@@IbrahimOsman-jo7dp May walaal waxba kama xumi. Dookhayga runtii ilama qurux badna. Guryo isku wada eeg oo hoosta iskaga jira, dhirtuna ku yartahay. Adna dookhaaga sheeg xumaani ma jirto meesha. Maxaan uga xumaan ma qaybta ilaahay ee anigaba ilaahay ii nimceeyay ayaan ka xumaadaa? Subcaanallaah.
Waxaa fiican in marka hore Magacyada iyo macluumaadka aad sheegaysaan iska soo saxdaan,xitaa shiikh Mustafe xj ismaaciil Haaruun ayaa ad magaciisa khaldaysaan oo xitaa midkiina khaldaaya ka kale ma saxaayo. Sidee weeye? Maxaa dhacay? Isi saxa saaxibayaal marka hore khaladaadkaasna dib u saxa insha-ALLAAH.
Waad saxan tahay mahadsanid, carabka Ayaa naga xaday sheikh abdirashid ali sufi iyo sheikh Mustafa ba allah ha daayo. Muqaalka ma intaas bad Var no haysaa 😂 boqortooyo.
MashaAllah Dhulkii Garxajis ee masalaha wow wow wow🎉🎉🎉🔥🔥🔥🧡
Maa shaa Allaah ❤❤❤❤❤
mashallh mashallh sxb alle gacanta kuma gooyo muuqaal heer caalamiya ayaad soo duubtay runtii ,
allahayaw horumarkaaa iyo nimcadaad nasiisay noonasiyaadi noona barakeee aaamin
Shukran wl aad baad u mahadsantay 🤩
Mansha allah , waa meel qurux badan
WA MAANSHAALLAH LAKIN WA QALI $200000
Mashallah tabarkallah qurux ❤️
Ma sha alla magaladaydi hargeisa ❤ mahadsanidi walalalyal ❤❤❤👍
Thanks wl
Mansha allah
Mashallah
Beautiful
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik ❤❤❤❤❤
Hargasa beertii xoriyadaay
Xaafada magaceedu waa RUGSAN,Ma aha ARAGSAN Xaafada ARAGSAN waxay ku taal Buurta kala jeexan agteeda,ama Galbeedka Hargeysa.
Waa runtaa halkani waa RUGSAN MASALAHA GALBEED carabka naga xaday ,mahadsanid.
Qurbo Joog oo Gym baad ka hadashay, hadaad qurbo joog tay maxaad u waydiin wayday Swimming Pool and Sauna/Steam and leisure centres as well.
It's lovely but the houses are too close to each other.
Very true
Thanks wl kaliya goobta ayunban bookhannay si loo arko dhismaha magaladda waxa ku cusub.
WAAW 🥰🥰
Darsalam❤
Halkan waa HARGEISA
Video duubayso eegi soo sheeg
Love the channel name bro ❤❤❤
X hargeisa channel with Saammoo and Dalmarvlogs
Meeshan waa halkeee dee
😂 Rugsan masalaha Hargeisa
Airbotaka lamaa agaa dagoo
Waa Risiko
Waa 200000$$$$$ waa Qaliaya
❤❤❤❤❤❤❤
Qalin badana
Guryahan qurux ba ani ilama leh. Likee saar hadaad ila qabto
@@IbrahimOsman-jo7dp May walaal waxba kama xumi. Dookhayga runtii ilama qurux badna. Guryo isku wada eeg oo hoosta iskaga jira, dhirtuna ku yartahay. Adna dookhaaga sheeg xumaani ma jirto meesha. Maxaan uga xumaan ma qaybta ilaahay ee anigaba ilaahay ii nimceeyay ayaan ka xumaadaa? Subcaanallaah.
Walaaalo soo qabataaa Khader isma oil gaaxnuug oo dagan ister
wadan mushahaaradiisu tahayi 200 Dollar ilaa 500 sidayi ku dhacda in guruyuhu qiimahaa gaadha seriously
Horta marka hoe. I have to say Ma Sha Allah beautiful houses but, waa sidee dee, guryaha America ayaaba laba boqol iyo sadexba la siistaayo
😂 true ,kaliya dhismayasha ku cusub magaalada ayaanu bookhannay
Waxaa fiican in marka hore Magacyada iyo macluumaadka aad sheegaysaan iska soo saxdaan,xitaa shiikh Mustafe xj ismaaciil Haaruun ayaa ad magaciisa khaldaysaan oo xitaa midkiina khaldaaya ka kale ma saxaayo.
Sidee weeye?
Maxaa dhacay?
Isi saxa saaxibayaal marka hore khaladaadkaasna dib u saxa insha-ALLAAH.
Waad saxan tahay mahadsanid, carabka Ayaa naga xaday sheikh abdirashid ali sufi iyo sheikh Mustafa ba allah ha daayo.
Muqaalka ma intaas bad Var no haysaa 😂 boqortooyo.
@@XHARGEISA 😅😅🤣,idinkuma Badinaayo U kala reeb ayaa an is idhi.
Adiga mudan.
War aad u mahasan tihiin aniga waxaan aqaa abitiyaash Sangiovese iyo yasiin abdilahi waydii ma t aqaanaa ku dheh abdilahi buush
War waa masalaha new hargeisa layne new hargeisa xaafada la dhahaaye
🤣🤣
Biyo mareeno ayay ledahay dheh ingirisi uar oo jajaban ba cadki naftau keenay e ader afkiina hooyo ku kwlsoonada
Hhhhhh
mahadsanid. wl, Si la guu fahmo Af-soomaaliga qoraalkiisa inaga sax 😀
Cadhadii aad qaaday Af-Soomaaligii ayaa Kaa qaloocsamay.
Cuqdad nafsi baa umadeenii ku wada dhacay. Waad la yaabaysaa
Mahadsnaid wl sida aad noo saxday, adna afsoomaaliga aad Soo qortay iska sax Si laguu fahmo China ma joogtid.😂
Qiimaha Guryuhu aad buu u Qaali yahay.
Aduunka dad Airport iyo Wadooyinka waawayn ag dega somaali baa laga helaa.
Hoostsna way iskaga jiraan.
wll xayesis xumidina war wamaxay sidan qabka xun ee wax oo xayesisen
Hargeisa is a province of Somalia.CURSED PEOPLE WORKING FOR ETHIOPIA.Traitors
maxa iska khuseeya dhismaayaashan iyo ethiopia, seems you are jealous and dumb
Say masha Allah, don't be jealous!!
Qadaadwayntii Amizom iyo Itoobiyaa ilaalin jirtay baad Tahay Waad Ciilan tahay😂