Maxa loo layahay somalilandi aa nabad talaa mawaxas aa nabad iyo nolol taalaa mal lagu dilayo dumar aqas uffff waxas aa nabad sheganaa waxuushta mel ma jirto adunka dumar lagu karaco wajiga ilaa somaliland ahaan whli wan la yabijiray dadaka kaso caroro somaliadin waxa dhihi jiray havway na badii ay qabaan balse waa mel cadalad oolin😡
Wuxu maysab bini adan ahayn waxay sida dumarka ay ula dhaqmen aawy Islaam nimadii aaw naxariisti ma waxy moden in ay dadka ka awood badanyhin wuxu dawladxuna uf Rabi inkaar idinku rid wllshy cadalad wa helysa insha allh hada aduunka ku waydo akhiro ba Rabi agtiis bay tala cadald 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wan Ka Xumahay Waxa Inanta Ku Dhacay, Waana wax Maalin Walba Ku Dhaca Dad Badan Oo Maatiya Codkooduna Meelna Gadhaynin, Allah Swc If Iyo Aakhiroba Ha Ciqaabo Waxa Sidaas Cadaystay.
She think being a journalist give her a right to slap the police somaliland men are respectful no man slap a women without no reason. She should be open mind no one is above the law it is laughable some human right workers suggesting they going to contact EU donors. Human right advocates should understand no one is above the law and somaliland police & military because of their honesty and sacrifice we all live in peace and harmony. Somaliland police deserve respect.
Waa dhaqanka somalida qof Adigoon waxba ugeeysan hadana ku xumeeynaya kuna dhibateeynaya qorbaan ku nolahay umada kala duwan baan la dhaqmay, marka la yaabi mayo dhibka hooda gareys so gaadhay,
Wan kaxumahay waana khalad in hooyoyinka iyo hablaha gacan looqado dhaqanka somalida waxaa kamid ahan jiray inaanay dumarka u gacan qaadin wa akhiru saman Kolay wixii dhacay dhacee hala siiyo xaqooda iyo dhibka logaystay waxay xaq u leeyihiin waana In cadalada la horkeena kuwa dulmiyay hodo garays iyo mamadeeda
Qooskaan wuu dhiban yahay comments iyo like wax uma taro ee Caadaalad mel ku sheega , haddad runsheegaysaan Banaanbax cadaaladeed isu soo baxa Jimcaha .
Zory wanka xumahay in dil loogaysto haweenka reer somaliland hoodo iyo hooyadeed waxaan halkan ka sheegayaa zaldhiga axmed macalin haaruun in mudo 3 monts bilood laguhaysto maxbuus aan waxba gaysan lagana soo eedeeyay cadaad lay gudoomiyaha cadaadlay baana falkaasi galay hadii aan waxa dulmiga wada laga diidin waar waynu halaagsami sida diinteena wanaagsani ina farayso alhu akbar
Ax sorry huno wlhi wan aqana saldhiga qudhac dheer wa jeel aad u xun 20 Sano ayan ag daganayn waligay ma rak iyado la amanayo uf wa meel xun meeshasi
Walaahi saldhigaasi sidaas ayey dadka ku dilaan anigay igu dhacday aabahay curyaana sida gacan lay gastay.
saldhiga masij jaamc udhow soo mahaa anba 2010 waaa laygu dhirbaay anoo waliba uur leh
@@samiyacumarsamiya9583 MXAA GABDAHA LEE MEEY DILAAN DADKAASI🤔🤔
SomalaY gabaDhaa WllasheenaH cadaaLaD bay ubaaHan TahaY______👌dhipaNe weYeH👌
Uff waxan way ceebaysanyihiin wlhi xoolo weeye
Maxa loo layahay somalilandi aa nabad talaa mawaxas aa nabad iyo nolol taalaa mal lagu dilayo dumar aqas uffff waxas aa nabad sheganaa waxuushta mel ma jirto adunka dumar lagu karaco wajiga ilaa somaliland ahaan whli wan la yabijiray dadaka kaso caroro somaliadin waxa dhihi jiray havway na badii ay qabaan balse waa mel cadalad oolin😡
@@meymoonahmed9604 waliba hadii aan dabada laga wasin way roonthy ee taada ka sheeke ina dhiloy
Dumarka raga dilaya waa daciife ogaada
.
