Police-ka Ayaa Arkay MUUQAALADII Ay Duubtay Kaamiradii Uu Guriga Ku Xirtay..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Booqo Website-keyga : www.hosowplus....
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : www.facebook.c...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

ความคิดเห็น • 201

  • @sumayasaidomar882
    @sumayasaidomar882 8 วันที่ผ่านมา +90

    Wali ma a arkin hosow qof aqlaaqa ahaan Ka wanagsan Oo TH-cam joogo mash allha Ka badbadis ma ahan waaw inta aan Ka arkey

    • @Seynep-ahmed
      @Seynep-ahmed 8 วันที่ผ่านมา +11

      Wan kaga mahad celina ano fans kiisa ah🤗💋

    • @iqramohamed-n6d
      @iqramohamed-n6d 8 วันที่ผ่านมา +3

      Isaga iyo bin saki pro❤

    • @abdiqafaarabdulahi2335
      @abdiqafaarabdulahi2335 8 วันที่ผ่านมา

      @@iqramohamed-n6d ogaansho

    • @Fartunhared
      @Fartunhared 8 วันที่ผ่านมา

      Iyo ogaansho chanel ​@@iqramohamed-n6d

    • @shimbirtamadow4457
      @shimbirtamadow4457 7 วันที่ผ่านมา +2

      Aad iyo aad waa Will aad u dagan o akhlaaq wnsgsn his wife is very lucky to have him as a husband. He’s the right man

  • @YusufHassan-ig8xj
    @YusufHassan-ig8xj 9 วันที่ผ่านมา +39

    Best somali youtuper hosow pro

  • @Hibo6875
    @Hibo6875 9 วันที่ผ่านมา +20

    Somalia meeshi laga celiyo ayey u jeceshahay iska daa kulaha hosow muqaalada qaar hada daawan karin 😂😂😂😂😂

  • @CabdiCasiiz-id5ls
    @CabdiCasiiz-id5ls 9 วันที่ผ่านมา +40

    Subhaanalah ilaahayow gabar wanaagsan igu beeg

    • @anisaqaali6445
      @anisaqaali6445 9 วันที่ผ่านมา +2

      Amiin

    • @hawosalad9148
      @hawosalad9148 8 วันที่ผ่านมา +6

      Aamiin markad gursaneyso istaqaaro tuko

    • @rahmamhassan8302
      @rahmamhassan8302 8 วันที่ผ่านมา +2

      😂😂😂😂😂😂

    • @haliimaqurux8386
      @haliimaqurux8386 8 วันที่ผ่านมา +6

      😂😂😂😅😅walagu garacaaya

    • @Khaalid155
      @Khaalid155 8 วันที่ผ่านมา

      Anuu waaban yaabay nin naag garacaayso mar iyo laba la garay balse joogto dadkan caano geel bay ubaahanyihiin ​@@haliimaqurux8386

  • @axmednurculusow8627
    @axmednurculusow8627 5 วันที่ผ่านมา +4

    Nabiga igula saliya Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam
    Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu calayhi wasallam Salallaahu salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam Salallaahu calayhi wasalam salallaahu calayhi wasalam
    Salallaahu calayhi wasallam

