LAKI HAJI - NAF BAAN AHAY OFFICIAL VIDEO 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Ereyadii: Cabdixamiid Maxamed Cilmi
    Laxankii: Mubarak October
    Music: Mustafe Karama
    Vocal Rec: Goobe Video Production
    Camera & Editing: Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Pro

ความคิดเห็น • 696

  • @Ahmed76KM
    @Ahmed76KM 5 หลายเดือนก่อน +453

    Waxaan Halkan ka salaamaya QoFwalba oo jacaylka wax ka yaqaanay Hadana Qalbigiisa Lagu ciyaaray HadaNa bilaa jacayl ah sidayda oo kle 😢 Hadaad halkn soo gadhay like iyo subscreb sxp ❤❤❤

    • @SafioAbdulahi-g1q
      @SafioAbdulahi-g1q 5 หลายเดือนก่อน +7

      Mid qeer qabto wa helee aboowe don’t wory❤️

    • @IdilRashiid
      @IdilRashiid 5 หลายเดือนก่อน +6

      Axmedow wan kaa qadnahy bowe 😢

    • @HamdaMaxamed-vo8bi
      @HamdaMaxamed-vo8bi 5 หลายเดือนก่อน +4

      😢😢❤

    • @ayanahmed2292
      @ayanahmed2292 5 หลายเดือนก่อน +4

      Sorry wll qali 😢

    • @IkranHassan-kd4qk
      @IkranHassan-kd4qk 5 หลายเดือนก่อน +12

      Ahmed xanunkan daremay ilaahay unbaa ogahay shano xariir jcl baa iga burburay hadana bilaa xariir baa ahay adga camal ilahay qlbga ha uqabojiyay cid kasto qlbga laga dhawacay oo loga baxay balankii ama qf laga racay ina adero badal qeyr insha allh

  • @iqraali2371
    @iqraali2371 2 หลายเดือนก่อน +39

    Waa hees xanunkeda wadato qofwalpo xalad xun ku jiro ilalahay Haka saaro qofwalpo nolol fican ku jiro ilahay haubarakeyo

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 5 หลายเดือนก่อน +173

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤

    • @abdillahimuumin5701
      @abdillahimuumin5701 5 หลายเดือนก่อน +1

      KEEP GOING 😂

    • @Sundusmuxidin
      @Sundusmuxidin 4 หลายเดือนก่อน

      Wan ku so boqday pro

    • @Talizo9
      @Talizo9 3 หลายเดือนก่อน

      2023 bisha 7ma ahn malin aan ilabyo wlh😢 rbiyo mid qalbigyg mrkle dhawco ha itusin

  • @Geyre02
    @Geyre02 3 หลายเดือนก่อน +37

    Nabad Gelyo Dushooda ha ahaato Kuwa Qiimaha Jaceylka waxkayaqaan Balse aan Nasiibka Uyeelan in Lajeclaado❤

    • @salmas67
      @salmas67 หลายเดือนก่อน

      Ama ay iswaayeen qofkii ay isjeclaayeen🥹💔

  • @lakiwacayspodcast
    @lakiwacayspodcast 5 หลายเดือนก่อน +114

    Waa jiraa Jacayl ❤❤❤ ee inta aan xanuun jiyey iga raali ahaada 🙏🙏🙏

    • @TimmiSG256
      @TimmiSG256 5 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢

    • @masbalabdallah2800
      @masbalabdallah2800 5 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢😢

    • @farxiyocabdi3132
      @farxiyocabdi3132 4 หลายเดือนก่อน +1

      ❤😢

    • @hamdiahmed2237
      @hamdiahmed2237 4 หลายเดือนก่อน +3

      Raaliga jano abayo lkn xanuunka aad iga damaqisay waa mida qalbigeega ku dhax duugan mar walbo ayuu iga damaqada 😢😢😢

    • @mustafemohamed3666
      @mustafemohamed3666 4 หลายเดือนก่อน +4

      Faananada Kaliyeen Wlhi Si Niyo Ah U Jeclahay Heeseheeda Allaha Kudhawro MaaMo🎉❤

  • @Dhooley..
    @Dhooley.. 3 หลายเดือนก่อน +84

    Taeriiqda waa 29/6/2024 sacaduna wa 18:24 maqribnimo waxan rajeyna is badal dhanka qalbiga io qof wangsan oo i fahma i.a hadad iga danbeyso like isaar thanks..💔😭

    • @aaminaapdi5535
      @aaminaapdi5535 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mcny qalbiga alaha ku qabojiyo laga yabe qofki qimahada fahmi laha inu wali iman marka be strong🥹❤️

    • @kashkajr4425
      @kashkajr4425 3 หลายเดือนก่อน +1

      Be strong

    • @saalixanuur9541
      @saalixanuur9541 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waan hubaa 💯 i amin abyo qofkaaga saxda ah wiliba ku fahmi lahaa waa ku imanaya wiliba asiga oo wax walbo ku naqanayo kuna ilaawsiinayo waxi hore aadna dhahaysid nolashaan ma ii dhinayd marka inta malinta laga garayo doqonka qalbiga dhawacay yaaz jilic kaa arkin hana is dhihin asiga oo kale ma arkiysid farxada ii muuji way imanysaa malinta

    • @KhaledCarab
      @KhaledCarab 2 หลายเดือนก่อน +1

      Tariqda aan Hooyadey Mcn waayey😭

    • @worldnature755
      @worldnature755 2 หลายเดือนก่อน +1

      Weykanaa 😢

  • @Farxiachama
    @Farxiachama 28 วันที่ผ่านมา +6

    6/9/2024. 11:00 habeen sabti so galayso o jimce baxayo runti qalbi xanun ban dareemay iyo qofkan jeclahy inu san i jeedin ina fahmayn waxa rajaynay sandaka so socad isla bisha inay noloshyda waxa iska bedelan qofkan raban i fahmo 😢😢💔insha allha ❤wan so laban dona fariintan sanda ka dib insha allha ❤

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 24 วันที่ผ่านมา

      Alle khayr haka dhigo❤❤❤

  • @naimaumal6947
    @naimaumal6947 4 หลายเดือนก่อน +41

    Baf baan ahay dartaa farxadeedii deysay 😢
    31/ 5 /2024 free day
    Bishan bisheeda farxad ban rajaynayaa insha Allah🙏🏿☝️