😭😭😭😭😭😭😭😭😭sorry abaayo Mcn xaqaada wad heliiiiiii in shaa allah
Gabar Somali oo ku nolahey dalka Kenya gaar ahan qaxotiga dadaab TH-cam Ayan furtey plz igu cawiyee plz intaa jcl walshadaa Somali 2k
Wuxu maysab bini adan ahayn waxay sida dumarka ay ula dhaqmen aawy Islaam nimadii aaw naxariisti ma waxy moden in ay dadka ka awood badanyhin wuxu dawladxuna uf Rabi inkaar idinku rid wllshy cadalad wa helysa insha allh hada aduunka ku waydo akhiro ba Rabi agtiis bay tala cadald 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Waa ceeb in askartu hablaha gacan u qaadan
Shimbirkii Rabi usoo diray shacabka iyo maatida Somaliland ee Dabagale kol haduu jabuuti ku maqan yahay ku xigeenkii ma boodhka iska tunbuu garanwaayey. Kuwaasoo kale markaan arkaan ciidankaba nacaa wllhi Wlle waad heli cadaalad cidkasta oo dulmana rabibaan cadaalad uga baryey 🤲
Hoodo Garays Somali oo dhan ayaa ilaashata. Rerka si fiican haloola dhaqmo. Bal dhaqanka iyo xeerka inoo ilaaliya oo Dumarku ugu mudan yahay. Ceeb Allah ha asturo
Wanag isaaq dhulkeda joogta
@@hamdalaki1787
Waa run walaal, haddise ay habluhu cawdaan madaxda snm waxay liinta ku cabayaan jaailasha boqortooyada Daarood oo runtii, haddase fitnadu ma fiicna oo insha Allahu khair ayey ku dhamaan. Gabadha Somaliyeed wiilka Somaliyeed oo dhan ayaa xil ka saaran yahay.
Ogowna boqortooyinku waa is ilaashadan. Boqortooyada CiidaGale oo aan ka diiday Muse Yalaxowgii orgiga ku cararay xillighi Abdullahi Yusuf inu wax ka sheego, ka yeeli mayno inay snm dharbaaxdo. Gabdhaha Somaliyeed ha noolaadan meel ay joogaanba.
Hadaan hableheena
Hanaan socodkooda
Hareerta ka dhaafno
Hubaal lumisteena
Habeen kama dheera
Hufnaan badnidooda
Hadaaqa wanaagsan
Humuun bi'intooda
Haboo(habaryar) nimadooda
Ayeeyo hagaagsan
Hir doogle la moodo
Hareer ka galkooda
Hanuun wacankooda
Huruuf li'idooda
Hawraarsamidooda
Hanaanka wanaagsan
Halyeynimadooda
Haweenka aduunku
Habaas kicintooda
Hirkooda ma gaadho
Ragow haybadeena
Haweenka hayee
Haa maagin Hableheen a
Long life dhamaan rer Garays hooyo iyo gabadh iyo wiilba.
وَاقْتُلُوهُمْ حَيْثُ ثَقِفْتُمُوهُمْ وَأَخْرِجُوهُم مِّنْ حَيْثُ أَخْرَجُوكُمْ ۚ وَالْفِتْنَةُ أَشَدُّ مِنَ الْقَتْلِ ۚ وَلَا تُقَاتِلُوهُمْ عِندَ الْمَسْجِدِ الْحَرَامِ حَتَّىٰ يُقَاتِلُوكُمْ فِيهِ ۖ فَإِن قَاتَلُوكُمْ فَاقْتُلُوهُمْ ۗ كَذَٰلِكَ جَزَاءُ الْكَافِرِينَ (191)البقرة
Walaalayaal fitnada ha la yarayo oo arrin kasta in la damiyo waa sax, laakiin yaan dab lagu sii shidin. Arimaha habluhu waa ka sensitive badan yihiin kuwa kale. Ninkii uurka daba Allah ayaa arka ee qof walbow aakhiradaada ilaasho
Waa ceeb wlhi sida lola dhaqmy hoodo garays iyo hooyadeed😭
Somaliland Ma Sidanbaa Ka Daacad ah Sharafi Dhimatay
Walaal hooday sory nasab maahan ninkaan xurmeen naaski ujaqay
Alle hakushaafiyo wlo hoodo garays waa iska imtaxaane khyr bay noqoni insh allaah
Wan Ka Xumahay Waxa Inanta Ku Dhacay, Waana wax Maalin Walba Ku Dhaca Dad Badan Oo Maatiya Codkooduna Meelna Gadhaynin, Allah Swc If Iyo Aakhiroba Ha Ciqaabo Waxa Sidaas Cadaystay.
