Farxiyo Kabayare Wareysi Xiiso Leh Qeybtii 2-aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Farxiyo Kabayare Wareysi Xiiso Leh Qeybtii 2-aad

ความคิดเห็น • 807

  • @kaafimillano
    @kaafimillano 3 ปีที่แล้ว +88

    Kabta xaaji alle haka dhigo tii is asturta shareecada diinta islaamkana ku faanta insha Allah
    Hadaad igu raacsantay like dhac kusiiya please

  • @suheraabdi2151
    @suheraabdi2151 3 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah abaayo farxiyo gar iyo gardarobo waan ku wataa kkkkkkkk

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 3 ปีที่แล้ว +61

    Wlh runteeda somalida qaarbaa runta rabin✌️

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +4

      Wll qali igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fiidowmrk haye

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kuu saaray

    • @samoneymaker1
      @samoneymaker1 3 ปีที่แล้ว

      99%I swear😂

    • @kingmuhaaz9730
      @kingmuhaaz9730 3 ปีที่แล้ว

      Errfetedrrr@@deeqaluul6155

  • @zamiitaaxaseyn2978
    @zamiitaaxaseyn2978 3 ปีที่แล้ว +13

    Ree burco waa nasab wallahi waligeey matagin lkn s.mediaha kala socdaa waxeey iila muuqdaan dad go,aankoodu cad yahay oo hadana wax qabad iyo wadaniyad leh m.allah allaha xafido dhamaantood anoon kala reebin ummada soomaaliyed ree burco waa idin wataa from muqdisho ciyaalki xamar lee waaye ♥️♥️🙏

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 3 ปีที่แล้ว

      Somaliland goboladeeda kala qaad ma leh isku qaad mooyee

    • @zamiitaaxaseyn2978
      @zamiitaaxaseyn2978 3 ปีที่แล้ว

      @@xaajimasaleh8837 inti aan ka helo ayaan taageraya qasab maaha ayaga dhan inaan wada qaato

  • @abdullahiomar5385
    @abdullahiomar5385 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax farhiya kabayare waay fudutahs waay dagaalantaa waa crazy farhiya kabayare waxaay tiray waawalanahay crazy Baan ahay hildhibaan somalia madoonaayo ayeetiray farhiya kabayare I'm crazy person

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah farxiya fariid mashaa Allah waad iska dhicisay wariyaha isaguna waa nin sharafleh rijaal waraysi hufan mashaa Allah

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 3 ปีที่แล้ว +43

    ILAAHAYOOW KUU KAS XAJKA ADIGA IYO ANIGA IYO INTII AAN BAYTKA ALLE TAGINBA ALAHA NOO KASO .

  • @qayovictaa390
    @qayovictaa390 3 ปีที่แล้ว +35

    Dhukuro ku wata sax iyo khaladba from burao 👏

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi kabayare waa aamisanahay wixii hada ka dambeeya waa qof qalbigeedu furanyahay Allah daaye waxad u qalantaa hormuudka somali kabayareey ❤️❤️❤️❤️ keep going boqortooyo

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 ปีที่แล้ว +5

    anu kabayare waan wata gar iyo gardaraba waayo waa naag nool oo karti leh✌✌✌✌✌❤❤❤❤

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa gabar cod kar ah habo allaha ku xifdiyo cabdixafiid waa nin sharaf leh oo qiimeeya dadka uu waraysanayo 😍😍😍😍

  • @Newgeneration12009
    @Newgeneration12009 3 ปีที่แล้ว +2

    wlhi ben mahan qofka runta badan lama jeclo aniga waxan ahay dadka noca ah

  • @fatimafariido6527
    @fatimafariido6527 3 ปีที่แล้ว +6

    Farxiya dheeman waa run bdn tahay
    Anigu waxaan kamid ah wllshay farhia
    Waannadeeda madaxa saarta👏
    wanoo dirirtaa runtii uma dalmar
    Mahadsanid my sister we love kabta xaaji

  • @abdirahmankoronto1628
    @abdirahmankoronto1628 3 ปีที่แล้ว +5

    Farxiyo uma baahno wareysi balse wàano iyo latalin bey u baahantahay .
    Allaha na hanuunsho

  • @khadarmohamed9212
    @khadarmohamed9212 3 ปีที่แล้ว +59

    Ilahay walaasheen ha soo hadeeyo farxiyo kabayare

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll qali igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali

    • @hanadgigis9434
      @hanadgigis9434 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin insha Allah