    • @Nasr11Nur
      @Nasr11Nur 2 หลายเดือนก่อน

      Tolow hada side tahy wll😢

  • @sagalosman6873
    @sagalosman6873 3 หลายเดือนก่อน +59

    Waxaan salmaaya Gabdh walbo Jcylkeeda IYO NaxriisTeeda lagu Dan gaarayyyy Hadhowna Banana Looga Tagayyy Oohin Badan so Jeeed iyo qalbi Jab waxan rajynyaaa ano Mustqblka IYo nolshuba I qurux badanaataYy malin Un Inaan so Booqan dooono Heestaan 😢😭💔1/6/2024 Fri

    • @RidwanAbdirizack16
      @RidwanAbdirizack16 3 หลายเดือนก่อน +1

      In shallah abayo wax walba wey qurux badnan donan 😢❤️‍🩹

    • @ZagalFowsiAbshir
      @ZagalFowsiAbshir 3 หลายเดือนก่อน +1

      Gabar kasto sagal la dhaho jcylka wxay ka taqana❤

    • @FadmaAbdijamac
      @FadmaAbdijamac 3 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 3 หลายเดือนก่อน +2

      Saamir abayo o ku mashqul inad naftada horamariso wan so maray xaladan qofkan dunida kaa jecladay baa cidlo igaga tagay wan so oyaay in badan balse naftayda hora marshay o karti ban kaa qaday mantana wan heelay qofkan u so silcay o caguhu ii haystaa

    • @qaaliladan9889
      @qaaliladan9889 2 หลายเดือนก่อน +3

      Sagal qurux badaney abyo aniga xitaa xanunkaas waa so maray alxd nin asga aheen in uu duni dushiisa jogo marbaa modin jirin alxd hadane waxaan helay mid aan u ahay boqorod kiisaas an u noqday mante anaa meel walbo iska saro block meel uu iga so radinen malahan guul Ku rajaynaa ❤

  • @UmeymoHirzi
    @UmeymoHirzi 2 หลายเดือนก่อน +25

    Waxa halkn idinka salamya anigoo ah umeymo hirsi tarikhduna tahy 27/7/2024 sacaduna tahy 1:10am anigoo kusugan Liibiya sarafna sii ah xasuus goniya ay itahy dhibato somalia uga so tagy caawa hestan xasuus goniya igalisey walow an dhibato xaga iyo wiil isqbnay an ahaa xaas yacni an ilmo uhayn lkin u igu kalifey inn tahriibo hadan Allha iga dhigo tii sfarkeda ku guleysta oo walidked anfacda 😭😭😭 intey itren in kabadan taro hamigeyga allha irumeeyo adinkuna iso duceeya ❤

    • @FarxiyaCaagane
      @FarxiyaCaagane 2 หลายเดือนก่อน

      Insha allah abayo waad guuleysan doontaa ❤

    • @MumtazFarey-q3u
      @MumtazFarey-q3u 2 หลายเดือนก่อน

      Alle haku fududeyo safarka abyo dhibna alle kuma tuso insha allah abyo adigo hamigaga garay ban halkan kugu sugeyna xabiibti ❤😢

    • @Ikranalimoha
      @Ikranalimoha หลายเดือนก่อน

      Amiin wall mesha doonyso alha ku garsiyo😢

    • @FahiimaMohamed-wd2yo
      @FahiimaMohamed-wd2yo หลายเดือนก่อน

      Alla Haku nabdgeeyo abyo😢😢

    • @CaaishomohamedCaaishomohamed
      @CaaishomohamedCaaishomohamed หลายเดือนก่อน

      Manabad tagtey abayo

  • @hassanmahamedali5881
    @hassanmahamedali5881 5 หลายเดือนก่อน +49

    Dareenka jacaylku waa macaam
    Balse xanun waxaa waaye qofkaagi oo aad uxiisto maalin galinked aadna kamaarmin 😢😢😢 kaapa hasan apdi miss u
    Ilmaheyga hooyadood

    • @QalbiDhaya-ig3vn
      @QalbiDhaya-ig3vn 5 หลายเดือนก่อน +8

      Indhaheeygi farxadeydi aduunkeygi ilmaheeyga aabohood maan maxamad cali I miss you too 🫂🫀🥰gacaliye

    • @aaminotahlilwarsame-tt9ef
      @aaminotahlilwarsame-tt9ef 5 หลายเดือนก่อน +7

      ​@@QalbiDhaya-ig3vn intaa commenti aqrinaye kii iigu quruxbadan badnaaa🥺😭dadka dhan waa bukaan ilhey ha booga dhayo idinkana farxad ku nolada,😭😭🥺

    • @AzturanZacadApdirahman
      @AzturanZacadApdirahman 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@QalbiDhaya-ig3vnMasha Allah tabarak rabbi ha isku kiin daayo

    • @hassanmahamedali5881
      @hassanmahamedali5881 4 หลายเดือนก่อน

      @@aaminotahlilwarsame-tt9ef tnx wll

    • @hassanmahamedali5881
      @hassanmahamedali5881 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@QalbiDhaya-ig3vn ilmaheyga hooyadood janno

  • @Mohamedabdulkadir11
    @Mohamedabdulkadir11 หลายเดือนก่อน +9

    inta heestaan so raadisay filimkii Asad hagio ee Samia ahmed jileysay ONE LIKE

  • @RamlaAli-ti1bm
    @RamlaAli-ti1bm หลายเดือนก่อน +5

    Nolosha kaliya maa han jaceel iyo in qalbiga lagaa Dhaawaco waayaha nolosha iyo Daruufaha nolosha aa kadaran jaceel wlhi ilaaheeyow
    Dhalin yaro aa nahee hamigeyna noo Rumeey Adna Aamiin Dheh😭🤲

  • @AxlamCarale
    @AxlamCarale หลายเดือนก่อน +5

    Nafban ahay darta dabibka ubahan🌚Hees yaro itabatay intii ay xanujisay alle haw qalbi dhayo intii sidaydo kalena calalcalka iska jecel waan salamay🤗

