KHADRA DAAHIR CIGE || DADAW SAADAASHA GUUR WITH LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 133

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 9 หลายเดือนก่อน +28

    Runtiibaa sidan ku timid
    Sirtii Fakattoo lamaqal
    Khaladka dhaqan soo jireen
    Ayaa sabab looga dhigay🤦‍♂️
    Jacaylkii samo oddoros
    Masuuroobaa la yidhi🤦‍♂️😭
    Alla xanuun badanaa qisada Heestan laga sameeyay, marban is idhi show adey kugu dhacday mise wey iguso socotaa Tolow!!?
    Ilahow dhaqankaas somalida ka suuli dad is jecel in qabiil iyo waan waan laysugu diido🤦‍♂️11.5.2024

  • @khadarboqor3363
    @khadarboqor3363 2 ปีที่แล้ว +28

    heestan waxaan ku xasuustaa sxbkey qaaliya Alle ha unaxariistee xuseen cabdi Axmed oo reer Qabribayax ahaan jirey isagaa markii iigu horeysay idhageysiiyey heestan
    Alle naxariistiisa jano haka waraabiyo sxbkey asxaabey ducada iiraaciya

    • @AbdullahiAmuse
      @AbdullahiAmuse 5 หลายเดือนก่อน

      Alle ha u naxariisto

    • @kolyeedh1
      @kolyeedh1 5 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay hau naxariisto aamiin 😢

  • @abdallaso2613
    @abdallaso2613 2 ปีที่แล้ว +9

    Allaha u naxariisto
    Mama Qadra Daahir cige

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 7 หลายเดือนก่อน +2

    Jacayl iyo nololba waa intii horay u jirtay wixii kasoo hara waa xash allha unaxristo bahdii fanka intii dhimatay dhamaantod 😢

  • @yaasiromar5897
    @yaasiromar5897 ปีที่แล้ว +19

    Erayadii Abwan Maxamud cisman tukaale
    Khisada heesta waa mid aad isoo
    Jiidatay
    Dadoow saadaasha guur
    Ileen sahankiisu waa sidii
    Eebe uu ka dhigo
    Dhaqanka soomaliyeed
    Gayaanka siduu ka qabo
    Sunnuhunaha ku qilaafsanyahay
    Ayaa saamaha qadaran sad
    Calaf ani layga dhigayeey
    Layaabku sidoow ku dhacay
    Mataan sabi kula barbaar
    Sokeeye mid iigu xiga
    Ayaa suuradaha galgacal
    Si aan loo qaadan karin
    Jacayl sibiq noogu yimideey
    Sidoow ku hirgali lahaa
    Noqotay dhowr sugaal sanado
    Siyaasada noo qarsoon
    Ma soo shaacbixin ku dhaaf
    Galgacal sama weheshigii
    waxa soo dhex galay mid
    Kale Kii aan rabay iila siman
    Saa waaba dumaashigeey
    Runtiiba sidan ku timid
    Sirtii fakatoo la maqal
    Khaladk dhaqan soo jireen
    Ayaa sabab looga dhigay
    Jaceylkii sama oddoros
    Ma suuroobaa la yiri
    Silsiladaa leeygu xiray
    Sunbaan cabayoo ka kacay
    Saqdii dhaxe guurayoo fakaday
    Haddane sigtayoo ma dhiman
    Shibbane sanqadh yare aroos
    Qaxooti sokeeye li'i
    Sidaa galbiskaaygi noqay
    Somaali illaah u bixi
    Dadow samir baa sad leh
    Sayi iyo raalliyo isqabo
    Ayuu nagu simay illaahay
    Sidaassaan ree kunahay
    Waxaan ku suganahayba khayr

  • @kolyeedh1
    @kolyeedh1 5 หลายเดือนก่อน +3

    Waa erayadii Aun abwaan maxamuud tukaale Iyo codkii khadra daahir Aun dhamaan

  • @abdisalanilkacase6811
    @abdisalanilkacase6811 2 ปีที่แล้ว +3

    Allh subxaana watacaalaa hawnaxariisto mama khadra daahir cige hooyadii fanka ka soomalida

