Suurad Hadii Aad Aqriso Kaa Baa Bi,ineyso Saldhigyada Jinka U Kuleyahay Jirka Guduhis Fur Furta Gu..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 275

  • @umuminhaaj8411
    @umuminhaaj8411 3 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi waa shiqow alam nashrax aanba wax iskaga gartay ajar fara badan allaha kaasiyo culesbadana waa iga dagy insha allaah inaana kacaajisin ayan alla kabaryaa allaha igu duwo saladkasta kadib i.a🥰🥰🥰

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashaa allaah Aniga waxaan soo diraayaa 100 dollar oo jiingada Ah iyo musqula oo boqol aah 200 boqol shekh qadka waan soo weynay malmahaan. Wegaan oo Shan waan soo wacaynay

  • @successadam8701
    @successadam8701 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah khair sheik. 💯 💯 Waye qofkii amina quranka rabi wuu anfacaa wuna cafimadaa idinka rabi.

  • @123flower5
    @123flower5 3 ปีที่แล้ว +15

    Ilahayi haku siyo khair sheekh jinkana sharkii saa Allah haka qabtoo anaga suurada hanagu cafiiyo amiin Amiin amiin ya rabiil calamiin 🌹🌹🌹

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 3 ปีที่แล้ว +16

    Naftaada maal kaada ehel kaada alaha kuu magan galiyo 🤲🤲🤲 aamiin

  • @abdiahmed5203
    @abdiahmed5203 3 ปีที่แล้ว

    ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadijabarre182
    @khadijabarre182 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shiikh waa kafidnay ALLAH HAKUBARAKEEYO

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaaha jaa badbaadiyo kuli xaasad iyo kuli shaydaan iyo wixii Ah waxaan rabi ha ku manad galiyo

  • @Fitfinesse_3
    @Fitfinesse_3 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha idin xifdiyo sheekh

  • @xaajiabdichannel7135
    @xaajiabdichannel7135 3 ปีที่แล้ว +5

    Jazaka allah hu Khayr sheekh riimi

  • @saamiyamouse7386
    @saamiyamouse7386 2 ปีที่แล้ว

    maasha allah sheekh alle haku barakeeyo aamiin🤲🤲🤲

  • @laki521
    @laki521 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle khyr ha ku siiyo sheekhaw ana ii soo ducee in alle icaafiyo

  • @cabdirashiidrashka1799
    @cabdirashiidrashka1799 3 ปีที่แล้ว +12

    Aamiin Aamiin Aamiin
    صلى الله عليه وسلم
    جزاك الله خيرا

  • @asmaaxlaam3363
    @asmaaxlaam3363 3 ปีที่แล้ว

    Asc sh rimi suuradaan Axqaaf waan soo akhristay wiigii iyo sidii aad tiri u akhriya waan sameeyey aad ayaan ugu fiicnaaday Alle SWT caafimaad ayuu igasiiyey markaa waan ku soo wacay si aan kuugu sheego iyo su,aalo inan ku weydiiyo ee telkaga waa xirnaa. Markaa waxaan ku leeyahay jzkllaahu khayran

  • @ayaancabdi3221
    @ayaancabdi3221 3 ปีที่แล้ว +2

    Ale ablkaga Jano ha kadhigo shekh cimrigana ale haku dhereyo cafimad iyo cibaado suuban kuwaydiny

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel7353 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekh illahey haku xifdiyo insha waan sameynayaa hada ayana kugu so biirey sheekh jizaakallah

  • @abdaleali6328
    @abdaleali6328 3 ปีที่แล้ว +1

    Illhay haka xijaabo shaydiinta adigiyo culumada kale ladagalanka ku haya xaasidka anana dhaman muslimko dhan allah haka fogeeyo aamiin Aamiin amiin 🤲

  • @khadijamohamed599
    @khadijamohamed599 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh jazaaka laahu kheyr Allaha ku xafido adiga iyo ehel kaadaba waxaan soo diraa 100 doolar jiingada Insha Allah

  • @samiramohamed9392
    @samiramohamed9392 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallaah tabaakallaah ilaah aku barakeeyo jazakallaah qeer sheq rimi

  • @fardowsaguure621
    @fardowsaguure621 3 ปีที่แล้ว

    Xafidullah guuleyso waligaa shiikh rabi ha idinka qabto sharkiisa rabi Arxamu raaximiin ka ku xafdo

  • @muxammedyuunis1047
    @muxammedyuunis1047 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah sheekh ajar allah xakaasiyo قال النبي صلي الله عليه وسلم الدال علي الخير كفاعله

  • @Fartahaaji
    @Fartahaaji 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallh qeyr aniga hada daawaday waana bilaabayaa sheikh

  • @subanyasin8393
    @subanyasin8393 2 ปีที่แล้ว

    İlahay sharta shayaadiinul insi waljini allaah adiga iyo familkaagaba ha idinka difaaco iyo anagaba aamiin aamiin aamiin

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 3 ปีที่แล้ว

    Ilaaahey ha ku xafido. Anagana Ilaaahey ha naxafiddo.

