Abayo mcn marka aad dawatay ayad waxad rabto soo qoraysaa Somali idinka Afrikan ah oo mahadsanid quureen masha Allah u dhaha gabadha shuuuuuu halkaaa kwad hno mcn I love you forever walashay wan kugu fanaa khayr ayan kuuuurajaynayaa
Asc walashey shugri ad iyo ad ayan ku tagersanahay wan dawada boro garamyadada masha allaah ayan kuleyahay abayo wajiga. Aya haro iga galen inan kula so xariro ayan raba labarkada ma iso qori karta
Asc Shukri wllo waxan ahay wiiil somaliyed wana kana chanelkeyga wna kucusbahay TH-cam’s ka you waxan raba Inad iga caawiso dhanka Markan rabo Inan soo dhigo markan duubo vedio ga sida loo digo wllo plz jawab
waxka Baro muqdisho👍Xamar weyn Xamar Jajab Bondheere Cabdicasiis wardhiigley Kaaran Howlwadaag Yaaqshid Hodan shingaani waaberi shiibis Hiliwaa wadajir dharkeenley Deynine 👏like Hadan u Qalmo isaar
Asc xbbti allaha ku fududeeyo wx bdan ka faa.idnay
Kirish boy mad ahan jirty
kkkkk kusaray
kaxda ayaa ka tagtay
@@abdimalik3718 hhhhhhhhhh
Shuki hadaan kula jogi lahaa waxaan qaabil sanaan lahaa qeebta dhadhamiska kk inta ila jecel love isaara
masha allah
@ladan.ibrahim kulah xaga dhadhamiska aaa
@@manaaalhassanl826 😚😂😎
@@manaaalhassanl826 🌎🍉🍒🍑🎆🏛️🌍⛰️
Ladan Ibrahim .
masha allh Tabaraka Allah macanto mantaa adigo adeganayo aan kuarke in aan kugaa Sobodo oo xaaab kusiyaaan rabe waaa kahishode xisaaa aaan kuqabo ilaaa aad dukanko kagaleyse waaa kudabaa socde
Maashaa aallaah abyo anaaba iskumaleye qofkaad lahdleydid
welcome back abyo we miss u ❤👌👌
Rt
Thnkz abaYo🤗💋❤
Wax nool ayaa kunoleya shukri masala quruxy gacantada allha ku barakeyo we love❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
Number one noqday waa ii koow waligay video aan la igagasoo horraynin youtube 🤭😂
Cawa anaa u horeyaaa shukri waxad tahay gabdh aan wax badan ka faiday wlhi ilahay ha ku xafiddo mar kasta wa ku duceyaaa
Mida koowad cuntada wax badan ayad ka qaladay biyada waalaga ficanyahay canaha ka fiican bashamel ayaa ladhahaa xitaa baastada waad ku yareysay kuli suugaa ka dhigtay baradhada xitaa waalaga fican yahay almuhiim cuntada somalida ku shidantahay shukran calaya kuli xaal
Aniba ma arag Basha meel biyo lagu darayo hhhhhh
Haa creamka biyo baastada rafaad caano lagu daraa creamka lkn kulama yaawayi Afrika joogta haga dhaqaalaha illahay haku barakeyo macaanto
Abayo mcn marka aad dawatay ayad waxad rabto soo qoraysaa Somali idinka Afrikan ah oo mahadsanid quureen masha Allah u dhaha gabadha shuuuuuu halkaaa kwad hno mcn I love you forever walashay wan kugu fanaa khayr ayan kuuuurajaynayaa
You have to appreciate the good work she has done
Instead of negative comments
Hildid
thnks sharaf lkin bashamelada caano alagudaraa mesha bixiyaha kukarisay xamdulilaah cala salaamak uqti qaali
Shukri Xbbti Adoraliya Meeshiinka Aad Hilibka iyo Yaan yada kusoo shiiday Magaciisa iisheeg Mahadsanid
Shugriyee sharafeey waan sulux lee lagu baxaa sulux lee lagu soonoqonaa wlhi shugri sharaf waan kuu xiisay 💋💋💋❤❤❤💚💚💙💙💛💛👍👍👍
MashAllh hawo macaan ilahey haku barkeyo aduun iyo aqiiro 👍👌💖💖💖💖💖💖
Masha allah abyo so yummy thanks for sharing
qeybta diyarinta i cajibisay masha Allah illahey ha idin daaweeyo
Abaayo shukri waa maxaye waxan cad ee aad ku dartaye baastada aad u diyaarisaye maad sheegine
