SHARMA BOY FT SAALIM KASKEY SHAHAADADA MICNO MALEH OFFICIAL VIDEO 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 3.6K

  • @aboubakeribra
    @aboubakeribra 7 หลายเดือนก่อน +108

    Who watch in 2024 like me ?❤

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 4 ปีที่แล้ว +491

    Waxaan kamid Ahay ardada macalin Sharma boy. Like isaga Kay saara
    Wan qalin jabiyay

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 ปีที่แล้ว

      Huno subscribe iisaar adoo mhdsan walal

    • @zakivloq7857
      @zakivloq7857 4 ปีที่แล้ว +1

      Sidokaley.

    • @dailychallenges2595
      @dailychallenges2595 4 ปีที่แล้ว

      @@hajidheere8025 Haye bbe😭

    • @ugaas-
      @ugaas- 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

  • @ibtizammohamed9625
    @ibtizammohamed9625 2 ปีที่แล้ว +173

    Markey 4million gaarto hadad dawaneysid like saar

  • @abdiato21
    @abdiato21 4 ปีที่แล้ว +533

    Ciyaal Schooley Ismuujiya inta Sanadkan Examka Gashy😂😂🤝🏽🙏🏽

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 ปีที่แล้ว +1

      Huno subscribe iisaar adoo mhdsan walal

    • @asmaabubakar6087
      @asmaabubakar6087 4 ปีที่แล้ว

      kista Exam ka ku baasay uu jaamacada ugu dabatagi rabyaa

    • @Najmabdullahii
      @Najmabdullahii 4 ปีที่แล้ว +1

      @@asmaabubakar6087 haa kan wax walan waaye ya naga qabto

    • @mustafakarama8949
      @mustafakarama8949 4 ปีที่แล้ว +1

      Ani waan kalay wan ki basay abahey baa iinol sxb👪
      Abo baa ijoga wana kubasay

    • @abdiato21
      @abdiato21 4 ปีที่แล้ว

      @@mustafakarama8949 mansha Allh Waalidkaaga Hakuugu Farxaan Wax Ka Fcn Malahan Wlhi❤ Guuleyso Pro🤝🏽

  • @apdikanimohmet1206
    @apdikanimohmet1206 4 ปีที่แล้ว +271

    Jeebku shilin male haloo buuxsho 😂🖐
    Sharma Boy nin weYn❤👑👏

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 ปีที่แล้ว

      Huno subscribe iisaar adoo mhdsan walal

  • @houmedaligoura5977
    @houmedaligoura5977 4 ปีที่แล้ว +365

    Intaa quran ka jecel like isard

  • @sumayocabdi1157
    @sumayocabdi1157 4 ปีที่แล้ว +551

    Cawaale Nuur Ha noo Dhaxeeyo 🇸🇴
    Sharma Boy Ninka Muqdisho Gilgilay❤

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว +2

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭

    • @XasanAbsugeofficial
      @XasanAbsugeofficial 4 ปีที่แล้ว

      sas waaye

    • @beerxoodyare742
      @beerxoodyare742 4 ปีที่แล้ว +5

      Asc walal macaan ilahay dartiisa subscribed isaar adigoo raaali ah waanah codsi

    • @mushuutea204
      @mushuutea204 4 ปีที่แล้ว

      😍

    • @amiiraomar577
      @amiiraomar577 4 ปีที่แล้ว

      waa run wlhi sharma boy sooliya waa gilgilay

  • @abdirahman1557
    @abdirahman1557 4 ปีที่แล้ว +513

    Nika ugu hor3yo
    Efiirisado like kabuuxsha hee🤣🤣

    • @calishaarbo1922
      @calishaarbo1922 4 ปีที่แล้ว

      hhhhhh

    • @abdullahibulla
      @abdullahibulla 4 ปีที่แล้ว +1

      like macno maleh hashaqeyo 😂😂

    • @zakiyarezakivic9938
      @zakiyarezakivic9938 4 ปีที่แล้ว

      @@abdullahibulla 😂😂🤣😂🤣🤣😂🤣😂😅😅😅😂🤣🤣😅😅🤑🤑🤑💯

  • @zuzaanmohamed6501
    @zuzaanmohamed6501 4 ปีที่แล้ว +1001

    Waxan ahay rer somaliland waan jecelahay soomaaliya alle nabad hakadhigoh soomaaliya

  • @AyubAli247
    @AyubAli247 4 ปีที่แล้ว +124

    Wixii hore oo dhan tan ayaa ka wataa waqtigeedu ku qaadey👊

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭

    • @beerxoodyare742
      @beerxoodyare742 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal macaan ilahay dartiisa subscribed isaar adigoo raaali ah waanah codsi

    • @LovelySinkholeWaterfall-sw1ws
      @LovelySinkholeWaterfall-sw1ws 7 วันที่ผ่านมา

      ma ixasuusataa 2024 ka soo hadlooyaa

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 4 ปีที่แล้ว +682

    Intaa Aqrinaaysay Commentiga oo daawaneessa Like ku Qabo Sxpyaal😂😂😂
    👇👇

  • @abdowali463
    @abdowali463 4 ปีที่แล้ว +78

    Waa hees xikmad wayn ku dhisan. Mahadsanid Sharma boy hees-taadu waxay ka markhaati kacaysa niyad jabka dhalinyarada soomaliyeed ka qaadeen siyaasiyiinta tuugada ah ee Madaxda isku sheegta xoolihii wadankana fhacay. Bro horay u soco sharma👑🌹♥️

