maxamed mooge liibaan HEESTII: kucalmadaye inanyahay (

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @DAYIPCABDI
    @DAYIPCABDI 3 ปีที่แล้ว +5

    Runtii waaa hees mcn keep goen

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +1

    Nice caawa yaan dib usoo raadiyay.
    Ku calmadaye inanyahay hddaan calaf ikaa siin cadwgaa unoolow cid un baa ku gaariye.
    Wxay ku tusinaysa sida soomaalidu ugu xeeldheerayd afsoomaaliga oo aysan marwalba suugaanta cidna ugu ceebayn jirin qof walba horumar ula jeclaayeen xitaa hddii ay iswaayaan wiilka iyo gabadhu.

  • @mohameddeeq6374
    @mohameddeeq6374 3 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed mooge liibaan AUN
    Wuxuu ahaa fanan aan cadi ahayn
    Cod luxdan
    Allaha unaxariisto

  • @abdallahjama1277
    @abdallahjama1277 3 ปีที่แล้ว +1

    Kabankuu waa xudeedi maha maxamed mooge

  • @FUAAD-t4r
    @FUAAD-t4r ปีที่แล้ว +1

    Ereyadu waa cabdi qeys

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว +1

    Ahn legend

  • @jamaalaxmed5185
    @jamaalaxmed5185 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 3 ปีที่แล้ว +1

    Allayaa raxmaa Legend

  • @naciimamahamud8376
    @naciimamahamud8376 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +3

    saxib-keyyow siday hestu ku timid wax tarikha maka haysa saxib

    • @jiboqaraamimedia4583
      @jiboqaraamimedia4583  3 ปีที่แล้ว +2

      zxb waxay ahayd heeso ay kubalameen abwaaniintu inuu mid walba laba heesood uu sameeyo intay wada joogaan
      ABWAANIINTU waxay ahaayeen
      1 AXMED S BIDDE
      2 maxamed cumar huryo
      3 cabdi aadan xaad (qays)
      markaa heesahaa ayay kamid ahayd zxb

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +2

      @@jiboqaraamimedia4583 mahad sanid saxib lkn hesihikale e la socday wax maka garanaysa

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +2

      @@jiboqaraamimedia4583 laxanka tolow ma waxa saray maxamed mooge

    • @jiboqaraamimedia4583
      @jiboqaraamimedia4583  3 ปีที่แล้ว +2

      @@buuxciise2167 laxanka ma hubo zxb lkn inuu xudaydi saaraan filayaa

    • @jiboqaraamimedia4583
      @jiboqaraamimedia4583  3 ปีที่แล้ว +1

      @@buuxciise2167 dhayal looma heeso _ soo socoo wax iisheeg _ kuwaasaa kamida inkastoon hada ilaaway kuwii cabdi qays lkn heesahaa youtuka kujira eenu aragnay kamid yihiin

  • @abdallahjama1277
    @abdallahjama1277 3 ปีที่แล้ว +4

    Kabankuu waa xudeedi maha maxamed mooge