sakay iyo qurac fudud iyo waxyabaha aan ku dhaqo jikada iyo jawabtii aad iga sugesen thanks 🌹

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 105

  • @sahraomar4517
    @sahraomar4517 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs hoyo shukri quruxey ilhey gcn tada haku barakeyo🥰🥰😘🌹🌹😍❤👸👑🔥🔥😘💋❤🌹🥰🥰😍❤❤

  • @zamzammoha6572
    @zamzammoha6572 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha'Allah allaha ku barakeyo figradada

  • @nalkanaftauroon4037
    @nalkanaftauroon4037 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shugri qurux adban kaga faidey sweetie thanks

  • @raaxoaxamuud4132
    @raaxoaxamuud4132 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashlh tabarakallah qurac fudud oo mcn baad aad noo keentay manta thank u sweetheart habo❤❤🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️👌 salaama💯

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 ปีที่แล้ว

    Wcs Shukri Sharaf sida quruxda badan ee aad mar walba noogu faa,iideyso waad ku mahadsan tahay Abaayo macaan

  • @xaliimamahdi2542
    @xaliimamahdi2542 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xbti kuwa musqulaha noosoo gali adigoo mahadsan

  • @ashajihan2910
    @ashajihan2910 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sis shukran Allah bless u

  • @fartunhappy2110
    @fartunhappy2110 3 ปีที่แล้ว +7

    Mami ❤️

    • @shukrimasala
      @shukrimasala  3 ปีที่แล้ว +1

      Masha lah mamo ilah haku xafido

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 ปีที่แล้ว

    Thank you very much xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha alaabtan isku dhuuq waaye xabiibtii gacantaada alle ha kuu barakeeyo xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.

  • @amalmusa6230
    @amalmusa6230 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansh Allah abaayo thank u like ta dhac an kusiiyaa ano dawan

  • @habiiboabdalahussien
    @habiiboabdalahussien 3 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

  • @zuhraabdullahi1763
    @zuhraabdullahi1763 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa ALLAH yummy

  • @sacdiyoabdikarim9332
    @sacdiyoabdikarim9332 ปีที่แล้ว

    Masha allh hawo allaha niidaaweeyo ansalaatadaan aya kahelay intee kasoo gaday

  • @sacdiyamaxamed849
    @sacdiyamaxamed849 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a Queen 👸✨ 💖 waad mahadsn sida waxwalba oo fiican noogu soo gudbisid❤❤❤

  • @samiirainashukri7618
    @samiirainashukri7618 3 ปีที่แล้ว +6

    Yees qofki ugu horeyay 😍😍😍

  • @superstartcadani1594
    @superstartcadani1594 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah hooyo mcn

  • @fatxiyaladan7827
    @fatxiyaladan7827 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha ale haku xafido wll qali Aduun iyo Akhiraba libaan

  • @shukriahmad5075
    @shukriahmad5075 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle ha ku barakeyo

  • @MunaKitchen
    @MunaKitchen 3 ปีที่แล้ว +2

    mashallah qurac fudud waye saxa wcafiya inshallah xabibiti 😋👍

  • @hawakinabdirizakahmed4636
    @hawakinabdirizakahmed4636 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid qaali
    Waxba mushqulaha nadafadoda iyo gurigaba waa inoo muhiim

  • @warculusmedia5372
    @warculusmedia5372 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @ifkanolosha8821
    @ifkanolosha8821 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw m.a

  • @umuminhaaj8411
    @umuminhaaj8411 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah fahanlaaga allaha kuu siyaadiyo xbbti

  • @faadumonuur3389
    @faadumonuur3389 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh ❤❤❤❤

  • @ramlanaasir1246
    @ramlanaasir1246 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah shukri masala wll waad noo faa ideysey mahadsanid 👑👑👑💜💜

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walala shukri mahad sanid alle ha ku daweyo 🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤👍🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @leilaleila679
    @leilaleila679 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allh ,abaayo gacantaada allh kuu xafidooo, miyooneeska nooga faaidee wuxuu yahy

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah ilahay ha ku xifdiyo mcnto

  • @jikranscd2946
    @jikranscd2946 2 ปีที่แล้ว

    m.a waa ku amin sanahy cunadada m.a

  • @khadiijomahamed9880
    @khadiijomahamed9880 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah abayo mcn kul wacn

  • @shukrimaxamed30
    @shukrimaxamed30 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah allah hakuu barakeyo gacantaada

  • @shukrimuuse2063
    @shukrimuuse2063 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh

  • @nabiilanalkacooking6061
    @nabiilanalkacooking6061 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk shugri sharaf Ilhay gacanta day ilhay hakubarakeyo