  • @MohamedAli-yv9vt
    @MohamedAli-yv9vt 3 หลายเดือนก่อน +16

    Bal kawaran sanad gudahiis in ay isugu kaa darsamaan heartbreak dhimashada Walaashaa macaan iyo midi aabahaa Alx sanad aanan ilaawi doonin 2023😢

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 5 หลายเดือนก่อน +23

    Ereyada 100%
    Laxanka 100% .mubarak october waa legend cidi aqanta
    Music 100% .mustaf karama hesaha emotionalka wax kugaro lawayi .
    Codka 100% .laki waa legemad

  • @SuleekhaDaahir-wk2mo
    @SuleekhaDaahir-wk2mo 4 หลายเดือนก่อน +17

    Mar walbo is dhoho dhibki wad karedsaty farxd bilow hadneh wxba dib icelsho dhibka daremay iyo hbenda badan oyay inta laguma so kobi karoh quf walbo dhibaneh jecyl ilah murugta kaqado ane ilah qalbigyga haka saro qufan uqalmin ayan qalbigyga siyay😢😢🤲

  • @SamiiroCabdulaahi
    @SamiiroCabdulaahi 4 หลายเดือนก่อน +28

    Hadan ogan laha ina dhibkan Kala kulmayo sidan weyn qalbiga Kuma wada siyen walhi😢🥹😭💔🤦‍♀️

    • @NasraCabdullahi-u8t
      @NasraCabdullahi-u8t 4 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢😢

    • @DhuuxAhmed-i4u
      @DhuuxAhmed-i4u 4 หลายเดือนก่อน +1

      🥲🥲🥲🥲 sorry xppti dadkan aamino oo jeclaano baa dhawaca ugu weyn noo gaysta 😭😭😭

    • @SamiiroCabdulaahi
      @SamiiroCabdulaahi 4 หลายเดือนก่อน

      @@DhuuxAhmed-i4u Haa tas Ben ehen inte na so dhawestan be hadane na dhawacan🥺🥺

    • @InaAli-n8j
      @InaAli-n8j หลายเดือนก่อน

      Sorry

  • @Garaadyaya
    @Garaadyaya 2 หลายเดือนก่อน +15

    Qof walba oo heestan comentigeeda furaba taladan Si walaalnimo ah hayga qaato waayo arag bn ahay nolosha wax badan soo arkay Naftaada jeclow aduunka inta la saaran yahay jayalka dhabta ah waaka Meel ku qoro

    • @IdmanAllahi
      @IdmanAllahi 7 วันที่ผ่านมา

      Waan ka qaade Wll Naftan yar dhawac labad waan u dide🤐✌

  • @khadramahamed-qn2dq
    @khadramahamed-qn2dq 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka dareenka badan unbaa wax jecladaa bal ka waram qof raabiba dareen uu abuurin inaa jeclato . Allahow qalbiyada is fahmaya isku soo dhawe qof walba qof fahmaya sii . Allahow guur an murugo iyo furnin ka danbaynin dhamanteen inaa sii yaa raabi.waay nafba ahay darta cashaq dashaday 🥲

  • @Ummada21
    @Ummada21 3 หลายเดือนก่อน +16

    Ereyada Heesta,
    Nafbaan ahay dartaa caashaq daashaday
    Nafbaan ahay dartaa damqashada lurtoo
    Nafbaan ahay dartaa dookhu uu lugxiray
    Dookhu uu lugxiro gayaankeedii diiday.
    Nafbaan ahay dartaa dareen uu la liico
    Nafbaan ahay dartaa kuu daashayoo
    Nafbaan ahay dartaa qalbigeeda uu dagine.
    Nafbaan ahay doonistaada danteedii useegtoo Nafbaan ahay daneentaada ay daruus ka dhaxashoo
    Adi digashadaaduna damqineysa laabteeda
    Nafbaan ahay dartaa dadka ay xantaan
    Nafbaan ahay dartaa farxadeedi daysay
    Nafbaan ahay dartaa dabiibkaau baahan
    Dabiibkaa u baahan diktoorkeedii tahay
    Nafbaan ahay dartaa dalambaabiyeysa
    Nafbaan ahay dartaa damiir uu qasbayo
    Nafbaan ahay dartaa kaa daalineyn abid adige
    Nafbaan ahay doonistaada danteedii useegtoo Nafbaan ahay daneentaada ay daruus ka dhaxashoo
    Adi digashadaaduna damqineysa laabteeda
    Laki xaaji wacays waxay caawa gilgishay quluubta Mucaashiqiintii ay qiyaameen kuwii ay aamineen😢Nabadgalyo iyo naxariis korkooda ha ahaato kuwa yaqaan qiimaha jacaylku uu leeyahay ee hadana ka doorbiday kalinimada sababa la xariira qalbi jab soo gaaray❤

  • @FardousMahamoud-y6t
    @FardousMahamoud-y6t 2 หลายเดือนก่อน +8

    Waankuu xiisay CABDIKARIIM 😢❤

  • @osmanosoble6867
    @osmanosoble6867 3 หลายเดือนก่อน +6

    Laba kasta oo is jecel Alle ha u rumeyo riyadooda qof walba oo qalbiga ka jabayne Alle ha u booga dhayo hana siiyo wax ey ku ilowdo wixii ey weysay❤😢

  • @MaxamedAli-xh9ey
    @MaxamedAli-xh9ey 5 หลายเดือนก่อน +143

    Ku Salin Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ( Scw)❤

    • @Asmo-u8r
      @Asmo-u8r 5 หลายเดือนก่อน +8

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Ahmed76KM
      @Ahmed76KM 5 หลายเดือนก่อน +2

      Scw

    • @H_SassyKitchen24
      @H_SassyKitchen24 5 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw 🥰

    • @KhadraXuseen-tt5ii
      @KhadraXuseen-tt5ii 5 หลายเดือนก่อน +1

      Scw Scw Scw

    • @nasraabdiali2908
      @nasraabdiali2908 5 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @AbdirahmanJigre
    @AbdirahmanJigre 2 หลายเดือนก่อน +7