Cadalada wa in lamariya cidey quseyso
Askarto dadkeeda ha u tudho
Waa qalad waalid in lagu hordilo askarta policeka somaliland waa bilaa aqlaaq xitaa ma yaqaanaan sida dadka loola dhaqmo waaa aqoon laaan iyo tobobar laaan ayaa heesta policeka waa in so degdeg ah wax looga qabtaa arinkaas
Wlhi faysal xiis waaa gal aygu wllo cadaalda baad rabtaa hoodo garays
Shalay maxaynu siyaad bare u erinay marhadii weli dadka la laynayo inta gabadh cabanay waa badaa
Siyaad Barre dawlad buu ahaa.
Alla wataa qoriga qaadatay bal eega tuugadan soo kaxee walaalahaa oo qoryahaha usoo dhiib
Waa ceeb waxaasookale ma qabtaan
Dumarkeena sharaftale
Cadaalad majirto wallal waa arrin laga naxo oo saameyn weyn ku leh hargeysa in dumarka sida foosha xun loo garaaco waa fal xun iyo caqli xummaan walaahi ragga haddii sidaa loo garaaco waa mustaxiil oo arin la gatan karo lkiin dumarku waa hooyo iyo walaasheen oo si xun loo tumay alle ayaa xissaaabin doona qofkii qaldan inshaalah
Crying 😭😭😭😭
Abayo ilahay hadiin cafiyo adiyo hooyo haaka hariin raaga abayo shar cigaa latiigsoo
Cida buktay ee ay waday talow yay ahayd yaa is waydiiyey jidh dilku se ma gaadhay 😎😎
Saldhiga quraac dheer dadka uleeya qamarna waa kuwii dilay meesha janaanka ciidanku wax ha kaqaabto
Suxanallah.mayxay.ihi.adadka.inanta.iyo.hooyada.dilay.😭😭😭😭
SOMALILAND askarteda dad soo dhowayn baa lagu yaqiin haday saa noqotay soomalida kale la mid noqotay
Kkkkkkkkkkk oo awal somalida kale maka ficnayden sow kuwan gabdhiihiini oyayan secamal
Dhulbahante dhiig Ayeeyo
Yeesha oo dhulkiina dhista
Soomaaliya reerba reer buu reebayaa
Walaahi meeshan Somaliland la yidhaah-do dawladi kama jirto ee nin walboo sidaad isku difaaci karto falankeed qabo
War waa waxaan dumar wax ka aqoon ma dumar baa layaaa waaba ilmadw iimanka Allah kaa qaaad ma wax gacan loo quuraa
Allah haku bogadhaya wlllo waa cidankeni oo aan labariin ixtiirankii dadkodii Allah ha sahllo
Baaye , waa niman maskax dooris kunool
Allah Soomaali dhaan ha badbaadiyo
Supxaanalah ilhy cadaalad hydin siiyo
Subxaanallah 😭
Walahi wa dhaqan xumo hooyo iyo gabadhedi sidan ma sharcibaa
Ax wan ka xumahay wllo
Waaa loo xooog sheeegtay. Maskiin
Waa dhib weyen waaxaanay dhaawacaysaa jiritaanka soomalind
Talyaha ciidanka police ku ma tv yada ayuu ka hanjabaa halka ciidanku kaliigayo waa saligyada dalka waa inuu waxka qabtaa sidag dagaaa xaladaa iyo qaarkale oo malin walba dhacda magaalada hargesa
Aad baan uga xumahay waxa ku dhacay hoodo garays, Cadaalad daro meel gaadho ee inantaa ha loo soo aar gudo.
