Course Dhamaystiran: Video Editing - Sida Video Loogu Edit Gareeyo Camtasia Bilaw Ilaa Dhamaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • muuqalkan oo ah koorso ayaad ku baranaysa video editingka gaar ahaan softwareka camtasia. muuqalka waxa aad ku baranaysa bilaw ilaa dhamaad softwareka camtasia,waxaana kamida xirfadaha aad kooraska dhexdiisa baranayso sida muuqalo loogu duubo camtasia, sida muuqalo loogu edit gareeyo camtasia, sida loo adeegsado camtasia, sida loo dagsado camtasia. iyo waxyaabo faro badan. uma baahnid inad xirfad hore oo camtasia ah aad leedahay, muuqalkan ayaa bilaw ilaa dhamaad ku baraaya oona ku tusaaya sidii aad u adeegsan lahayd.
    -- this video is for aducational purpose only. do not use it to harm others. If you do, the responsibility rests with you. --- fiidiyowgaan waxaa loogu talagalay ujeeddo wax barasho oo keliya. ha u isticmaalin inaad dadka kale ku wax yeeleyso. Hadaad sameysid masuuliyada adigaa iska leh.
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID!!. | KADIB MUUQALKAN!!. • PASSWORD DANBE MA ILAA... X2AAD:
    PASSWORD DANBE MA ILAAWI DOONTID. PASSWORD KAYDIYAHA UGU WANAGSAN! • Password Danbe Ma iLaa...
    AFSOMALI- FACEBOOK PRIVACY IYO SECURITY| XOG INTE LEEG AYA LAGA OGAN KARA AKONKAGA FACEBOOK • Sida Kor Loogu Qaado S...
    ka hortag in laga jabsado FACEBOOK account gag waligaa sida ugu fiican • Ka Hortag In lagaaga J...
    ka hortag in laga jabsado emailkaga waligaa sida ugu fiican • ka hortag in laga jabs...
    INAGA LACAG AH!!. QAABKEY LACAG KU HELAN COMPANYADA FACEBOOK, GOOGLE WHATSAPP INAGO FREE KU ADEGSANA • Inaga Lacag Ah!. Qaabk...
    HADA SAMAYSO ETHICAL HACKING LAB. MEEL AAD KU TIJAABISO CASHARADA • HADA SAMAYSO ETHICAL H...
    SIDE LOO BARTAA ETHICAL HACKINGKA. MAXA LAGAGA BAAHAN YAHAY SI AAD U BARATO • Sidee Loo Bartaa Ethic...
    side loogu duuba windows 10 vmware. MUUQAL DHAMAYSTIRAN • side loogu duuba windo...
    WAXBA KAMA OGID TELEFOONKAGA.QOF WALBA OO ANDROID TELEFOON AH ADEEGSADA!! • WAXBA KAMA OGID TELEFO...
    SAME WHATSAPP GROUP AY KUSO BIRI KARAYAN 400 O QOF IYO WAX KABADAN. KALIYA APPKA WHATSAPP SAXDA AH • Sida Loo Sameeyo Whats...
    SIDE LOO DIRA MUUQALO IYO COD KA BADAN 16MB. HADA KADIB INTAAD DONAYSO AYAD DIRI KARTA, APP LA'AAN!! • Wax Ka Badal! Whatsapp...
    WAA MAXAY ROOT!. SIDE LO ROOT GAREYA MOBILE. MUUQAL DHAMAYSTIRAN.(KA BAX JEELKA AAD KU JIRTO.) • WAA MAXAY ROOT!. SIDE ...
    2 SIROOD O KU SAABSAN WHATSAPP. AKHRI FARIIMAHA LA TIRTIRAY. SO CELI STATUSKA 24 HOURS DHAAFAY. • 2 SIROOD O KU SAABSAN ...
    SIDE LOO SAMEYA STICKERS AD ADIGU LEEDAHAY OO WAJIGAGA AH!!.ADIGO U ADEEGSANAYA WHATSAPP • SIDE LOO SAMEYA STICKE...
    UGU DANBAYN FEATURE AYNU DOONAYNAY O SOO MUUQDAY. WHATSAPP AYUU KHUSEEYA • UGU DANBAYN FEATURE AY...
    WHATSAPP, MESSENGER, TELEGRAM, IWM. DHAMANTOOD IYO HAL APPLICATION. • WHATSAPP, MESSENGER, T...
    ----linkiyada iyo appska aynu muqalada kaga hadalno waxa ay yaalan telegram channelkena iyo whatsapp groupkena, halkaas ka hubiya . ------
    *** meelaha aad nagala so xidhiidhi kartaan: *****
    **facebook page: / somalitech0
    ** instagram page: / somalitech0
    **whatsapp numberki khaaska aha isna wakaas: 2520657917414
    **whatsapp group wakas linkigisu: chat.whatsapp....
    **telegram channelkeni waakas linkigisi: t.me/somalitech0
    #sideevideoeditingkaloobartaa
    #sideecamtasiamuuqallooguduuba
    #camtasia
    #koorso
    #koorsovideoeditingah
    #koorsovideoaditingahafsomali
    #koorsovideoeditingah
    #sidavideolooeditgareeyo

