Silsiladii Gayaan qaybtii 141aad iyo Abwaan Hodan Masmas oo usoo Jawaabtay Abwaanad Faadumo Abdinuur

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • ABOUT ERER TV
    ERER TV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
    21 Jul 2017. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722449446
    +251915559955
    Email: Avocadomohamed1@gmail.com
    Our TH-cam channel: / @erartv
    Facebook: / honavocado
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

ความคิดเห็น • 20

  • @fardusarte8309
    @fardusarte8309 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah Ab. Fadumo waa inan si degen oo xaqdhawr iyo masuliyadi ku dhehantahay ra’yigeda u so bandhigaysa
    hore u soco Fadumo🌺.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allaahuye hodan masmas, allaylehe hadaanu reer somaliland nahay waad naga dhalatay, dhiigayagii iyo waxaad tahay hodaneey dhuuxa iyo jiidhkee ogoow,,, il iyo cawriba la'aw oo Nooloow insh tacaalaa intay nololi jirto,,

  • @fardusarte8309
    @fardusarte8309 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah Ab.Hodan waa inan aragti Dheer,cod macan oo si degen u cabiraysa rayigeda hambalyan ku leyahay hore u soco Hodaney🌹.

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 2 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Hodan iyo faadumo waa laba gabadhod oo gabayga ay tirinayan murtii ku dugantahay si fican u dhigay lakiin waxaan leeyahay yaaney ragu isku kiin dirin ee dumarka Somaliyeed wada difaca horeyna uu socoda.

  • @fadumaabdinuur7982
    @fadumaabdinuur7982 2 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah hodaneey hambalyo aad BAAD umahadsantahay ee wallaalkeey ninkaa iskadaa haduusoo hadllo Ku aamusi Uma ekee kudaa madaxeena

  • @fardawsam816
    @fardawsam816 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allaah si fiican bad uga garbaxday Abwaanad Hodan
    Lakiin wll odaygaas mardambe haw soo jawaabin waayo waa qof waayeela
    Eraygaas gamboolay ee gabayga Absame ka dhex buuxdana waxy ina tusinaysaa inay dumarka u arkaan wax hooseeya ama liita.

    • @fadumaabdinuur7982
      @fadumaabdinuur7982 2 ปีที่แล้ว +4

      Wallaal dumarku malliidna manalliididoono dhamaan dumarka soomalliyeed waxa aygallaan maqarsoona Sharad beeylleeyihiin

    • @nasrayasin4472
      @nasrayasin4472 2 ปีที่แล้ว +4

      Somali ladies are smart and strong!!!!

  • @hodancabdirahman915
    @hodancabdirahman915 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hambalyo hambalyo hodan masmas ilahay ha ku xiftiyo

  • @samiirawacan4008
    @samiirawacan4008 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah boqortyo qali

  • @sahraali9336
    @sahraali9336 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha walashay hodan qaali afku kuma go.fadumana waa gabadh geesiyada oo gabayo qaliya kaga qayb qaadatay silsilada

    • @abdullahiguled5271
      @abdullahiguled5271 2 ปีที่แล้ว +2

      maansha Allaah abwaanad Hodan Masmas iyo Abwaan Fadumo gobanimo wwwwwwww

  • @nimconimco9017
    @nimconimco9017 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah hadan

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 ปีที่แล้ว +3

    Noolow gaaryaqan ayatahayee

  • @JaamacAli-cr3xo
    @JaamacAli-cr3xo ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @bachirhassan2532
    @bachirhassan2532 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah
    Gayaan
    141
    Qaybtii
    Wacan?

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah hadhow bay odhan waa dumar

  • @syberhyper6156
    @syberhyper6156 2 ปีที่แล้ว

    👍👏👏👏👏🌹🌿⚘☘ Hodan masmas💕💓🥰

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah hodan. Taaj gobeed guud kaa la saar garasho waayeeley.

  • @mustafaabdi2262
    @mustafaabdi2262 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Silsiladu xagay ka dhacaday wallayaaal