sory xbbt mcny 😭😭😭😭soomaamli lan caqli iyoh aqoon midna maleh
Waa khalad indumarka ladilo
She think being a journalist give her a right to slap the police somaliland men are respectful no man slap a women without no reason. She should be open mind no one is above the law it is laughable some human right workers suggesting they going to contact EU donors. Human right advocates should understand no one is above the law and somaliland police & military because of their honesty and sacrifice we all live in peace and harmony. Somaliland police deserve respect.
Allaha ku badbaadiyo
Sorry Wlhi😭😭
Sorry hoodo waan kaxumahay abayo
Caro allah idinkudhacday
Waxasi askar ma ahayne qawlaysata idin heshay hadan laydin kufsan baa ronayden.
Waa dhaqanka somalida qof Adigoon waxba ugeeysan hadana ku xumeeynaya kuna dhibateeynaya qorbaan ku nolahay umada kala duwan baan la dhaqmay, marka la yaabi mayo dhibka hooda gareys so gaadhay,
Asc walaahi wan ka xumahay raga dumarka laynaya ee dimiir laawaha
ilaahow xukuumada kulmiye naga kaxay
Somaliland way kadrina maxanaa 🙄🙄🙄🙄
way kajawaabeen madaxda boolisku waxayna yidhaahdeen cadaalada ayaanu horgeynanaa eebal aynu eegno cadaalada wixii kasoobaxa allaahu akbar
Wan kaxumahay waana khalad in hooyoyinka iyo hablaha gacan looqado dhaqanka somalida waxaa kamid ahan jiray inaanay dumarka u gacan qaadin wa akhiru saman Kolay wixii dhacay dhacee hala siiyo xaqooda iyo dhibka logaystay waxay xaq u leeyihiin waana In cadalada la horkeena kuwa dulmiyay hodo garays iyo mamadeeda
Waar waxas guumaha ah ee gabdhaha laynaaya ciidana laguma shegi karo dadna maaha xayawanka dhama waar ileyn markad abod ledahayna dadka wa gunaysan karta lakin iyagii oo daad xoor ah oo jabhad yar hargeisa iskugu so ururtey owaxba ahayn reer hargeisa dadka gobonimada idin shegta wakuwa gabdhaha hoyoyinka iyo marwoyinka laynaya nin raga marka tahayna awodada dumarka laguma tijabiyo ee dalinka ayaa lagula dagaala!!!!!!
Waakaxumahay dhibta dumarka
Subaxdii uu imacasalaameeyay saaxiibkay g/sare ina macalin Harkin dib uma arag dhib uu kadhiidhiyay buu utagay halaga daayo birmagadada w ixii uu naftiisa uhibeeyay hada isku qabiil maahin hooyadii qabiilkiisa walaalihii magaranayn
Waxa uu ahaa aqoonyan sare
Sean utacsiyayn sanadobadankadib
Anigu gobolada dhexaan udhashay
Isna gobolada waqoyi intaas kaliya
isuma dhafin saxiibna waan ahayn mudo
Alle hawnaxariisto
Gaajo weeye isaaq
Nacan nayaa ayaa idinka gajaysan waxba kama galin waa dadkeedii
Maxay tahay askar taliye maqliweday
Subaxanallh Allah ha ku bagodhyo
Waa in arrintaasi talaabo dag dag ah laga qaado siday wax u dhaceena la ogaado
Wuxu maxay ahayeen ma xabag layalba dumarka feedh jilibka ladhacaya
Hooyo Miyey gacan ugu dareen waliba dadkan cadaladodu ma afkunba
Police cabeyska wax hala qabto
Insha allah tacdigu waa khalad wayn
Allena wa arkaya wllo wad heli cadaladada insha allah hoyona alle hacafiyo
Aksari an qon diined iyo mid maadi toona laheyn waxasa lagala kulmaa dumarka wala xushmeya xukumad wada sarkhansan😏
Bisiinka waxas waa cawaan jahileenta Allha idiinka badbadiiyo cawaantaa bisinka
Xaax maskiin allah kuu kaalmeeyo wll qaali
Wll alle dartiis subscribe iku saar
Hoodo walaal cid ay dib fara galaan waa in ay all police ku nacaan arinkan.