ความคิดเห็น • 51

  • @SomaliTech0
    @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +8

    Fadlan inoo share gareeya si asxaab badan uga faaidaysato

    • @KhalidArab01
      @KhalidArab01 ปีที่แล้ว

      Ustad sidee watermark looga Sara

    • @muhiadinfarah3524
      @muhiadinfarah3524 9 หลายเดือนก่อน

      [⁰po[9​@@KhalidArab01

    • @ustadshuayb12
      @ustadshuayb12 7 หลายเดือนก่อน

      Software ka laftiisa isagoo free ah inaad sheegto meel lagala dagi karo ayaan wanaagsanayd wll

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 2 ปีที่แล้ว +1

    "Ma sha'Allah ma sha'Allah ya'Allah ustaad noo soo badi Play list u samee in sha'Allah keep going."

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc, "ustaad jimca xilwa keep up. Allah with you".

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal guuled. Jimce lamida

  • @al-cadaalachannel3194
    @al-cadaalachannel3194 ปีที่แล้ว

    M.a Kheyr Allah ku siiyo ustaad

  • @MohamedAbdrizak-i9b
    @MohamedAbdrizak-i9b 5 หลายเดือนก่อน

    Ustaadow wax badan ayaa kaa faa'iiday ee xagee kaala soo xariiraa

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadznid uztaad courseka waan sugayaan inzha allah halkaa ka haye waxad noogu xijisaa next course hitfilm ,ama preimere ,after effect ama sony vegas kuwan kasoo samee full course

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 2 ปีที่แล้ว +1

    Premium pro iyo Affter affects iyo ADOPE premium

  • @ahmedibrahimadam5780
    @ahmedibrahimadam5780 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxp mcn ustaadow

  • @Abdullahi114
    @Abdullahi114 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going ustaaf

  • @shugriyareofficial4022
    @shugriyareofficial4022 ปีที่แล้ว

    M.a mahadsanid macalin waxbadanbaan ka faaidnay intaan kugu xirnayd

  • @ahmedofficial5546
    @ahmedofficial5546 ปีที่แล้ว

    wakhti lumis baa tahay dadka sicaadi ah ugu sharax maanta hal eray jaku cel celine 🥵

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 2 ปีที่แล้ว +1

    Softwares shirkada adobe soo saarto inzha allah full course kasoo dhigi yakan

  • @sirtanolosha1122
    @sirtanolosha1122 ปีที่แล้ว

    Ustad water maakooday iisosarayan markan share taabto pls aadaan ugu baahnaay iso jawab

  • @abuwalid3441
    @abuwalid3441 2 ปีที่แล้ว

    M.A USTAAD

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidaa ku wad uztaad course sidaa ayeye ku ficiin yihiin runtii course kast full course ka dhigi inzha allah aad ka mahad celinaa kuwa kalen waan zugaynaa uztaad

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Insha walal amen, inoo share gareeya si asxaab badan uga faaidaysato inta uusan bilaaban Courseku

