Djibouti: Riwaayadii Hablayahow Hadmaad Guursan Doontaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 96

  • @bashirmohamud2527
    @bashirmohamud2527 5 ปีที่แล้ว +30

    Reerkii lagu nastee lagu nagaadee, wada jiree nabad galaa Allahayow inagayeel.
    Sxbayaal qofbaan uniyoodaye aamiinta ii raaciya...

    • @Fawziamuuse
      @Fawziamuuse 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamin wllo alle haku dhaweeyo qofkaa uniyootay

    • @bashirmohamud2527
      @bashirmohamud2527 5 ปีที่แล้ว

      @@Fawziamuuse
      Thnks wll

    • @iamsomalilander5485
      @iamsomalilander5485 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamin aaamin wll qlli❤

    • @omarsaidmohamud3399
      @omarsaidmohamud3399 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamin zxb rabbi ja kuu rumeyo si kal iyo laab ah ban kugu ducaynaya

  • @maymuunmohammed7783
    @maymuunmohammed7783 5 ปีที่แล้ว +22

    hdii aad firsanayso 2020 like isaar hhh

  • @hadiyajama3686
    @hadiyajama3686 3 ปีที่แล้ว +20

    Hadii aaad daawanaysO 2021 na dareensii😀😂😅😅😂😂😂

  • @drdalnuriso1450
    @drdalnuriso1450 ปีที่แล้ว +4

    Dad wa dadki hore jah nasib uma yelay wllhi😊stiil watching 2023

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 6 ปีที่แล้ว +15

    Alla yacizaka
    Waxaasa kaa riwaayad ah
    Waa wada xigmad riwaayadahi hore

  • @salmoshire9441
    @salmoshire9441 2 ปีที่แล้ว +8

    2022 hdaa fiirsan donto liketa igh caawi

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxaristo fananitii dhimataye sak iyo dumar

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 2 ปีที่แล้ว

    Waxaas riwaayada 2022, best riwaayad intii dhimatay ilaahey hawnaxariisto legandsbay ahaayen inta noolna hawaga daba naxariisto .

  • @hibaaqsaakin9790
    @hibaaqsaakin9790 6 ปีที่แล้ว +20

    Saaado cali allow unsxariiso

  • @abdirahmanmohamedahmed1989
    @abdirahmanmohamedahmed1989 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariista dhamaan fananiintii dhimatay waxaa hada isagana dhintay oo kamid ahaa ruwayadan abdi ali bacalwaan oo ah ninka hiba nuura heeska la qadaya AllE NAXARISTi JANA HAKA WA RAABIYA insha alaah

  • @asmaahmed6830
    @asmaahmed6830 4 ปีที่แล้ว +9

    Yaa dawanayo 2020 like dhac kusii

  • @ayaanadem9083
    @ayaanadem9083 ปีที่แล้ว +1

    Ruwayadan ano yar ayey hooyaday iga shekysy aad ban oga hela ayadan xsusta markan dawanyo illhy haku dayo mami❤

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa hoobaladii waberi intii AHUN Riwayadan waxa Alif Abwan kii weyne AHUN maxud tukaale cismaan Riwayadan magacedun waa hablayow hadmad guursan dontan waxyey Aheyd Riwayad Qaliya

  • @abdideahmedosmanosman3690
    @abdideahmedosmanosman3690 3 ปีที่แล้ว +3

    Hadi localo mayaqano cabashoo taaa waxaa Caden Kara intuu curad inagadliyay ♥️✌️Alla ya raxma 😷2021 woching

  • @suldanalimirre
    @suldanalimirre 5 ปีที่แล้ว +2

    Intii dhimatey rabi naxriis iyo jano hasiiyo inta noolna ilaahay ha u siyaadiyo caafimaadkooda feynus sh. Dahir booskaan aad bay uga soo baxaysaa ilaa hada kii bay haysataa kaaf iyo kala dheeri bay hada uga shidantahay maamo waxan leeyahay nolow

  • @jabaanlaaye8658
    @jabaanlaaye8658 6 ปีที่แล้ว +11

    Intii dhimatey eebe naxariistii jano hasiiyo aamiin

  • @clmaligabdi83
    @clmaligabdi83 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa wada xikmad riwaayadihii hore kuwan danbe waa ila meeryso arrin ma hayaan

  • @FAAIDO-n3h
    @FAAIDO-n3h หลายเดือนก่อน

    2024 yaadaawanaysaa

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 6 ปีที่แล้ว +2

    ruwaatdan 10jir ku daawaday live aqalka umada djibouti waaa xasuus

  • @waaqorneetofficial7701
    @waaqorneetofficial7701 2 ปีที่แล้ว

    2022 an dawaday dib lkn heestii itaataabo kuma jurto riwayada yaa arkay inee heestaas kajaran tahay

  • @ibraahimcumarcige364
    @ibraahimcumarcige364 ปีที่แล้ว

    ᴀʟʟᴀʜᴀ ᴋᴜ ɴᴀxᴀʀɪɪsᴛᴏ ʜᴏᴏʏᴏ sᴀᴀᴅᴏ 🤲😰

  • @zaytuunsheikh3366
    @zaytuunsheikh3366 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla feynuus sheikh daahir oo yar manta arkay