  • @yahyrkaros4165
    @yahyrkaros4165 4 ปีที่แล้ว +1874

    20 jir an weligiis Nabad arag baan ahay kaligeyna maahan e wa dhalinyarada somaliyeed o dhan 💙🇸🇴😖

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว +24

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭

    • @oubahmohamed9692
      @oubahmohamed9692 4 ปีที่แล้ว +24

      Sorry wall wa laga baxaya insha Allah

    • @ibraarabeto5979
      @ibraarabeto5979 4 ปีที่แล้ว +8

      Oo maxa kaa maqan hada

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 4 ปีที่แล้ว +15

      Hhhhhhhhhhh waligay xabad dhacaysa m maqlin bro

    • @ayaanhassan893
      @ayaanhassan893 4 ปีที่แล้ว +6

      Aniga xiita sas ana ahay

  • @abwaantooxowyare6662
    @abwaantooxowyare6662 4 ปีที่แล้ว +292

    Wlhi waa Hees Xaqiiq ka tarjumeyso. RUN SHEEG SHARMA🙏🙏🙏

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 4 ปีที่แล้ว +431

    After 1million views yaa ila daawanaya

  • @mohmmedmustafe9287
    @mohmmedmustafe9287 4 ปีที่แล้ว +287

    Inta ka heshey hestaN sharma poyy ilke ha ila afmarin🤪🤪

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭😭

    • @samsamcadeycadey8876
      @samsamcadeycadey8876 4 ปีที่แล้ว

      official ijijjofficials in TV hgv GB vhv

  • @drdiinledmd2768
    @drdiinledmd2768 4 ปีที่แล้ว +177

    Sharma boyo waa nin aad ufiican waxuu kafiican yahay ragbadan oo madax ah waa faanana madadaaliye baeaarujiye waa wadani daacad ah dadnimadu ayuu ku hormaray sxb keep going fankaaga halkaaa kasiiwad

    • @nawaleeeeey7510
      @nawaleeeeey7510 4 ปีที่แล้ว +1

      Wa runta Wlh waxa ka muuqato wadani nimo

  • @SharmakeMaxamed-bq2ku
    @SharmakeMaxamed-bq2ku 6 หลายเดือนก่อน +23

    Team 2024 ❤

    • @AymanMukhtaar
      @AymanMukhtaar 3 หลายเดือนก่อน

      Waikan 😂❤

  • @hoothoayaanhothoapdalle2003
    @hoothoayaanhothoapdalle2003 4 ปีที่แล้ว +316

    Somaaliyeey wllhi heestan xaqiiq ka hadlaysaa diid ama yeeeel
    Really 👍👍

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว +2

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭😭

    • @pintukifaax3183
      @pintukifaax3183 4 ปีที่แล้ว +3

      Shahadadu micno maleh 😅

    • @marialove5075
      @marialove5075 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxix

    • @beerxoodyare742
      @beerxoodyare742 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal macaan ilahay dartiisa subscribed isaar adigoo raaali ah waanah codsi

    • @ikraaniitainahooyoqali4047
      @ikraaniitainahooyoqali4047 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllhi heestu waa dhab 3 sano ka hor ayaan jamacad ka baxay intana shaqo wan radsanayay walina shaqo ma helin Inti aan waxbaranayay wan ka qomameya

  • @batoyareofficiall4061
    @batoyareofficiall4061 4 ปีที่แล้ว +249

    Dhabta wa lama huraan wiilashaana dhabta ayey ka hadleen inta igu raacsan ❤️🙏🏻

  • @ahmedd5644
    @ahmedd5644 4 ปีที่แล้ว +690

    This song is so good, speaking truth to the reality of our youth, the certificate has no value if it doesn’t work for you.

    • @naftanafiso1922
      @naftanafiso1922 4 ปีที่แล้ว +13

      4the ⁰hh

    • @asmahamoud7499
      @asmahamoud7499 4 ปีที่แล้ว +13

      It isn't only somilia , we are all same each country share this kind of problem . Our diploma hasn't value , corruption and tribalisme. This race is higher this race that is why all youth generation imigrate died all over river . We pray all somilia countries , theirs youth get their right and tribalisme stop and corruption also stopped.

    • @fardousahappy4674
      @fardousahappy4674 4 ปีที่แล้ว +5

      Yes

    • @ugaasfoodey3470
      @ugaasfoodey3470 4 ปีที่แล้ว +4

      @@asmahamoud7499 I disagree with you cuz the wealth countries have more jobs than they should.

    • @luulmohamed8493
      @luulmohamed8493 4 ปีที่แล้ว +4

      Really

  • @XSTV10
    @XSTV10 4 ปีที่แล้ว +55

    Sharma boy waa fanan qaali o ah lajanti intii ila aragty laki 1k saar

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭😭

  • @yoonismohamoud6749
    @yoonismohamoud6749 4 ปีที่แล้ว +511

    Two years ago , I was achristian and now I'm a Muslim♥

  • @shiinedoller4736
    @shiinedoller4736 4 ปีที่แล้ว +594

    nin yar oo danta somaliya ka hadlya
    muqdisho wuu gil gilay sanad ayuu caan ku noqdy 🤣🤣🤣😃😂😂😁

