Dheyladi xajiga iyo sakay Quraac labo qeeb qeeb salada subax iyo barqadi ka faideso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Shukri masala

ความคิดเห็น • 1K

  • @maxdar11
    @maxdar11 5 ปีที่แล้ว +50

    Nasiib badanaa ninka shukri Qabaa masha allh

  • @basraabdi1730
    @basraabdi1730 5 ปีที่แล้ว +126

    Xaaji qeerqaba oo baariya Ku dhoora qalbigagana ilaaliya ilahay hakugu irsiqo aamii ta haka baqiilina wllshen

  • @nafisaahmed9310
    @nafisaahmed9310 5 ปีที่แล้ว +33

    mahadsanid abyo shukri waxan kaaa codsana inaa soo badisid cuntada xaajiga thnks qali waan kula socdaaa marwalba

  • @zahronoormaxamed9512
    @zahronoormaxamed9512 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Masha Allah Masha Allah jazakallah qeyr walashena wan ka helnay dhiro galintada

  • @saedaabdirisaq9362
    @saedaabdirisaq9362 5 ปีที่แล้ว +206

    walaal shukriyeeey gabdhahaan idinku isku roonaada dheh oo wax walba wixii xaajiyada kusoo qor, ayaga dhalaya, walacaya , nuujinaya , oo tabar LA' aan haysaa waxkasta fiicana nimankay ka dharjiyeeen , dadkaan ayaga dhis ha isnafaqeeyeene😂

    • @aaminaummcabdale3705
      @aaminaummcabdale3705 5 ปีที่แล้ว +6

      Hhh wlhi benta ma ahan qaali

    • @umusahraalkhayr8551
      @umusahraalkhayr8551 5 ปีที่แล้ว +7

      de la cuna tanba kkk

    • @realmadrid-nk3lg
      @realmadrid-nk3lg 5 ปีที่แล้ว +9

      Mar hadey karisay xaajiga iyo caruurtu wax yar bey ka cunayaan waxii so harana ayada lee waaye 😆😆😆

    • @maryamakiin1460
      @maryamakiin1460 5 ปีที่แล้ว +13

      Sadka yusuf abayo wax walbo fican hadey usameyso somala cuneyso gabdhi hoyaded wanineyse waxey kutiri melficn sexi wadla sexane wax macn sii wadlacuniye hadal fican kudheh wukudhihiye marka taas aanracno

    • @CosobAli
      @CosobAli 5 ปีที่แล้ว +2

      Sax waye qureecda xaajiyada kusooqordheh

  • @maryanali7299
    @maryanali7299 5 ปีที่แล้ว +1

    Video yadaada markaan daawado baahi Lee iqabato hadii aan hada wax soo cunay xitaa 😂 Hadii aad ila argty like ta haila dhaafin shukriyeey love u hbbti

  • @mocade_1
    @mocade_1 5 ปีที่แล้ว +7

    Shukri cuntada xaajiyada no so gali si markeeda loga farxiyo mahadsanid

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 5 ปีที่แล้ว +10

    mashalh gabar kaafican waligey ma arag wlhi sidaa xaajiyalkeena ugufakiresi I love you queen horay usoco

  • @Khadrahassan5612.
    @Khadrahassan5612. 5 ปีที่แล้ว +4

    Allow mid aan isu jano tagno igu arsaaq shukri walashay adigana ajar alle hakaasiyo cimri dheer iyo caafimaad alle ha kusiiyo

  • @ayaan8877
    @ayaan8877 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah! So beautiful wallahi. I love you walaalo, may Allah grant you jannah, amiin😘😍

  • @fartuunnuur1140
    @fartuunnuur1140 5 ปีที่แล้ว +8

    Shukriyey abayo shukran 😘😘😘😘🤩so badi ilahey wixi shar ah haka bad badiyo abayo

  • @hodanali2932
    @hodanali2932 5 ปีที่แล้ว

    Masha ALALH MUSHARIDA AYAN LADHACAY XAJIGAYGA WALE MELKALE KAMA QURACANAYAA SHUKRII WLLHI WAN KUDUCEYAYA MARAQA CADI MAHAN LKN SHUGRI WLASHY XAJIYADA WAY cayilayanaa