    Waxan. Halakan kasamalmayaa qof wayay qof ujeclaa siy daydah😢

  • @wariyejaceylow4273
    @wariyejaceylow4273 4 หลายเดือนก่อน +11

    Mararka qaar waxaa ku qabaneysa ha aaminin qof bini aadam waayo jaceyl uqaadee hadana ayada akteeda dheeldheel iyo maalaa yacni ka tahay adigana waad udhibaateynaa kaaas ma la dhihi karaa jaceyl waa su,aalee waa maya waayo qofkaan waad jeclaatay adiga lkn jaceylkaas maxaa uku badashay naxariis la,aan iyo waqti lumis waayo hadaanan jecleyn maxaa uku sheegi waaysay waa sababta aan unacay xariir oo dhan 💔💔💔💔💔💔💔💔hadaa ika dambeyso dhiirigalintaada waa ii muhiim

  • @MuntazHappy
    @MuntazHappy 2 หลายเดือนก่อน +4

    Naf baan ahay dartaa farxadeedii deysey 12:13 duhrnimo 2024/7/30 malin talaada insha allah bishan bisheeda allow farxad igu badal😢

  • @Soonioyaa
    @Soonioyaa 5 หลายเดือนก่อน +50

    2/2/2023 gurigaan taagnay 😢 wuxuu dumay maantoo ah 6da may 2024 waliba anoo diyaar u ah inaan siii ahaado xaas wnaagsan plse oo ii diiday aduunyo wax walba waa la arkaa allow calafka noo toosi❤😢

    • @haajaraicabdulahi8486
      @haajaraicabdulahi8486 5 หลายเดือนก่อน +2

      Is adkeyy abyoh😭😭😭

    • @NaimaAbshir-gz6lz
      @NaimaAbshir-gz6lz 5 หลายเดือนก่อน +1

      Kii aad ku ilaawi lahayd oo kugu haboonaa waad helaysaa mcnto😭😭

    • @PhalastiiN
      @PhalastiiN 5 หลายเดือนก่อน +2

      abayo Ina kula shegesto rabaa iso qaboh😭

    • @IkranHassan-kd4qk
      @IkranHassan-kd4qk 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry abayo ilahay badal qeyrkisa ha ku siiya aad ku degto insha alllh

    • @mohamedaminhaji8037
      @mohamedaminhaji8037 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry gal get going

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 หลายเดือนก่อน +1

    Haaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤guleyso laki xaji weey hadashe Mustaf ustad guleyso lajan bro❤❤❤barteeda ayaa ladhige heestaan cajiib

  • @AragzanMaxamuud-pv3ms
    @AragzanMaxamuud-pv3ms 5 หลายเดือนก่อน +18

    laki xaji hees wa dhaftay taan queen 😢❤

  • @Mohamed_JacayL
    @Mohamed_JacayL 3 หลายเดือนก่อน +9

    Hadaan ogaanlaHa inan dhibkan kala kulmaayo, sidan oo dhan qalbigayga kuuma wada siiyeen.
    Any way Noloshu kuma xumayso A.M.C.J. Azmadaydii Still luv you😢😢💔

    • @AbdifatahwYeL
      @AbdifatahwYeL หลายเดือนก่อน +1

      Sorry😢😢😢

  • @Hodanxaaji-su6ln
    @Hodanxaaji-su6ln 4 หลายเดือนก่อน +7

    Hestan waxan u hadyadeyay Xajigayga Nimcaan Maxmed Ila dhagayso Ppe 2024 /5 /8 may 😢🎉❤ nafbaan ban ahy Dabiibkaa u bahan Digtoorkeedi tahay

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 5 หลายเดือนก่อน +44

    Umada dhan waa wada bukan socod😥🥺

    • @CiiseKhaliilaxmed
      @CiiseKhaliilaxmed 4 หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi hestan wee itabaty wlhi😢

  • @FaisoBashka
    @FaisoBashka 4 หลายเดือนก่อน +14

    Wlhy heestaan waxay isoo gaadhay caawa ,jun ,6 2024 Anigoo Aad ba umadayso in lay qaaday oo aniga iga hadlyso 😢
    Maxa ka xanuun badan markii qof aada jecshahy kaa tago bilaa sabab waxan ogdy in qof kasta kuu Afka kaa oran karo wan ku jeclahay lkn ma yaqaano Erkgaas qiimihiis😢😢😢

    • @NewFadumo
      @NewFadumo 3 หลายเดือนก่อน

      Sorrry😢

    • @nimconalka4918
      @nimconalka4918 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry abaayo !!!😢

    • @liiasensio3047
      @liiasensio3047 2 หลายเดือนก่อน

      Adi. Cml ani ma heli😢 gabar adi cml dacad wllh ma arkin anuu mana helin

    • @FaizaBashka
      @FaizaBashka 20 วันที่ผ่านมา +1

      aniga xitaa qof daaca ah ma arg😢😊

  • @CanabMuqtar-pk2vj
    @CanabMuqtar-pk2vj 5 หลายเดือนก่อน +9

    Is jecladdah Oo dacad isku noqddah Ama Ano Kale Kalinimo ku nolladah💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭

    • @farahmahamoud4112
      @farahmahamoud4112 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waxablblwankusalamay
      🎉😢😢😢

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag7077 2 หลายเดือนก่อน +4

    Inta jawi jacayl dareentay like ❤❤

  • @AwoMustafe-d2f
    @AwoMustafe-d2f 5 หลายเดือนก่อน +18

    Qof kastaa hees ayaa quseesa anina waxad Moda in hestaan ay aniga iga hadlaysa. wax badan baa u sameyy saanan u waayin waxaan ahaa qof xoog ugu walan lkn ugu danbeen wuxuu noqday mid taga oon soo laban go'aana iga qatay ana hada waxan maraya marxalad anan qiyasi Karin waxad modaa ina nolosha soo nacay heer aan gadhay ina is dilo hadana ilahay ayaa xasuustay oo imankayga wali joga hada waxan Ku qasbanaday ina noloshayda aan nin kle u hibeeyo si aan adunkan mugdiga badan uga baxo balantii uu qaday wuu Ka baxay igu danbeen nin kle ayaa xaskisa noqonaya isagana naag kle ayuu xajigeda noqonaya balankii Io axdigii aan wada dhiganay AsaGaa bur buriyey ugu danbena waan is wayny 💔😪🥺 dadkii is jeclaa oo is ilashan jiray manta waa dad Kala maqan ilahay laba kastoo is jecel ha midoobiyo hooy dumarow iyo ragow dadka idin jecel balanka hadaad u qadan ha uga bixina ee u oofiya hadii kle waxay marayaan marxalada aan marayo 💔😔😓