    • @adamsh2514
      @adamsh2514 4 ปีที่แล้ว +18

      Muqdisho meel qatar waye iney dilaan ayan ka baqa

    • @farhiaismail6665
      @farhiaismail6665 4 ปีที่แล้ว +1

      Calol xumo ma aho wilasha qaran waye dhibka jiro ka hadlen

    • @farhiaismail6665
      @farhiaismail6665 4 ปีที่แล้ว +2

      Maxa u xasde xalka iyo dhibka jira ayu ka hadlay

    • @ifraxcadey6401
      @ifraxcadey6401 4 ปีที่แล้ว +1

      Iiu

    • @umusamira6925
      @umusamira6925 4 ปีที่แล้ว +1

      Sharma boy👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤

  • @saprinomar4762
    @saprinomar4762 4 ปีที่แล้ว +188

    Watanka shaqa way tala lkn qabiil aa lisku sinaa😢😢😢😢shahadada qiima macna malahn waa tuntiis hadana wa iska barna 😢😢😢😢

    • @updullahyali6218
      @updullahyali6218 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi beenta ma ahn qabiil laisku geeya shaqada😭😭

    • @abdullahiahmed407
      @abdullahiahmed407 4 ปีที่แล้ว +1

      Kalamu saxiix

    • @sadaam1973
      @sadaam1973 4 ปีที่แล้ว +1

      Dadka master ah oo shaqo la,aan ayan aqaaan

    • @Najmabdullahii
      @Najmabdullahii 4 ปีที่แล้ว +1

      Ana double bachelor ah misna shaqa la'an ah hadana master sii rabaa😪🤔

    • @mohamed6401
      @mohamed6401 4 ปีที่แล้ว

      @@Najmabdullahii Xanuun waaye walahi...Niinki bachelor leh aya kula dareemi karo.

  • @Khaalid_Pro
    @Khaalid_Pro 4 ปีที่แล้ว +229

    Videogan 500K views Markuu Gaaro Ha Laysheego😎

  • @bashirbashiirhawaarojaceylku
    @bashirbashiirhawaarojaceylku 4 ปีที่แล้ว +214

    Markay 1️⃣milyan garto like dhac dhac👇

  • @marwaanofficial6166
    @marwaanofficial6166 4 ปีที่แล้ว +500

    HADAAD DACAS LA.AN DAAWANOOSID LOVE SAAR 🤣🤣🤣

    • @PRINCESSXALIIMA102
      @PRINCESSXALIIMA102 4 ปีที่แล้ว +1

    • @Mabule33
      @Mabule33 4 ปีที่แล้ว +1

      Walee kanaa🤣🤣🤣🙏

    • @caziizaayuub2957
      @caziizaayuub2957 4 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅😅😅😅😍wxkle kawo waataa 🤣🤣🤣🤣

    • @amalkhayre9055
      @amalkhayre9055 4 ปีที่แล้ว

      ♥️

    • @aragsanmohamed7337
      @aragsanmohamed7337 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂aniga hal lug kab iigu jirto halna iiguma jirto marka makuu saara mise wan iska dhafa🤣🤣🤣🤣

  • @caliahmed4034
    @caliahmed4034 4 ปีที่แล้ว +47

    Wlhi areyda ee ku hesan inee micno weyn ku fadhiso inta ila argtay like

  • @faraxkhadar3138
    @faraxkhadar3138 4 ปีที่แล้ว +142

    Inankan xamara darti ayaan u imanay wayo wn ku dakhramay form hargeysa

  • @zucadinappe2553
    @zucadinappe2553 4 ปีที่แล้ว +128

    inta sharma marke argte soo orode like isara😃🤣🤣🤣😂

    • @saciidmohamed4946
      @saciidmohamed4946 4 ปีที่แล้ว

      Huuno like ta ma dhaqtarbaa kuu soo qoray hhhhhhhhh

  • @abdallaelmi242
    @abdallaelmi242 4 ปีที่แล้ว +204

    Heestaan inee 1 M inee gareeso ma isku raacne

  • @aftaxkaraamahofficial7493
    @aftaxkaraamahofficial7493 4 ปีที่แล้ว +170

    Waa Qiirooday wlhi 20 jir waligiis dawlad arkin rajadisa ee wali tahay inow mar uun arkayo🇸🇴❤️

    • @nacimomohameed6088
      @nacimomohameed6088 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @canbcarab773
      @canbcarab773 4 ปีที่แล้ว

      Vkvhlh💋💋💋💋

    • @canbcarab773
      @canbcarab773 4 ปีที่แล้ว +1

      🤴👰🤴👰

    • @ramlamohamed2719
      @ramlamohamed2719 4 ปีที่แล้ว

      Ilahow hana danbajin war kuwan Hada joogo maxolabaa uh
      Waligay dowlad ma arkin kulahaa aqash wxan clm wadanka kunol somali walagugu soqalday adi

    • @zlip8141
      @zlip8141 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ramlamohamed2719 Itis realy ...ka dhamow wiilka 🤔🤫

  • @mohaentertainment
    @mohaentertainment 4 ปีที่แล้ว +162

    WLH TAAS AAN BEEN AHAYN YAA IGU RAACSAN

  • @KamalElmi
    @KamalElmi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Who is watching 2024 xasuus 2020 wadanku shaqo maleh haloo yeelo 😂

  • @cabdiwahab6554
    @cabdiwahab6554 4 ปีที่แล้ว +75

    Kabtanka ruushka "Ali cadaawe" is muujiya 👍like dhackusiiya

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 ปีที่แล้ว

      Huno subscribe iisaar adoo mhdsan walal👍

  • @sumeyafamily24
    @sumeyafamily24 4 ปีที่แล้ว +212

    Sharma boy wlhi I love his musics

  • @knaanali7854
    @knaanali7854 4 ปีที่แล้ว +37

    Ck ilkacase lil baliil iyo dhamaan shahado hala yeelo rap kuuda mecna maleh kkkk😂😂🇸🇴❤️🙏