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor9729 2 ปีที่แล้ว +3

    Dadow saadasha guur
    Ileen sahankisu waa sidu Eebe ka dhigo....👋👋

  • @ahmedyasto2755
    @ahmedyasto2755 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha unaxaristo mamo khader daahir

  • @FartuundegenAbdirzhiid
    @FartuundegenAbdirzhiid ปีที่แล้ว +1

    Allaw kuu naxariiso maama khadra daahir cige

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 3 ปีที่แล้ว +96

    QISADA HEESTA
    waxaa dhacay in labo reer kadhexdhacay xurguf dagaal 2dii reer ayaa waxaa dhacay in wiil gabar kasoo kala jeedo ow xariir jaceyl dhexmaray waliba kusii darsoo waxey aheed ceeb iyo lama maqlaan iney kala guursadaan reeraha is dagaal san ayadoo taasi jirto wiilka iyo gabadha yaraantoodi dad soo wada karoy ahaayeen ninbey ubandhigeen arinkii oo yiraahdeen nio arinkeena reerku ma ogala anana guur iyo farxadbaan rabnaa ee wax nala qabo lkn waxaa layaab noqday in ninkii ey ubandhigen uu gabadhii damaaciyay oo ergada ahaa waa rag iyo damaciise waliba uguna hanjabay hadaadani ogalaan arinka waan faafinaa gabadhii waa diiday arinkii ninkii waa faafiyay in gabadha xariir kala dhaxeeyo nin reer hebel ah oo reerka ey isdagaashan yihiin ah halkaas waxaa dhacday in in gabadhii laxirxiro oo rafaad iyo ciqaab kala kulantay ilaa lasheego iney sun cabtay ugu dambeyn waa kafakatay reerkoodi oo waana is guursadeen wiilkii ey jecleed waliba soomaali aan qaraabo iyo xigto la aheyn ayaa arooskada aloogay oo kashaqeeyay qisadu saasey kutimid

    • @ridwaanxamari5514
      @ridwaanxamari5514 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid Sida aad qisada noola wadaagtay!

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 3 ปีที่แล้ว +6

      Qisada dib ugu laabo gabadha nin kale ayaa lagu casbey erayada ka garo wiilkii ay jeclayd ma calfan sidaas ayaan ku maqley. Alahu aclam

    • @cosoblecade7668
      @cosoblecade7668 3 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiahmed2409
      Mahad sanid wall lkn anigu dad goob joogo ahaa ayaan kasoo wariyay
      Qisadan adigu intee kasoo wariday wall

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 3 ปีที่แล้ว

      Thankis waa hees xasuus mudan waa sheeko cajiib ah mahadsanid walaal

    • @maxamedcaaqilka1432
      @maxamedcaaqilka1432 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Fariidat horusocoto aan hatin. Mashaaaaalah tabaarakalah

  • @MasnaDiomanen-zu2zn
    @MasnaDiomanen-zu2zn ปีที่แล้ว

    Alle naxariistii jano haka waraabiyo khadra daahir cige

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana 5 หลายเดือนก่อน +4

    Qisada heesta qof Si Sax iigu shega😢❤

    • @tusejiirow4776
      @tusejiirow4776 5 หลายเดือนก่อน +5

      Qisada waxay ahayd wiil iyo gabar is jeclaaday oo ilmo adeer ahaa waqtigaas lama ogoleen labo ilma adeer ineey is jeclaato ama isguursadaan marka waxay ku qasabtay ineey qarsadaan jacaylkooda kadib sheekadi waxaa ogaaday wiil la ilmo adeera waxay ku dhaheen sidaasa jirtee maxa sameena suu yiri anaaba jecel qoftaan hadeey idiidana waa sheega waxay ku tiri anigu kuma rabee waxaa sameneesid samee markaasuu sheegay wateey leedahay qadro(kalgacal samo weheshigii waxaa soo kala mid kale kii aan rabay iila siman saa waaba dumaashigeey) sheekadi waa la ogaaday waateey leedahay (runtiibaa sida ku timid sirtii fakatoo lamaqal) kabaci sheekadii la ogaa oo gabadhi laxir ayaan bacdi weyka fakatay xarigii wateey leedahay (silsilado laigu xiray sunbaan cabayoo madhiman saqdii dhexe guurayoo fakaday)
      Kabacdi sheekadi jecelkoodi magaalada oo dhan baa ogaatay familkii utageen waxay dhaheen hala isku daro weyka ogalaadeen wateey leedahay(shibaan iri shanqar yari aroos qaxooti sokeeye lihi sidaa galbiskeeygii noqo soomaali ilaah ubixi)
      Sidaas isku guursadeen labadoodii