  • @yusufmohamed9843
    @yusufmohamed9843 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu ya sheikh ameen.

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 8 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahay shiikh riimiyoow hakaa nabad yeelo sharta shayaadiinta iyo tan insigaba iyo shar dhamaantiisba dhamaanteenba illaahay ha inaga hayo aamiin yaarabi

  • @abdiahmed5203
    @abdiahmed5203 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha ALLAAH shiikhaw RABIKEEN haka abal mariyo anakana kuwa qata ALLAAH hanakadhiko insha ALLAAH amiin

  • @samsamabdi7526
    @samsamabdi7526 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh illahaay ha idiin ka qabato aaaamiiiin aaaaaamiiiiin yaa Allah

  • @luladen1535
    @luladen1535 3 ปีที่แล้ว

    Shiiqoow ilaah qeyr ha ku siiyo 7 sano waxaan ku riyoonayaa anigoo guurayo guri xoogaa duug ah mana aqaan meesha aan uguurayo caruur iyo ninba waan leeyahay

  • @mumtazmaido578
    @mumtazmaido578 3 ปีที่แล้ว +4

    M. Allah shekh alle haku xafido wan caajisaa mar marka qaar badan insha Allah waan ka faidysandona

  • @fatimahajimohamud4738
    @fatimahajimohamud4738 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc Sheikh riime waaan kusalamye Allah ku barkeeyo riyaadaan iisoo fasir shiikhow marwalbo waxaan kuriyoodaa anoo meelo khatarah maraayo oo adkaaar afka kuhayo marwalbo way igu soolaaalabtaa riyadaas marwalab waxaan saabiix lahy adkaaarta

  • @mutaasfarah7464
    @mutaasfarah7464 3 ปีที่แล้ว

    sheikh alle haa ku xafido illahay riyadada iyo horumarkaga ha ku rumeeyo aamiin cimriga haa ku barakeeyo aamiin cafimaadkagan ha ku dheereyo aamiin alle janooyinkiisa ha kugu casuumo inshallah wx khyr alle kaga barayeeyna aamiin

  • @therplegendary5331
    @therplegendary5331 3 ปีที่แล้ว +1

    ebbe khayr haku siiyo sharta iiyo shaydaan kana hakaa j xijaabo masaajidka waan ka soo qabgalayaa qiimha rooga wa meeqo

  • @xogsidechannel7389
    @xogsidechannel7389 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay sideyda ha iga dhigo
    Anigu xuman kama yeelo se jidhkeyga ku ciyaaran lug bey i gaabiyaan lugna dheer ya allah🤲

  • @fadxiyaali9053
    @fadxiyaali9053 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc masha allah sheekh riimi allaha ku barakeyo

  • @aminahussein6921
    @aminahussein6921 3 ปีที่แล้ว

    ASC. Walaal wan ku DUCEEYEY inu SHAYDAAN & JIN & XASAD & IL & intii xunba "ILAAHAY" ka ILAALIYO adiga & ehelkaga. Aaaamiiiin

  • @naimaahmed8985
    @naimaahmed8985 3 ปีที่แล้ว +1

    Shewkhow waxan kuriyooda saxiibkay oo an sanad kahor kala harnay anago isguursanay please sheekhow isojawaab wan kubaryaa illahyna hakubarakeeyo

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow naga ilaali yaa rabbi aamin yaa allaah allow nasoo haday yaarabbi

  • @hibaqmohamed2835
    @hibaqmohamed2835 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazaakalahu kheyr shekh ilaahay haku xafido

  • @hudacadey2209
    @hudacadey2209 3 ปีที่แล้ว

    Ilhy hanaga qabto ilhyna haka qabto sh🤲🤲🤲

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha awooda leh ha ku xafido aaaamiin yaarabi

  • @cabdimaxamed2296
    @cabdimaxamed2296 3 ปีที่แล้ว +1

    Hi thank you

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Allaha ku barakeeyo❤❤❤❤

  • @xaajiabdichannel7135
    @xaajiabdichannel7135 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Shekh riimi