  • @LilBasto
    @LilBasto 4 ปีที่แล้ว +19

    Wadanku shaqo mataalo dhalinta waa in shaqo abuur loo sameeyaa Sharma boy keep going my bigman 2020

    • @maryanmohamed2968
      @maryanmohamed2968 4 ปีที่แล้ว +1

      Lil basto i like ur videos keep going bro😘😍

  • @ccfootball7180
    @ccfootball7180 4 ปีที่แล้ว +167

    Run waa heestaan inta igu raacsan

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 ปีที่แล้ว

      Huno subscribe iisaar adoo mhdsan walal

  • @aisha-bihi
    @aisha-bihi 4 ปีที่แล้ว +239

    I swear to Allah I was fan of this singer but this song talks the reality of our country
    Sorry for my youth and next generation 😭😭😢😢😢😢💵💵💵

  • @boyofficial3348
    @boyofficial3348 4 ปีที่แล้ว +45

    Sharma boy hddad tageerto like dhac ku sii😃🤣😂🇸🇴

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 ปีที่แล้ว +66

    Sharmo boY🤩 waku wata legend intaa ila tagerta
    .....ismujiya👈

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭😭

    • @hawabulhan4149
      @hawabulhan4149 4 ปีที่แล้ว

      Lkn meesha qashinka maxay u doorteen inay ku heesaan?

    • @beerxoodyare742
      @beerxoodyare742 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal macaan ilahay dartiisa subscribed isaar adigoo raaali ah waanah codsi

    • @maxamedcabdulahi8142
      @maxamedcabdulahi8142 4 ปีที่แล้ว

      Sharma boy waku wata legend

  • @azreal629
    @azreal629 3 ปีที่แล้ว +152

    It’s refreshing to see Somali musicians that finally discuss the everyday struggles people in Somalia face. I’ve grown so tired of these boring singers that glamorize everything and allow these corrupt politicians to never be held accountable

  • @daahiralimohamed2269
    @daahiralimohamed2269 4 ปีที่แล้ว +70

    sharma boy aad badn ku taageraa legend

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 ปีที่แล้ว

      Huno subscribe iisaar adoo mhdsan walal

    • @hamdaomar761
      @hamdaomar761 4 ปีที่แล้ว

      Adbaan ku tageraa

  • @balqiisomohamed5778
    @balqiisomohamed5778 4 ปีที่แล้ว +45

    Wn ku aminsanahay wlky sharma boy🔥❤cadawgaga🙅‍♀️u nolaw🥀my king🤴tageero lmbr one💉ku ahay🎶🔥jiroo joog🥰🙏💪💪

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 ปีที่แล้ว

      Huno subscribe iisaar adoo mhdsan walal

  • @ahmedyasin6580
    @ahmedyasin6580 4 ปีที่แล้ว +54

    Qofka daawanaya kadib kulanki sharma boy vs wasiir goodax bare Like ha ii saaro

  • @abdalrahmaanmuhammad9642
    @abdalrahmaanmuhammad9642 4 ปีที่แล้ว +150

    sharma boy in uu fanan buuxa yahay ma isku raacnay ❤️🙏

  • @abdulkadirmohamed8164
    @abdulkadirmohamed8164 4 ปีที่แล้ว +41

    Wll Sharma raaxeyso Nin walba waa malintiisa first comm😍

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 ปีที่แล้ว

      Huno subscribe iisaar adoo mhdsan walal

  • @omardabar4532
    @omardabar4532 4 ปีที่แล้ว +33

    Young talented singer Sharma boy.I used to heard your name, but it's my first time iam watching you waxaad kahashay runta bro keep going and tell the truth. Somalida I have bachelor degree ayey xarago moodeen

  • @sucadaxmed9444
    @sucadaxmed9444 4 ปีที่แล้ว +179

    Intii heestan dareen ku reetay farta hataagan sida Aniga cml ☝️☝️☝️☝️😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭dalkeena Alle Nabad ha Nooga dhigo

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 4 ปีที่แล้ว +36

    30jir sharma boy funnys ah hadaad tahay like ii saar mise anaa funnyskiisa ugu da'wayn horta 😁

    • @faaraxtaajir454
      @faaraxtaajir454 4 ปีที่แล้ว

      @@hajidheere8025 subesctibe aan kuu saaree horta magaca dadka aad ku qaraaban jooji midakale yutube hadaad rajo ka leedahay wajigaaga waa inaad la soo fadhiisataa markaas dadku ayagaa kuu saari lkn tuug is qarin baan ahay muuqaalo aan soo xaday basa ayaan soo dhigaa subescribe-na waan rabaa waa doqonimo 😁

  • @khadrah6517
    @khadrah6517 4 ปีที่แล้ว +54

    Wasiir godax barre oo heesta dawaday sharmaboy iyo kaskey wan idin wata 🥴😍🤚shan like isara waba shanshan

    • @hamadiikherwadew4248
      @hamadiikherwadew4248 3 ปีที่แล้ว

      💘💘💘💘💘💘💘💘💘💌💘💘💘💘💘💘💝💝💝💌💘💝💘💘💘💘💘💘

  • @taliyeseewa36
    @taliyeseewa36 4 ปีที่แล้ว +77

    1h=18v
    Like=2k
    Comnt=500
    Sharma wuu tagay wlhi👍 sharma poi international university 🤣🤣🤣