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana 5 หลายเดือนก่อน

      @@tusejiirow4776 CajiiB Ustaad wad mahadsan tahy🙏

  • @mukhtaaraxmed2129
    @mukhtaaraxmed2129 2 ปีที่แล้ว +6

    (ayaa saamaha qadaran ) qadan maaha

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 ปีที่แล้ว +8

    Mirihii m.tukaale laxankii s.qaasim codka khadra daahir cige

  • @boqorkadadka4338
    @boqorkadadka4338 2 ปีที่แล้ว +4

    Qisada heestan sidaan ku maqlay si aan ahayn uyuu udhigay geedi shanbow
    Ma jiraa qof si aan sidaan ahayn umaqlay qisada heesta

  • @maxamadqadiibmacalin1707
    @maxamadqadiibmacalin1707 3 ปีที่แล้ว +5

    Walawalax iyo waaya jecel dareemaa hestaan darteed

  • @XasanAhmed-he2gy
    @XasanAhmed-he2gy 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan kuxasustaa asxab bdn iskulood aheyn cabdi bila wadasarneyn xiligi dagaladii sokeye allaha unaxaristo inta badan wadhinteen

  • @CabdirisaaqDhuux
    @CabdirisaaqDhuux 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qoraalka iska sax waad ku tumatay zxb

  • @geediindho2238
    @geediindho2238 3 ปีที่แล้ว +4

    Habeen sabtiya 12:26 lafaruug

  • @Mustaf-warsame0023
    @Mustaf-warsame0023 2 ปีที่แล้ว +2

    dadow saadaasha guur
    ileen sahankiisu waa
    sidii eebbe uga dhigo
    dhaqanka soomaliyeed
    gayaanka siduu ka qabo
    sunuhu ku khilaafsanyahey
    ayaa saamaha qadar
    sad calaf ani leyga dhigey
    layaabka siduu ku dhacey
    mataan sabi kula bartaan
    sukeeye mid iigu xiga
    ayuu suurada kalgacal
    si aan loo qaadan karin
    jaceyl sibiq noogu yimi
    sidii ku hirgali lahaa
    noqtey dhowr sugaal sanado
    siyaasada noo qarsoon
    nasoo shaacbixi ku dhaaaf

  • @yusuufcaqiibo1576
    @yusuufcaqiibo1576 2 ปีที่แล้ว +4

    Qaxooti sokeeye li'i
    Iska saxa af soomaaliga inta aanad wax Soo gudbin.

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 ปีที่แล้ว +8

    Queen of love mama khadra daahir 💯❤️🙏

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 3 ปีที่แล้ว +7

    Dhaqanka somaaliyeed gayaanka siduu ka qabo sunuhuna ku khilaafsan yahay

  • @mohamedabdinoorabdirahman7061
    @mohamedabdinoorabdirahman7061 2 ปีที่แล้ว +4

    Hestaan Qisao dhab ah ayey ku timid runtii

  • @FaYSaLl_RaShKeY
    @FaYSaLl_RaShKeY ปีที่แล้ว +1

    Qisada heesta waa wiil iyo gabar ilmo adeer is gursaday dhaqanka mesha ka jiray cidii baan u ogalay saas bay qisadu ku dhacay wawaynaa dhacay 1988😊

  • @mayduleeyebooy964
    @mayduleeyebooy964 2 ปีที่แล้ว +7

    HEESTAN WAXAN KUXASUSTA SAXIBKY SIMACIIL CALI OKU MAGACDHERA QASAL OHADA JOGA HARTASHEEKHA UQIRON JIRAY RUNTII

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 5 หลายเดือนก่อน +1

    Erayadii Maxamuud Cismaan Tukaale
    Laxankii Iyo Kabankii Saalax Qaasim Naaji.
    Codkii Boqoradii Jacaylka Khadra Daahir Cigge Aun