  • @JimcaaleSaleebaan-k1f
    @JimcaaleSaleebaan-k1f หลายเดือนก่อน

    23/11/2024 cidii iga danbaysa like saar

  • @ayanhiis9531
    @ayanhiis9531 5 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay how naxriisto dhaman faanintii hore ee waa wayna

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan maxamuud tukaale allaha u naxariisto

  • @hamzeabdourahman1386
    @hamzeabdourahman1386 6 ปีที่แล้ว +3

    que dieu acceuille a son vaste paradis la grande star somalienne Mme saada ali warsama

  • @sahraabdirahman8386
    @sahraabdirahman8386 6 ปีที่แล้ว +20

    hhhhh
    Faynuus Mafiyo ayey
    ahyd 😂
    Dadki hore Sina lagu gaadhi maayo

    • @amiinmohamoud3273
      @amiinmohamoud3273 5 ปีที่แล้ว +1

      ilaa imika waa sidaa Qooto Qooto ayay imikana maafiyo ka tahay

  • @maxedismail3088
    @maxedismail3088 2 ปีที่แล้ว

    Yaa 2022 daawanaya

  • @iltiredoualedirecteur
    @iltiredoualedirecteur ปีที่แล้ว +1

    Changement de profil

  • @عبدالرشيدسانتيس
    @عبدالرشيدسانتيس 4 ปีที่แล้ว +1

    18 يونيو 2020

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo Hibo iyo fanaan baa calwaan dheegeysi waanagsan

  • @maxamedmaxamudxuseendhimbi1183
    @maxamedmaxamudxuseendhimbi1183 4 ปีที่แล้ว +2

    Wadjiree nabad gala

  • @rtghfc
    @rtghfc 5 ปีที่แล้ว +2

    Wacadkii Ilaahiyo Wada Dhalashadeenii Waligey Ismaba Odhan Cid Baa Kuula Simn Weli///Heestaa Cabdinaasir Macalin Baa lahaa______alayaraxma

    • @yuusufabdirashiidosmaan4610
      @yuusufabdirashiidosmaan4610 5 ปีที่แล้ว

      Anshaxa Isgaadhsiinta Heestaas Armuu lahaa Mu’alifkii Ruwaayadda ee Tukaale Allaha u Naxariistee.

    • @yareali4353
      @yareali4353 5 ปีที่แล้ว

      Yuusuf Abdi hesaha ruwayadan ku jiro waxa leh abwan tukaale

  • @abdihamidmohamed9689
    @abdihamidmohamed9689 2 ปีที่แล้ว

    12:24pm\10\9\2022\ kkkk ma nagba wilkeda doqon noqda wlh wa ruun hoyo allow cimrigeda dheere jalayasha rawayada intoda badan wey naga hoseyan allow u naxariso

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 10 หลายเดือนก่อน

    Abwaan iga dheh ninkii sameeyey

  • @cadnaanaxmad7140
    @cadnaanaxmad7140 6 ปีที่แล้ว +2

    Waleeeee waa ruwaayad wacadi ah

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 ปีที่แล้ว +1

    AUN cabdi c, bacalwaan

  • @maxamuudcabdi337
    @maxamuudcabdi337 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 5 ปีที่แล้ว +1

    Saado cali waaw

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 5 ปีที่แล้ว +4

    Bintu badrooniya waa isku duba dhacday
    Faynuus waligeed xariifad ahay hhhhh qooto qooto iminka shidaa

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว

    Ruwayaayad iga dheh mashallah

  • @yareabdille1464
    @yareabdille1464 6 ปีที่แล้ว +1

    Tv GA jabuuti yan ka dawaday ruwayadan marki igu horayso

  • @dadirow
    @dadirow 5 ปีที่แล้ว +1

    Legends

  • @mohamedmuhumed3901
    @mohamedmuhumed3901 ปีที่แล้ว

    Fananin dhamaystiran iyo xikmad buxda ah yaa waabari hobolo dheh

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว +1

    Cali baa Calwaan beer dilaacshe waa Sado Cali wakaa Daaud Cali Masxaf kaalay

  • @queeniqra1048
    @queeniqra1048 ปีที่แล้ว

    Riwayadan goorma la jilay

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Waa lafuuqay😂😂😂😂

  • @khaderawalehabdi8334
    @khaderawalehabdi8334 ปีที่แล้ว

    Waxaan idinka codsanaya heesta furfuritanka halken ka hela ?

    • @aniisameeraale6278
      @aniisameeraale6278 7 หลายเดือนก่อน

      Sedex cadow ayaa jiray waaye magaca heesta

  • @ahmeddahir937
    @ahmeddahir937 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan Riwaayadaan in mar tan ka horeysay la jilay oo uu actor ka ahaa C/nasir Macalin Saciid, booska Saadona (AUN) ay kujirtay Maryan Mursal. Versionkaas ma haysaan sxbyaal? Ayadoo xitaa maqal ah? Mahadsanidiin

  • @anasssurcad8398
    @anasssurcad8398 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaw xasuus hobalada waberi

  • @abdullahimohammed4775
    @abdullahimohammed4775 4 ปีที่แล้ว

    Axsan ruwaayad Makadaalo

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว

    Maxaad mataqaan kuwaa Somali diiday murtid waxaan u daayay dhalinta Somalia try those sir

  • @naciimashire1633
    @naciimashire1633 6 ปีที่แล้ว +1

    Ruwayad waxndaawaday anigooy yar lkn waxbad baan kafahymy oo faa idaa

  • @mahadmaxamedcumar8573
    @mahadmaxamedcumar8573 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ma naxee lagu magacaabay ee bacalwaan dilayaa saw maxamed cali kaariye maaha mise anaa mooday?

    • @bintumohod3525
      @bintumohod3525 3 ปีที่แล้ว

      Inkastoo maxamed cali kaariye AHUN ANA WAXBADAN MUUQAALADIISA ARAG HADANA WU ILA COD IYO MUUQ EGYAHAY

    • @mahadmaxamedcumar8573
      @mahadmaxamedcumar8573 3 ปีที่แล้ว

      @@bintumohod3525 waa isaga wll waa soo ogaaday mahadsnid

    • @mahadmaxamedcumar8573
      @mahadmaxamedcumar8573 3 ปีที่แล้ว

      @@bintumohod3525 waa isaga wll waa soo ogaaday mahadsnid

    • @bintumohod3525
      @bintumohod3525 3 ปีที่แล้ว

      @@mahadmaxamedcumar8573 wll maru dhintay amaad garanaysaa?

    • @mahadmaxamedcumar8573
      @mahadmaxamedcumar8573 3 ปีที่แล้ว

      @@bintumohod3525 haa wll wuxuu dhintay 25kii may 1996 Nairobi kenya ayuu ku dhintay

  • @koreanchippyandcharliethea1770
    @koreanchippyandcharliethea1770 3 ปีที่แล้ว

    Wowarse

  • @mabsudabdi3108
    @mabsudabdi3108 6 ปีที่แล้ว +1

    Wad I amaanty kulaha kkkkkk
    Wale qosol

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760
    @shakurmahamedshakurmahamed4760 5 ปีที่แล้ว +1

    somali wa tihore mida hada wa eber

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว

    Baacslwan iyo Hibo waa kuwaa

  • @hindiafsomalifanproj8301
    @hindiafsomalifanproj8301 5 ปีที่แล้ว

    Khalifada hak xanajinana

  • @cabdillahimuuse7956
    @cabdillahimuuse7956 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaqod laba isjeceloo

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 4 ปีที่แล้ว

    Miyaanu ku jirin cabdijabaar markuu qaadayo heesta aduun daraadaa baan dibadaha wareegaa

    • @abdikadirsahil2098
      @abdikadirsahil2098 4 ปีที่แล้ว +3

      Maya walaal ruwaayada uu heestaas ku qaaday waa Xishood iyo Jacayl.

  • @ismailbouh5452
    @ismailbouh5452 2 ปีที่แล้ว

    Sideen kugu ilaawaa niyad
    sidiga Sara taagan awgaa
    Daraada u salashaan sasabayaa
    Samow haday ku waydana
    Siday noqonba moyee...... ......

  • @ikraanqurux2255
    @ikraanqurux2255 6 ปีที่แล้ว

    wooooooww caadi maaha

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว

    k+KKK sir let fire sheeydaan

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 4 ปีที่แล้ว

    Hahahaha gaalo yar yarbay ahaayeen
    Subxaanalah saado calidu ilayn siyaad bare wuxuu ka sheegayay run bay ahayd

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      muxuu ka sheegay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +2

      Qof adiga iyo Siyaad Barre ka fiican, waddaniyad, qabiil aqoon, qurux iyo cod iyo dabeecad Allah siiyey bay ahayd,
      wax walb ayaad la baxday, aniguse waxaan u akhriyey " Waxba yahay" Eber, Zero, qof iyo hadalkii isleh

    • @waxwalba1408
      @waxwalba1408 4 ปีที่แล้ว

      @@mhassan0163 siyaad bare adiga iyo dhilada is walaqaysaba ana idin wasa

    • @waxwalba1408
      @waxwalba1408 4 ปีที่แล้ว

      @@mhassan0163 markay heestan qaadaybuu yidhi majeerteenow dhiloyinkina iga qabsada

    • @hawahawa1488
      @hawahawa1488 2 ปีที่แล้ว

      @@waxwalba1408 dadka dhintay iska dhaaf qofkasta wuxuu geestay ayaa sugaayee

  • @axmedyare6337
    @axmedyare6337 3 ปีที่แล้ว

    Or q

  • @haphziinamohamed71
    @haphziinamohamed71 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhhhh hooyo wd i amaanTey

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaas riwaayada 2022, best riwaayad intii dhimatay ilaahey hawnaxariisto legandsbay ahaayen inta noolna hawaga daba naxariisto .