Farxiyo Kabayare oo karbaashtay Fanaaniin badan oo hada caan iska dhiga,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ส.ค. 2023
  • HUBAAL MEDIA GROUP

ความคิดเห็น • 77

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 หลายเดือนก่อน +13

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love Aan ku salino nabiga scw😢

  • @khadarabdirisaaq5182
    @khadarabdirisaaq5182 11 หลายเดือนก่อน +6

    Masha alaah walasheey farxiyo kabta xaaji fananaan aan lawadaa hysaan ❤

  • @CaishoCabdul-rq1tz
    @CaishoCabdul-rq1tz 11 หลายเดือนก่อน +9

    Hees dheg masifeyso illow naga madowbey allahuma amin

    • @DucaysanAli
      @DucaysanAli 11 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin yarabi

  • @daadirinho-we3lm
    @daadirinho-we3lm 11 หลายเดือนก่อน +14

    Waryaha sxb hees dhagaha laguma sifeesto ee kalamka alle ayaa lagu sifeyaaaaaa

    • @DucaysanAli
      @DucaysanAli 11 หลายเดือนก่อน +1

      Xaqiiiq wlhi yarabi na hanooni

    • @daadirinho-we3lm
      @daadirinho-we3lm 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@DucaysanAli Amiin yarabbi

  • @user-ch9zc6hs7s
    @user-ch9zc6hs7s 11 หลายเดือนก่อน +10

    Naaagtan Cod alle waa siiyay lkn Cod iyo Afmiishaarnimo isku darsatay Noolow kabta 😂😂😂😂

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 11 หลายเดือนก่อน +8

    Isla waynida iyo faankana yaree farxiyaay
    Qofkastoo wanaagsanba qof kasii wanaagsan baa jira. Fanaaniintii hore gaadhi maysaan heestii 50 sanadood ka hor ay qaadeen baa qalbiyada lagu dhaydaa

    • @hibohassan3817
      @hibohassan3817 11 หลายเดือนก่อน

      Ilahow nacafi 50 sano hees aheeed hadad wali u riyaqsan tahy

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 11 หลายเดือนก่อน +8

    Qoftaan runtaan Ku jeclahay ❤❤

  • @myksstudios25
    @myksstudios25 11 หลายเดือนก่อน +5

    Farhiyo abayo I will marry you just because of your voice 🥰💯👏Masha Allah 🙏

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 8 หลายเดือนก่อน

      Codkee?

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 11 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshalah ❤️ cod halaasiya geesiyad aan gaban

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 11 หลายเดือนก่อน +3

    Maxaa kamacnaa hadii ay show gaaga soogaleen, qofba meel ayuu kabilaabaa. Adogaba markaa Boston qaxootiga ku ahayd majirin miyaa.

  • @hassanmaden-yd7ks
    @hassanmaden-yd7ks 11 หลายเดือนก่อน +3

    Fanoooow. Xaal qaado🤔🇬🇧

  • @nadifabarqadle554
    @nadifabarqadle554 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah farxiya waxan ku jeclåhey gesinimada

  • @HawaMoussa-px2cn
    @HawaMoussa-px2cn 9 หลายเดือนก่อน

    laf Dhabar Kabayare Viva,,

  • @sumeyyamukhtar
    @sumeyyamukhtar 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allqh❤walashey

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 11 หลายเดือนก่อน

    Maanshaallah
    It's always fantastic 👏 to hear your beautiful voice.

  • @nimcodaganfaarah5577
    @nimcodaganfaarah5577 10 หลายเดือนก่อน

    Wllhi cod baa kujiro Farhia

  • @haidaroali8201
    @haidaroali8201 11 หลายเดือนก่อน

    Masha’Allah beautiful voice ❤❤❤

  • @canabwarfa1966
    @canabwarfa1966 11 หลายเดือนก่อน +4

    Fanaanad baa tahay lakiin halagu faaniyee hays faanin waa laga fiican yahay

  • @nasteexacadey9395
    @nasteexacadey9395 11 หลายเดือนก่อน +4

    KABTA XAJI IS NOT EASY🎉❤

  • @crahmanabdisalan2141
    @crahmanabdisalan2141 11 หลายเดือนก่อน +5

    Kkkkkkk famaanaw xaal qaado cod baa ceeboobay markaa farxiya fanaan sheegato codkaana leedahay

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 11 หลายเดือนก่อน +2

    kabta haji waa wataa runtaa ku jeclahay noolaaw aabaay

  • @naimahuseinmohamed7465
    @naimahuseinmohamed7465 11 หลายเดือนก่อน +4

    Farxiya qurux❤

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 11 หลายเดือนก่อน

    Naag jirta o farida

  • @suban974
    @suban974 11 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkkk booto aniga codkeda maba jecli qoftan kuwa badiyo eriyasha uheeso lewaye

  • @iqramaxamuud6758
    @iqramaxamuud6758 9 หลายเดือนก่อน

    Waaaw naag isku kalsoon KABATA XAAJI ❤❤❤

  • @abdiyussuf5946
    @abdiyussuf5946 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wan jeclahy farhiyo

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ma moodaa inay space shuttle-kii kicisoo mars ka soo heestay kabayare dad shacaba kulahaa

  • @faraxhassan2297
    @faraxhassan2297 11 หลายเดือนก่อน +2

    Walhi waan jecelahay gabdhan

  • @farxiya90
    @farxiya90 11 หลายเดือนก่อน +4

    Waligaaa qof lama liido intaad adi isxayeysi isleedahay

  • @soureremohamed2159
    @soureremohamed2159 11 หลายเดือนก่อน +2

    Fariid huno farxia nolow

  • @iqrahassanmohamoud6461
    @iqrahassanmohamoud6461 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wawo dheman xamdi mahan

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 11 หลายเดือนก่อน +1

    Alla edeb daranaa

  • @user-ch6xz4sb4d
    @user-ch6xz4sb4d 11 หลายเดือนก่อน

    Cod iyo Qurux ❤

  • @ShamsoAli-wo5pq
    @ShamsoAli-wo5pq 10 หลายเดือนก่อน +1

    Kobayaree faan ayey nafta iigaqaaday😂😂😂

  • @sirsamale546
    @sirsamale546 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maqaaxidaada iskalaaji keen iyo nimcaan hilaac

  • @yahye480
    @yahye480 6 หลายเดือนก่อน +1

    sheekhaw faan wynaa naagtu ma mjba😂

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 10 หลายเดือนก่อน

    STRONG WOMAN ❤

  • @batmaashhassan756
    @batmaashhassan756 10 หลายเดือนก่อน

    Qof Abdallah Yussuf Hanuniye adher uahay inaad waxkashegtan waqalad. Legend wayee Farxiyo qurux wantagera qalad iyo saxba 😂

  • @dahransalaad1153
    @dahransalaad1153 11 หลายเดือนก่อน +2

    Please abdiAziiz iskalaji noso qawo wareysi insha allah

  • @muqtaarxersi9702
    @muqtaarxersi9702 11 หลายเดือนก่อน +2

    Tik toka inta kuso aragtay like

  • @ahmedmahamed9676
    @ahmedmahamed9676 11 หลายเดือนก่อน +1

    Tan waa walatay caanimo wahesataye nagadaye hee

  • @abdallasalat3171
    @abdallasalat3171 11 หลายเดือนก่อน +3

    Kabta Haji waa CR7 ka fanka somalida 🎉

  • @Moryanka01
    @Moryanka01 11 หลายเดือนก่อน +2

    6:32 Ar Ha Iloobin 🎉

  • @khaliifcali6693
    @khaliifcali6693 10 หลายเดือนก่อน

    🥰

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse 11 หลายเดือนก่อน +6

    Faan badana bahashaan 😅

  • @user-mc9ou4pt7s
    @user-mc9ou4pt7s 11 หลายเดือนก่อน +1

    fanaanint iska dulqat
    quftan runteda aya badan

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 11 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhan dadka codkeyga ku dhexjogah tiri wax qeyr leh ma shegto heso iyo qudhun wadah hadad saaa ku dhimatey cadabta kadhex qeylin sida hada hesaha ugu qeyliso camal

  • @Xo01w
    @Xo01w 11 หลายเดือนก่อน +1

    Isaantan yaa iga qsb walan

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 10 หลายเดือนก่อน

    Farxiyo dhibka dhaaf inbaay

  • @LibanAbdoulkader
    @LibanAbdoulkader 11 หลายเดือนก่อน

    Farxiya kabayare farxad ku codkaguna ha jiiro hana joogo..❤ 6:08

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 11 หลายเดือนก่อน +3

    År nagtan faan badana codkeyga artona uma bahna kutiri wa år hooyaded aragtay sidey u cido må a mac ama orgay cared qoyan indha adaga faan rer badiyo nimo gadal kagar ayey isku darsatay soomaliyey meyla aragten waa yab iyo amakak må waxey is moday qadra dahir cige ama sahra axmad 🤣🤣

  • @user-mc9ou4pt7s
    @user-mc9ou4pt7s 11 หลายเดือนก่อน +1

    sarbeb caadi ah wye

  • @ikranahmed2237
    @ikranahmed2237 11 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi1902 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤🫶👌👏🇸🇴👸🤲🤲boqorada❤soomaaliyeet❤jir❤oo❤jog❤

  • @xabsoMaxamed
    @xabsoMaxamed 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dubarka markey afartan galan Dada wey nacaan kabayare daris eheen 2008 kii waxey jirtay 23sano 1985 eydhalatay gabadheda waxey dhashay lagu inkiray 2001 bilawgeda hada waa 23 hadana ciyaal iskuqabtaa farxiyo 😂😂

  • @user-mc9ou4pt7s
    @user-mc9ou4pt7s 11 หลายเดือนก่อน +1

    kkkkkkkk

  • @fartounaden6766
    @fartounaden6766 11 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂😂😂 macbudkow

  • @fardusawil565
    @fardusawil565 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkk aduunyo ay kabayaroo sida fardaha u cida codbn leeyahay kute tolow maanay isdhegaysayn sawtul raxma iyo khadra sinimo Miyaanay arag

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa libaaxad

  • @mahamudjamamahamud
    @mahamudjamamahamud 2 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa fanaan isku sheegani

  • @daadirinho-we3lm
    @daadirinho-we3lm 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ani waxaan la yaabay farxiyo kabayare hadal Walbo ay shegeso maxey ugu dartaa ma anaa Adiga ka ween naag ween oo da ah iney tahay waa iska cadahay si Walbo ay isku yareeso

    • @rakia143
      @rakia143 11 หลายเดือนก่อน

      40 bey jirtaa Ana qaraabo ogna waqti dhalaty ma inkirsana waana runteed dad waaweyn oo 35 + jira dhahaayo anoo yar mudawan jiry

    • @abdishakuurraage
      @abdishakuurraage 10 หลายเดือนก่อน

      Cod maxaa utaqana 😂😂😊

  • @hashinimcoali-fw5uw
    @hashinimcoali-fw5uw 11 หลายเดือนก่อน +3

    Maxa ka khaldn warysigan ad kolba 8 daqiiqo so galinysa waxy musasal miyad ka dhigtyba 😂😂😂

  • @adamsufi1338
    @adamsufi1338 11 หลายเดือนก่อน

    Wililigwililigwililig

  • @arroussa
    @arroussa 10 หลายเดือนก่อน

    💣🤣

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 Gabadhan miyey heesaysaa mise waa ooyeysaa orgi ari kudhex jira oo qalaadaya baad moodaa. Allow namooti .

  • @hassangantal4231
    @hassangantal4231 11 หลายเดือนก่อน

    Bojada daf nayaa