  • @baanabakaribaanabakaari7455
    @baanabakaribaanabakaari7455 3 ปีที่แล้ว

    Shukriyey aniga horta like maba u heysan in ay wax ku tareyso wan iska dawan jirey aniga an fahamsaneen hada ka dib dhicimeyso insha allah

  • @deeqaaxmed7442
    @deeqaaxmed7442 3 ปีที่แล้ว

    Waan iloobaa

  • @ayanjama8097
    @ayanjama8097 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash alaah abayo waad mahad santahay

  • @iqraxasan4809
    @iqraxasan4809 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sida ad uqadarisay codsikeyga allha kudhowro cafimadna kusiyo In shllh la anta ma ogi sidan ahan lahaa allha ikadayo qasatan ani

  • @karimk9635
    @karimk9635 3 ปีที่แล้ว

    qof qaaliya ayaad tahay huno shukri

  • @hodanali9553
    @hodanali9553 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran xabibty

  • @RimaAhmed-fw1ke
    @RimaAhmed-fw1ke ปีที่แล้ว

    Asc there was a blender i bought from you the one u were selling last ramadhan the red one so do u have spare for the jag

  • @hawaluulamohammed1058
    @hawaluulamohammed1058 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah wa cajiib ❤❤❤

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 3 ปีที่แล้ว

    Mansho alah dear ilahay haku xifdiyo abayo karemki wa jiga e haraha magacisa ishek

  • @sofiyoaadan6522
    @sofiyoaadan6522 3 ปีที่แล้ว

    Abayo shugri waxa fariijka lagu dhaqo noso geli pls xbbti

  • @حمدمحمدعليأمماهر
    @حمدمحمدعليأمماهر 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah maasha alah dhererka ayaaba igasocdob abaayi kafeega badan maba fiicno iska yareery alaha ku barakeeyo cadawgana alah kaaqabto

  • @aminamohaaa5668
    @aminamohaaa5668 3 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰💥

  • @shamsuhuseen8421
    @shamsuhuseen8421 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going habo qali

  • @kiineyxasan8066
    @kiineyxasan8066 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abyo musqulaha pls wax lagu nadifiyo

  • @amiishinaahmid8711
    @amiishinaahmid8711 3 ปีที่แล้ว +3

    M a hooyo mcn🥰❣💋

  • @alnasiixa5057
    @alnasiixa5057 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaaah abaayo

  • @mumtasali4177
    @mumtasali4177 3 ปีที่แล้ว

    Noso gali waxa musqulaha lku dhaqo iyo mutulelada plz abayo

  • @nimcobaashinimcobaashi1270
    @nimcobaashinimcobaashi1270 3 ปีที่แล้ว

    M,sh allh mami 😘❤⚘😘😘😘🌹

  • @fardowsomahamadalii2066
    @fardowsomahamadalii2066 3 ปีที่แล้ว

    Xasidnimo mahan washey Ani hadan iska hadlo wan iska ilawa. Waxaba laga yaba Ano mash qulsan inan dawado wax bandana wan kafa Idney. Shukaran inbadan Allah hakuu anal gudo intabadan waxan arka dad qofka uudawado hadanah cayo Mararka qar waxan isdhaha Abayo shukri waxan warso hadanah wan lalabta waxan iska gacanta Amey wax xun qoris kabarata

  • @shukrimohamed6393
    @shukrimohamed6393 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @fali2695
    @fali2695 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah 😍😍😍

  • @nimoomar6013
    @nimoomar6013 3 ปีที่แล้ว

    Habo shukriyeey intee ka heli karaa

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +1

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💕💕💕💕

  • @umumaida6601
    @umumaida6601 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh abayo qaali plz asxaabtaada ku xiran abayo shukri plz I soo boqo youtobkiiga ina shergareey plz wllo

  • @ummu-ummema2560
    @ummu-ummema2560 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌

  • @somalifood6935
    @somalifood6935 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah walaashey alaha kudhawro gacantaada alaha kuu daayo

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc walalahy Soomaaliyeed fadlan iso boqoda 😊

  • @umurayaan3242
    @umurayaan3242 3 ปีที่แล้ว

    Shukran hbo gacantada Alle haku barakeyo waxan ubahna wa waxa lakudhaqo oven Ka o wesana Mel an kahelo shukran wad ino fa idesay

  • @saidamoallim5410
    @saidamoallim5410 3 ปีที่แล้ว

    Fast one ayaan ahay masha allh maama shukri wan ku tagersanahay mama qalbi wanagsan ayaa

