhalinteena kula joogta waan idin salaamayaa hadaan nahay reer puntland ♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @senyogalaal4074
    @senyogalaal4074 3 ปีที่แล้ว +1

    Xayaad Kajal, Abaayo ilaahay ha ku daayo, waxa isku darsatay Qurux, aqlaaq iyo karti maasha Allah. You are the best xayat

  • @abdalaboyofficial9825
    @abdalaboyofficial9825 3 ปีที่แล้ว +10

    Hayt walhi ad aya kuneclahy vidow qofka kowad like saro ahy wana kujeclahy 😋😋

  • @kingyuusufgeedi1911
    @kingyuusufgeedi1911 3 ปีที่แล้ว +6

    Sharma boy waa nin tegay ragga libintooda waa looqiraa keep going xayaad kaaja

  • @Zamzam-i6d
    @Zamzam-i6d 3 ปีที่แล้ว +15

    Xayar seetahy saka wa shidan tahay waaw💃❤ mcney waku salaamay from galkacyo puntland 😘😘👏👏

  • @amiiraaragsan8467
    @amiiraaragsan8467 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a keep going sharma boy iyo asxabtiisa dhamaantood cadowgiisa cagta hoostiis 💕💗💞

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 3 ปีที่แล้ว +3

    Xayad kajal iyo team sharma boy and maslax guuleysta waligen keep going

  • @mubarakbuuh1831
    @mubarakbuuh1831 3 ปีที่แล้ว +6

    Dhalin yaro wadan kodi ku raxaysanaya 👌👌💥💥

  • @alihashen174
    @alihashen174 3 ปีที่แล้ว +22

    The song was awesome I watched it
    alot 🤘

  • @najipalpha6385
    @najipalpha6385 3 ปีที่แล้ว +2

    Deeq darajo camero manka gacan wanaagsan alle ha dhowro team mataanaha iyo xayaat adigaba guul idin rajayn 💯💯💯💯💯

  • @dayrclub3846
    @dayrclub3846 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashalaah hayat , adigan ku ku ognahay. Deeq darajo! Sharma! Maslax! Please mustaqbalka soomaaliya wiilshaas pls ka warqab ku ligood, thanks 😊

  • @Zamiir_zanyare
    @Zamiir_zanyare 3 ปีที่แล้ว +4

    Xayaaat love you sister ❤️❤️
    Waxaad so bandhigteen
    Adigu iyo dhalin yaruduba
    Wax laga yaabay horay usoco wll
    Group via aaad baan usalamaya
    Maslax sharma & bishiir abdi bashak ✌️✅❤️
    One love 🇸🇱🇩🇯🇸🇴

  • @abdikariincigaaal5739
    @abdikariincigaaal5739 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharma legend
    Ninka libaaxa ahi meel kasta waakii shida noolow zhp Qli

  • @abubakarsadiiq6131
    @abubakarsadiiq6131 3 ปีที่แล้ว +25

    9:32 odaygaas miskiinka gadaal taagan wuu yaaban yahay. tolow yaa dhageesto wuxuu niyadda iska leeyahay ilmo ma jiraan kkk

  • @yuusufcali6541
    @yuusufcali6541 3 ปีที่แล้ว

    waxaan aad ugu helaa heesaha Sharma boy waa wiil somaliyed wan ku faraxsanahay run 🏃‍♂️♥😍is that one Sharma boy

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +15

    200 oo comments hda iga dhex aragto nabiga ku sali😭

    • @Mustafa.karama77
      @Mustafa.karama77 3 ปีที่แล้ว +1

      Wa gareeri 200 maba la karineey👑😂😂😂

    • @ziizomaxamuud384
      @ziizomaxamuud384 3 ปีที่แล้ว

      Aaar ilaHay kapaq0 oo napiGa likE Haku RaadiN zidaadada ugu zali napiga zcw

  • @shacniahmed6590
    @shacniahmed6590 3 ปีที่แล้ว +7

    Xayat kajal gabar qalbi fiiiican 👏🏽❤️

  • @bisharofreestyle
    @bisharofreestyle 3 ปีที่แล้ว +11

    Garoowe ba waxay dhaqatay hollywood woooow sharama boy never hoos

  • @Zamzam-i6d
    @Zamzam-i6d 3 ปีที่แล้ว +8

    Deeeq darajo ilahy gacamaha ha barakeeyo😘😘😘😘

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 3 ปีที่แล้ว +5

    War meeshu qurix badana ma America's mashaa allaah

  • @cumarmaxamed4915
    @cumarmaxamed4915 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allaah walashey qaali sharaf iyo cisi ku noolow

  • @qaalicabdijimcale5048
    @qaalicabdijimcale5048 3 ปีที่แล้ว +6

    Allaha garoowe maxan u xiisay allo anigoo nabad ah mar igu soo celi

  • @ramlacabdirisaaq8706
    @ramlacabdirisaaq8706 3 ปีที่แล้ว +4

    Xbbti m.a allaha noodaayo wiilasheena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 3 ปีที่แล้ว +3

    Ciyaalkaan wax kale maa la baro. Energy waalan baa ku jira. Hal abuurkooduna caadi ma ahan.

  • @axmedgaloos9668
    @axmedgaloos9668 3 ปีที่แล้ว +2

    Bashka iyo xayaad tiimka waxaan kacodsanaynaa heesaha sharma iyo maslax in laga soodhigo remix from uk

  • @bulshokoriye2702
    @bulshokoriye2702 3 ปีที่แล้ว +7

    Team Sharma Boy never hoos 🦁👌🏾👍🏾☝🏾💪🏾🤛🏾👉🏾🇸🇴

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 3 ปีที่แล้ว +7

    Hayaat meel aad ku farax san tahay baa alle ku geeyaay

  • @aragsanfaraxsan583
    @aragsanfaraxsan583 3 ปีที่แล้ว +2

    Xayat io deeq da.yar aan siwey u tagero Allaha idin xafido wax idin shibana allahe idinma sodhaweyo horumar kheyrle

  • @sahroyussuf2571
    @sahroyussuf2571 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah dhalin yarada somaliyeed waa is jecel and yihiin ilaahay ha xiftiyo

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 3 ปีที่แล้ว +20

    Xayaaday aad iyo aad baad uqurxoontahay ❣🤍

  • @imranyareteamdjibouti5754
    @imranyareteamdjibouti5754 3 ปีที่แล้ว +1

    LEGEND SHARMA BOY IYO WALKEY REER DJIBOUTI MASLAX LEGEND

  • @cabdiqaliq7105
    @cabdiqaliq7105 3 ปีที่แล้ว +1

    Ciyaalka garoowe iskaleh laandheerayaal xayaad iyo xulufadeeda 🇺🇿🇺🇿🇺🇿🙏🙏🙏💚💚💭💙💙🥀🥀🥀🥰🥰💝💝👑👑👑❣❣😅😅😅🎉🎉🌳🌳😘😘😍🎊🎊✌✌🎈🎈💋💋🎊🎊🇸🇴

  • @abdiazizambar7503
    @abdiazizambar7503 3 ปีที่แล้ว

    Xayaat uurkii mee huno.Illaahay ha ku siiyo ubad qayr qaba aamin

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow walaahi waad tagteen waxaad ku soctaan cirka keep going guys

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 3 ปีที่แล้ว +1

    Sharmboy Legend 👑👑👑 walaasha xayaat

  • @MaslimAli-z5p
    @MaslimAli-z5p ปีที่แล้ว +1

    maasha wagee😊

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 ปีที่แล้ว +2

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi subescrib lik 🙏😢❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 ปีที่แล้ว +3

    Bashka Apdi Bashka...waa wiil yaree🤣🤣🤣✋

  • @dhaqandhoowrofficial288
    @dhaqandhoowrofficial288 3 ปีที่แล้ว

    Allahay Dhib Idinma Tuso Dumashi Xaayat Iyo Walal Deeq iyo My Fanankeyga
    My Real Family Full Respect Xayaat&Darajo

  • @foosdjama8266
    @foosdjama8266 3 ปีที่แล้ว +4

    Khamiisyada iyo macawisaha
    Lol 😂 another level

  • @abdiazizambar7503
    @abdiazizambar7503 3 ปีที่แล้ว +1

    Deeq darajo waa nin qaaliya Sharma arko Sharma boy.qiimey marwalba

  • @fankaboyninween8781
    @fankaboyninween8781 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi xayaat yaa okaadaa waxee isdhahoosaa maxu ilaaheykakadhikwaaye wiil 🙍😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀sorry 🙏yaaqee xayaat kaajal wakuwataa my sister inoolow 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abaadialbashiir2171
    @abaadialbashiir2171 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend sharmaa❤👏👏

  • @rahimamohamad8042
    @rahimamohamad8042 3 ปีที่แล้ว +3

    VIP firiya laamiga Baabuurta wa looga joojiyey Sharma boy maslax mideye dhal boqortooyo

  • @sadiayasin1463
    @sadiayasin1463 3 ปีที่แล้ว +1

    Xayaat abaayo horay usoco aad aan kuu taageerA. One thing sunscreen ka marso qoraxdaas badan. If you do it already nah kuwad. Love ❤️.

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว

    Somalidi waa gudubtay heesihi international ayaloo duubaya viva King sharma🙏

  • @sogah5460
    @sogah5460 3 ปีที่แล้ว

    Horta xayaad iyo deeq ma isqabaan mise wey isqabi jireen waa gabar fiican oo miskiin ah from canada

  • @hafsamohamed605
    @hafsamohamed605 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhalinyaro hadanahay wan idin wadanaa horey usocda dhamantin

  • @shardihazzanali4335
    @shardihazzanali4335 3 ปีที่แล้ว +3

    Team sharma never give up

  • @khadiijomaxamed7091
    @khadiijomaxamed7091 3 ปีที่แล้ว +6

    Woow garoowe wa shidan tahay sharma nolow

  • @shacniahmed6590
    @shacniahmed6590 3 ปีที่แล้ว +3

    Deeqo darajo siya cadi aheeen wax uduba 👏🏽👌🏾👌🏾

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharma boy qeyr beyba u aheyd inuu xamar ka tago wakaa u sii kala qaraxday

  • @muktarofficial1325
    @muktarofficial1325 3 ปีที่แล้ว +7

    Sharma Boy Xamar Maka Guurey Legend ka

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +17

    Sharma boy legend ❤️

  • @biggstone3573
    @biggstone3573 3 ปีที่แล้ว +21

    Reer garoowe ilbax waaye ninka jidka iska maraayo dan kama laha camerad kumaba mashquulaayaan
    Muqdisho hadey ahaan lahayd jidka dhan wuuu xirmi lahaa reer baadjyo iyo reer magaal walee dadka waa kala ilbax san yihiin

    • @dheemanbintuabdullahi2117
      @dheemanbintuabdullahi2117 3 ปีที่แล้ว +1

      Beenta day,
      Muqdisho waxaas macno lama lahanba cidkasto aduunka magac leh ayaa jidadka camera iskaga dubo cid waqti kubixiso ayan jirinba, ee adigoo muqdisho argin weligaa bee haka shegin

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 3 ปีที่แล้ว +3

      @@dheemanbintuabdullahi2117 war heedhe hada ka hor xeenta uu hees ku duubaya ciyaalka xamar jooga way ku soo yaaceen meeshana cid kuma mashquleyso war heedhe mesha tani balo majidho xita lama waardiyey madax imaata garoowe alx amni badan garoowe

    • @haawoahmed720
      @haawoahmed720 3 ปีที่แล้ว +3

      Walaal somali waa somali reemiyina waan wadana hay oo asalkeeniba reer guuraa baynu ahyn eee kadhac inadeer reer muqdisho qalibigaa nogata laan from bosasao deeqa

    • @aishamohammed3553
      @aishamohammed3553 3 ปีที่แล้ว +3

      @@dheemanbintuabdullahi2117 wlh muqdisho anaa joogo haday adoo labisan ku arkan xitaa kama jeensanayan mesha casimad maba lamoodo heer badiyanimo😂

    • @najaxnuura3822
      @najaxnuura3822 3 ปีที่แล้ว +2

      @@aishamohammed3553 subxanalaah ilaahay muqdisho ima geeyo meesha saasa🤣🤣

  • @jacfaraliomar9956
    @jacfaraliomar9956 3 ปีที่แล้ว +1

    Xayat kajal waku salamay walashey

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว +7

    Team SHARMA BOY 💪💪💪izmuujiya

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi subescrib lik 🙏😢❤

  • @Rayxan75
    @Rayxan75 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa walan yihin xfda islaanka waa idinla yaban yihin team matanaha wala walanahnay anga😂😂😂😂

  • @alfamalyuun7944
    @alfamalyuun7944 3 ปีที่แล้ว +3

    Hayadey love you❤🇸🇱👑

  • @queenfatimanz
    @queenfatimanz 3 ปีที่แล้ว +4

    Xayaat kajal ma ilaah baa wax ki siiyeey indho loo dhuuntay baad leedahay sis

  • @majidyasiin8199
    @majidyasiin8199 ปีที่แล้ว

    Sharma boy wa dameer wa doqon hesihisuna murti male fanka somalidana wu ku duntay