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭😭

  • @Hanad_Dollar77
    @Hanad_Dollar77 4 ปีที่แล้ว +39

    Dhalinyarada Somaliyed 🇸🇴 Xuquuq Bay U bahan yihiiin Shahadada macano malahan 🥶😩🙏 Like 👇🏻

  • @ramladegan7337
    @ramladegan7337 4 ปีที่แล้ว +30

    sharma boy
    inta aad mooshinka somaliya heesta kusoo dartay adigoo muqdisho jooga
    bal.kwaran adigoo hargaysa jooga
    hadad hal tarafik hestada kudhaliili lahayd xalay liintaad jeelka kucabi lahayd
    masha allah muqdisho cubirin kama jirto
    xumaana igama ahan waa realy waxanka hadlay

  • @lonegirl7941
    @lonegirl7941 4 ปีที่แล้ว +47

    This is my boy
    Waatu godax meel iska saary😂😂 ardeydana hees isaga qanciyay
    Midkan kabtiis noma gasho🤣🤣

  • @towfiiqfilms670
    @towfiiqfilms670 4 ปีที่แล้ว +17

    Heestaan wee iga gadan tahay walhi waana run Sharma boy waanku taageernaa Towfiiq films Tartanka raashin cunista 🙏🙏

  • @anshaxsoyaal2531
    @anshaxsoyaal2531 4 ปีที่แล้ว +101

    Nin 2025 Isaga Adunka Qabsanya Sharmo Boy fadlan like

  • @khadarhaji4881
    @khadarhaji4881 4 ปีที่แล้ว +37

    Shahaadado macno maleh mana shaqyso ben ma ahn inta igu racsan kor uso kaca🙋‍♂️

    • @DeeqMohamed-yl7te
      @DeeqMohamed-yl7te 4 ปีที่แล้ว +1

      Shahaada macni waa leedahay waxay tilmaam utahay aqoontaada

    • @sahramohammed9401
      @sahramohammed9401 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdulahi Boorama 3344 waa had a shaqo ku hashi waxaa waxa loo barataaa showing 👉🏿

  • @zamzammohamedmohamud9191
    @zamzammohamedmohamud9191 4 ปีที่แล้ว +46

    Inta reaction ck ka sugeysa ❤️❤️👍

  • @husseinabdidahir1924
    @husseinabdidahir1924 3 ปีที่แล้ว +27

    2021 hda daawneso liketa ii saar

  • @abdishakurdaahaa3877
    @abdishakurdaahaa3877 4 ปีที่แล้ว +24

    Hadaa sanadkan exm ku dhacday like isaar🤣🤦‍♂️

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭

  • @abdiwalicirro4383
    @abdiwalicirro4383 4 ปีที่แล้ว +16

    Nabsi Hooyo Aa tihiin Wax barta Wadanka Shaqo Wey Buuxdaaye😌

    • @modellerking2198
      @modellerking2198 4 ปีที่แล้ว

      Xagay shqda tala sxbow

    • @macaanka709
      @macaanka709 4 ปีที่แล้ว

      Somali shaqada qabiil ba la is sii xagay tala shaqo kii jamacad dhamiyey baa maqayad iyo bajaa ka shaqeye

    • @abdiwalicirro4383
      @abdiwalicirro4383 4 ปีที่แล้ว

      @@macaanka709 wadanka Shaqo Wey Buuxdaa Ee ayakaa indho la

    • @abdiwalicirro4383
      @abdiwalicirro4383 4 ปีที่แล้ว +1

      @@modellerking2198 Hadaad Weyso Waad Sameysan Kartaan Sow Ma ahan Wll

    • @modellerking2198
      @modellerking2198 4 ปีที่แล้ว

      Ha walal lakin wlhi wadanka shaqo matalo hesihisa tan ley wax sax kahadlyso wlho dad waxa arkysaaa 3 brach wataan oo waxba qabaynin walal

  • @ahmedyasin6580
    @ahmedyasin6580 3 ปีที่แล้ว +48

    2021 yaa daawanayo heestan waa wax jiro ka hadleysa allow wadankena nabad iyo hormar

  • @yuusufmohamudali3052
    @yuusufmohamudali3052 4 ปีที่แล้ว +73

    Shahaado macno ma leh true

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭

    • @beerxoodyare742
      @beerxoodyare742 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal macaan ilahay dartiisa subscribed isaar adigoo raaali ah waanah codsi

  • @mudaneqoor2117
    @mudaneqoor2117 4 ปีที่แล้ว +103

    Heestaan Waa DhulGariir Siyaasadeed, Waana Bilaawga Kacdoonka Dhalinyarada Somaliyed

    • @hagimohamoud6653
      @hagimohamoud6653 4 ปีที่แล้ว

      waxaa hartay qofkii qaadi lahaa oo nafta u huri lahaa.