  • @deka0494
    @deka0494 5 ปีที่แล้ว +3

    OMG i feel hungry, thanks a lot habo shukri... Love from djibouti

  • @zoyamukhtaar6399
    @zoyamukhtaar6399 5 ปีที่แล้ว +9

    Gabadhan vedioyadeeda kama daalo xitaa wakhtigoo igu yar hadana waan U huraa Waan ku aaminsanahy xbbti qali keep going my Allah Bless you

    • @habiboali2650
      @habiboali2650 5 ปีที่แล้ว

      Mash Allah ku an cuntada ukarina ilhay ha nasiiyo amiiiiiiiin ta badiyaaa walsheen wax ficn bay nabartay halkan ban ka salamiyaa shugri marsala walsheen

  • @filsanabukarchannel3879
    @filsanabukarchannel3879 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah qurux wayo Allah ku barakeyo xbbti shukri masala

  • @safiyosacadmahamed6798
    @safiyosacadmahamed6798 5 ปีที่แล้ว +11

    Aaaaamiin aaamiin aaamiin yaarabi walaasheey macaanto Allah ku barakeeyo

  • @sadzcooking713
    @sadzcooking713 5 ปีที่แล้ว +3

    Hawaryarey macanto thank u so much ilahey hakuxifdiyo 😘😘😘

  • @nafisamahamed5088
    @nafisamahamed5088 5 ปีที่แล้ว +1

    asc shukri maxamaed cali thanks sister waa nagu ogtahay ina kadhisno abayo ilahey ha ku barakeyo adiga iyo carurtada iyo walidintaadaba

  • @samiraissemohamed8351
    @samiraissemohamed8351 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha alah abayo Shukri Gacantada alaha Ku barakeeyo

  • @fatmhfatmah6169
    @fatmhfatmah6169 2 ปีที่แล้ว

    Jazakal allah qeero xbbti

  • @sadiahussein6326
    @sadiahussein6326 5 ปีที่แล้ว +18

    Masha allah shukran mcnto ninkiii kuhelaa naag waa helay

  • @deqaamin3212
    @deqaamin3212 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah macaanto qeyr alaha ku siiyo aamin hooyada ilmaha iyo xaajigaba wey cunikaraan waana iney cunaan haddu ILaahey yiraahdo

  • @lajacleycusmaan2926
    @lajacleycusmaan2926 5 ปีที่แล้ว +17

    Anaga rer yurub waxba maisku haayno runti qof misaajid aadayo salaada subax ma arkeysid insha allaah marki aan africa imaano ayaan u sameeyna

    • @wiilkaqurbahakudobobaysoma3408
      @wiilkaqurbahakudobobaysoma3408 5 ปีที่แล้ว +2

      lajacley cusmaan 😂😂😂😂😂 ben badanaa

    • @anabh9257
      @anabh9257 5 ปีที่แล้ว +9

      Waa runteed qof ilahey u naxariisto mahee masaajid ma aadan

    • @samiramohammed9116
      @samiramohammed9116 5 ปีที่แล้ว +1

      cadi matixid wlhi 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @somaliqueen829
      @somaliqueen829 5 ปีที่แล้ว

      lajacley cusmaan alla run badanaa

    • @ruweydocusmaandirshe605
      @ruweydocusmaandirshe605 5 ปีที่แล้ว +1

      lajacley cusmaan kkkkkkk

  • @shariifosharif2094
    @shariifosharif2094 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaashay laakiin anaga sidaan 5:00 AM uga baxno guryaha dadka qaarkood ayaa 5:00 PM ku soo laabta guryaha laakiin Sabti iyo Axada waa samayn kartaa inshaa Allah. Jazz ka Laahu Khayr.

  • @Ceeblacaabi
    @Ceeblacaabi 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shugri thanks

  • @nafisomaxaedyuusuf2716
    @nafisomaxaedyuusuf2716 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah waa quraac aad umcn mahadsanid gacmahaaga allaha kuu dhaafo

  • @rowdamusiyan8653
    @rowdamusiyan8653 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah shukri qali mahadsanid adiga masuliyad aad qadi wesey gabar qadeso majirto alle haku xifdhiyo

  • @احبكصومالي
    @احبكصومالي 5 ปีที่แล้ว

    mnsha allaah xbbtii gacantaada allaha kubarakeeyo mida kle abyo xaajigeyga subax ma cuno hilib ukunta xtaa ma jclo subaxaan usameeyo ee abyo xaga qudaarta naga soo dhis insha allaah

  • @safiyosacadmahamed6798
    @safiyosacadmahamed6798 5 ปีที่แล้ว +9

    Wcs maashaa Allah macaanto Allah ku dhoowro

  • @kowtharachannel6078
    @kowtharachannel6078 5 ปีที่แล้ว

    asxaabta shukri channel keyga iso boqda mahadsanidin walalaheyga qaliga SUBSCRIBE ta like igu tagera

  • @hanaaabdullahi6287
    @hanaaabdullahi6287 5 ปีที่แล้ว +144

    mid aan wax u kariyo allaha isiiyo hada ani le karsada😊😊

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 4 ปีที่แล้ว

    Shikriyee shukran jaziilan ina aayo baarakallhu fiiik

  • @aliabdi5414
    @aliabdi5414 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah what a real woman may ALlah bless you sister .

  • @raqad4642
    @raqad4642 5 ปีที่แล้ว

    Bal aan jiifka ka kaco oo odayga iyo caruurta quraac u karsado gaaja bay la jiifan 😀 shukriyey kheyr allah haku siiyo wad I dhiira galisay walle

  • @asmaachannel6733
    @asmaachannel6733 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla kujecliyaa waxan kariyaa waayaa runti adiga unba kugestaa markasaa wax un kasotuura Wankuduceyaa wlhi qeer Allaha kusiyo shrfy my macalimadena,so badi shrfy

  • @ummususan2479
    @ummususan2479 5 ปีที่แล้ว

    Illhy ajar iyo xasaanad ha kaa ziiyo wllshy shukri cadeey naga zoo dhis qaybta quraacada aad ban ugu baahnayne

  • @nadiahassn2212
    @nadiahassn2212 5 ปีที่แล้ว +22

    inta asaxaabul singalka ah Allaha Noosahlo xabadkoo saan cml aan u gukarino cunto 🙋

  • @quruxdumar389
    @quruxdumar389 5 ปีที่แล้ว

    Aniga nin cunto ii kariya ayan rabaa oo I nafaqeeya iina caga dhaqa like a queen👑👑 walee ani cunto kuma kariyo

  • @ifrahsomali2360
    @ifrahsomali2360 5 ปีที่แล้ว +4

    mashallah shukri ben mashigin musharidan ana tijabiyey ilmaha waxbarta aad ayayey ugu ficantahay

  • @abdis70
    @abdis70 5 ปีที่แล้ว

    Shukriyeey, good job. Ha u bixin qofka dhibsanaya dheeraanta Videoga. An naga laguma dheera- I ta fahmaysa waxa fiican ee aad sharxayso. Thank you walaashay.

  • @ashamohamedali180
    @ashamohamedali180 5 ปีที่แล้ว +7

    masha allah waye alle haku xifdiyo abayo wax badan ayaa no faideysey ajar alle hakasiyo

    • @asadhalal202
      @asadhalal202 5 ปีที่แล้ว +1

      Asha Mohamed Ali subscribe igu caawiya

    • @ayaanqueen4618
      @ayaanqueen4618 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin

  • @nimconuura9133
    @nimconuura9133 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh shukri Allah ku barakeeyo wxn ahey aroos cusub o hada nolosha u Cusubthy imbdn na wan Rajeynya inan ka faaidi doono hablaheena soomaliyeed wxey nagu dhaman insha allh bidnilaah jzaklaaah xppt❤️❤️❤️

  • @umuafnaan3495
    @umuafnaan3495 5 ปีที่แล้ว +4

    Qeer alle ha ku siiyo aboyo xaajiga inoo sobadi i like

  • @sacdiyamaxamad3884
    @sacdiyamaxamad3884 5 ปีที่แล้ว

    ok quraac fiican.thanks

  • @mohamedxassan6089
    @mohamedxassan6089 5 ปีที่แล้ว +30

    Mid ii karisa oo baariya allaha isiiyo.🤔🤔😥😥

    • @roottoor8623
      @roottoor8623 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin

    • @sumayobashi5012
      @sumayobashi5012 5 ปีที่แล้ว

      Ana diyar ah o kukrina e adi bari mthy sxbow

    • @xamdigeedinuur2637
      @xamdigeedinuur2637 5 ปีที่แล้ว

      Amiin Allah ku sahlo

    • @qadrahussein5166
      @qadrahussein5166 5 ปีที่แล้ว

      I’m here

    • @fartunwarsame5882
      @fartunwarsame5882 5 ปีที่แล้ว

      adigana biilka iskasoo xaadiri hee nimanka sanadkaan biilkii makeensankaraan oo aba shaqeesanaayo cuntodaano kalena waarabaa macquulmaahan .ninkii saqi ah saana loogu adeegaa kii kalana canjeelo iyo saliid beerka gashanee

  • @shatihajafar7329
    @shatihajafar7329 5 ปีที่แล้ว

    MashAllah sister thank you I will try this I hope it turn out like urs inshallah

  • @diinqali9160
    @diinqali9160 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha aalah bahiyaba iqabatay habo mcn kkkkk horey u soco wlhi dhaman wan firsaday wana fahamnay guleyso mar walibo

  • @umuss7874
    @umuss7874 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah shukriyey musharidan qofki barto mushari kale uma bahna iyadan cabaa mcn

  • @ugaasokhaliifa5828
    @ugaasokhaliifa5828 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allh wllo waad mahadsanthy

  • @ayanahmed4817
    @ayanahmed4817 5 ปีที่แล้ว

    Mash allah abayo macan wad iga qoslisay aniga masuliyadas ma qadi karo aa wali wad yartahay abayo dumshi no ken thnkz abayo in u kariyo igu haley jazakalahu kheer uqtii caziza rabi yaxfidag

  • @nabiilahaaji3312
    @nabiilahaaji3312 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abyo

  • @haawonuur2153
    @haawonuur2153 3 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mubarigabdirahmangulled6590
    @mubarigabdirahmangulled6590 5 ปีที่แล้ว +7

    Inta iskabulada ah ee daawata horta mayla dareentan noloshan qiimaha leh ee inaga maqan😂😂

  • @faraxali8594
    @faraxali8594 5 ปีที่แล้ว

    asc shukri alaah haku barkeeyo adiga iyo ilmahaagba waad mahadsantahy

  • @maryamakiin1460
    @maryamakiin1460 5 ปีที่แล้ว +44

    Mashallah shukriyey marka arko vedio anigo dhageysan ama firsan ayan like sara markan rabo ina wax qorane mashallah iska hormariya qofkastane sasa urajeyna mashallah inlabadiyo waxkasta wakugudhan yihiin shukri nin nasiblaha helo taganahebo guurkane wajeclanlaha inan maqlo ama kaso qeybgalo ama gift sodhibee ina aniga ishegeysa moda xajiga marka maqle niyada iska dhahe xajiya imade allaha keno mid ducaqabe ah oo walashen udadalo

    • @fartunmaxmed1137
      @fartunmaxmed1137 5 ปีที่แล้ว +2

      Mansh,allah shukri allah ku xafido waxad tahey qof aad iyo aad u wanagsan

    • @deeqaaxmedomar3508
      @deeqaaxmedomar3508 5 ปีที่แล้ว +1

      nin somali haka nasate kada dhib ayu kalamaqanyahay hadu ale carursiyay alx nin waxba kamarabto

    • @maryamakiin1460
      @maryamakiin1460 5 ปีที่แล้ว +1

      @@deeqaaxmedomar3508 abayo nin somaliyed inte lagu hura illaha somali nagadhige macaney nimankuna mawada xumo

    • @nuuranuura7603
      @nuuranuura7603 5 ปีที่แล้ว

      Abaayo Shukri ruux naf leh waaye wena u baahantahay nin sida gbdhaha seygeeda iney hesho ubad klena alle Ku qeyro inkastoo qofka markuu ganacsi Ku jiro uusan tabin nin lacagta uu burinaayo aawgeed.

    • @lkcyahmed5965
      @lkcyahmed5965 5 ปีที่แล้ว

      Masha Allah sida no faidesay allaha ku barakeyo

  • @qalliguhaad4300
    @qalliguhaad4300 5 ปีที่แล้ว +2

    maashaa allh dhareeekaa iga soo daatay illh gacantaada hkuu barakeeyo

  • @xalimacdy8775
    @xalimacdy8775 5 ปีที่แล้ว +36

    Anigaa miid ikariyo allh haisiyo amiinta iraciya walalayalow

  • @zamnaashabdalla6657
    @zamnaashabdalla6657 5 ปีที่แล้ว

    Thanks abyo shukriyeey nin fican oo Ku dagtid Allaha Ku sahlo xaaji baari ah abyo

