ina lilah wa ina ileyhi rajicuun Alaha: warun ifku wa ayamo aan la idleey sanaynin alow ayaamhi yaraa ay nooleyd ubarakee oo wixi ajar ay shaqaaysatay u badii alow u dabidhaaf o u naxariiso ayada iyo umada nabi maxamed janatul alow ka warabi amiin amiin amiin 😢😢😢 shalay hadii ay sidaas ku heesaysay maanta way inaga hosaysa walasheen xabiba cabdilahi waberi aan uwada ducaayno walalayal barina wa inagaa alow ku naxariiso amiin amiin amiin ;;; heestan waxa lahaa alaha u naxariisto fanaandi waynayd alaa wey. ..xawa gelqaad wana heesti intixaaka lagaga qaaday xabiba cabdilahi markii fanka ay bilabaysay ama ay ku biiraysay kooxda gacan macaan. Sidana ayada aya tidhi mar laga waraystay bilowgi fankeeda
Waad la talisay walal mooyi in ay araktay oo ku hanuuntay ilaahay ha u dambi dhaafo inagana ha inoo wada naxariisto wakhti hore ayaad qortee hadaad nooshahay waan ku salaamay hadaa waxanu kuwada xukumanahay geeri mana naqaan Marka la Ina oofsan doono

Allaha ku naxariisto janadaa nagu kulansiiyo 🤲🏽🤲🏽 fananadii qaranka 🇩🇯🇩🇯 mamo qaaliya❤️
Allaw kuu naxariiso fanaanadeenii waynay xabiiba cabdilaahi. Ilaahow janatul fardawsa ugu deeq. Aamin
Inalilaahu wa ina ilayhi raajicuun Ilahay haku naxariisto amiin
Allah unasristo habo😢😢😢❤
Edo mcn wan ku xisay ilahay ha ku naxaristo
Ilaahay ha u naxariisto qabrigana rabi ha u nuuro janooyin kiisana haku casuumo ilaahay marti la jecelahy hakaa dhigoo 😭😭😭
Innaalillaahi wa inna ilayhi Raajicuun Alle Ha Unaxariisto Hooyo Xabiibo Cabdillahi Hoygeedana janna Fardowsa Alle Haka yeelo
Allow kuu naxariiso habo 🥰🥰🥰
Allow ku naxaarso janatuul farduusa kaa waraabi
Inaliha waa inalihay rajacuun alle ha u naxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
Inna nillah wa inna ileyhi rajacun 😣 Allah unaxaristoo Habiba Balbalaf 😭
ilahay naxariistii jano haka waraabiyo xabiiba
allah unaxristo amiin yaa. raabi
Illahay ka baq ifka waa laga tagaya sa looma heesaya adiigana sheegay please
Waad la talisay walal mooyi in ay araktay oo ku hanuuntay ilaahay ha u dambi dhaafo inagana ha inoo wada naxariisto wakhti hore ayaad qortee hadaad nooshahay waan ku salaamay hadaa waxanu kuwada xukumanahay geeri mana naqaan Marka la Ina oofsan doono
Waa hees wacdi ah
Waww noloww habibi
waa runted aduunku waa taransit jacayl kana waa taransit 2 dii ruux is jeceyl aqireey isku waaraan sidii xaawo iyo aadam csw
Waa run Hada waa dadkii aakhiro ilaahay jannada ha geeyo i
Wawww