    • @HAFSAABDUL-ue1gv
      @HAFSAABDUL-ue1gv 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry wll badal khayr qabo insha allh 😢

    • @ihsaanApdi-nw1dl
      @ihsaanApdi-nw1dl 4 หลายเดือนก่อน +1

      Qalii😢wlhi wn ku dareemy

    • @ihsaanApdi-nw1dl
      @ihsaanApdi-nw1dl 4 หลายเดือนก่อน

      Izoo qabo qali

    • @FaadumoahmedmxmdMxmd-ro5hh
      @FaadumoahmedmxmdMxmd-ro5hh 4 หลายเดือนก่อน

      Wuxuu iiahaa wax walba aan haysto xaaladahayga minute minute ula socodsiin jirey hada ma haysto cid aan ugu waramo sidan ugu warami jirey😢cid aan ku nafiso duruufaha adag kagaso dhuunto ma haysto😢xaalad waxan taagnhy horena aanan usoconkarin dibna aan unoqonkarin😢 allow qalbiyada noo qabooji😢

    • @ihsaanApdi-nw1dl
      @ihsaanApdi-nw1dl 4 หลายเดือนก่อน

      @@FaadumoahmedmxmdMxmd-ro5hh izoo qabo qali aan izku nafisan🥺

  • @cabdikariimdhabadqool4587
    @cabdikariimdhabadqool4587 5 หลายเดือนก่อน +26

    Ninkii lahaa maqaayaddaan WAQAL allaha u naxariisto ....one love somali ❤

    • @najaadmaxamuud8099
      @najaadmaxamuud8099 5 หลายเดือนก่อน

      Ninkaa lahaa waa nool yahy wll ee shaqale ayey ahaayen labadaa inan

    • @ZahroAhmed
      @ZahroAhmed 5 หลายเดือนก่อน

      Wwwww

    • @NimcoBashiir-rk7tn
      @NimcoBashiir-rk7tn 5 หลายเดือนก่อน

      mahdigi meshu wudhintay walakay mustafe iyo liban ilhy hani naxaristo wli geridadi qlbiga iga xanunay dibna ima bogsanayo wayo garabkayga ayad ahyd famaligayaga ilhy qulubta hano adkeyo amin amin

  • @Sacdiyohassanapdi
    @Sacdiyohassanapdi 4 หลายเดือนก่อน +6

    April/2/2024___2024 😢
    Waxu iga moday in doqon ahya 😢waxuu I moday in dareen lehan oo anan cida kale yelani karna xariir jeceyl 😭illahayow Ada abuuray waa Adonkaga Ana wan jeceladay calafkeyga dhiga oo sunadii Nabi Mohamett nagu kulmi🤲😢😭wan ku jclhya mahamed wan ku jecelani dono inta Nolosheydi ka dhiman adigan ku sug dono hadad so guursado xita marna kama rajo dhiga dono 😭

  • @YaminXasan
    @YaminXasan หลายเดือนก่อน +1

    Qalpiga ixnuunaya😭😭😭nilosha hami kaleeyhy Iso duceya Walalahy wiil iaqoona waan jeclaadey😭in alle igusimo iguso duceya allah can cahnge one second😭😭😭😭💔

  • @khadromuuse2156
    @khadromuuse2156 4 หลายเดือนก่อน +3

    Nafbaan ahy dartaa dadku ay xantaaan my jeexygii xaajigyga Isha allh mustaqbal wnagsana inoo rajcayn cadowgeenana ay ciiil la oooyaan❤

  • @brown__eyes
    @brown__eyes 5 หลายเดือนก่อน +19

    Nafban ahay qalbigeedu dagine😪💔04:25 habeenimo Waxan ka fakarya qof an dan iyo murada ka lehyna dhibkyga🥺💔Ilahayow qalbiga ii qabojii🤲🏾
    Naf ban ahya darta farxdeedi uu daysaya😭😣

    • @nimcohasan7081
      @nimcohasan7081 5 หลายเดือนก่อน +2

      Kula mid ayan Ahy wllo waaan dhawcanahay heebeen iyo malin wan fikrya Nolsha cidhiidh igi Noqaty lkin waaan ka bixanYe inshal

    • @nusaybasaee7369
      @nusaybasaee7369 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ha is Bahdilin walal qof aan Dan kaa lahyn maxaa naftaada ugu cadibysaa noloshu buuq maahe hore usoco 😢

    • @mustafepirlo9606
      @mustafepirlo9606 5 หลายเดือนก่อน

      ameeen

    • @PhalastiiN
      @PhalastiiN 5 หลายเดือนก่อน

      iska samir abayoh qalbiga illhey ha kaga reebo🥹🥹🥹

    • @ayanahmed2292
      @ayanahmed2292 5 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢

  • @hamdahamda941
    @hamdahamda941 4 หลายเดือนก่อน +4

    Nafbaan ahay dartaaa dadku ay xantaaan 😢nafbaan ahay dartaa farxadeedii daysay😭😭😭

  • @anisaaragsan8731
    @anisaaragsan8731 5 หลายเดือนก่อน +5

    Naf ba ahay dartaa ay ilmo ka qubato 😭🥹

  • @FaraxCabdicali-c6s
    @FaraxCabdicali-c6s 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nafban ahay darta dadku ay xantan 😢😢

  • @FatumoAbdirahman
    @FatumoAbdirahman 5 หลายเดือนก่อน +6

    Hestan qof walpoy ka hadlayso wa qof dhawacan sidaydo kle waan idin wada salamaya😢🙌