  • @aniisacali504
    @aniisacali504 5 ปีที่แล้ว +3

    allaha ku barakeyo walashey ayantan casharada shuba hada aya kasoo dhigtay jazakalah khayr

  • @anuushali9099
    @anuushali9099 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukri ninki ku hela nasiib leh wlhi 😘😍❤️naagti nola kunoleysa a la dhahay ninki ku hela naag kle ma adayo ragu wxy jeclyihiib
    Guri carfoon
    Cunto mcn
    Naag gaariya
    Naag asturan oo aqlaq leh
    Naag an yuus lahayn ama qaylo
    Masha allah masha allah ilahy intiba wu kugu maneystey

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 5 ปีที่แล้ว +2

    بالصحه والهناء

  • @mahuranmedia9975
    @mahuranmedia9975 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanshal ale haku brkeyo xabiibti

  • @haawomacalim9562
    @haawomacalim9562 5 ปีที่แล้ว +4

    Thanks abayo qali

  • @farxiyacali9108
    @farxiyacali9108 5 ปีที่แล้ว +1

    Waan ka xumahy wan kasoo daahay in la iga hormaro majeclen 😘markala kabadan lkin shukri❤️ igu halee inan kaso tuuro masha allh gacntada allah ku barakeyo qalpiyy

  • @munahomelife3072
    @munahomelife3072 5 ปีที่แล้ว +6

    Abayo shukri hagiga manabartit desha ciyarta kabaye adiga miya wax laan joga

  • @ladanabdi4641
    @ladanabdi4641 5 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaa umahad santahay 😊jazaakalaahu qeyrn

  • @aniisacali504
    @aniisacali504 5 ปีที่แล้ว +16

    abayo mahadsanid kun iyo ka badan shugriyey hada masuliyad qadi waysid adiga yaqadayo !!!!

    • @asadhalal202
      @asadhalal202 5 ปีที่แล้ว +1

      Aniisa Cali subscribe igu caawiya abyo

    • @aniisacali504
      @aniisacali504 5 ปีที่แล้ว +1

      wa igu ogtahay

    • @aaminaummcabdale3705
      @aaminaummcabdale3705 5 ปีที่แล้ว

      @@asadhalal202 waaa Ku saaray wll

    • @zahromaxamedsiraaji8160
      @zahromaxamedsiraaji8160 5 ปีที่แล้ว

      mananto nagadaa wax yabahan munkarka ah adigana uma ficno sharaftada sharafey

    • @aniisacali504
      @aniisacali504 5 ปีที่แล้ว

      @@zahromaxamedsiraaji8160 abayoy munkarka ashegaysid muxu ahaa kuma fahmin please

  • @maryanxasan1869
    @maryanxasan1869 5 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo mcnto aad ban kaga mahad celinaa sida quruxda badan ee aad noogu sharaxday qeer waasaca ALLAHA ku siiyo dear

  • @umuaman6656
    @umuaman6656 5 ปีที่แล้ว +4

    abyo digsiga presure cooker ka noo sharax adoo mahadsan

  • @woderfullwoman1099
    @woderfullwoman1099 5 ปีที่แล้ว

    Jazak allah kher abayo

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 5 ปีที่แล้ว +6

    Xaaji la'aan ayaan ahay sow ma aadan dhihin?. Musharax ayaan ba noqon rabay, malii boobay

  • @intajclwangwalashood1234
    @intajclwangwalashood1234 5 ปีที่แล้ว

    masha alah abayo aad ayaa uga mahadsan tahay sida noga faideyneysid alow xaaji qeer qaba kuu sahal

  • @safiyosacadmahamed6798
    @safiyosacadmahamed6798 5 ปีที่แล้ว +3

    Walaasheey shukari Allah kuu sahalo waxaad jeceshahay Allah kuu sahalo caruurta Allah kuu koriyo

  • @susumohamed5111
    @susumohamed5111 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah malabo aad bn oga hely video ma dhero anake faido nugu jirtaa jazaka lahu khayr wax badan ban ka faiday walhi 😘😘😘😘

  • @safaccasiiz8513
    @safaccasiiz8513 5 ปีที่แล้ว +3

    👌👌👌

  • @ayanmohamed5456
    @ayanmohamed5456 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Shurkan walal Jazzaakalah khair
    inta aan haysan xaajiyaasha ayaan ku jiraaye mid khair qaba igu soo duceeya walalaha