  • @fathiamarie8228
    @fathiamarie8228 5 หลายเดือนก่อน

    Khayr allahaa kuu siyoo

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 3 ปีที่แล้ว

    Jasaka lah khayr Sheekh Allah hA ku xifdiyo

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen1075 3 ปีที่แล้ว

    Shiiq xafidullaah alle haidin badbaadiyo dhib oodhan adi reergaada maalkaada alle idima tuso xafidullaah

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh allaha ku barakeeyo salaada subax ka hor ma akhrinkaraa

  • @fadumamohamed7
    @fadumamohamed7 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc sheeq riimi Allah ku barakeeyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdirahimhussein8289
    @abdirahimhussein8289 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah jazakallah khyr akhii

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah illaahow Khayr sii

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 2 ปีที่แล้ว

    Ayya maha surah

  • @xasanisaaq4026
    @xasanisaaq4026 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sheehk Riimi waan tijaabinayaa Inshaa Allaah

  • @maryanabdullahi2206
    @maryanabdullahi2206 3 ปีที่แล้ว

    shiiq riimi alaha ku barakeeyo

  • @raxiimacabdilaahi207
    @raxiimacabdilaahi207 3 ปีที่แล้ว +4

    Jasakalahu khayr shekh

  • @cabdilaahibayle1601
    @cabdilaahibayle1601 3 ปีที่แล้ว

    Jaasaaka allaha
    Sheekh alle haku anfaco cilmiga aad ugu faaiidada mislimiinta

  • @ayaanahmed1417
    @ayaanahmed1417 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheekh illahay ha ka abalmariyo

  • @nuunuukidscaruurta2547
    @nuunuukidscaruurta2547 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaaaaaamiiin aaaaaamiiiin Allah ha idin dhawro sheeekh adiga iyo reerkaagaba

  • @housseinadenharbi1891
    @housseinadenharbi1891 3 ปีที่แล้ว +13

    MASHA-ALLAH sheikh ale ha ku xafido suuradane waane u baahnaa Insha-Allah ii soo ducee inaane ku caafimaado amine

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 4 หลายเดือนก่อน

    Amin wayno na cafih😢😢😢

  • @nasteehohaad6660
    @nasteehohaad6660 3 ปีที่แล้ว

    Illaahay ha idinka badbaadiyo shayaadiinta adinka iyo anagabo

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Allah Akbar. ❤️❤️❤️❤️

  • @rodabest4798
    @rodabest4798 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah jszskllahu khayra

  • @abdulqadirbayle3546
    @abdulqadirbayle3546 3 ปีที่แล้ว

    Kheyr Allah ku siiyo shar oo Diana Allah kaa badbaadiyo

  • @abastanur3183
    @abastanur3183 3 ปีที่แล้ว

    Salam calekum sheekh waxan raba sucal oo riyo ah inan ku waydiyo raba waxan ka riyoday masas waweyn subaxi waxan arkey naago dariskeyiga ah sheekh qeyr allah ku siyee riyada ii soo fasir

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 3 ปีที่แล้ว +1

    Qeer alaha idiin siiyo.Cadow kasta alaha idiinka xijaabo.Dhamaanten allaha na xifdiyo.Inta xanunsan Allaha caafiyo.

  • @sucdicaddey7597
    @sucdicaddey7597 3 ปีที่แล้ว +2

    Jinka waa daciif wax uu yahay malahan bismillah raxmaani raaxiim ka adak allaha inaka caafiyo

  • @mumtazmaido578
    @mumtazmaido578 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ididka codsanayaa duco insha Allah alle haydin sharfee

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah walalahas caawiyey musajidka ale ha barakeeyo

  • @hibodhool5258
    @hibodhool5258 2 ปีที่แล้ว

    Allaha ku barakeyo

  • @mohamedjamaomar5145
    @mohamedjamaomar5145 3 ปีที่แล้ว +5

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته sheikh Allah haku barakeeyo

  • @heplahepla9224
    @heplahepla9224 3 ปีที่แล้ว

    Shiikh alleh haka jasaa in siiyo bulshada faa idoyinka ad uh so bandhigtid Shiikh waxan kuh riyoda markaste wabiyo amah toog ay biyo qulqulayan ano ag joga iso fasir iyo ano madax weeyne amah wasiir lajoga Shiikh waxan donaya in an is garah kulaso xidhidha side kuh helaa insha Allah iso fasiir riyoyinka

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤❤❤

  • @fadumo-hl4xv
    @fadumo-hl4xv ปีที่แล้ว

    Ilaahow naga bad baadi shekoda

  • @fadumoxaaji3007
    @fadumoxaaji3007 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah.hakubarakeyo.sheeq.