  • @SainabMohafarah
    @SainabMohafarah 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qaladka dhaqan soo jiren ayaa sabab loga jcayl sama oddoros masuuraba layidhi dad lagu dhahy isma gaydan fmly ah sasan filayaa 😢😂

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 7 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waa Cajiib alow unaxariiso mama qadro😢

  • @yasiinxasan9185
    @yasiinxasan9185 2 ปีที่แล้ว +2

    WAR HEESTAN GOORMAY QAADAY MARXUMADU RUNTII CAAWA AYAAN DHEGAYSTAYOO AAD AYEY II TAABATAY WAANA QISO JACAYL RAAGEYE ALLOOOW KUU NAXARIISO AAMIIIN AAMIIIN

  • @sacadahmed1622
    @sacadahmed1622 9 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan Erayada Waxa Iska Laha Abwaankii Weynaa Ee Maxamad Cumar Huryo Ee Wax Aanad Hubin Dadka Ha La Wadaagin Sxb

  • @mustafesiciid4524
    @mustafesiciid4524 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaa saamaha daran weeye

  • @Maxamed-sm6cf
    @Maxamed-sm6cf ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dhaysan jiriy 2015 xasuus .markle 2023 Europe 😮

  • @LiibaancabdinuurshGurbiy-vu8ry
    @LiibaancabdinuurshGurbiy-vu8ry ปีที่แล้ว +1

    Heestan 2010 ila hado 2023dhamad tahay kama caajiso

  • @MunasarmohamedYare
    @MunasarmohamedYare 11 หลายเดือนก่อน +2

    Axsan hees allaya raxma Alfanaanad Khadra dahir cige best sing song

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว +1

    Soooooo dhawEyntii wax cad lagawada warqabEy

  • @AhmedSajin-z9p
    @AhmedSajin-z9p 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ khadra dahir

  • @HoodaAxmed-y8g
    @HoodaAxmed-y8g 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sil siladaa laygu xidhay sun baan caboon kakacay saqdii dhaxe guurayoo fakaday
    Dadow saadasha guur ileen sahankiisu wa sidii e bahay kadhogo ax xanuun badan qisadan hestu kutimid cidi fahmi karata unba fahmi 😢
    Jaceylkii sama odors masuroba layidhi😢
    Wlhi hestan in ani igu socota moda😢😢 20:11 28 2024

    • @ahmedsaedyusufahmednur1640
      @ahmedsaedyusufahmednur1640 4 หลายเดือนก่อน

      😭😭😭😭😭 Ax ax ax wlhi waa hees caloosha ku hurinaysa abaayo alle intii is jecel alle haysu sahlo

    • @HoodaAxmed-y8g
      @HoodaAxmed-y8g 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@ahmedsaedyusufahmednur1640 amiiin 😭😭

    • @ahmedsaedyusufahmednur1640
      @ahmedsaedyusufahmednur1640 4 หลายเดือนก่อน

      💓🙏🙏​@@HoodaAxmed-y8g

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan abwanki iska laha e Quray magacisa

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 3 ปีที่แล้ว +4

    Shibbani sanqadh yari arooos weeye e shib baan idhi maaha

  • @CaliAdancusman
    @CaliAdancusman 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dhabtii heestaan wan jeclhy

  • @Clahi.fana23
    @Clahi.fana23 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaqanka Soomaaliyeed
    Gayaanka siduu ka qabo
    Sunnuhuna ku khilaafsanyahay

  • @KhadarIslaam
    @KhadarIslaam 7 หลายเดือนก่อน +1

    Islaam

  • @OmarAhmed-vz3bb
    @OmarAhmed-vz3bb ปีที่แล้ว

    Asc alaha u nzxariisto

  • @sayidtimajilac4953
    @sayidtimajilac4953 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariisto mamada jacelka Khadra dahir cige