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 5 ปีที่แล้ว +5

    Qalbigaan kaa jeclhy Abaayo shukri Masala Allaha ku dhowro waa helaa all videos kaaga 😍😘😍

    • @hafzaosman2613
      @hafzaosman2613 5 ปีที่แล้ว +1

      shugran xabiib jisaa kalaa qayran

  • @dekoabdile1558
    @dekoabdile1558 5 ปีที่แล้ว

    Msha Allah ilahey haku barakeyo adi ninkaada iyo dhaman caruurta anaka iskaabulo lee iska dhahay ducada waa xagiina waa inta lamaanaha isqabo iskaaabulo ilahey aaa umaqan lamaanohow noo soo duceeya adinkana isku waara.

  • @yasmindahir9365
    @yasmindahir9365 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashllh

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 5 ปีที่แล้ว

    Maanshaallah ilaahay gacantaada ha kuu barakeeyo quraacdu waa top

  • @أممريممريم-م7ح
    @أممريممريم-م7ح 5 ปีที่แล้ว +5

    mahad sanid walaal qali

  • @samiyoalinur6773
    @samiyoalinur6773 5 ปีที่แล้ว

    Illah khyr haku siiyo walashy wax badan ayan kaa faaiday ani ahaan thnks

  • @amranmoha2000
    @amranmoha2000 5 ปีที่แล้ว +4

    Abyo shukri cuntada lagu cayilo noo soo gali plz

    • @daherahmed2029
      @daherahmed2029 5 ปีที่แล้ว

      Catda ku fcn cayl wXun yhy bayo alxamdulahi dhihi caatada waa dahab waa a cafimad waliga buurnanta WAA CUDUR ILAAHAY KABARI INAADAN BURNAAN ANIGA YALAHA ISKU CATAYAY HADAD burnan mRka maqlo waan mataga

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah gacaantada Allaha ku barakeyo xbbti,

  • @sucaadnur5100
    @sucaadnur5100 5 ปีที่แล้ว +12

    Saliid saytuntas lama kariyo sideda wax lagu cuna

    • @F13500
      @F13500 5 ปีที่แล้ว

      Sucaad Nur hadi lakariyo maxaa dhacayo 🤔

    • @hipohassan5033
      @hipohassan5033 5 ปีที่แล้ว +1

      @@F13500 dhakhtarada badan koodu waxy leeyihin cudur baa laga qaadaa marka la kariyo

    • @HAMZAHamza-bl8jh
      @HAMZAHamza-bl8jh 5 ปีที่แล้ว

      Sucaad Nur
      Abayo caafimad ma aha dad badana ayan kamaqlay marka dideeda cadiga aha wAxa kudarso sas fican

  • @yankabilzakiofficial2416
    @yankabilzakiofficial2416 5 ปีที่แล้ว

    Quraac isku dheeri tiran MashaAllah. Ilaahay ha idiin daaweeyo abaayo. Il xun na kuma aragto.

  • @hodanahmed2020
    @hodanahmed2020 5 ปีที่แล้ว +11

    Nin aan wax karin karin walee maguursado wa inu cuntada iigu tuuraa markan shaqada kasoo rawaxo. Sat. & Sun. quraacda isugu kay tuuraa. Saasuu guurku noogu qurux badnaan.

    • @mariamedabsan5857
      @mariamedabsan5857 5 ปีที่แล้ว

      Libaaxad ba tahay huno.... Howshi la yiri raga halo qabto maa inu isaga ku qabto

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 5 ปีที่แล้ว +5

      @@mariamedabsan5857 diintena macan ayaa taas ina fartay inaysan xaasku shaqale ku ahayn ooy wehel kuu tahay. Ana waan la shaqayn guriga iyo dibadaba lakin waa inuu isna guriga iyo xaaskisa baari u yahay.