    • @Caliabdirahmaan
      @Caliabdirahmaan 4 หลายเดือนก่อน

      Waanka qaaday alle qalbi haku qaboojiyo wll

    • @Caziizacumar
      @Caziizacumar 4 หลายเดือนก่อน

      Wan Ka qadny wll 😢

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 5 หลายเดือนก่อน +5

    Laki xaaji oo calaacaleysa hada kahor ma arag mana maqal wwww codkii oohinta iyo qiirada kujira 😢😢

  • @axmedmaxamed6770
    @axmedmaxamed6770 2 หลายเดือนก่อน +2

    jaceeyl wa dareen😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NadiaJama-tw1gq
    @NadiaJama-tw1gq 5 หลายเดือนก่อน +5

    Naf ban ahay darta qalbigeda udagine😭💔

  • @ifrahabdikariimosman7213
    @ifrahabdikariimosman7213 2 หลายเดือนก่อน +3

    18/7/2024 1:40 habeenimo😥naf baan ahay dareen uula liico wlhi waa ku jeclahay mohamed ismail jimcaale🥺❤️🤴🏼🫶🏽

  • @shakibabdi6330
    @shakibabdi6330 หลายเดือนก่อน +3

    Filimki samiya ayan kaso radshay heestan 😢😢😢😢😢

  • @amiiraapdi9678
    @amiiraapdi9678 5 หลายเดือนก่อน +8

    Hospitalka laki haji wais miynu hadna galny nafban ahay darta😢😭😭

  • @farxiyoMahamed-vi9gl
    @farxiyoMahamed-vi9gl 5 หลายเดือนก่อน +4

    Marka isdhoho hada wad so kabatey maxad hees cusup oo iga hadlesa uso sartan somaliyeey 2sano aya kaso wereegtey wakhtiga la qiyamey ila hada xariir ma samen mana sameen dono wayo kalsooni way iga dhimatey calaf mahane cashaq wa is daynay 😢💔 rabiyow aduunka wad ujeda xanunka uu imariyay Akhiro ha igu darin aamin yaarabi 🤲ano 18jir ah baan ka quustey jcyl 😢😢😭

    • @sucdifunny7807
      @sucdifunny7807 5 หลายเดือนก่อน

      Sorry abaayo in badan Waka xumahay hada ila soo xariri karti ila soo hadal

    • @ihsaanApdi-nw1dl
      @ihsaanApdi-nw1dl 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@sucdifunny7807😢ila zoo hdl sister

    • @kashkajr4425
      @kashkajr4425 3 หลายเดือนก่อน

      Sorry Allah qalbiga kuqabojiyo

    • @AaminaAadan-do7rl
      @AaminaAadan-do7rl หลายเดือนก่อน

      Sorry abyo ha qusan waayo dadku isku mid maha
      Wad helysah qof wangasan 😢😢😢

  • @mohanadbile995
    @mohanadbile995 5 หลายเดือนก่อน +3

    Hees & badh ereyo +laxan+ codmacaan +jiliin best and ever

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah hees sidada ad u macaan mabruk LAKI ❤

  • @MACSARO_PRO1
    @MACSARO_PRO1 หลายเดือนก่อน +1

    26 august 2024 ii Haya Tariikhda insha allah wakhti Io malin tan manta ka khayr badan ayaan soo laaban doona hadu alle ka rali noqdo 🍂😊🍂 Hala ii hayo xsusta

    • @MACSARO_PRO1
      @MACSARO_PRO1 15 วันที่ผ่านมา

      10/ septemper / Isla sanadkiii 😊🙏
      naflaha mar unbuu nasiib u Curta_🍂🤸‍♂️

  • @Kiin67
    @Kiin67 5 หลายเดือนก่อน +3

    Alan yaa cisak laki haaji wacays geedba geed baa ka wayn ❤

  • @zalmaanahmed372
    @zalmaanahmed372 18 วันที่ผ่านมา +1

    Nabad galyo korkooda ha ahaato kuwa na jecladay shuruud la,aan hadana aan bahdilnay 16/9/2024 qoraya comment 6 bilood nolashayda ka mid ah nusqaanba igu timi wlhy xanuun qalbi jab xad dhaaf ah 29/4/2024 l will never forget you maalinta kla hadhnay qofkaan aduunka ugu jecla qalbiga ila hada ka gubanaya iduceeya inuu ale I ilawsiiyo wlhy ma seexdo habeenki oo dhan waa oyey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 หลายเดือนก่อน +4

    How's watching right now?😢😢

  • @aadanofficial4395
    @aadanofficial4395 2 หลายเดือนก่อน +1

    umada dhaN Qalbiga ayey Ka HadloyaN allAh idin dhip Dhaamo ❤😢

  • @BilanMoussaigeuh
    @BilanMoussaigeuh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mash Allah cod dahad lay❤

  • @IbnuDayib
    @IbnuDayib 2 หลายเดือนก่อน +2

    Tolow mala sheekeeya qisadeyda caawa!!!😢

  • @CabdulahiXasan-iq2cp
    @CabdulahiXasan-iq2cp 2 หลายเดือนก่อน +2

    6/6/2023 wakhti galab ah qofkii aad dunida ugu jeclayd uu ku macasalaameeyo adoo cid kasta haysta hadana aad dareemay xanuuun jidhka qalbiga maskaxda hurdo la,aan cunto la,aan qofkii aad garab ka rabtayna khalad uu isagu galay adi dusha kaa saraya alllh maxaan maalmo farxad leh soo arkay ax qof dareemi karaa dareemi kara💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭

  • @FarxiyoabdinasirFarxiyoabdinaa
    @FarxiyoabdinasirFarxiyoabdinaa 2 หลายเดือนก่อน +3