  • @neyruusmahamuud8294
    @neyruusmahamuud8294 3 ปีที่แล้ว +7

    Keep going one love team xayat kajal ismuujiya

  • @maxamedmacalinxasan3189
    @maxamedmacalinxasan3189 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw Sharma boy

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 3 ปีที่แล้ว +3

    Meesha qurux badana xayadeey

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 3 ปีที่แล้ว +4

      Meesha wll waa garoowe waa wada laami somaaliya meel ka laami badan malahn

  • @abdiazizambar7503
    @abdiazizambar7503 3 ปีที่แล้ว

    Wuu soo dhaafey alamtara waa uu ka wadaa waa uu soo dhaafey xadkiisii.waaridka ayaan isticmaalin jirey Waqtli hore ama hadaba

  • @husseimali1139
    @husseimali1139 3 ปีที่แล้ว +6

    Toyota Tundara iyo Mazda S8 in somalia laga helo ma u malaynayne

    • @deeqa1151
      @deeqa1151 3 ปีที่แล้ว +3

      Somaliya adunka maaha miya maxa loga heli wayey

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว

      Hummer iyo Jeep ayaa Garowe yaal walaale meeshii amni ah way iska shidmin

    • @biggstone3573
      @biggstone3573 2 ปีที่แล้ว

      @@wiilkaReerCigalle
      Sidee lagu oganaya inaa reer cigale tahay

  • @abdiazizabdullahi3953
    @abdiazizabdullahi3953 3 ปีที่แล้ว +4

    Garoowe namaan arag maxuu nabarwayn qabaa team sharma no hooos🥼🥼🥼

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว +3

    man sha allah garoowe magaalo tag tay

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 3 ปีที่แล้ว

      Adiga xgee joogtaa

    • @xaajibalad5463
      @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว

      @@nacimohassan2582 usa ayaan ka daawanayaa

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 3 ปีที่แล้ว

      @@xaajibalad5463 waa magaalo qurxoon oo dhismeysaa garoowe boowe wellcone

    • @xaajibalad5463
      @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว

      @@nacimohassan2582 man Sha allah waa imanayaa ee adigu ma joogtaa

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 3 ปีที่แล้ว

      @@xaajibalad5463 haa wll garoowe joogaa waa kugu soo dhaweyneynaa

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 3 ปีที่แล้ว +1

    Xayaat kajal sharmaboy qalbi nadiif ku jeclahey walaahi kkk

  • @WARMOOG804
    @WARMOOG804 3 ปีที่แล้ว +6

    Aniga hees majeclay lakin watagersanahay dhalayaradan quruxdabadan nolada waligiin

  • @Rayxan75
    @Rayxan75 3 ปีที่แล้ว +5

    Sharmo iyi maslax borsooyinka intay uwataan yaab😂😂😂😂🤩

    • @sahraahmed6971
      @sahraahmed6971 3 ปีที่แล้ว +3

      Khuruuj bay u socdaan heesta ka dib

    • @qarawe07
      @qarawe07 3 ปีที่แล้ว

      @@sahraahmed6971 hhh waa sheeko kalee 😂😂

  • @abdalaboyofficial9825
    @abdalaboyofficial9825 3 ปีที่แล้ว +9

    Xayad wakujeclahy walshey sharma.boy igu salan abayo 💋💋😰

  • @abdimidiaproduction665
    @abdimidiaproduction665 3 ปีที่แล้ว +9

    Legend xayaat

  • @daauudalasow2401
    @daauudalasow2401 3 ปีที่แล้ว +5

    Mesha qurux waaye wllhi

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +8

    Xayaat ❤️

  • @mohamedaden5807
    @mohamedaden5807 3 ปีที่แล้ว +6

    Xayatey wlhi maskinimadan kugu jeclade

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 ปีที่แล้ว +20

    Odeygu muxuu yiri 😂 ciidankaan yaa loo taba barayaa 😂 dariska qaylada ka dhaafa

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣😂😂

    • @mohamoudnour3553
      @mohamoudnour3553 3 ปีที่แล้ว

      🤠🤠🤠🤠🤠🤠🤠💔🇸🇾🇸🇾🎀