  • @armaanlucky7815
    @armaanlucky7815 3 ปีที่แล้ว +10

    Kabta xaaji bllhi waa naag adag ani waa wataa qoftan😍🙏

  • @saaqahassan4304
    @saaqahassan4304 3 ปีที่แล้ว +80

    Farhiya waa fariid geesiyad ah maasha Allh 😁

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll qali igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali

    • @gabaragoonah3618
      @gabaragoonah3618 3 ปีที่แล้ว

      SUBsCRiBE noo saara si diinteena aan uhormari jazaakallaah🖐🖐🖐🖐

  • @gacalo6709
    @gacalo6709 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah fanaanadeena qiimaha badan dadkeena iyo dalkeedaba jecel farhia kabayare aduunka caadimaad iyo farxad hore u soco abdihafid Salaan sharaf walaalkey qali waa ifrah

  • @iqracusman8911
    @iqracusman8911 3 ปีที่แล้ว

    Wan salameynaa wllshen farxiyo kabayare

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 3 ปีที่แล้ว +54

    Aniga waxaa layaabay dadka dadka aflagaadeeya bisinka xushooda farxiya allaha ayaa abuurtay isaga ayaana laxisabtamaaya lkn raga qaar Af xumo allaha soohanuuniyo🤲

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 ปีที่แล้ว +5

      Deeqo cadey Waxa ay la caytamayaan waa xaasinimo iyo quudhi waa

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Fowzia69 wl subscribe isar

    • @deeqaluul6155
      @deeqaluul6155 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Fowzia69 haa waan layaabay gabar maxaa lagaceynaa

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqaluul6155 raggii soomaalida ahaa waxaa lagu Arjan dhaqamadaan xun xun iyo cay hablahooda iyo kufsi aan ahayn dhaqankii soomaalida iyo kuu Islamka laakiin wax ujoojinaaya ayaa ayaaanba jirin walaalo .gabadhaan waa fanaanad waxay jeceshahayna way samayn uma joojinayso danbigeeda iyagaa qaaday,sababtoo ah waxayba shaqo ka dhigteen cay iyo wax alle raali ka ahayn.

    • @btshaterunknownsaesang2109
      @btshaterunknownsaesang2109 3 ปีที่แล้ว

      Deeqa luul 🤔🤣

  • @sharmaarkecalicabdi5613
    @sharmaarkecalicabdi5613 3 ปีที่แล้ว +6

    Farxiya Kabayare Hanti Qaran weeye Sharaf Noolow weligaa🙏🙏🙏

  • @ilyezsalah6158
    @ilyezsalah6158 3 ปีที่แล้ว

    Qoor dheer bay dhigaysaa kebta ilahey haku soo hadeeyo..

  • @canaabxusseen2159
    @canaabxusseen2159 3 ปีที่แล้ว

    Rageedii noolow walaashay farxiya kabayare ilxuni kuma argto amiin

  • @faisabeeldeeqshuriye7906
    @faisabeeldeeqshuriye7906 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashalah caqligada Alaha kuu deeyo balse Alaha ku abuurtey ka xishoo ugu yaraan madaxa astura

  • @mariaabdinuur8479
    @mariaabdinuur8479 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh kakugeeyo farxo niyadada allh hakuqado

  • @haniadan1813
    @haniadan1813 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Walaalsheey Qali Always Stand Up For Ur Rights Love U Ina Hooyo Mcn Naag Noloow Waaye Ilxuun Kuma Aragto Ya Rabi

  • @ciiltireofficialchenal6306
    @ciiltireofficialchenal6306 3 ปีที่แล้ว +2

    Horta Farxiya kabayare waa Qof qalbi nadiifa LeH oo dacada run sheeg badan oo KaRTi badan lakiinse waxba waxa dilaya dhanka qofnimo ayaa aad uliita dhaqan liita ayanay dhalinta somalida uhorseeda allah haku xafido

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 3 ปีที่แล้ว +116

    Qoftaan wllhi hadii madax nimo loo doorto Somalia 5beri bey toosi lahayd 😂😂😂😂😂😂

  • @guleitsaad9024
    @guleitsaad9024 3 ปีที่แล้ว +2

    Runta ayey ka zhegtay farhia kabayare guul & gobonimo from Hargeisa Somaliland

  • @leyliinainacali6233
    @leyliinainacali6233 3 ปีที่แล้ว +3

    Farxiyo dhemaney runta ayaan kugu jeclahay fankana allaha kaaga sohadyeeyo amiin

  • @maidahussein4068
    @maidahussein4068 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk walahi farxiya kabayare wan jeclahay Waa daacad iyo runleey ❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹👑👑👑👑🌸🌸🌸🌸