    29 July 2024 12:44 pm wlhi qlpigeyga siduu u ololaayo ilaahey baa og ilmada 1:30 mp aan bilaaway ilaa hada wn wadaa heestana ni bay iga hadleysaa
    Wlhi abwaanki qoray yaa i ag geeya hesan oo kle baan ka codsan lahaa
    Wxan is baranay 2021 March 12
    Hadana wxa la jogaa 2024 29 July
    Ila intaa wn jclaa balse maanta ayu iga raacay gabar facay ah wxan ahaa qof samir badan dulqad badan qurux badan hadal yari waligey wx dhibayo uma quurin umana quuro hada xitaa hadu iga tagay wxn jclhy farxadiisa ana wn iska samray dhibka igubaaya ah inan owlad u hayo ma jecleen inaan ani io isaga owladeena kakala fogaano balse way dhacday mxan sameyn karaa so inaan aqbalo maaha amarada ilahy ilahy baa ii qoran maanta xalka aan daremaayo wayo ani ma jeclen inu habena iga dhoxo wn ku iri gabdhad jeceshy guurso ana kuu fasax lkn hay cidleen wxad rabto guuurso 20 gabdhod guurso hadad rabto lkn qlpigeyga ilaali plz yaa maqlaya waye heestan 20 jeer kuso cesh ceshtay ilahow sanadkaan sanadkiisa xiligan markey tahy 😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @GARDAADIYE
    @GARDAADIYE 5 หลายเดือนก่อน +10

    Wlhi runti wa hees dareenkeeda wadata bal ka wrn qof dhan oo aad Wax kasta u deysay waxa kasta u quudhay waxay dooneysay siisay hadiyada ugu qalisan oo ah qalbi daacad ah ad u hibeysay hadana anay ku ogeyn arkayin xaladad ku jirto wlhi qalbi daacad ah wa la hela lknse qulub dacad ah oo ka mideysan jacayl mug iyo miisan leh badana lama helo allow sahal amuruha😢😢😢😢😢😢

    • @wardaxariir-rs1ui
      @wardaxariir-rs1ui 5 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭😭😭😭😭 taasan been ahayn

    • @GARDAADIYE
      @GARDAADIYE 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@wardaxariir-rs1ui gaaladu markay doonan wey maahmaahane waxa ka mid ah maahmaahdooda IF U CARE SOMEONE MORE THAN HE DESERVE, U WILL BE HURT MORE THAN U DESERVE taasina wa dhab warda

    • @haajaraicabdulahi8486
      @haajaraicabdulahi8486 5 หลายเดือนก่อน +1

      😭😭😭

    • @MunaCali-t6k
      @MunaCali-t6k 5 หลายเดือนก่อน +1

      Qofna qofkale muu jecladen daacadna umu noqden haduu modayo cadowgisa beri qlpi xanunka waa laga wada simanyhy ee allow wn daalne qof kasta qofki fahmi lahaa degdeg usiì🤲💔🖤😭

    • @BishaaroAbdi-bt1dh
      @BishaaroAbdi-bt1dh 4 หลายเดือนก่อน

      naf ban ahayn dartaa farxadeedii daysay 😢

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el 4 หลายเดือนก่อน +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭laki waxaad qastay qalbiyo jacayl la nolaa xusustana ku nola adunka

  • @BishaaroAbdi-bt1dh
    @BishaaroAbdi-bt1dh 18 วันที่ผ่านมา +1

    13/9/2024 waxan rajaynaya in ilaahy goaan kayga uu igu anfaco idinkuna iisoo duceeya in ilaahy badal khayr qaba uu isiiyo 😢

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq 8 วันที่ผ่านมา

      Allahow guur anay murugo iyo furnin ka danbayn ku sii qalbi adkarta akhriso iyo ducoyiinka waayo raabi ayaa wax walba ku sahli karaa marka gacmaha hoos dhigato😢

    • @BishaaroAbdi-bt1dh
      @BishaaroAbdi-bt1dh 8 วันที่ผ่านมา

      aamin wll adiguna sidoo kle

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd2028 5 หลายเดือนก่อน +2

    What a 🎵
    Allow inta qalbiga ka gubeeso quluubtooda daji😢

  • @Abdiqaadir-kaahin4820
    @Abdiqaadir-kaahin4820 5 หลายเดือนก่อน +10

    Pls ka fogaada kuwa aad agtooda ku dareentaan inaad lunteen, se aan idin dereemayn.😢

  • @ina_hajiali
    @ina_hajiali 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hees Dareen Leh

  • @XuurshowCDLLE
    @XuurshowCDLLE 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mubarak October Axyaaaa laxan 🎉

  • @Fatxi.H
    @Fatxi.H 5 หลายเดือนก่อน +14

    Naf baan ahay dartaa caashaq Dashaday Naf baan ahay dartaa damqashada lurtoo Naf baan ahay dartaa dooqu uu lugxiray gayaankedi diiday Naf baa ahay dartaa dareen u laliico Naf baan ahay dartaa ku daashayoo Naf baan ahay dartaa qalbigeeda uu daginee 🥺💔😢

  • @tazliin
    @tazliin 3 หลายเดือนก่อน +3

    Naf ban ahay dartaa cashaq dashadaay
    04/07/2024 time 1:04 waxan daremaya xanun xaga qalpiga ah isaga wan is jeclnhy lkn is fahan waa ba na dhex yalaa anago is rabna hadalka kala jarana anu waxan suga intu ilaso hadlayo ano jecl inu mar wali ikaso hadlo hadana ma awodo ina lahadlo mudo 4sano ah buu jacylkayagu saa un ku socdaa 😢❤

  • @Naimafidow58
    @Naimafidow58 4 หลายเดือนก่อน +2

    Naf baan ahay daraa cashaq daashaday
    Naf baan ahay dartaa dooqu uu lug xiro
    Naf baan ahay dartaa gayaankeedi diiday😢😢😢😢duniyeey 💔😭

  • @DhuuxAhmed-i4u
    @DhuuxAhmed-i4u 3 หลายเดือนก่อน +1

    Omg laki xaaji wacays aad io aad ban u tagera wyo heesta mutekeeda bay saarta ❤️❤️❤️😭

  • @CabdiQani-b2l
    @CabdiQani-b2l 3 หลายเดือนก่อน +1

    miney mohamett❤
    Nafbaan ahay dartaa cashaq daashaday Nafbaan ahay damqashada lurtoo
    Nafbaan ahay dartaa dookhu uu lug xiro😓😥

  • @MariyaAbdirizakcigal
    @MariyaAbdirizakcigal 5 หลายเดือนก่อน +4

    Hestan Anayba iga hadlin dooqu intuu ilug xiray ayaan gayankay Diiday😢😱❤️Ilahow isagan jecladaye sidan isku jecelnahay waridkeen hano taagero 🙏🫣