  • @NimcoIbraahim-dk3fq
    @NimcoIbraahim-dk3fq 5 หลายเดือนก่อน +1

    Nimco Ibraahim

  • @zakiabdirahman9788
    @zakiabdirahman9788 5 หลายเดือนก่อน +1

    Who here 2024 ❤

  • @queenzoniaofficial6119
    @queenzoniaofficial6119 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees aan dhageysto aanba jecldaye teyda kale cid aan is dagalsanhaye qabiil ahaan markuu wiilkooda xiriir raba idhahye habeen dhexdye wiil kamidaa marku idhahye qabiilkas ahaye waxan dhahye wiil iyo abtiis nahanye teyda kle ani cidaas abtigeey aaan aad ujeclahaye ee dileyn abowe reerkeey kuma geyn karo😭😭😭aan dhahye

    • @ahmedosmanwaasuge4691
      @ahmedosmanwaasuge4691 ปีที่แล้ว

      Wllo abtigaa asaga ma dilin Balse Hadii Ay Familkaga kasoo Horjeedsanayan adiga Qalad kuma lihid balse Xal uun raadiya..

  • @suldanmedia0015
    @suldanmedia0015 3 ปีที่แล้ว +4

    Soboqo youtube chanelkeyga suldan media001 wax badan ayad kalasocondontaa

  • @shaaficicabdi5666
    @shaaficicabdi5666 ปีที่แล้ว +1

    Layaabku siduu kudhacy
    Mataan sebi ku ba baaar
    Sokeeye mid iigu xiga
    Ayaa.suuradoo kal gacal
    Jacayl.sibiq noogu yidhi
    Mama khadra. Alahayow janadaada ku.irsaaq qabrigana beer beeraha janada kamida uga dhig. AHUN😰❤️🙏🥰

  • @mahadmohamed4579
    @mahadmohamed4579 ปีที่แล้ว +1

    Luuqada somaliga ciyaarta kadaa
    Ceeb maaha hadaad fahmi waydo ereyada
    Erayga aad qorayso iswaydii inuu yahay eray jira

  • @MusabAbdikadir-i4r
    @MusabAbdikadir-i4r 2 หลายเดือนก่อน +1

    𝚜𝚒𝚍𝚊𝚊𝚗 𝚜𝚊𝚊𝚗 𝚛𝚎𝚎𝚛 𝚔𝚞𝚗𝚊𝚑𝚊𝚢 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚊𝚗 𝚜𝚞𝚐𝚗𝚊𝚊𝚋𝚊 𝚔𝚑𝚛𝚢𝚛 𝚔𝚑𝚛𝚢𝚛 𝚠𝚊𝚡𝚊𝚊𝚗 𝚜𝚞𝚐𝚗𝚊𝚊𝚋𝚊 𝚔𝚑𝚢𝚎𝚛

  • @sharmaboyfans7180
    @sharmaboyfans7180 ปีที่แล้ว

    Qisada heestu waxay kutimi wiil iyo gabadh guri kusoo wada koray oo walalo aan wax dhamin baa is jecladay oo wiilkaa baa gabadhii uureyey uurki marki la arkay baa gabdhii lacayey sida ereyada heesta kujirta gabadhi waxa lasiiyey wiiilka walalkiis markii danbena kii waa diiday aakhirki way isheleen labadoodi

    • @zihaambarwaaqo8660
      @zihaambarwaaqo8660 6 หลายเดือนก่อน

      Wll ismy helayn sida eryda ka muqata gabdha wil ayay is jeclayen lkn waa dad an kala guursan jirin wiil kle lagu qasbaya kiibany yeelaysa u fiirso gabogabada hesta allah how naxariisto khadra daahir iyo abwankba 😢

    • @OLDLEGEND-uy7jw
      @OLDLEGEND-uy7jw 2 หลายเดือนก่อน

      " dadaw samir baa sad lahe say iyo raaliyo isqaba ayuu nagu simay ilahey" .