    • @amenibrahim9596
      @amenibrahim9596 2 ปีที่แล้ว

      Ok groups telegram ayaan ku share gareeye sidoo kle dhamaan accounts social media waan dhigeye uztaad

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      @@amenibrahim9596 mahadsanid walal @amen

  • @apdikanimuslim4671
    @apdikanimuslim4671 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid teacher

  • @semadahir7144
    @semadahir7144 ปีที่แล้ว

    Teacher course da PR wali masoogali adigoo mahadsan coursedas waan rabnaa noolo soodheere ado MAHADSAN

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      Pr ma waxa aad uga jeeda premiere pro wll. Waxa aynu bixina wll premiere pro isaga oo course si gaar ah loo barto ah oo laga barto Websitekena somalitech0.com

  • @khadaabtm8605
    @khadaabtm8605 2 ปีที่แล้ว +2

    sxp telegram soo dhig camtasia sinaanu u soo download garay sano

  • @aliabdiyusuf5635
    @aliabdiyusuf5635 11 หลายเดือนก่อน

    Niyhow sida losoo dajiyo ka hadal sxbow

  • @farxanmahamedsaleban7262
    @farxanmahamedsaleban7262 2 ปีที่แล้ว

    Zxp su al ayaan kuwaydinlaha

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 2 ปีที่แล้ว +1

    GRAPHIC DESIGN KAAS NOOGA SOO HADAL WAA MUHIM IMI KA SHAQOOYINKA, UGU BADAN EE LAGU SOO XAYA SIIYO SOCIAL MEDIA WAXA U BADAN ' GRAPHIC DESIGN OR VIDEO EDITING'.

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      Hayeh insha allah walal

  • @MrVapi23
    @MrVapi23 ปีที่แล้ว

    Sidee kuhelikaraa? Shukran

  • @hello0l
    @hello0l 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC ustad waxa aan ka codsan laha Forex ka
    Ustad ma I lowdey

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว +1

      walal sababo dartood ayaan dib ugu dhigay, marka insha allah waan so gudbin hadi ay macquul iinoqoto

  • @Teacher-Hared
    @Teacher-Hared 2 ปีที่แล้ว

    Usdaad dee qoraal wayan logu sameyaa sida casharada ookle marka la bixinayo

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Kuma fahmin wll, qoraal side ah

  • @heeso586
    @heeso586 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad sidee loo soo install gareeya waa iga diidaya markan la soo dago 3 barnaamij baa isoo baxaya waan fahmi waayey please iga caawi

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      telegram channelkena ayuu ku jiraa walal ee kala dag. linkigisu waakan. t.me/somalitech0

    • @heeso586
      @heeso586 2 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 waan la soo dagay ee waxan ka hadlaya sida lagu install gareeyo laptopka wll

    • @sakariyeali9392
      @sakariyeali9392 ปีที่แล้ว

      @@SomaliTech0 passwordku wamaxy ustaad

  • @aimang8396
    @aimang8396 2 ปีที่แล้ว

    ASC walal Kali Linux spoof IP address manoo soo diyaarin kartaa

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      walal dhanka whatsapp ama facebook iga soo waydii su'aashan

  • @somfrp
    @somfrp ปีที่แล้ว

    Link please

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  ปีที่แล้ว

      telegram channelkena kala dag softwareka wll: t.me/somalitech0

  • @MrVapi23
    @MrVapi23 ปีที่แล้ว

    Lakin waa qaalic 200$

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 2 ปีที่แล้ว

    Noo ga soo hadal. In taa ba in kas too kan aad hada aad bilaw day Fiican yahay se waa laga baxay hada

    • @SomaliTech0
      @SomaliTech0  2 ปีที่แล้ว

      Kk walal softwareka ugu wanaagsan ee loo adeegsado muuqalada computerka in lagu duubo, laguna adit gareeyo, softwarekan waxa uu isagu muhiim 100% uyahay dadka duuba muuqalada

  • @farxanmahamedsaleban7262
    @farxanmahamedsaleban7262 2 ปีที่แล้ว

    Asc