اللهم صلي على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc wll waxa royo ku arkey xaskeyga oo mas madow iskubadashay oo hosta iga jirto mana kabaqen ayadana ima waxyeleen blz wll ifasir riyadas ajar allaha kasiyo
Asc wll waxaan kuriyoday anigoo biyo kudhexdhacaayo anigoo dabaasha aqoonin sona dabalanaayo kana badbaadayo isla waqtigaas markaan kasoo baxo kadib waxaan arkayaa gawar yar oo walashey dhashay oo biyihii ku dhacday aniganeh waa ordayaa biyahaa isku turayaa saan u badbaadiyo gawadhii aragtideda waan weynayaa wanaa dabalanayaa biyaha neh marka hore waa culeys biyo dhaqaaqaayo neh ma aha kadib waan u dhawaqayaa canugtii ayadaneh wey ii dhawaqesaa wana arkayaa ayadoo biyaha korkoda iska sabeyneyso biyaha wey ii fududanayaan wana dabalanayaa si quruxbadan wana soo badbadinayaaa isoo fasir plz shekhow asc
Asc wllo Ani la ima qabo waxan ku riyoday Ano wiil dhalay aad bana ugu faraxsana ilmhas yar wilkas Si dhaqsi ayu kubartay is rogista hurdada xabadxabad io ges ges isku rogi karay kadib ilmihi yara oo yanyuur cad waliba kan ninka shambay lo yaqano isku badalay wuna iga baxsaday dib uma arag aragtisa plz inbdn igu so noqnoqty riyadas iso fasir Wllo😢
Riyada abtigay oo dhintay marhore ayaa riyo ku arkay aniga iyo gabdh uu dhaly oo ay iga leedhay lacgtii aan kuu dhiibay keen oo Ana aan sinayo oo uu ku farxay oo uu leeyahay ducadii way kugu dhacday
wll i fasir waxaan ku riyoday anigo guri cusub u sii socda markan tagay aan medhaayo
اللهم صلي على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc ww
Ustada waxan kuriyoday wiil yar oo lasocdo hoyadis wana hoyada mid cano ley wadada wanfadhistay dhabarkan kuqaday anigo daremayo inu rabo cawinad hoyadis iimajedo soqay aaday waxan geyay gurigeyga waxan usoqaday dhalo malab iyo dhalo subag amasalid wana soo aaday suuqi anigo leh hoyadis wexey ledahay wey igaqadatay wa aniga darenkeyga kaliya waxan uxanbaray cawin
صل الله عليه وسلم
Jasklaah❤
Asc wll waxan kuriyooday xaskeyga oo mas madow isku badaleysa oo akteyda jiifto kama baqin ayadana ima waxyeleen wll ajar allaha kasiiyo iifasir
Shly aroorti ban ku riyooday anoo dhalyy wiil kun faraxsan oo dhunakany
Asc wll waxa royo ku arkey xaskeyga oo mas madow iskubadashay oo hosta iga jirto mana kabaqen ayadana ima waxyeleen blz wll ifasir riyadas ajar allaha kasiyo
Wllo waxan ku riyooday laba caruur ah OO wiil iyo gabadh yar OO ila ciyara gabadha jari waa maariin
Asc wll waxaan kuriyoday anigoo biyo kudhexdhacaayo anigoo dabaasha aqoonin sona dabalanaayo kana badbaadayo isla waqtigaas markaan kasoo baxo kadib waxaan arkayaa gawar yar oo walashey dhashay oo biyihii ku dhacday aniganeh waa ordayaa biyahaa isku turayaa saan u badbaadiyo gawadhii aragtideda waan weynayaa wanaa dabalanayaa biyaha neh marka hore waa culeys biyo dhaqaaqaayo neh ma aha kadib waan u dhawaqayaa canugtii ayadaneh wey ii dhawaqesaa wana arkayaa ayadoo biyaha korkoda iska sabeyneyso biyaha wey ii fududanayaan wana dabalanayaa si quruxbadan wana soo badbadinayaaa isoo fasir plz shekhow asc
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
Walal please I fasir wahaan kuriyodey anigo caroor badmadina ya labo mar ayaa kuriyodey riyadasi please iiisheg
Asc wllo Ani la ima qabo waxan ku riyoday Ano wiil dhalay aad bana ugu faraxsana ilmhas yar
wilkas Si dhaqsi ayu kubartay is rogista hurdada xabadxabad io ges ges isku rogi karay
kadib ilmihi yara oo yanyuur cad waliba kan ninka shambay lo yaqano isku badalay wuna iga baxsaday dib uma arag aragtisa plz inbdn igu so noqnoqty riyadas iso fasir Wllo😢
Isku midaa nahay
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
Maanshaallah
Asc waxan kula wadagi raba riyo xage kala so xirira
Sallalhu caleyhi waslm ❤❤
اللهم صل وسلم على سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم
Wallkey wxaa ahay gabdh aan laqabin
Waxaa kuriyooday wiil yar anoo hasta oo dhabta ku haysta tankle wiilka ma foolxuma mana qurxna riyda dhexdeeda wxaa leyahy ilmha ma foolxuma lkn indho waaween buu leyhay bls isoo fasir
Abowe waxan ku riyooday aniga iyo labo wiil oo 8jir ah an gacanta hayo hadana aan ka cararaayo eey marka fasirkeeda wn waayey
Asc walalo wankusalamy wanku ku riyooda 2 jeer wiil yar oo qurux badaan oo an guriga agtisa ka helay ii fasiil
Riyada abtigay oo dhintay marhore ayaa riyo ku arkay aniga iyo gabdh uu dhaly oo ay iga leedhay lacgtii aan kuu dhiibay keen oo Ana aan sinayo oo uu ku farxay oo uu leeyahay ducadii way kugu dhacday
Maan shallh jasaa kala khayr
Waxaan ku riyoday anigoo wiil yar heysta oona qurux badn yhy wiilkaas hadan uur Baan leyhy riyada dhexdeeda Baan hoyadey ku leeyahy hooyo sowtaan uurka lahaa cunigaan goormaan dhalay ???? Bal ii fasira qofkii wax igu dhaamo
scw scw scw
Scw
❤❤❤❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo
Waxaan kuriyooday wiilkayga yar aabihii xadayo
Saakaan kuriyooday anoo tukanaaya oo wiilkan yaroo kale dusha iga fuulay markii danbe dhirbaaxo ku waabiyay waabu igu qoslay ana quruxdiisaan latacajabay kan yar buu leegaa
❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏
Scw❤scw
😍😍😍🙏🙏🙏
Scs
Scw