    • @أبوطارقأحمد-ل8س
      @أبوطارقأحمد-ل8س 4 ปีที่แล้ว

      @@hagimohamoud6653
      Wataas la qaaday

    • @toufeqhaji6921
      @toufeqhaji6921 4 ปีที่แล้ว +1

      Hadaan dhalinyarada nahay waan hurudnaa waxaa loo baahanyahay in hal xisbi oo ay dhalinyaradu ku mideysantahay oo aan qabiil laheen oo nuuc kaste oo dhalinyaro uu kusoo biiri karo hadii kale odoyaashaan saan hanoogu baashaalaan oo mustaqbal la aan hana sii dhigaan wake up somali youth 🇸🇴 somali youth lives matter 💪✊

    • @munirawarsame3353
      @munirawarsame3353 4 ปีที่แล้ว

      Ala ciil waynaa kaa kicinaya dhiig biyo ah baa nagu jiree

  • @zaralulu3669
    @zaralulu3669 4 ปีที่แล้ว +114

    every single words sharma boy said in his lyrics is so trueeeeeee i agreee with u 100% MR SHARMA

    • @adamsh2514
      @adamsh2514 4 ปีที่แล้ว +1

      Qolomaa tahay marka ku raaceyso

    • @ahmedaden3419
      @ahmedaden3419 4 ปีที่แล้ว

      @@adamsh2514 jaahil. Runti isduug. Wali qabyaalad baa maskaxda kaa dishay. Yarka wafanka shaqo maleh buu yiri, ma dhihin Muqdisho. Isduug jaahilyahow

    • @adamsh2514
      @adamsh2514 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedaden3419 anaka waxas nola imane. 4.5 adigoo ah. qabyaaladu wan ku dhimana qaran dooni meyno qoladaada qurunkas Ku qulquli

    • @adamsh2514
      @adamsh2514 4 ปีที่แล้ว

      @@zaralulu3669 because am pure Somali qabyaaladiste cadeystay laandheere iyo laan gaaba ka sareeya

    • @hawaabdi-ll9lz
      @hawaabdi-ll9lz ปีที่แล้ว

      Hi

  • @abdulkadirosmannor5710
    @abdulkadirosmannor5710 4 ปีที่แล้ว +42

    First ahay sharma horay
    Is your friend Ak🙏❤

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 ปีที่แล้ว

      Huno subscribe iisaar adoo mhdsan walal

  • @mohaalfa447
    @mohaalfa447 4 ปีที่แล้ว +31

    Wlhy waa sugayay heestan Sharma boy legend ❤️❤️👏

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 ปีที่แล้ว

      Huno subscribe iisaar adoo mhdsan walal

  • @MuscabDesign30000
    @MuscabDesign30000 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan maanta ayay ku haboontahay xamar koob shaax ah la iskama bixin karo

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 4 ปีที่แล้ว +56

    Saan usugaayey heestan waan.daalay 🤣🤣🤣

  • @shiikaaofficial4109
    @shiikaaofficial4109 4 ปีที่แล้ว +19

    Inta reaction darisle sugaysa like isaraa 😍

  • @abshirawys
    @abshirawys 4 ปีที่แล้ว +110

    Hadoo dhaga dhaxeeyo calankaani 🇸🇴 like hala dhaafin🇸🇴💙❤️

    • @adamsh2514
      @adamsh2514 4 ปีที่แล้ว

      Sxb calankas wa in la bedela waxba lagama faaidin

    • @muniraquruxofficial2237
      @muniraquruxofficial2237 4 ปีที่แล้ว +1

      Kuuma saarayo waayo wxn ahy s.land calankaasna nagama dhaxeeyo

    • @rafiidkaskeey112
      @rafiidkaskeey112 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa woonaga dhaxeeyaa

    • @muniraquruxofficial2237
      @muniraquruxofficial2237 3 ปีที่แล้ว

      @@rafiidkaskeey112 lkn hadii uu idnka dhexeeyo ogow aniga waxn ahy mar lasta cadowgiina waxn ah reer s.land mana quusano yaroooooowee

  • @apo4417
    @apo4417 4 ปีที่แล้ว +24

    Inta zanadkan dhamezaY izmuujiya hdana faraxZaN team zchool 💪🏻💪🏻🤚👍👍

    • @beerxoodyare742
      @beerxoodyare742 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal macaan ilahay dartiisa subscribed isaar adigoo raaali ah waanah codsi

  • @Coolgng4
    @Coolgng4 4 ปีที่แล้ว +26

    😂😂😂Sharma BoY sxb Hada ilmahan dhalin dono ma wxey qarami u dhageysan donan sharma boY✌wlh wyab

  • @itsyours9858
    @itsyours9858 ปีที่แล้ว +2

    2023 yaa dawanoyo 😂

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 4 ปีที่แล้ว +18

    Qalbigaa loogu dajinayaa ciyaalkii dhacay 😍😍😍 shahaadadu macno mleh

    • @hajidheere8025
      @hajidheere8025 4 ปีที่แล้ว +1

      Huno subscribe iisaar adoo mhdsan walal👍👍👍

  • @kardeslerim9827
    @kardeslerim9827 4 ปีที่แล้ว +10

    Markey 1milyan gaarto loveka haiga xasdin ♥️♥️🤣

  • @romanceboy7048
    @romanceboy7048 4 ปีที่แล้ว +119

    This is a great song, and talk about the real situation in the country, how many millions of young people today are still not seen a real authority and a real peace, I am sorry for what happened to the Somali youth today, including me

    • @moudabdillahi3762
      @moudabdillahi3762 4 ปีที่แล้ว +1

      what do you mean including you bruh cause you live another country kkkkkkk what a shame we broud to be somaliyaaaaa

    • @romanceboy7048
      @romanceboy7048 4 ปีที่แล้ว +4

      @@moudabdillahi3762 kkkk Am I one of the somali youth? I said, I am sorry for what happened to the Somali youth, including me Hadii aan kuu micneeyana waa, waan Ka xumahay waxa Ku Dhacay dhalinyarada somaliyed oo aan Ka ahay ahay Marka sxb Somalia aan joogo ama wadan kale aan joogee kama mid ihi miyaa dhalinyarada soomaliyeed lol .....