  • @hannidadax7544
    @hannidadax7544 9 วันที่ผ่านมา +22

    Aduunka dumar iyo rag dulman aya ka buuxa Subhanallah 😢😮😮

    • @Seynep-ahmed
      @Seynep-ahmed 8 วันที่ผ่านมา +2

      Haa wallhi yab

    • @HamzaWlldass
      @HamzaWlldass 8 วันที่ผ่านมา +2

      Ala maxey rag badan odiban jiran

    • @SuadMohamud-ql1cc
      @SuadMohamud-ql1cc 8 วันที่ผ่านมา

      Ala mxa dumar badn oo dhibn jiraan​@@HamzaWlldass

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 6 วันที่ผ่านมา +2

      Qurxey markii hore aduunku sidan ma ahyn miyaa

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 วันที่ผ่านมา +3

    insha Allah

  • @Aisha-A45
    @Aisha-A45 9 วันที่ผ่านมา +11

    First ahay team hosow one love ❤😅

  • @ismailmohamedYusuf-qg5ko
    @ismailmohamedYusuf-qg5ko 7 วันที่ผ่านมา +5

    Asagoo nool miyey ku xaartay ar naaagaaaa😂😂😂

  • @baxsancabdiraxmaan9813
    @baxsancabdiraxmaan9813 8 วันที่ผ่านมา +6

    Please 500k wllkeena insha allah 🙏

    • @MUNAA888
      @MUNAA888 6 วันที่ผ่านมา

      Wiilkeena?😂

  • @mahamedaamiin7735
    @mahamedaamiin7735 9 วันที่ผ่านมา +5

    Hosow pro qisoyinka American ka so badi mahadsanid

  • @imaqlaa
    @imaqlaa 9 วันที่ผ่านมา +10

    Oo ragga jabkooda way qarsadaan balse way buuxaan dumar sidaan si ka daran nimankooda ula dhaqma

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 9 วันที่ผ่านมา +6

    Subxanallaah😢Nin wax dilayaan arki jirnee Maanta Naag sidaas Bahal u ah Nin garaaceysa?Walahi Aduunyada waxkasta lagu arkaaya Ilaahey maahane Bisinka.Wallee goor an xanaaqay dacweeyo ama iska celiyaan arki lahaa.Dulqaad badnaya Ninkaas maskiin uu aha saa' id ah.

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 วันที่ผ่านมา

    keep going insha allah ❤

  • @ASM4363
    @ASM4363 9 วันที่ผ่านมา +7

    From Djibouti 🇩🇯

    • @zakariamohaShocow
      @zakariamohaShocow 9 วันที่ผ่านมา

      Reer Djibouti waa idin salaamay dalkayga 2aad

    • @istahilabdillahi3589
      @istahilabdillahi3589 9 วันที่ผ่านมา

      From Djibouti 🇩🇯

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 6 วันที่ผ่านมา

      Reee dijabouti waa salaamanihiin From burco

  • @aminanur110
    @aminanur110 9 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you for saying that.

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 9 วันที่ผ่านมา +5

    Waxani dulqaad maha waa doqonimo 😮

  • @AkRam-m4v
    @AkRam-m4v 7 วันที่ผ่านมา +1

    Daaawo hossow kuma qasaaritoondii❤

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 8 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb soo badi barnaamij yada noocan thanks

  • @AsadAli-om1wu
    @AsadAli-om1wu 8 วันที่ผ่านมา +1

    keep going my lovely bro

  • @maxamedcabdiselan4707
    @maxamedcabdiselan4707 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waaw muqalkaga camera daa kuwala tigaa aad buu u sareyaa❤❤❤❤

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 วันที่ผ่านมา

    wcs wlc brother 🙏👍👍👍👍

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 9 วันที่ผ่านมา +1

    mahadsanid

  • @Filsanxassan-i6b
    @Filsanxassan-i6b 8 วันที่ผ่านมา +1

    Our legend

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 9 วันที่ผ่านมา +5

    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AkRam-m4v
    @AkRam-m4v 7 วันที่ผ่านมา +1

    500k coming soon 🔜

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 8 วันที่ผ่านมา +1

    500k coming soon

  • @user-wb3nq1ez2i
    @user-wb3nq1ez2i 6 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂 6:59 gaaal dulqad bdn oo miskiinka bay heshy say kukor kaadisay

  • @araweelonuur7407
    @araweelonuur7407 8 วันที่ผ่านมา

    Welcome back walal sidaas ayaan rabnaa muuqaalo joogto ah. Insha Allah. 😊

  • @shaaficifaysal5530
    @shaaficifaysal5530 9 วันที่ผ่านมา +4

    *Dabacsani hadaan lagu ogeyn dumarku naar
    *Qalbigey duleeyaan kasheey daxal ku reebaan
    *Oo dadab galkoodaa barkood Laga ducaystaa

  • @Naariyaa
    @Naariyaa 9 วันที่ผ่านมา +2

    Subxanallah 😢

  • @khalidmohamed8138
    @khalidmohamed8138 9 วันที่ผ่านมา

    Gudoomiye sare hosow pro keep going

  • @Cebla99
    @Cebla99 8 วันที่ผ่านมา +5

    Wa naag nool🫶🏽👸🏽 inte naag la dhibya aragnay markan wa markoda ha dareman xanunka abuse uu leyhy 😂😒

  • @Layladaahir52
    @Layladaahir52 7 วันที่ผ่านมา +1

    All I ilahow ninsaan cml maskiinaaa😭🤲🤲

  • @imaqlaa
    @imaqlaa 9 วันที่ผ่านมา +3

    Oo dumarka qisadooda ayaa internetka ka buuxa oo ragii ka dhigay inay ayaga un wax dilaan oo xataa laguma aaminaayo hadaad dhahdo heblaayo ayaa i dishay.