  • @AbdimaalikMaxamed-r4q
    @AbdimaalikMaxamed-r4q 2 หลายเดือนก่อน

    ☝️Isoo,ducee 🤲

  • @fatimamohamednuur6008
    @fatimamohamednuur6008 3 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah jasaakallaah khyr ustadi

  • @aminaahmedige3251
    @aminaahmedige3251 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haidinka xijabo shar iyo shaydanba

  • @ayaanwarsame8264
    @ayaanwarsame8264 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha innaga xifdiyo.

  • @hassansalat7117
    @hassansalat7117 3 ปีที่แล้ว

    Kawaran qof Kali sheek oo America joga malu aqlireen Kara , oo jini deewaayo oo mar badan Quran la saarii ,, alhamdulilah lkn wali shaqu ma caadi karu

  • @hormarc
    @hormarc 3 ปีที่แล้ว

    Iso ducya wlliyal waan xanuunsanhye Allah dartiisa

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa ALAAH sheekh ALAAh haku xafido

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 2 ปีที่แล้ว

    Surah al cimran

  • @fadxiyaali9053
    @fadxiyaali9053 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc sheekh wxaan rabaa inaan kulasoo xiriro nabarkaaga noso dir insha allah

  • @bashiryussuf3871
    @bashiryussuf3871 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ilahay ha na cafiyo dhamaanten

  • @superlula2674
    @superlula2674 3 ปีที่แล้ว +5

    Jkl qeer sheeq riyo ayan rabaa in an ku weydiiyo intee kuu soo qori karaa

    • @SheekhRiimiChannel
      @SheekhRiimiChannel  3 ปีที่แล้ว +2

      Nambaro ayaan ku soo bandhigay vedioga kaas ayaad igala soo xiriireysaa

    • @superlula2674
      @superlula2674 3 ปีที่แล้ว +1

      @@SheekhRiimiChannel inshaa allah was radinaa sheeq jklqeer

  • @fadumanur2433
    @fadumanur2433 3 ปีที่แล้ว

    Aaaaaaamiiiiiin aaaaaaamiiiiiin yaaa rabii dhamaanten sheikh jasakalaahu kheyr

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 3 ปีที่แล้ว

    Sheeq riimi cimriga allaha kuu barakeeyo Aaniin yaa rabi bulshada ayaad anfacdaye caafimaad qeyr leh Aamiin Aamiin Aamiin

  • @fartunomar2762
    @fartunomar2762 3 ปีที่แล้ว

    Ilahey swt ha niga qabto

  • @maryanmuqtaar582
    @maryanmuqtaar582 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shukran sheikh nolow yaa raabi 🕋🕋🕋☝♥️♥️♥️🥰🫒😇😇😇👌👌👌

  • @raxmaxajiabdikarim9226
    @raxmaxajiabdikarim9226 3 ปีที่แล้ว

    Shiikhow inbadan oo aan lasookoobikarin lane tirinkarin
    Ayaan kuriyoodaa anoo ordaya, hadana
    Si xawli ah kunaordaya mello boholo
    Baden,
    Mararkaqaarkood waxaa kabuuxa
    Biyo oowaxaan uga sooboodayaa
    Buur dheer oo Kore.
    Shiikhow mararka qaarkood ,
    Ari kumaankun ah ayaan
    Kaxeeyaa mana aha markaliya ee
    Waatiro aan ĺasookoobi Karin.
    Eesheekhow allaha kubarakeeyo e
    Arinkaan sigaara ueeg

  • @bushroabdulahi684
    @bushroabdulahi684 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shiiq allah kudhowro

  • @hareisonuur8927
    @hareisonuur8927 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaaha jazakalahu kheyr

  • @abdaleali6328
    @abdaleali6328 3 ปีที่แล้ว

    Insha allah illahay hanagu anfaco adna khay allah haka siiyo

  • @abukarabdullahi3225
    @abukarabdullahi3225 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallah sheikh

  • @nuuradiinxasan2958
    @nuuradiinxasan2958 3 ปีที่แล้ว +5

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @hooyo994
    @hooyo994 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh Rabi hadinka xifdiyo shayaadiinta iyo dhibtooda

  • @hodanmohamedahmed6068
    @hodanmohamedahmed6068 3 ปีที่แล้ว

    Asc Allaha sharkooda annaga haayo hakaana haayo Aamiin

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh ale ha ku barakeeyo

    • @nasrocabdulaahi5364
      @nasrocabdulaahi5364 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah casharkega bariayan suuradak abixirabaa

  • @aslikassim5022
    @aslikassim5022 2 ปีที่แล้ว

    Wsc. Mashaa alaah