  • @NeverthelessJJ
    @NeverthelessJJ 3 ปีที่แล้ว

    Smart woman wlhi waay ku fahmtey caaqli xumadisa marko waaqoye iyo hargeysa isku dayey inu ku diro

  • @bashirabdulle7625
    @bashirabdulle7625 3 ปีที่แล้ว +10

    Ascww
    Farxiya kabayare
    Waa gabar fiican oo istarayd ah
    Oo hadal cad

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 3 ปีที่แล้ว +47

    Dhukuro diamond yaa youtube noogu furaa shaactiro aanka dhargi lahayn 🤣🤣🤣🤣 marka la hadlaayo madaxa sida loo leexleexinaayo leeba kuhaystaa 👌👌👌🤣🤣🤣

  • @mohamedilkacase4191
    @mohamedilkacase4191 3 ปีที่แล้ว +7

    Farhiya diomond wllhi wanta gar iyo garadaba waa geesiyada❤

  • @misakm4415
    @misakm4415 3 ปีที่แล้ว

    naa naa garan maaye iga dabagee
    dadkii horaan ahay libaax anaa kula mida waraysigaan intaasaan kala dhacay Abdihafiid wariye waaya araga

  • @ifrahmuhidin4346
    @ifrahmuhidin4346 3 ปีที่แล้ว +11

    Naana kabta haji umadeena mahan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hodmandiriye29
    @hodmandiriye29 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha.allaah farxiya fariid afka iyo isha bini.aadamka allaha ka haayo ❤️🌹💋❤️

  • @fatimahussein8185
    @fatimahussein8185 3 ปีที่แล้ว +1

    geesiyad gabarlamid ah majiro masha alaah cadowga elaahey haka qabto

  • @fuadjamac1598
    @fuadjamac1598 3 ปีที่แล้ว +7

    Abdihafid Diintaadu Iyoi Iimaankaagu Wuu Sii Nusqaamayaa markaad naag Aan asturnayn Oo waliba Wax Fusuq ah Ku Shaqaysata aad In Soo Hor Fadhiisiso Oo aan Waliba Asturnayn Allaha ku Soo Hanuuniyo Sidan Kuguma Ogayn

  • @zahrasiman5369
    @zahrasiman5369 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah wa cudkar karti leh

  • @salwaomar9021
    @salwaomar9021 3 ปีที่แล้ว

    Farxiya codkar nimo iyo aqli badnaanta layskama dhigee waaloo dhashaa adna wad u dhalatayoo allah swt ayaa haybad kuu siiyey mansha allah illaahay heestahana hakaa madoobeeyo aamiin

  • @se1059
    @se1059 3 ปีที่แล้ว

    Farxiya waa fariid waan isku darsaday Bay tidhi dhukuro dheeman bravo👏 👏 👏 👏

  • @ahmedhaybe1519
    @ahmedhaybe1519 3 ปีที่แล้ว +7

    Nana somali oo dhan noloshada ayaba u badan Nana wan Ka Haya Ina Farxiya Dheman

  • @Fahmi_Heego
    @Fahmi_Heego 3 ปีที่แล้ว +11

    Horumar Wacan

  • @rihabruuhi5728
    @rihabruuhi5728 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga faxiyo waxaan odhan lahaa madax iney unoqoto gayiga soomaalida ❤❤❤ farxiya fariid

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +12

    Waa cad nool, oo qalbi furan. Xafidaka Allah

  • @sadoabdi2256
    @sadoabdi2256 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah fadxiya kabayare horay usoco masha Allah you are so beautiful

  • @zamzammohamed2896
    @zamzammohamed2896 3 ปีที่แล้ว +12

    Qoftan Gacana u taagay dhukuro love u❤💕

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 3 ปีที่แล้ว +5

    Farxiya HEES ma dhagaysto lakiin hadalkaga wuu cadcad aa Allah waxan kaga baryayaa inaad is xijaabto quruxda hadii aad daboosho xitaa way muqan

  • @daameydaamey5015
    @daameydaamey5015 3 ปีที่แล้ว +1

    Iidle iyo farxiya waxay kasiman yihiin runaa sheegaa

  • @hibaqali9583
    @hibaqali9583 3 ปีที่แล้ว +22

    Walee wariye manoqon kareen saa qosol baa idardaree gabadha haladaayo Fariid waayee

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll qali igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      @@fiidowmrk anaa kuusare hore usoco wll

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi4916 3 ปีที่แล้ว +1

    Love farxiya boqorada dumarka ❤️❤️🙏🏽

  • @marianabdulrahman3835
    @marianabdulrahman3835 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo xijaabka allaha kugu duwo yaarabi kudadaal gabar adadag baatahay

  • @yusufabdi3345
    @yusufabdi3345 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdihafid adooo raaliya.iidle Yare soo casuum.ninkaasu.waa taarikh.socota.

