@@caweyskadalmar adaa Mudan Sxb dadka ayaan u saxayay inuu yahay typing Error ama Gacantu ku dhacday,Waxaan arkay Qof hoosta ku commet gareeyay sidaa khaldan markaa walaal dib u sax waayo dadkan yar yari sida loo qoro ayuunbay imika u qaataan AF Soomaaligii la dhuuxi jiray ee la odhan jiray ereygaa maxaa loola jeedaa ayaa meesha ka sii baxaya markaa inagu aynu dadaalno, Mahadsanid
illahay ha unaxaaristo habiba balbalaf caawa ayey kuu geeriyoteey magalada Djibouti samir iyo iman qoyski iyo asaxaabti ay kaa baxden iyo dhaman fananinta somaliyed oo dhan 23/06:2020😭😭
Aamin
amin
Allah ha u naxariisto Mustafe Abees iyo Xabiiba Abdilahi balbalaf laba fanaan oo fanka somaliyed saamayn ku leh ayey ahayen.
Aamin
Daauud Masxaf, Mustafe Abeeso iyo Xabiiba Balballaaf Alle dhammaantood ha u wada naxariisto. Amiin
Aamin
farta Taaag cidii saalax carab Iyo barwaaqo qalanjo kasoo maqashay ☝️
😂😂😂😂😂aniga wlhi hda search irih alah soomali jecliya
Anigu ruwayada ayan baa joogay 2010 , 14 jiirky ❤❤🇩🇯😏
☝☝☝☝
@@mounabintu-dirir7467 dadkan wax ba garaneyn uu sheeg hn 2010 abti ruwayaad ba laguma dhigin inaga huubi abti
@@radwanronaldo2515 waa sidey tahay iska dha waa lo'dhulqata inabti😃😂😂
Heestan salax carab iyo barwaqo qalnjo ayaa xaday 2019😏😏
Cidii halka kazo maqashay ee originalka heesta loso shegay like ku qapo.
Xariiif ilayn isku wadaaan soo marnay😂
Copy .com
Zakarie Abdalle ✋️😅😅😅
Allahu naxaristo ces deux artistes djiboutiens
Aamin
Labada fanaanba wey mootanyihiin maanta ilaahey naxariisti jano haka waraabiyi mustafe abees iyo xaliimo balbalaaf. Djibouti waa halka fanka soomliya sii nolaysay marki dagaldu ka socden wadnka. Waa live performances no mixer waa toos bay uqadayaan
15/10/2020 hargyesa
Aamin
ALLAH HA U NAXARIISTO labadaba aamiin
Labadi fanan ee uu jecela Allah u naxriisto amin
Aamin
Alle Haw Naxariisto Xabiiba
Aamin
Allah nii naxaristoo Moustapha abess iyo habiba balbalaf Ilahey janada fardoussa nika baryaiyaa
Aamiin
Salx io parwaaqo kasooraacey heestan
Heesta Magaceedu Waa Horyaal Qorlaaka ayaa ka Khaldamaye (Horyaal) Waa aynu noqono qaar lagu daydo (Horyaalka Jacaylka) ama Tusaale Jacayl
BAALGORAY CHANEL Mahadsanid. Was typo
@@caweyskadalmar adaa Mudan Sxb dadka ayaan u saxayay inuu yahay typing Error ama Gacantu ku dhacday,Waxaan arkay Qof hoosta ku commet gareeyay sidaa khaldan markaa walaal dib u sax waayo dadkan yar yari sida loo qoro ayuunbay imika u qaataan AF Soomaaligii la dhuuxi jiray ee la odhan jiray ereygaa maxaa loola jeedaa ayaa meesha ka sii baxaya markaa inagu aynu dadaalno, Mahadsanid
Maya waan mar dhow
Allaha u naxaristo dhamantood koolay mar dhaw ayay geeriyotay habiba balbalaf
Aamin
2006 ayaan dhagaysanayey heestan
ALLAH HA U naxariisto dhamaantood Aamiin
Aamin
Alaha haunxaristu labadudaba amiin 🤲🤲🤲
Aamin
Ilahay ha unaxaristo dhamantoba
Aamiin
*ciyaalkan barwaaqo qalanjo iyo saalax carab meesha kaga sheekaynayaa ciyaarta adeer dhaafa 👊 heestan waxaan ka bartay RTD-TV*
AUN fanaanita
Aamin
Allah ha uu naxaristo Habibi iyo Moustapha
Aamin
allah yarhamo moustapha abess.
sinon la chanson est validé.
Mararka qaar mays tidhaa xaddaaraddu tii dhexay ahayde dibbaan badow ka noqonay markan surwaal dillaacsan iyo rap kii yurub qaadannay
Habiba Balballaf & Moustafa Abees
Song: horwaal
Très belle chanson🌸🌸
Heesta Magaceedu Waa Horyaal Qorlaaka ayaa ka Khaldamaye (Horyaal) Waa aynu noqono qaar lagu daydo (Horyaalka Jacaylka) ama Tusaale Jacayl
Like isra inta heestan barwaqo qalnjo iyo salax carab kuso argtay
😲😲😲huno isku magac ayan nahay siday ku dhacday
@@fatouali7310
Hahahha saw mha waa cajib
@@fatimaalihajisafiya7329 😂😂😂😂aniga wa fadoumo ali mouhoumed 😂😂waa yaab wlhi
👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌
heezti heesaha 😍
Habeeenba habeen ka daran....
ALAHA KOUH NAXARIIISTO Edo HapIiPaH
Aamiin
Hees xasuus mudan
ma idin barteen saalax carab iyo barwaqo qalanjo heestiina so qaadeen