waa run askar bilaa sharaf ah oo bilaa discipline ah ayaa jirta. Inantaa waxay loo geystey waa in laga xaal mariyo. wasakh iyo doqmo aan waxba garanayn. waa in la eryaa dhammaan ciddii inantaa iyo hooyadeed faro saartay.
war dhulbahantow maad is nooleysaan ood itoobiyaanka [ Jeegaanta ]
I'm so sorry wllo
kuwas bah dowlad sheganayah waa cunsuriyin
Waaji daawo lagu cadeeyey ayeey wadwada tana😄😄😄😄😄😄
Jawab xilligan mxey kuutari imaw muqdisho hoyga freedomka
Qooskaan wuu dhiban yahay comments iyo like wax uma taro ee Caadaalad mel ku sheega , haddad runsheegaysaan Banaanbax cadaaladeed isu soo baxa Jimcaha .
Tilifoon ayay qiranaysaa inay saldhiga ku isticmaashay,alla yaa markale karbaasha
Xaq maaha in dumar ladilo 😠😡🤬👿
Hoodo. Walaal. Waan. Kaxumahay dhibka ku soogaaray
These Somaliland police very abusive specially women, children and Minorities my people of MADHIBAAN oh my god
Waxasa ciidan sheeganaya oo leeh shiciibka dad weenaha ban ilalinayna
Somalilandta aanu rabna wamid shacabku awooda leyahay oo anay arkarto dadka dhibin
Zory wanka xumahay in dil loogaysto haweenka reer somaliland hoodo iyo hooyadeed waxaan halkan ka sheegayaa zaldhiga axmed macalin haaruun in mudo 3 monts bilood laguhaysto maxbuus aan waxba gaysan lagana soo eedeeyay cadaad lay gudoomiyaha cadaadlay baana falkaasi galay hadii aan waxa dulmiga wada laga diidin waar waynu halaagsami sida diinteena wanaagsani ina farayso alhu akbar
Aad Baaan Ooga xumahay waxa loo gaystay Gabadha Hoodo Garays
Sori walhi hoodo cadlad ayer u bahanthy
Way ugutalagaleen maskiin dheh wajiga aykadileen
Farmaajo iyo ciidamada African ka ah ee ilaaliya cadaalad u doono muuse biixi ha soo qabtaane
aadban uga xumahay dhacdadan foosha xun ee loogaystay hodan iyo hooyadeed. waa kiis aad u xasaasi ah waxana loobahan yahay dowladu somaliand iyo dadwaynahaba inay arintaa ka dhiidhiyaan jawaab cadna.ka.bixiyaaan.
Masaakiin sidii maskii ayay madaxa Ka dileen
War wuxu xoolaysanaa maxay gabadha Ku dileen
gacmaha bala kagoysay xasbiyallah
Hablaha Ciida Gale in Zidaaz Loo LaaYana Way Zoo ZocotaY Ha Caban WlzhaYeeY Way izka Celine
Im so sorry sister, quickest rcvry to you and your mum.. a man who beats a woman is not a real man
Ax ilmeyey😓😪
Naa walaaleey booliska somaliland khaatiyaan baa laga istaagay lalama hadlo dadka way iska doondoontaan si ay mushkilad u bilaabaan
Jugta waxay kamid tahay waxyaabaha kansalka sababa ee laahay hanaga haye wlaalay hoodoy bal dhakhatar tag waxaani waa jugo culuse ilaahay ha idiin sakhiree adiyo hooyo dhakhtar aada
Walaal waa Nasiib xumo in Waxaa lagugu sameeyo
Iam sorry sorry Abti
Yaaaac Allah kalmeyo wllo
Ciidanka gabadhan sidaas ugalaya sow reer waqoyi ma ahan naxariisdarana
Wan ka xuumhy wll hodo qalin
Waa fal aad u foolxun xag ilah ayey cadaaladu jirtaa ilah haku saqiro