    • @adamsh2514
      @adamsh2514 4 ปีที่แล้ว

      @@moudabdillahi3762 be proud so that you behave continuously arrogantly. Out or in is the same

  • @mohamedgacal5672
    @mohamedgacal5672 4 ปีที่แล้ว +76

    100 Like Hla ii Gaarziiyo Guys inta Tagerta Sharma Boy

    • @amiir_azhur3703
      @amiir_azhur3703 4 ปีที่แล้ว

      War anagu. Ma Tageerno. Ninka mustaqbalka ciyalka Wazey

    • @mohamedgacal5672
      @mohamedgacal5672 4 ปีที่แล้ว

      Waa danigaa Hatageerin aniga Koleyba Like Taa ii Daran

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 4 ปีที่แล้ว +30

    shahadada macno weyn ayey le dahay😁😂😀
    qofkii shado heesta oo aqoon barty ayaa fahmi kara
    ardeyda somaliyed guul

    • @baabiyare713
      @baabiyare713 4 ปีที่แล้ว +6

      Sidaan filayo somaliya majoogtid shahaado waxba maha meshan ado shahaado heesto ayaa midkoo koof ka imaade ayaa ku talaayo oona waxaba aqaanin😁

    • @luulcawaale6209
      @luulcawaale6209 4 ปีที่แล้ว +1

      Sheko mesha ku haya meqaa shahado hesato darbiyada fadhido sharma run buu shegay

    • @abdiyarechanel2638
      @abdiyarechanel2638 4 ปีที่แล้ว +1

      Somalia malaha kama hadlay sid nin shahaado haysta oo bajaaj wata kuwo tahriiba intay shaqo la,aan noqdaa adeer anagaa somalia joogna hwestana xaqiiqday kahadashay

    • @abdirizakabdi6022
      @abdirizakabdi6022 4 ปีที่แล้ว

      Fahan heesta shahadada markaad soo qaadato halkee kaga shaqaynaysaa saas waaye fahan erayga meshuu kusocdo

    • @maxamedmuuse4407
      @maxamedmuuse4407 4 ปีที่แล้ว

      @@abdirizakabdi6022 shahada waxey caden u thy in aan ahay qof waxbrty ama aan wax brn kabe
      adiga hadad thy ardy waxbrty ogow mclimta aqoonta ku bara kuma jogan shahado la'an goobta ay waxka baran thanks

  • @jamalabdinazir2356
    @jamalabdinazir2356 4 ปีที่แล้ว +222

    Heesta somaliland bay kufiicnayd
    Baarlamankii 2005 ayaa ilaa imika fadhiya qabyalad iyo reer reer ayay xisbiyadiina kadhigee shahaadaduna micno male dhaman dalkodhan grade A ayay hystan cid dhacdyna majirto shaqana hadalkedba daa ceebtayada alaw astus

    • @yufamoha779
      @yufamoha779 4 ปีที่แล้ว +28

      Heesta soomaalida oo dhan ayey ku socotaa xamar oo kaliya ms ahan

    • @barrenasir9528
      @barrenasir9528 4 ปีที่แล้ว +1

      ADUU SHAHAADO A AH QAADO MARKA S/LAND TEEDA KA HADAL AWOOWO RAG HORTA JIRA KA HADLI WAYE

    • @ayaanmohamud517
      @ayaanmohamud517 4 ปีที่แล้ว

      Way kufiicneed wllhi

    • @acesteven8994
      @acesteven8994 4 ปีที่แล้ว

      Kkk

    • @gobdhalad1231
      @gobdhalad1231 3 ปีที่แล้ว +4

      Hargaisan ka imiyo muqdishay jooga.. meelkasto ay somali joogto heestani way ku socota. Shan shanta intaynu ku jirnana shahada bila micna la sidanayaa

  • @hamdaheegoofficial1720
    @hamdaheegoofficial1720 4 ปีที่แล้ว +43

    Kaskey An Sharma wan ini tagerayna Angu Hadan nahay dhalinta Somaliyeed 🥰Shahadadu Macna Maleh Wadanku Shaqo Maleh 🥵🥵Wayo Arday Master iyo Degreee Haysto oo Bila Shaqo Ah ayaa Jiraaa Xaqiiqtan Marka Dantii Aya Biday Tiktok io TH-cam 😪😪😪😪👌plz inta Qorlakyga Igu Racsan Subscribe like

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว +2

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭

    • @hamdaheegoofficial1720
      @hamdaheegoofficial1720 4 ปีที่แล้ว +1

      @@karootocadeofficial8438 wan ku saray wllkey

    • @beerxoodyare742
      @beerxoodyare742 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc walal macaan ilahay dartiisa subscribed isaar adigoo raaali ah waanah codsi

    • @samiyokusow6719
      @samiyokusow6719 4 ปีที่แล้ว

      yare waakusaaray

    • @samiyokusow6719
      @samiyokusow6719 4 ปีที่แล้ว

      Hhh

  • @ronaldofans8125
    @ronaldofans8125 4 ปีที่แล้ว +8

    Wxn Ahay mamulaha schoolka SHARMA BOY ismuuji 50k oo like ARDOY WAX BARTA👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @beerxoodyare742
      @beerxoodyare742 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal macaan ilahay dartiisa subscribed isaar adigoo raaali ah waanah codsi

  • @abdikarinsaleban7507
    @abdikarinsaleban7507 4 ปีที่แล้ว +84

    Anuu wxn ahay reer Somaliland wxaanan jecelay somaali oo dhan anaga waxa qalalaasaha abuuraya waa madaxda ayaa isku diraya soomalida