  • @fariixa276
    @fariixa276 3 ปีที่แล้ว

    Adeer iisheergarey sian horomar ugaro

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 3 ปีที่แล้ว

    Alla farxiyo Kabayare run badanaa aniguna lamidaa ahay wlhi maalin iiga farxad badan masoo marin noloshayda maalinta imid America xitaa waa soomay saan ilaahay ugu mahadceliyo riyadeyda iirumowdey alxamdulilaah ilaahow nagu Amaanso United States 🇺🇸

  • @haniabdi1363
    @haniabdi1363 3 ปีที่แล้ว

    Ana kugu racsan abdixafid rer burco waa goob masha Allah Tabarakallah meshe kajiran qof nol aya kajira masha Allah Tabarakallah rer burco

  • @baariyeya6693
    @baariyeya6693 3 ปีที่แล้ว +14

    Dhukuro dheman waa kula socda sistarey 🤗

  • @mohanuur3120
    @mohanuur3120 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa qof muhiima kabayare,allow kuxafid waan ku aaminsanahay.

  • @xassannuur9412
    @xassannuur9412 3 ปีที่แล้ว +16

    Jinika ku badan wa leysku turyeyna ku laha allow alle dhukuro dheyman wan ku wadana🤣😍😍💚

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว +1

      Burco culimadaa ku badan fan iyo heeso lagama ogola raganimaataal marka way ogtahay kkkkkk waxba umay dhimin gabadhu

    • @hamzaabdi7988
      @hamzaabdi7988 3 ปีที่แล้ว +1

      @@qaaliyusra7541 mashaallh waa mel fican

  • @MohamedIbrahim-re4kx
    @MohamedIbrahim-re4kx 3 ปีที่แล้ว

    Warunated qofa kasato quraba imanayo marakasa ugu faraxad badan

  • @nicmatullah439
    @nicmatullah439 3 ปีที่แล้ว +26

    Sharci loso saaro kulahaa war sharci Allah iyo rasuulkiisa ayaa wa hore 1400 sano ka hor usoo saaray looma baahno sharci laso saaro 2020

  • @rijaalyare4609
    @rijaalyare4609 3 ปีที่แล้ว +18

    Naanaa qosol Iguma Harin 😂

  • @zahraomar1385
    @zahraomar1385 3 ปีที่แล้ว +1

    Haj mabruug farxiya wakujeclahay ilahdartiisa🤩🤩🤩🤩🤩🤩💋

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 3 ปีที่แล้ว +67

    Aftahan hadaad maqasho waa farxiya kabayare umaba fakarayso hadalkay odhanayso afkuu ka saar saaranyahay by the way im from burco magaaladaad ku tufaysid 😂😂👍🏼

    • @najmoabdihashi3537
      @najmoabdihashi3537 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhh zhpy ma runbaa wx farxiya shegeyso mesha mala istuuryeeyaa oo jiniyo miyaa jogo😂😂

    • @ifrahali1279
      @ifrahali1279 3 ปีที่แล้ว +1

      ]]]p

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll qali igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali

    • @nastainashuqul6577
      @nastainashuqul6577 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah uraaci wll

  • @zeinebhassan1736
    @zeinebhassan1736 3 ปีที่แล้ว

    Thank you farxiya kabayare ruuntaa lagu janatagaa

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 3 ปีที่แล้ว +3

    Farxiya kaba yare ❣❣❣❣❣❣hadal keeda caajis malaha

  • @kaamilodhorre
    @kaamilodhorre 3 ปีที่แล้ว

    Kufsiga waa in hooyo walba walba ilmaheeda ilaalsataa, oo dugsiga quraanka macalimad dumar ah loo helaa oo u dhigta ilmaha Gabdhaha iyo wiilasha aan qaangaarka aheyn macalimka ninka Ahna waa in uu ka rajiisgareysan Yahay wasaarada awqaafta iyo diinta Lana hubiyo in caruur lagu aamini Karo iyo inuu aqoon u leeyahay quraanka ama maadada uu dhigaayo, intaa wixii ka baxsan oo kufsi ahna waa in sharciga islaamka lagu fuliyaa ama ladilo cid alle iyo cidii LA timaada magaca kufsi fadlan abdihafid barnaamij qaasa kasamee waa umihiim umadeena soomaaliyeed wabillaahi towfiiq😊