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 9 วันที่ผ่านมา

    I'm first wow mashallha xafdullha bro

  • @mona-pb7bz
    @mona-pb7bz 7 วันที่ผ่านมา +2

    dhaqankaas waxa leh dadka narcissistic ah sharkooda aad ayuu u badan yahay allahu akbar

  • @akhilowle1
    @akhilowle1 8 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Hosow Pro. thanks, I adore your show. Move forward, bro. As a professional digital forensic, I can recover a deleted picture or clip from your phone or computer. She does not know.. 💯👌

  • @MuniiraJama
    @MuniiraJama 8 วันที่ผ่านมา +3

    Maxaad udhimi waxaba sowada daa halagu cimro qaate
    Wlhy anigu taxadar badanbaan kaqaadaa sheekoyinkan

    • @RoodaIshwaaq
      @RoodaIshwaaq 8 วันที่ผ่านมา +1

      Kula mid bn ahy sheeko ahaan uma dhegysto e wxban kla bxa

  • @LiiJanba
    @LiiJanba 9 วันที่ผ่านมา +1

    BARNAAMIJKA ugu jeclahy. Wye. Dhacdooyinkaan

  • @Mrsamadoon
    @Mrsamadoon 9 วันที่ผ่านมา +4

    Waxan Dulqaad Maahee Waa Doqoniimo Tii Ugu Wayneed Wllhi

  • @NajahIndho
    @NajahIndho 8 วันที่ผ่านมา

    Hosow 500k coming soon 🎉❤

  • @sportsreview8136
    @sportsreview8136 8 วันที่ผ่านมา +1

    Oo hadda wixii oo dhib ahaa 4 sano lee may ku xukumen😢😢 in 20 ama 30 lagu xukumo ahyd si ayado wayeel ah usoo baxdo ama ugu dhex dhimato 😢

  • @MiskiShoptah-ln1kb
    @MiskiShoptah-ln1kb 8 วันที่ผ่านมา +3

    Illhayow dadka dulman noowada naxariiso dhamnteena anagana wax sidan noogla hanatusin angana shartrna illhay ummada hakaqabto😢Richard wakaxumhy wxii kugu dhacay nin adag ayaa tahay matihid qof daciif ah Love and respect Richard ❤❤❤

  • @InaBeegsi
    @InaBeegsi 9 วันที่ผ่านมา +2

    Kolay Ninkaasu wuxu rabay inu caruurtisa kaxaysto iyagan dareensiyo inay hooyadood qof xun tahay wuu wanjalayay uun

  • @itzManha125
    @itzManha125 8 วันที่ผ่านมา +1

    Damiirlaawe iyo duli baa is helaye uf

  • @luulabdinuur4584
    @luulabdinuur4584 8 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮 bisinka lakin waxas oodhan marki laku samey nayo why oo uku dul qadanayay Maxa sababay san dhan in laku sameyo

  • @Nuurashiq1272
    @Nuurashiq1272 8 วันที่ผ่านมา +1

    Ninka duqad badanaa

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 6 วันที่ผ่านมา

    Subaxalaahay 😅😅😅😅😅

  • @IkraamCaday-ms2pn
    @IkraamCaday-ms2pn 8 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalah

  • @saabirbosschannel5024
    @saabirbosschannel5024 7 วันที่ผ่านมา

    Joojieyne soo,daa saxb 😂😂😊

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 9 วันที่ผ่านมา +1

    Waa qisoyin xanun badan walhy waa nolol cadab ah inuu wax sameyo ayey aheed 😮

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 9 วันที่ผ่านมา +1

    Naag waalan waaye

  • @AbdulaahiHassan-50
    @AbdulaahiHassan-50 9 วันที่ผ่านมา

    First view 🙌 hossow pro 🤝👏

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 วันที่ผ่านมา

    ((قيل لرسول الله صلى الله عليه وسلم: أيكون المؤمن كذابًا؟ فقال: لا))
    Waxa la waydiiyey Nabiga ( SCW) Qofka Muuninka ah
    Been ma sheegaa ama Beenaale ma noqdaa
    Waxuu yidh Nabigu (SCW) -MAYA

  • @Keyd47
    @Keyd47 9 วันที่ผ่านมา

    Wxba ka rebin shekda wll hossow

  • @nasteehoCabdulaahi
    @nasteehoCabdulaahi 3 วันที่ผ่านมา

    Wixi katag lii dhaho waaba jeclahay😂😂😂😂

  • @Mohamed_573
    @Mohamed_573 9 วันที่ผ่านมา

    Waa qiso cabsi ah ,dumar aan stable aheen oo darogo baratay waxaa kasuge.

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 9 วันที่ผ่านมา

    Ninkan maskiinka hada camera daas aa caawin tay oo markhaati u noqotay

  • @Ayan-pc1nx
    @Ayan-pc1nx 8 วันที่ผ่านมา

    Asc sheekadan hada Ayan Facebook ku soo dawaday

  • @Bishaar55
    @Bishaar55 8 วันที่ผ่านมา

    500k

  • @foozia426
    @foozia426 7 วันที่ผ่านมา

    Subxanallaah ninku miskiin buu ahaa ax

  • @umams2905
    @umams2905 4 วันที่ผ่านมา

    Weyba xanuusaneyd qoftu

  • @FardawsaHussein-i6k
    @FardawsaHussein-i6k 7 วันที่ผ่านมา

    Dadkaan oo kalena dunida way ku noolyihiin talaw maxau u dulqaadanaayay

  • @ciiseqoor2771
    @ciiseqoor2771 9 วันที่ผ่านมา +1

    Waxn dulqaad mahe waa doqon

  • @MohamedRobleh-c6u
    @MohamedRobleh-c6u 7 วันที่ผ่านมา

    Habeen lama joogeen , qoftanoo kale waa masiibo.

  • @walalkaweyn143
    @walalkaweyn143 9 วันที่ผ่านมา +1

    😐😐😐

  • @muscababdilaahi3982
    @muscababdilaahi3982 7 วันที่ผ่านมา

    Hadad sida sida saxda wax noogu sheegayn maxa uga soo hadashay muqaalka

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 8 วันที่ผ่านมา

    maskiin sana ninkas

  • @amiiraabdi5030
    @amiiraabdi5030 8 วันที่ผ่านมา

    😢😢

  • @NastehaCabdi-w7x
    @NastehaCabdi-w7x 7 วันที่ผ่านมา

    Waa nag xanunsan 15 Sano xabsi uqalanta

  • @asmaelmi8401
    @asmaelmi8401 7 วันที่ผ่านมา

    Bisinka naagtu ninka siday uga adkatay waxasi waa waliye ninka cadi maha ban u malaynaya qof damirle miyaa waxas u dul qadan kara

  • @MUNAA888
    @MUNAA888 6 วันที่ผ่านมา

    Waa daciif xun seey naag kuu gumaysataa??😮

  • @caashocali700
    @caashocali700 8 วันที่ผ่านมา

    Subxanalah 😂 balayaa isu keentay labadooda

  • @Updull44h1
    @Updull44h1 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wuxu maskiinsanaa muu dilo dadka drugska ah awood maba lhn ba inuu waasho mhne 😅😅

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 9 วันที่ผ่านมา

    😮😮

  • @user-yb8cf4pm9o
    @user-yb8cf4pm9o 8 วันที่ผ่านมา

    Laakin zaaxip soo dhamaystir qisooyinka hanooso kaladhimin

  • @amaalmohamed7954
    @amaalmohamed7954 8 วันที่ผ่านมา

    Weli ma arag nin cadan ah oo naagtisa ka dhibshegsnaya weliba ku USA waa kuwa nagahoda dila iyo ilmha. Hadan ka hore nin Rer Uk ah ayaa naagtisa sida ninka xog ku heysatey oo dhib badan ugeysatey waa sheeko cajiib ah