  • @saarahenna7398
    @saarahenna7398 3 ปีที่แล้ว

    Mama shukri share out isamey

  • @anabaliibrahim7026
    @anabaliibrahim7026 3 ปีที่แล้ว +1

    Mᴀsʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ 🥰🥰🥰

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 3 ปีที่แล้ว

    Ma shaa Allaah wan ka helay dhamaan qaali

  • @ifraaxdardaaran6436
    @ifraaxdardaaran6436 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wllshy waanjecelahy hablaha kartidaleh like tana kaamaxaasido

  • @baanabakaribaanabakaari7455
    @baanabakaribaanabakaari7455 3 ปีที่แล้ว

  • @ubahabdi119
    @ubahabdi119 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah abayo

  • @nasroabdi7883
    @nasroabdi7883 3 ปีที่แล้ว +1

    Haba ani maba ku ilabayo 👍

  • @leylomacalin1660
    @leylomacalin1660 3 ปีที่แล้ว

    M.a shukri abaayo horay usoco

  • @umuibrahim7624
    @umuibrahim7624 3 ปีที่แล้ว

    Asc abayo toonta i sanjawisha iyo yanyada inte kaso gadate abayo shukri Nairobi an kula joga

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofki ugu horeeyay

  • @fadumofadumo8797
    @fadumofadumo8797 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah aniga intabadan wan ilawaa xasidnimo majirte ogow

  • @libanderow5274
    @libanderow5274 3 ปีที่แล้ว

    Musqulaha so gali

  • @umasuheyla4175
    @umasuheyla4175 3 ปีที่แล้ว

    Abayo macaneey xasanimo ma jirtee anigaba hada anoo iloobi rabo sow warkaada igu socday hada dhab aan kugu sii like🥰

  • @habibahaji3230
    @habibahaji3230 3 ปีที่แล้ว

    Skumgummi
    Lamacunosubaxnimo
    Sababtoosh
    Maynayskaiyotomaatimka
    Mafiictosubaxdii
    CasarigaAmacasha
    QAFIIF
    Ahwaaoke

  • @muhabash1477
    @muhabash1477 3 ปีที่แล้ว

    First comment

  • @faidochannel7486
    @faidochannel7486 3 ปีที่แล้ว

    Mutilelka darbiga daxalesto rabna

  • @hariraabukar1015
    @hariraabukar1015 3 ปีที่แล้ว

    Maah Alla

  • @najuumcabdifaarax988
    @najuumcabdifaarax988 3 ปีที่แล้ว

    Muqulaha soo sheeg hapo😶

  • @abshiroaxmedmaxamuud9511
    @abshiroaxmedmaxamuud9511 3 ปีที่แล้ว

    M.a shukri

  • @iqraxasan4809
    @iqraxasan4809 3 ปีที่แล้ว

    Wanka qaday inkasto ankaso dahay wanka xumahay macaney macalimadeyda

  • @salaadotaliye6961
    @salaadotaliye6961 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤🙏🙏🙏👸❤❤

  • @rukiadahir8880
    @rukiadahir8880 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nadargeedi5620
    @nadargeedi5620 3 ปีที่แล้ว

    waxan rabna ruutiinkada ilaa habenkii aadka sexaneso noso duub

  • @AtawxiidWasunnah
    @AtawxiidWasunnah 3 ปีที่แล้ว

    Wcs Wr Wbr Ukhtii

  • @sahrahassanali9340
    @sahrahassanali9340 3 ปีที่แล้ว

    Waan iloownaa xabiibti like ta sorry😁

  • @shukrimaxamed30
    @shukrimaxamed30 3 ปีที่แล้ว

    Waa ilawi jiray like markan dawado vidioga 😅😅😅😅😅

  • @nimoomar6013
    @nimoomar6013 3 ปีที่แล้ว

    Bahalada jikada lagu dhaqo

  • @qaaliibrahimabdurahman5588
    @qaaliibrahimabdurahman5588 3 ปีที่แล้ว

    Musqusha no so gali habbo

  • @khadiijazaed506
    @khadiijazaed506 3 ปีที่แล้ว

    musqulaha noso gli

  • @layloabdi7700
    @layloabdi7700 3 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd habo

  • @baanabakaribaanabakaari7455
    @baanabakaribaanabakaari7455 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @alnasiixa5057
    @alnasiixa5057 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaaah abaayo

  • @nalkasheikh2379
    @nalkasheikh2379 3 ปีที่แล้ว +1

  • @hibaaqxasangurey443
    @hibaaqxasangurey443 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @zaakiyabilal4257
    @zaakiyabilal4257 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha

  • @umamaahir1595
    @umamaahir1595 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah