hadii loogu daro iyo hadan lagu darin qofku reerkiisa wax ma siinayo hadu ilahay ugu dhartay wadanka hase yeeshee nin adag oo wax difaci kara loo bahan yahay waana kii ilahay u qora sharka iska dayaa iyo xumanta shalayba reer qudha wadanka haystay yaa diidaya mantana in reer qudha haysan karo ama la qyabsan karo walidan kale markaan arko waan naca dadka
Xagee bay distoorka somalland kaga taal in madaxweynuhu jagooyinka xukuumada qabaayil u qaybiyo ?? Bal sheega ..iska dhaafa waxa aad caadaysateen dunida lagu ma hayo meel qabaayil jagooyin loo qaybayo
Ich habe dieses Video meinem Freund gezeigt, und jetzt ist er davon überzeugt, dass er auch ein TH-cam-Star werden kann. Lasst uns mit dem Training beginnen😚
KHAIR INSHALLAH 🎉
Taliyaha millatery habarjeclo weeye waana doolaal cirro ayaa hore ugu balan qaaday
Wa sifiicam
ViVA Taliye NUUX iyo Taliye daba.Gale ViVA.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliland waa magaca subeer awal oo laso gaabiyey😂❤
Viva Nuux IYO Daba gale
That's Gona Be Un Just That's Against.What we Need To Change .
War sugan sheeg oo malaawaalka lafidhiiso
Taliyaha bilaysku waa Arab empire ingiriiskiiba umagacabay
Bariga halaga dhigo iyagaa la dul fadhiyaaaa
Degaanku muhiim maha ee nin wal Kara aya lo bahan yahy
Nuux taani wle kooeyeba bedelimaayo Cidamada qaranka waa dhisay
Mr been news 😂😂😂😂😂
Alq wan kuu ducaynayna taani iyo dabagale idhaafi horta
Intaasun baa is badelkii ka hadhsanayd
Wasiirka arimaha dibeda shaqada halloo bedello meelkale halloo diro waa sida dadku u badan yahay saba ka maarmi mayso dhaash dhaaaaash
Ciro miyuu daystoTaliyaha ciidanka qaranka iyo taliyaha BOOLIISKA. Laba Taliye oo daacad ah oo QARANKA jecel ayuu iska bedelayaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Markan waa warbixin iyo sadaal hagaagsan. Bal ha la sugo warka ka baxa Afhayeenka Madaxweynaha oo Xogogaal la baratamayo.
hadii loogu daro iyo hadan lagu darin qofku reerkiisa wax ma siinayo hadu ilahay ugu dhartay wadanka hase yeeshee nin adag oo wax difaci kara loo bahan yahay waana kii ilahay u qora sharka iska dayaa iyo xumanta shalayba reer qudha wadanka haystay yaa diidaya mantana in reer qudha haysan karo ama la qyabsan karo walidan kale markaan arko waan naca dadka
Bariga hadii aan laga dhigin waa fashil
Dalka inta wax kasoo xaroodaan Awal aya degan lkn indhaha ayeynu iska ridnaa inaga dhuLkeenu waata dagaal ka socdo kk
Nuux taani waa sacad muuse
Jananka millatarigu waa halkiisii
Waar ninyow dullinimada iska daa iyo had iyo jeer indhahan qabyaalada ee aad wax ku eegayso. Ciidanka reero haku sheegin nasab haddaad tahay
😂😂😂😂😂😂 ciro jilic waa magac uyaal waase laga war sugi cadowga gudaha
WAAR DALKA WAXAA U TALIYA WADDANKA KHADRA DHUKURO 😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Hooyaadaa miYaaaa qabaaa
Khadra wax ladhahaa majirtee, cashuurtu Halkay ka timaado ayey reerku deganyihiin waa reer tiro badan
dedeji madaxweeyne
magcaabida badha saabada
cusub iyo taliya yaashaba
oo kasafii kulmiye hadanka
Ma beelaa la raaligelinayaa mise qaran baa loo shaqaynayaa wariye ?😢
Xagee bay distoorka somalland kaga taal in madaxweynuhu jagooyinka xukuumada qabaayil u qaybiyo ?? Bal sheega ..iska dhaafa waxa aad caadaysateen dunida lagu ma hayo meel qabaayil jagooyin loo qaybayo
Beenaale beenaale dhalay