Maansha allaah huuno mcn waad mahad santahay jasaaka llaah illaahay haku xafido
Mashallah Mashallah nolow from Djibouti 🇩🇯
Wll caruurta cunadaad siineysid
Cashar haku bixin waayo dadka
Meesha ku jiroodhan waxey ku hayaan
Alla macana qurux badana marka
Waa qatar isha bini Aadanka wll watalo hadaad dhibsatana karali
Ahw
Abayo marka hore wankusalamay salan dabaded siribka marka samay naysay waxa cad ood kudartay maburba suasha labad oon wato wa ofinka intee daqiiiqo bayku jiraysa basta lisanyaha 40 daqiiqo sow cadi maahan igaso jawab adoo mahadsan sharafey adna kaga mahad celinaya sida quruxda badan ood nolawadagtay video thank you
Wcs xabbtii aad ban kugu xiisay runtii so noqod wanagsan masha allah jasakalah qeyr xabbti
Wcs walaasheey macaanto hadaad soo noqotaya waa ilaahay mahadii
Shukri mxamed Cali wall wanku jeclahay dar ilaahay bankuu jeclahay wall ilahay gacanta hakuu barakayo waxbadan ban kaa faaiidey wallo
السلام عليكم شكري حببتي طريقت البشميل حقك غلاط يضيف حليب لي البشاملي مش ماء جزك الله خير
اكيييد حبيبتي🙏🙏
Maasha Allah like isara wll
Masha allha Aabayo jizakalahum qrry shukro
Asc huuno wn ku salaamay,Alx calaa salaama Alx ilaahay ku soo nabad celiyey,m.alaah تسلم ايدك💖 qaaliyey
Masha alla shugri subscrbe ii sar ana wan kuu saray
Asc walashey shugri ad iyo ad ayan ku tagersanahay wan dawada boro garamyadada masha allaah ayan kuleyahay abayo wajiga. Aya haro iga galen inan kula so xariro ayan raba labarkada ma iso qori karta
Use milk instead of water ma siz shukri masala
Please walaha qaliga ah channel keyga subiskarab isara Magaca channel ke wa aamino Osman iigu cawiya qer Allaha idinsiyo
Waan ku xeranahy shukri masala wax badana waan ka faiday shukran
mansha Allah si dagan ayaan u fahmay shukran habibti 👏❤
Shugri sharlaay.sharafey sheeydaan lagaa xijaab in badan baad noo shaqaysee shukran shugraay
Ana kaso dalbaday wan sugaaye sharafeey mahadsanid gacanta alaha ku barakeeyo
shugran xbbti qaali jazaakalahu kger
ASC shukri abaayo waxaan Raba mashian cabitaka sheda oo kwalati leh
Maansha allh allha ku xifdiyo mcnto horay usoco mahadsanid
Maasha allah hadiibo illahey ku soo nawad celiyey caafimaad ayaan ku rajeynaaya walaashey inaad ku noolaato
masha allah wll shukri qurux wan u xiisay cunta karintadii wacnayd allaa mahad leh mar hadii aad soo nabad noqotay
Mansha allah lkn bashamelka waxa lagu sameya cano intana waa laga jilciya sugadana sido kale wey ka yara adag thy lkn mansha allah
Hodan Bilan Sax caano aya laga raway
Dhareer iyo baahi baan ka qaaday maashaa allah ajir allaha kaa siiyo wax badan baa na bartay
masha allh abyo alle haku barakeyo hana Ku xafido jazaka allh
Shugri walalay xamer markad imaday waxan lahay aad aragtid lkn nasiibkayga ma naqon insha allah mar un baan is arki doonaa sidan jeclhy
Laguu xiis shukriyey abyo
Baahi iqabaneso markan chanelkan fiirsado shukri thanks qaali
Sirta meesha kujirta cuntada macaanenesa waa digsiyada madooga ah lk aan xoqxoqneen aad bey cuntada umacanesa marka lashiilaayo .
Hooyo shukri waan kuu xiisey
I love you so much I am 8 years old
M.a allah kubarakeeyo
Subaga ku badan na jecli subaga badan beer xanuun leyahay
Asc. Masha allah Tabarakah allah.
Mashaa allah xbbtii illaahay gacanta haguu barakeyo
Asc Shukri wllo waxan ahay wiiil somaliyed wana kana chanelkeyga wna kucusbahay TH-cam’s ka you waxan raba Inad iga caawiso dhanka Markan rabo Inan soo dhigo markan duubo vedio ga sida loo digo wllo plz jawab
Vidoegan wax badan ayaan ka faaidey mahadsnid walaashey
Msha allaah ukhtii wlhi wan ka faaiday e rabbi ha ka abaal mariyo
Hooyo shukri waan ku salami ❤❤❤❤ masha llah allah ha ku xafido mam
Msha alllh wllo shukri bal inader macney dhawn waan aroosgalayaaye dee cunto xaga xaajigaa igasoo dhis huno macaney
Masha allah shukri masala allh haka ajarsiiyo lkn shukri aniga waligay reply imasodhihin wakusugin kana love isaarto hhhhhh
❤
mansha allaah
Wcs masha allh hbo mcn sonoqod wngsn illhey hakusharfo adun iyo aqiraba
Basatada kama helin laakii inta kale ayaan kehelay mahadsan wallashay qaali
Masha alaah ilahay haduu nosokanabad ceshey waqayr mcnto
aad iyo aad baad umahadsantahy wllshy waxbadan baad noofaaiidaysay halkaa kasiiwad
Hapo shukripasta caadi yacni (fiino, macaroni)mlaga same karo myaa bari same rabye
masha Allah qurux wayo abyo mahadsanid waku xiisnay
Maashaa Allaah Shugriyey Gacantaada Allaha kuu Barakeeyo
Masha alaah shukri sharaf alaah haku barakeyo mcney mclmda bulshada
Shukri masala wan kusalaamay wAlashey hargaysa jilmaad
Mad ibisa mahadsanid
Maashaa Allah wll Allah ku dhoowro aakhiro iyo aduun meelwaboodjoogto insha Allah
Wcs walaasheey macaanto seetahay caafimaad kaad kawaran wlhi waan kuu xiisay
Masha allha
Abayo Alahamdulilah Alla ayaa ku nabad keenay- makiinadaan hilibka shiideysa magaceed xageese laga helaa
Mnsha Allah wayee lakin burka majecleysaan wa ayo bur iyo basto maisku cunikaro eee maka marmi karaa abyo
masha alh abyo ilahy gacmahaga haku barakeyo
Maasha allah Shukri waan saxeexay inaad cunto macaantahay
M. A walashy shukri hory usoco
mashallah
Mashllh mashllh
Masha allh Abayo iilahy haku barakiyo
Wall anaga reer jabuuti hadaan nahay waxan dhahnaa kaluunkan deerag
Ha wa nooc ka mida kaluuunka
Masha allah xbbti tnx 💋💋💋👍
Alxmd ilahy nabd kuugu keeny shukri uqtii.
Mashallah gacatnta illhey makaa kooyo xbbti horay usco sharfey
My my Anika shukri masala Gurikeeedaaa iitilmama
Marka hore alle umahad celi kabacdi ad asxbatada
Masha allh hurey usoco xbbti
Mashaa alash
Caano ayaa lagu dara biyo maha
Asc Shugri Ramadaan Ciid Duhur Fiicaan Bisha shawaal waa 12/14
Abaayo shukri cabitaankan noosoo geli adoo sameynayso please
me maanta shukriyeey ugu horeeyaa
Maasha allah shugri ale haku barakeeyo abyo
Shukri nairobi cambo laan kajirto cambihi xamar ka keente wax naka sii
Abaayo aaad baan kuu taageeraaa xbbtiii saaxiib shugri
Wwwww masha allah ilahey haku barakeyo gacmahaaga wllo
Masha alaah gacantada alle haku barakeyo cadey
maraq digaaga iyo yaanyo shiishiidka ka daa wllo cafimadka uma fiicno siiba maraqdigaaga la aantood wad macaaneen karta cuntada
Masha Allah abaayo nuur calaa nuur
Www subscribe ayan ku saray madaama muqaladada isoo jiitay
masha alaah barnamijka cunto karin aad ban ulasocdaa imadhafan wad mahad santahay shugri
Aamiin
Soo noqod wanaagsan waan kuu xiisnay
Waan kaqaday qaali salam shugri cadey😍😍😍😍😍
Masha allh qurx 👍👍👍👌👌🌹🌹❤️❤️