    • @sacdiyomaxamed1003
      @sacdiyomaxamed1003 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkk shukri thnks masha alh mushri wa lagu cayilaa

    • @sahroabdullahi9935
      @sahroabdullahi9935 5 ปีที่แล้ว +2

      Masha llha

    • @qalbinadifhassan1325
      @qalbinadifhassan1325 5 ปีที่แล้ว

      Sax xabibti nin xata hada shukan saneso usi sheg inuw markisa karinayo hadi kale naftada ilawe saa jiko utagan tahay

  • @muneetaofficial8155
    @muneetaofficial8155 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukri shaeafeey allah macaaki

  • @farxiyaxasan5087
    @farxiyaxasan5087 5 ปีที่แล้ว +5

    masha allah abayo hore usoco

  • @shacnicabdi2482
    @shacnicabdi2482 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaaah abaaayo waad mahadsantahay waxbadan ayaan kaa faaiday allaha ku sharfow qaaliyey quraada xaajiga noo so badi qaaliyey adigana xaaji wanaagsan allaha ku siiyo sharafey

  • @awoqali4151
    @awoqali4151 5 ปีที่แล้ว +3

    Illhy haku xafido qli waxbadn ayn kaa faidey illhy dartii ayn kujeclahy shugriyey

  • @mumtazabdi9751
    @mumtazabdi9751 4 ปีที่แล้ว

    Maaash alaah abaaayo gacantad Allah ku barakeeyo

  • @ruweidaelmy1315
    @ruweidaelmy1315 5 ปีที่แล้ว +8

    Ilahey haku xafido adi iyo carurtada Abyo ❣️❣️Thanks sister

    • @asadhalal202
      @asadhalal202 5 ปีที่แล้ว

      Ruru Ilmi subscribe igu caawiya walashey

    • @ruweidaelmy1315
      @ruweidaelmy1315 5 ปีที่แล้ว

      Wan kugu cawiye walal mcn hore usoco hormar wcn 😍😍

  • @منالفقيه-غ2ع
    @منالفقيه-غ2ع 3 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله يعطيك العافية

  • @sadiaahmed9026
    @sadiaahmed9026 5 ปีที่แล้ว +12

    Wxn diyaar u ahay inaan daawado siwalibo oo uu udheeraado muqalka waayo waxaan donayaa inan wax faaiido

  • @jamadiini8449
    @jamadiini8449 5 ปีที่แล้ว

    WAA QURAAC FIIICAN SHUKRI WALLO

  • @mahamedhassan3293
    @mahamedhassan3293 5 ปีที่แล้ว +18

    malab ayaa lagu daraa mishaarida iyo filfil

    • @falisgubjac9591
      @falisgubjac9591 5 ปีที่แล้ว

      Mahamed Hassan hhhh qarfiheel xataa ishakaturty wlhi

    • @fawsiyagaraad6473
      @fawsiyagaraad6473 5 ปีที่แล้ว

      Abaayo cuntada Ciyalka ku cayilaan Inoso gali shukran mcnto

    • @HAMZAHamza-bl8jh
      @HAMZAHamza-bl8jh 5 ปีที่แล้ว

      Fawsiya Garaad
      Abayo aniga xata wil aya cuntada icunin oo idhibay

    • @istaaahilcrixman6304
      @istaaahilcrixman6304 5 ปีที่แล้ว

      @@HAMZAHamza-bl8jh mcn idhiby ha oran 😭 ilaahow icaafi dheh

  • @ramlahsheikh2289
    @ramlahsheikh2289 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah gacantada Allaha kuu barakeeyo shukriyeey

  • @kemeruadem2122
    @kemeruadem2122 5 ปีที่แล้ว +19

    Abayo shugri untadi oromodana no geli gabar fican batahay somali bes makula socdan agow 🤣🤣🤣🤣

    • @ubaxmaxamed1248
      @ubaxmaxamed1248 5 ปีที่แล้ว

      Adiga oroma aho samee iyada wasomali

    • @najmamohamudhassan3965
      @najmamohamudhassan3965 5 ปีที่แล้ว

      Mida oromada adigaa laga rabaa sameyso

    • @samiramohammed9116
      @samiramohammed9116 5 ปีที่แล้ว +7

      +Ubax Maxamed qabil majiiro habibti qof kasto codsi ayo wata qof Muslim waye niyaada haa kaa dilin shukri qabill diid ayah laa daha

    • @samiramohammed9116
      @samiramohammed9116 5 ปีที่แล้ว +1

      cuntadaas wey sameysey abayo shukri dib u fir TH-cam kaa adiqo Rali Ah ok

    • @samiramohammed9116
      @samiramohammed9116 5 ปีที่แล้ว

      runta waye midaas wax badan ayah kuu jìiro dib u firi TH-cam kaa abayo shukri

  • @fartoonfq3657
    @fartoonfq3657 5 ปีที่แล้ว

    masha alah tabaaraka alaah ilaahow ku barakeey gacantaada mahadsanid fikradaada fiican abaayo