MAXAMED MOOGE LIIBAAN AHN IYO HEESTII SHABCAAN (LYRICS)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @FarxaanAxmed-f2s
    @FarxaanAxmed-f2s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waah waah waa hees macaan maxamed mooge alle haunaxariisto

  • @SugalShirwac
    @SugalShirwac ปีที่แล้ว +4

    Codki Sayid Maxamed Mooge
    Erayadi abwaan Xasan Qawdhan.. Labadaba Allaha u naxaristo

  • @abdilahiabdi7484
    @abdilahiabdi7484 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sayidkii fanka MML ❤rabbi naxariistii janno fardawsa hakawaraabiyo 🤲🤲🤲

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha godka ku janneeyo Mujaahid Maxamed Mooge Baban🤴

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 3 ปีที่แล้ว +7

    allah heestu maxay meelo aan arkay oon ku noolaaday ka hadlaysaa sida buurta shiisha

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 3 ปีที่แล้ว +5

    waaaaaw xamse hore usoco wll

  • @Maxamed313
    @Maxamed313 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wan jeclhy maxmed mooge liiban wan booqon doonaa qabrigiisa awaare wanan uducyaa mar walpa dhagyssigaysa heesah dareenkale 😢

    • @xamsecali6231
      @xamsecali6231 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid zxp

  • @nuuracali5054
    @nuuracali5054 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariisto halyaygeenii Waynaa maxamed mooge

  • @ibraahimmaxamed6352
    @ibraahimmaxamed6352 ปีที่แล้ว

    alle naxariistii jano haka waraabiyo

  • @abdikarinahmed1786
    @abdikarinahmed1786 2 ปีที่แล้ว +2

    AHUN iyo hees qoto dheer. Kaman iyo laxan cajiibana leh

  • @awalehabdi2290
    @awalehabdi2290 ปีที่แล้ว +1

    Raran iyo dablagu shiday ayaanka qoray afkana bakhad laga dhigay Ayaan ka qoray

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii xasan qowdhan 🤍💚❤

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhaga waa ina. Ayo.
    Hoyadiise. Magaced

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 3 ปีที่แล้ว +3

    Mar la arag buu ahaa eebbe jannadi firdowsaad haka waraabsho ustaad maxamad mooge anigu wuxuu ii yahay fannaankayga koowaad labaad iyo saddexaadba haddayba dhacdo inaan youtube soo jalleeco kama laabto anigoo aanan cagta soo marin

    • @hamsenaajimedia3958
      @hamsenaajimedia3958  3 ปีที่แล้ว +3

      Mahadsanid wllky alle haku sharfo

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว +3

      Eebe janadii firdowsa ha ugu bishaareeyo. M.M.L

    • @hamsenaajimedia3958
      @hamsenaajimedia3958  3 ปีที่แล้ว +3

      @@Tasniim1 aaaaaamiin aaaaaamiin

  • @korneylazhar2802
    @korneylazhar2802 ปีที่แล้ว

    Heesta in lala dagi karo u fura

  • @abdulkarimabokor8706
    @abdulkarimabokor8706 ปีที่แล้ว +1

    Cidla adeer hay kalidifin

  • @siidcumar-yj1gi
    @siidcumar-yj1gi 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shux shux fooda la is geli wye

  • @cabdiqaadiriiddaahir3046
    @cabdiqaadiriiddaahir3046 2 ปีที่แล้ว +1

    He was brave he was not afraid

  • @mukhtarabdi8568
    @mukhtarabdi8568 16 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +2

    saxib kay xamse naji hesta inta ugu horaysa sidan u fahmay
    wa sidan
    waxan tegi shabcanti
    iyo
    wllo sidad u qortay waxay tidhi shabcaanti midke saxa wllo

    • @hamsenaajimedia3958
      @hamsenaajimedia3958  3 ปีที่แล้ว +3

      Zxp way egtahay se lkn Qaafiyada heesta ayaaba diidaysa
      Hadaan idhaahdo
      Waxan tagi shabxaantii
      Markii aad shib iga tidhi
      Bilaa ujeedo ayay noqonaysaa
      Waxan dhagaystay xasan QAWDHAN oo tirinaya

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 3 ปีที่แล้ว +3

      @@hamsenaajimedia3958 haa sax
      ok wllo mahad sanid

    • @hamsenaajimedia3958
      @hamsenaajimedia3958  3 ปีที่แล้ว +4

      @@buuxciise2167 adaa mudan wll

    • @sakariyedayib1491
      @sakariyedayib1491 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hamsenaajimedia3958 warninyow sxb horta marka hore dhagaheenu waxay maqlayaan oo cad Waxan tagay shabcaantii marka xigana dhanka qaafiyadana lafteeda hadii layidhaahdo
      waxan tagay shabcaantii miyaanay sax ku ahayn oo u jeedo lahayn
      Ileen waakan u tagaya shanta faliyee jira iyo habraha saarka sheekada dhakhtarada shisheeyaha xagay iska diidaysaa tolow

    • @Somalibanahay1977
      @Somalibanahay1977 3 ปีที่แล้ว +2

      Qaafiyad ma taqaanaan horta
      Takale
      Dhagahaaga ayaadba kumaqlaysaaye
      Waxan tagay shabcaantii
      Markii aad shibiga tidhi
      Yacnii bishii hore ee uu sheegay magaceeda ayaan iska tagay
      Markaad iskakaydiiday weeeye
      Fahamku waa qaali wlloh

  • @Apdale-h4v
    @Apdale-h4v 9 หลายเดือนก่อน +2

    Download no fur bro

  • @cabdiqaadiriiddaahir3046
    @cabdiqaadiriiddaahir3046 2 ปีที่แล้ว

    My brave

  • @CabdiraxmanBashe
    @CabdiraxmanBashe 5 หลายเดือนก่อน +1

    A