    • @theironlady6009
      @theironlady6009 5 หลายเดือนก่อน

      Anba iney iga hadleysan dareemya waxaana I horyaala kumanan kala Doorasha Allah baa laabaheena og😢

    • @FarxiyoHussein-j5k
      @FarxiyoHussein-j5k 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin😢

    • @MariyaAbdirizakcigal
      @MariyaAbdirizakcigal 5 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad😢sidan jecelnahay wax noqon❤️🤎

  • @mustafehassan3008
    @mustafehassan3008 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waaan kuu xusaY Qalbi😢❤

  • @IsseAweis-e6k
    @IsseAweis-e6k หลายเดือนก่อน

    Way iiga tagtey markaan waqti galiyey faceedana ka hormariyey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢axxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx

  • @najuuu-
    @najuuu- 3 หลายเดือนก่อน +10

    Waxaan salmaaya Nabad Gelyo Dushooda ha ahaato Kuwa Qiimaha
    Jaceylka waxkayaqaan Balse aan Nasiibka Uyeelan
    in Lajeclaado😩🙈

  • @shawaalmaxamud9183
    @shawaalmaxamud9183 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inkasto qalbigaygi dacada ku aha aad ku ciyaraty
    Hadanah wali qalbigayga muqdigi ku rebto la nol yahy
    2019❤-2024 💔

    • @jalwa3906
      @jalwa3906 3 หลายเดือนก่อน

      shan sano dhan maxaa iska eeganeeysen

    • @shawaalmaxamud9183
      @shawaalmaxamud9183 2 หลายเดือนก่อน

      @@jalwa3906 runti waxu ahed arin inta lagashegi karin balse Thnks

  • @willobouni7146
    @willobouni7146 5 หลายเดือนก่อน +6

    Siida isku astuur my sister

  • @raaxocabdiaxmedraaxo7289
    @raaxocabdiaxmedraaxo7289 5 หลายเดือนก่อน +5

    Waxaan hees wey dhaaftey💔

  • @hanuuzhppeh8923
    @hanuuzhppeh8923 หลายเดือนก่อน +2

    8 August 2024😢

  • @daganahmedabas3069
    @daganahmedabas3069 25 วันที่ผ่านมา +1

    September 1/2019 jcyl bilow ahaa lkn fashil ku dhamaday Alx hada waxan ku jiraaa kamayro wixiii ku sooo maray dareeenka jcylku waa xanuun badan yahy mar kuu Hal dhinac yahay😢💔

  • @zuuzaanamako4358
    @zuuzaanamako4358 7 วันที่ผ่านมา

    27/9/2024
    Nafbaan ahay dartaa farxadeyda deysey😭❤️‍🩹

  • @Najmamuxibo-lr4iy
    @Najmamuxibo-lr4iy 2 หลายเดือนก่อน +3

    11/7/2024 11kih habenimoh ayan hestan dhagayzanayay 💔😢nafban ahay darta farxadedih dayzeyyy hestan in aniga lay qaday umaleya jacaylku waa wax jira lkn dadku way qalad fahmeen ilahayow qofkazto qalpiga dhawac ka daremaya sidayda okale oo loga tagay mel cidla qalpiga uqabojih qofkaztoh nolozhena kabaxa sabab la aan ayuu ku baxy 🥹😪💔💔

    • @CaaishomohamedCaaishomohamed
      @CaaishomohamedCaaishomohamed หลายเดือนก่อน

      Abayo hadan arkey ano iska waregayo galbiga ale haku qabojiyo dawac waa laguna qaba

  • @fartunshukri6828
    @fartunshukri6828 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭naf baan ahy dartaa dadku ay xantaan😢

  • @Updilahei
    @Updilahei 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naf ban ahay dartaa cashaaq dashadaay
    16_11_2023 wakhti xusus ileh💔🥺

  • @Azma182
    @Azma182 2 หลายเดือนก่อน +1

    9/7/2024
    1:9 habeenimoh😢💔

  • @Fatimabintuyasiin
    @Fatimabintuyasiin 2 หลายเดือนก่อน +2

    Taariikhdu waa 31/7/2024 saacaduna 12:41 habeenimo 😢habeen arboco ah

  • @FAAD21
    @FAAD21 5 หลายเดือนก่อน +2

    Laki Xaaji Waceys xidigteena Boondhere Aaw Libaax❤

  • @WarsamaKalil-bw9kg
    @WarsamaKalil-bw9kg 2 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭 Ax Ax Ax walahi

  • @GuuledAhmed-y2h
    @GuuledAhmed-y2h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan Raba isbedel shaqsiyan ah❤😭

  • @KhadarDayib-x5d
    @KhadarDayib-x5d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Laki xaaji wacays ilaa anoo yar daawan jiray heesaheedu qalbigayga saamayn wayn ayay ku yeeshaan
    Heestaan qalbigayga 😢gashay kama xiiso dhacayo caawa waa jimce 26/72024 2:26 am
    wxn ahay wiil jecel nolol sado iyo sareedo leh inuu ku noolaado hami badana ka leh nolosha walina aan helin qof rasmiya oo qalbigiisa ilaashada hadaad akhriday qoraalkayga alleh hakuu rumeeyo hadafkaaga adna isoo dheh alleh hakuu rumeeyo hadafkaaga❤

  • @HodanfathiAbdi
    @HodanfathiAbdi 4 หลายเดือนก่อน +2

    Fananinta io abwanintu alle haka baqaan oo qalpiyadayada hanoo ilaliyaan bilaacalek 😢
    Nafban aheyd dartaa dadku ayxantaan nafbaan ahey dartaa dabiib u baahan😭🤕💔

  • @ikramahmed7959
    @ikramahmed7959 3 หลายเดือนก่อน +2

    naf baan ahay dartaa farxadeedi deysay 😥

  • @yousuf708
    @yousuf708 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waaay waay. Axyaaa. Qiiro. Kama daalo dhegaysigeeda💔💔💔

  • @KorneylShabeel
    @KorneylShabeel 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hees hees dhaaftay

  • @DeeqoHassan-pt2nx
    @DeeqoHassan-pt2nx หลายเดือนก่อน +1

    Nafbaa🎉❤😊