  • @AbdirahmanOmar-gn3ch
    @AbdirahmanOmar-gn3ch 8 วันที่ผ่านมา

    Police-ka Naagtan caadi shabaqa ugu rideen iyaah. Qeeybta muuqaalka cod la'aanta lagu tusinaayo hadana codka loo furaayo

  • @user-zc8te8xm8v
    @user-zc8te8xm8v 6 วันที่ผ่านมา

    Fulaysanaa waxani faarax ma ahan

  • @user-xj1nd1wi9y
    @user-xj1nd1wi9y 9 วันที่ผ่านมา

    Ciise wayne

  • @hilaalfaysalcali7113
    @hilaalfaysalcali7113 7 วันที่ผ่านมา

    Markaa isagu miyuu waalan yahay mise gacmo la aan baa haysata isagaaba ninoo ka xoog wayne siday u dishaa waa yaabe

  • @farhiyamohamed2801
    @farhiyamohamed2801 4 วันที่ผ่านมา

    Oo maxa ka khaldan mu iska celiyo waa khalad waxase😢

  • @ahmed.m.o7301
    @ahmed.m.o7301 9 วันที่ผ่านมา

    Xaa kaa qaldame taliye

  • @MaxamuudSaleebaan-rf7yj
    @MaxamuudSaleebaan-rf7yj 8 วันที่ผ่านมา

    Muuqalada noocana no sobadi zxb

  • @abdirahmnoffical4143
    @abdirahmnoffical4143 7 วันที่ผ่านมา

    kolan hilibkeda karsado la aqoon wayy

  • @suleekhamaxamed2844
    @suleekhamaxamed2844 8 วันที่ผ่านมา

    Oo mu iska celiyo😂😂

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 9 วันที่ผ่านมา

    Miskiin waa rajay😢

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 8 วันที่ผ่านมา

    Naag akhasa sidu ulajogay galo

  • @MuniiraJama
    @MuniiraJama 8 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂wlhy bilhy walayaab

  • @AxmedCabdirahaman
    @AxmedCabdirahaman 8 วันที่ผ่านมา

    Ninkani inuu caan baxo buu rabay,sababtuu dameer isaga dhigay, wayska dhibaatada diin la,aanta, ilaahaw wixii shar ah sharkooda Naga hay.

  • @amira1438
    @amira1438 9 วันที่ผ่านมา

    subxanallah ninkasi damir xuma waxasi nolol ma ahe muxu ugu carari waye inu dilo wasaqda

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 9 วันที่ผ่านมา +1

    Qof doqona weeye maxaa meel lagu dilayo joojiyay

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 9 วันที่ผ่านมา

      Naago nimeey lagdaan kama kacaan 😂

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 8 วันที่ผ่านมา

      @@mahdimohamed7056 😁😁😁😁😁

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkan xanuun maskaxiyan ah
    Buu qabay ama yarantiisii
    Ayu laso kulmi jiray Abuse ?

  • @user-yw5tw4xb6i
    @user-yw5tw4xb6i 9 วันที่ผ่านมา

    Nio sheeko xumidaa nin iyo naagtii maxaa ku dhex galiyay

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir 9 วันที่ผ่านมา

    Acuudu bilaaha

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ma dhici kartoooooooo, daldalaaaad bay ba ahayd in lgu xukumeeee, waaxy , reer Europe ma saasay, maxkamadooodu tahay 😢😢😢 anooo la ihorkenay ooo dharbaxo nafta uga qaaday baa iisoo baxysa😢😢😢😂😂😂😂😂😂

    • @magdanurachannel529
      @magdanurachannel529 9 วันที่ผ่านมา +1

      Kuwa 11jirada kufsanayo malugu xukumo daldalada

  • @MaxamedLataliye
    @MaxamedLataliye 9 วันที่ผ่านมา

    Fast one wow 🎉😂❤

  • @basrayusuf5598
    @basrayusuf5598 8 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkk Naag rag ah

  • @zahraabdi5339
    @zahraabdi5339 8 วันที่ผ่านมา +1

    Naag xun ayay aheed