  • @user-sk8bn2bj2u
    @user-sk8bn2bj2u 2 ปีที่แล้ว

    Farxiyo waa gob guuuul

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 ปีที่แล้ว +14

    Wllhy 🤲aniga fanka 👏waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 4k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲

    • @mahadgescade3551
      @mahadgescade3551 3 ปีที่แล้ว

      Aabahaa was ha ku tuugsan ninkaan magaciisa nin aduunyo raadis aa tahay wacal yahoow

  • @abdilqadirismail8553
    @abdilqadirismail8553 3 ปีที่แล้ว

    Farxiya Kaba yare waa gabadh geesiyad ah, oo aan runta ka gaban.
    Run sheeg baad tahay Kabta Xaaji.

  • @mohamedabdiabiikar8235
    @mohamedabdiabiikar8235 3 ปีที่แล้ว

    Qofaa ku haaysto waa farta xaaji 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
    Thanks abdihafid

  • @caydiidaxmadmaxamed8000
    @caydiidaxmadmaxamed8000 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha alah cabdixafiid waa waraysi loobaahna cabdixafiid sxb waxaan rabay casharo saxaafada ah inaan kaaqaato xagee kalaxiriirikaraa

  • @barwaqomohamed7596
    @barwaqomohamed7596 3 ปีที่แล้ว +2

    Farxiyo kabo yare jijga 2023 bey khaatar nooqoneysa iimo

  • @hassanisxaq6000
    @hassanisxaq6000 3 ปีที่แล้ว +5

    Xaj aaa illahay ka abso marka hore xumanta ka tobadkeyn hesaha iska jooji

  • @fardusomar2794
    @fardusomar2794 3 ปีที่แล้ว +15

    MashaAllah. Farxiyo fariidnimada kugu jeclay wlshy. ❤❤❤❤

  • @aishnusaibabdullahi1279
    @aishnusaibabdullahi1279 3 ปีที่แล้ว

    Rag iga dheh naag codkar ah waaye wallahi farhio kabayare allaha ku daysto abaayo maasha allah wa gabar ad adag allaha daayo

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 3 ปีที่แล้ว +1

    Allh sohanuniye walalow nin culama ahbad ehede naagta is astur dhahde de kadib aad wareysatide

  • @CafiifaChannel1926
    @CafiifaChannel1926 3 ปีที่แล้ว +13

    walesku yacaa walee warunteet ILAHEEY dalkeena iyo dadkeena hano hagajiyo 🤲

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴 wll qali

    • @fiidowmrk
      @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +2

      Wll qali igu sacid SUBSCRIBED ii saar wll qali rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali

  • @wiilodahirahmed554
    @wiilodahirahmed554 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo farxiya qruxleey 👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah thanks abdixafid

  • @MohamedAli-bp1hu
    @MohamedAli-bp1hu 3 ปีที่แล้ว +2

    Burco waad ku gaftay farxiyay jiin nagu ma badna ee halkaas ku noqo abaayo

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 ปีที่แล้ว

    Farhiya kabayare waa Aftahamad aan runta ka gaban
    Waana qof Dhanka majajilada ku
    Fiican msha Allah guuleyso😎

  • @cabdiwahaabmaxamed525
    @cabdiwahaabmaxamed525 3 ปีที่แล้ว +6

    Naanaa iga gadan
    🤗

  • @fathiibrahim1478
    @fathiibrahim1478 3 ปีที่แล้ว +5

    Djibouti 🇩🇯 somali aa dagto noo maanad iman beenta dhaaf 😂😂😂

  • @shakuromar7806
    @shakuromar7806 3 ปีที่แล้ว +3

    Aamin aamiin aamiin aamiin alaahuma aamiin

  • @hindicusub8996
    @hindicusub8996 3 ปีที่แล้ว

    Waan wataa farxiyo kabayare

  • @nimohassan5648
    @nimohassan5648 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi qoftan hadalkeedu wuu cadyahay lafta iyo dhuuxa ayay fariid katahay allah haguurumeeyo riyadaada xajka kabayare

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey 3 ปีที่แล้ว +6

    Ceelasha biyaha amaan keeda ashmaaha in kastooy soo hagaageyso iminka 2020 ah
    Jigjigana laga yaabee iney xog ama wax aana ogayn ka ogtahay iyadu.