  • @maxamedcali6553
    @maxamedcali6553 4 ปีที่แล้ว +3

    Alaya cisag qadra dhool

    • @FarhiaFarah-wg5qe
      @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

      Alayaaa qadarinqiimobadan dumarEeey dagan yareeey joogto Nolowlagufarxeey aakhirooiy jano.qaatimiqEyr.yaa Rabitawbah

  • @XasanAhmed-he2gy
    @XasanAhmed-he2gy 9 หลายเดือนก่อน +2

  • @TifaneShiikhtifow
    @TifaneShiikhtifow 10 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kadhancali6436
    @kadhancali6436 3 ปีที่แล้ว +2

    Layaab

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Sooooo dhawoow inbadanbadan qatroosEEyqiimibadanmarwo yareey

  • @abdikadirabdirahmanaden7552
    @abdikadirabdirahmanaden7552 19 วันที่ผ่านมา

    16/1/2025❤❤❤Reminder

  • @AhmedHassan-bt8cb
    @AhmedHassan-bt8cb 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees itaabatey caadi maaha

  • @abdirashidmaxamed4819
    @abdirashidmaxamed4819 2 ปีที่แล้ว +1

    Marlabaaad Kuwait Hawaii xasuuus 7 April

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 4 ปีที่แล้ว +9

    Walaalkaa soo geliyey heesta miraheeda waa cadaan la fahmi karee sax erayga fulaanshan yahay ee waa Qilaafsan yahay. Thanks

  • @ismailmahdi2996
    @ismailmahdi2996 ปีที่แล้ว +2

    Waar yaa ragaw iska dhagaysta heesta magaranaysaan cida samaysay iyo cida tumaysa anaa idiin sheegaya RAGA libinta lagama xaasido laba jirna ha ahaadee waxaa sameeyay ninka layidhaa yaasiin maxamuud oddoras abwaanku heesta ayuu isku cadeeyey erayada heesta ayuuku jiraa jacaylkii Sama oddoras masuuroobaa layidhi waxaana tumaya goobe sababa nusulkeeda markalaan idiin sheegi

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 หลายเดือนก่อน

      ma sama odorsbad kala soo baxday heesta,malahagu ma liito

  • @yahyebisharhasan3838
    @yahyebisharhasan3838 4 ปีที่แล้ว +4

    Qoraalka imbdn baa khaldan bro

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 4 ปีที่แล้ว +2

    Walee heestaan caadi ma ahan

  • @SaidGudur
    @SaidGudur 4 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤😮😅😊❤❤❤❤

    • @CabdiqasimSaladgaashaan
      @CabdiqasimSaladgaashaan 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤

  • @mukhtaaraxmed2129
    @mukhtaaraxmed2129 2 ปีที่แล้ว +1

    shobbani sanqadhyari aroos weeyaan walaal afsoomaaliga miyaanad udhalan mise waad baratay

    • @archialleli6516
      @archialleli6516 ปีที่แล้ว +1

      Shob yaa yidha ee ku hadla afka kkkkk
      Shib weeye erayga ha qaribin

  • @arashiidmaxamedcolow1070
    @arashiidmaxamedcolow1070 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus 2010

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Intiitaqaano noolaaba lakiin taakotaako

  • @CaliAxamed-x1o
    @CaliAxamed-x1o 5 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahadapdirahmaan4903
    @mahadapdirahmaan4903 4 ปีที่แล้ว +1

    Hoow

  • @shugricismaan6907
    @shugricismaan6907 10 หลายเดือนก่อน +1

    1

  • @CanabcabdisaaqDiirye
    @CanabcabdisaaqDiirye ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @maxamudjamacmaxamud2081
    @maxamudjamacmaxamud2081 3 ปีที่แล้ว +1

    Ethiopia

  • @kadaribrahim8302
    @kadaribrahim8302 2 ปีที่แล้ว +1

    A

  • @JaamacDaahir-rw9ik
    @JaamacDaahir-rw9ik 10 หลายเดือนก่อน

    Kaltuun bacdao

  • @husseinabdiali9218
    @husseinabdiali9218 3 ปีที่แล้ว

    Wa hees add u weyn

  • @maxamedabdi5752
    @maxamedabdi5752 ปีที่แล้ว

    3

  • @sayidtimajilac4953
    @sayidtimajilac4953 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto mamada jacelka khadra dahir cige