    • @maliteacher
      @maliteacher 4 ปีที่แล้ว

      Waa ok sxb hadii anynu like ta ku helano yeelkeed😂😂😂

    • @asadcade4409
      @asadcade4409 4 ปีที่แล้ว

      Wa run tas anagaba wa ishin jclnhy Hadi anunhy Somali waxan leyhy Somalia hanolato

    • @mowlidsiicow5422
      @mowlidsiicow5422 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad

  • @aishaqueenyusuf693
    @aishaqueenyusuf693 4 ปีที่แล้ว +21

    Wllhi waa hees xaqiiqada kahadleeso sharmaboy horay usoco wll ku aminsanhy

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭😭

  • @ilyassarab238
    @ilyassarab238 4 ปีที่แล้ว +32

    Waxan soo qoro ayan wyey😂😂
    Shahaadado macno maleh 🙆‍♂️💔

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭

  • @HassanAli-m7b
    @HassanAli-m7b หลายเดือนก่อน +1

    Hadi aad 2026 dawaneysit love saar😮😮

  • @abdullahiboss9390
    @abdullahiboss9390 4 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi sharma boy si gara u tageraaa wayo waxaa naga dulqaday mashquul badan oo ma hestay keep going my bro

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 4 ปีที่แล้ว +73

    Sharma boy maxad u samaysan wayday you tube kuu gara from hargaysa love sonali wayn❤❤❤💋

    • @rapclient2868
      @rapclient2868 4 ปีที่แล้ว

      😅😘🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😆😆😆😆😆😄😄😄😃😃😃😃😃🤣🤣🤣🤣

    • @shiinexaashi8025
      @shiinexaashi8025 4 ปีที่แล้ว

      @@rapclient2868 djo😈

    • @shiinexaashi8025
      @shiinexaashi8025 4 ปีที่แล้ว

      HzB👑

    • @shiinexaashi8025
      @shiinexaashi8025 4 ปีที่แล้ว

      🐎🏇⚽💐💎💍

    • @abdimalikabdisheikh6025
      @abdimalikabdisheikh6025 3 ปีที่แล้ว +1

      MashaAllah, welcome to Islam. A religion of peace and love 💘

  • @xamdifaarax167
    @xamdifaarax167 ปีที่แล้ว +3

    Yaa dawanayay 2023 like ta Iska Muji🤣🤣🤟

  • @koshinofficial3514
    @koshinofficial3514 4 ปีที่แล้ว +73

    Dhalintu shiidaye maanala shuuffo lol sharma poy wxkle🤣

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭

    • @beerxoodyare742
      @beerxoodyare742 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal macaan ilahay dartiisa subscribed isaar adigoo raaali ah waanah codsi

    • @hibocadeyofficial1592
      @hibocadeyofficial1592 4 ปีที่แล้ว

      @@beerxoodyare742 wan kusaar walal adn subscribe ii saar

    • @koshinofficial3514
      @koshinofficial3514 4 ปีที่แล้ว

      Waa idin wadasaaray🙏🙏

  • @zii___baazid529
    @zii___baazid529 4 ปีที่แล้ว +21

    SHARMA BOY FANKA MUQDIZHO AZAA ZHIDEY ✊✌WOW....
    DHALINTU SHIIDE MA NALAM SHUUFO
    WA HES DHABTA KA HADLEYSA XAQIIQATAN

    • @karootocadeofficial8438
      @karootocadeofficial8438 4 ปีที่แล้ว

      Wll mcn 1 subscribe ii saar wax wayn bay ii taraysaa wll 😢✊waa iga codsi wl😥💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😭

    • @beerxoodyare742
      @beerxoodyare742 4 ปีที่แล้ว

      Asc walal macaan ilahay dartiisa subscribed isaar adigoo raaali ah waanah codsi

  • @ahmedinaboqortoy0736
    @ahmedinaboqortoy0736 4 ปีที่แล้ว +1

    Haa way soonoqon nabadii hore waa hadii ay gacmaha is qabsadaan ay waliba hal noqdaan Soomaaliya🇸🇴 Hanoolaato Soomaaliya🇸🇴 Waahal Malaga yaabo in ay labo noqdaan Soomaaliya🇸🇴 Hanoolaato
    Soomaaliya🇸🇴 Hanoolaato Soomaaliya🇸🇴 Hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @theclassicman6730
    @theclassicman6730 4 ปีที่แล้ว +29

    Wadanku shaqo maleh halooyeelo
    Heart touching song⛏😢😭

  • @bilemakaveli7229
    @bilemakaveli7229 4 ปีที่แล้ว +6

    Habeenki marka hurdesisd hadaa telephone ka barkinta hoosted galisid like ii saar sxb 😂👍🏽

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 4 ปีที่แล้ว +62

    Fanan kan yar run bu ku heesay..Laakiin hadu hees taan ka qaadi Lahaa Hargaysa wa La xiri Lahaa jail bay u ridi lahaayeen. Xamar cadey wa xor.

  • @iam_yaass
    @iam_yaass 4 ปีที่แล้ว +8

    Video- amazing 😉
    Erayada- true
    Music 🎶 that's is crazy 😜
    Wadanka shaqo male🔥😂😂😂

  • @filashotube7623
    @filashotube7623 4 ปีที่แล้ว +16

    Sharma boy Funny boy
    Lagenow Cidna kaama hor imaan karteed Guuleyso ❤❤❤