    • @bartaynoloshicusbeyd8103
      @bartaynoloshicusbeyd8103 3 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhhh wa teey ku dhinteen. Rag badan In sun la siiyo ayey ka cabsane

    • @hasanesmacil3626
      @hasanesmacil3626 3 ปีที่แล้ว

      Wr tani jigjiga wx ku fali mise my iska amusto

    • @saleebaanmadobe
      @saleebaanmadobe 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhh jigjiga wallhi farbaa ku godan dadka caanke tagay ee sikadisa ugu dhintay yaap iyo amakaak

  • @abdulrahmanyare2402
    @abdulrahmanyare2402 3 ปีที่แล้ว +12

    Dhukuro dheeman ❤❣❣

    • @user-pm8zf2ei5p
      @user-pm8zf2ei5p 3 ปีที่แล้ว +2

      Dheeman bas u daa kkkkkkkkk

    • @mahadomuhubo7617
      @mahadomuhubo7617 3 ปีที่แล้ว +1

      @@user-pm8zf2ei5p anaga ubixine sen uga daynaa dhukuro dheeman

  • @anwarsalah3714
    @anwarsalah3714 3 ปีที่แล้ว +64

    Abdihafid Diintaada u Soo Laabo Ehlu Diin Baad Ahayd Naag Cowradeeda Qaawisay Kana Xishoonayn Allah Haka Raadin View Waan Kuu Nasteexaynayaa Hana U Qaadan Xumaan Tani Way Ku Dembaajin Uun

    • @fuadjamac1598
      @fuadjamac1598 3 ปีที่แล้ว +4

      Sax walaal Runta Ayaad Sheegtay Waanba la yaabay Abdihafid waxa ku Dhacay Nin Ehlu Diin Buu Ahaa Ma ahayn Naag Qaawan Timaheedu Asturneyn Qoorteeda Banaan Tahay Subxanalaah Allow Na cafi

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 ปีที่แล้ว +7

      Anwar lol Naagta caydeeda yaaa kuu baneeyay adigu ?

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 ปีที่แล้ว +2

      Fuad jamac adigu noocee tahay dad ayaad caayaysaaye lol

    • @shukrisharif8714
      @shukrisharif8714 3 ปีที่แล้ว +2

      @@fuadjamac1598 Cajiib 😷😷😷😷

    • @shukrisharif8714
      @shukrisharif8714 3 ปีที่แล้ว +3

      @@Fowzia69 Waa Runta Somalidu Cajiib.

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 ปีที่แล้ว +14

    Asc cabdixafid waanku salaamay waxaad tahay nin somalidu ay jeceshahay diintana fahansan waxan kugula talin lagaa fanaan dambigiisa iska dhaaf khaaaaaaasatan naag qaawan rabi yuusan kuugu cadhoon mahad sanid

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa waanna wanaagsan Ilaahay haku anfaco

    • @hamzaabdi7988
      @hamzaabdi7988 3 ปีที่แล้ว

      @@tasneemmohamed8524 Amiin

  • @naimabila3307
    @naimabila3307 3 ปีที่แล้ว

    Waa laysku yaacaa

  • @achmedlander3123
    @achmedlander3123 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhan wa fariid malintey hoyadeed dhalasey naag iyo badh bay dhashay

  • @muminoomarrage8742
    @muminoomarrage8742 3 ปีที่แล้ว

    Laailaha Illaahu Maxameda Rasululaah Waxaadan eheyn Hadaa ismoodo waa cajib melka iska fariiso qofyahy

  • @faizamohamud3380
    @faizamohamud3380 3 ปีที่แล้ว

    Yaa yiraah is astur

  • @xoghaye24onnline19
    @xoghaye24onnline19 3 ปีที่แล้ว +7

    Qofki ugu horeeye me keep going

  • @munomuno7689
    @munomuno7689 3 ปีที่แล้ว

    Farxiyo kabayare caajis malaha hadalkeeda lagamana daalayo masha allaah

  • @abwaancalinuurshiine3464
    @abwaancalinuurshiine3464 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesaheeda ayaan jeclahay. Masrixiyad ayay qaadday. Eray ay dhahayso oo aysan gacanta ka dhahayn ma jiro