Sagal Haldhaa | Heesta Fallaago | Xasuustii Aun Sahra Axmed Jaamac.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 42

  • @suceedsheikdahir1927
    @suceedsheikdahir1927 9 หลายเดือนก่อน +10

    Mansha allah❤❤❤❤❤

  • @noura9591
    @noura9591 ปีที่แล้ว +13

    حلوه مررره ❤❤

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 11 หลายเดือนก่อน +9

    Waa. Ajcaalo buyutakom qiibla

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 หลายเดือนก่อน +1

    WAA HEESO MACAAN HALDHAAYEEY 🌹👋🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁

  • @SamiaCali
    @SamiaCali 7 หลายเดือนก่อน +5

    Aragsan in abdisamed❤❤❤❤❤

  • @ahmeddon3260
    @ahmeddon3260 ปีที่แล้ว +12

    ماشاءالله صقلاتو حبيبة الملاين❤❤

    • @mustafayusuuf9155
      @mustafayusuuf9155 ปีที่แล้ว

      اسمها صقل ولا ساجل ولا سجل

  • @ARDAA-MEDIA-PRO
    @ARDAA-MEDIA-PRO ปีที่แล้ว +12

    Well done Sagal wan wataa codka dahabiga ah

  • @saidosmanaden8532
    @saidosmanaden8532 ปีที่แล้ว +12

    Cod, qurux, deggenaansho iyo music macaan isku darsatay, thanks.

  • @farhiyamahamud35
    @farhiyamahamud35 ปีที่แล้ว +13

    habaryer mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @HoyoFadumo-e1j
    @HoyoFadumo-e1j ปีที่แล้ว +14

    Mansh Allah Lagamagayonaayo heesahagaa sagal huno❤❤❤

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf ปีที่แล้ว +14

    Great performance/educational lyrics . Well done Sagal, the three boys and Astan

  • @NoonieSweden
    @NoonieSweden ปีที่แล้ว +11

    ❤❤ สู้ต่อไป คุณร้องเพลงเพราะ คุณสวย

  • @MakoAli-q3u
    @MakoAli-q3u ปีที่แล้ว +13

    Mansh Allah habaryar xifadulaah❤

  • @fadomaabdihassan7876
    @fadomaabdihassan7876 ปีที่แล้ว +11

    Qurxa badan. Waada kabaxasatey❤

  • @yacqubamin9719
    @yacqubamin9719 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah so beautiful lyd❤❤❤

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 ปีที่แล้ว +12

    Markii 3aad daawanayaa teerii shalay wuxu caadi maaha❤xasuus Sahra Axmed Abokor🍀😍

  • @warsamewali6620
    @warsamewali6620 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabar cajiiba weyaan sagal

  • @warsamewali6620
    @warsamewali6620 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fadlan hala igu soo xiro gabartan ciwaankeeda ama telfonkeeda aad ayaan uga helay

  • @Faaido1
    @Faaido1 ปีที่แล้ว +12

    Heesta Abwan Baashe Warabecade

    • @mohamedqaray847
      @mohamedqaray847 9 หลายเดือนก่อน

      (Wcb)2 viking bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @zunduzabdi8228
    @zunduzabdi8228 ปีที่แล้ว +13

    M.a codka inanta iyo quruxdeda❤❤

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 ปีที่แล้ว +13

    Sagal abaayo inta aadan meesha iman, ( ISKA SAX EREYADA HEESTA)

    • @Ahmedwali-ji2sf
      @Ahmedwali-ji2sf ปีที่แล้ว

      I think Sagal performed very well knowing she has been living in Europe almost all her life. Yes, I agree with you that she should stress certain difficult words.

  • @mohafarcaano7442
    @mohafarcaano7442 ปีที่แล้ว +10

    03:50AM - Khamiis - 21-09-2023 inantan si cajiib ah bay u qaadaysaa, lagamaba daalayo daawashadeeda😢❤04:46 - 05:10 sida ay ugu xarragoonayso bal eeg, Ashqadhaadhna ka darane maxaa nidhaahnaa?!❤️🥺🙏🏼MAASHAALLAAH😮

  • @muxiyadiinxalane6302
    @muxiyadiinxalane6302 ปีที่แล้ว +13

    Heestan waxaan ku xasuusta riwaayadii nasteexo yackoo

  • @ElmiAmin-l2j
    @ElmiAmin-l2j 5 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warsamewali6620
    @warsamewali6620 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa gabar macaan badan

    • @warsamewali6620
      @warsamewali6620 หลายเดือนก่อน

      Sagal haldhaa

    • @warsamewali6620
      @warsamewali6620 หลายเดือนก่อน

      Gabar Dagan oo macaan weyaan

    • @warsamewali6620
      @warsamewali6620 หลายเดือนก่อน

      Waan ka helaa anigu waanan jeclahay gabar cajiiba weyaan

    • @warsamewali6620
      @warsamewali6620 หลายเดือนก่อน

      Fadlan Soo hadal

  • @abdulkadirhilowle9678
    @abdulkadirhilowle9678 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NourOweja
    @NourOweja ปีที่แล้ว +7

    انت جميله متل امك ❤❤❤❤❤

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan ปีที่แล้ว +8

    #LyricsSongFALLAAGE
    Haddaan dhagaha aan furaysto
    Dhulkayga in le'eg fadhiisto
    Jacaylka Faraha ka qaado
    Ma fiin baa igu ciyeysa?.
    Koluu galowgu igu foodhyi
    Maxaa Faalada adduunka
    Fikirku muxuu iga kexeeyey
    Fadduushaa maxaa i geliyey
    Faraska aan Leeddo Fuulay
    Fankiisa maxaa I saaray
    Haddaan aniguba fayoobay
    Fallaage maxaan u raacay?
    Maxaa fillimadda i geliyey
    Ma Fiirsadde ma Fiirsadde
    Ma fiirsadde Ula rafiiqay?
    Haddii aan fallaadha Caashaqa
    Ka Foorrariyo Xaggayga
    Fidmadda kalgacaylka daayo
    Habbeenkiyo Falagsiggiisa
    Labbadda Furguxdu ay dhextaalo
    Gartoodda middina feedha saarin
    Faryarro biddix aan ka leexdo
    Fac facaygiina Laggu caddaabi
    Toloowse faal miyuu i sheegi?
    Fankiisa maxaa I saarray
    Haddaan anniguba fayoobay
    Fallaage maxaan U raacay
    Maxaa Fillimaddaa I geliyey
    Ma Fiirrsadde Ma Fiirsadde
    Ma Fiirsadde Ula Rafiiqay!?.
    __________________________
    Erayaddii BAASHE warraabe Cadde
    Laxankii Ahmed Gacayte AHUN
    Luuqddii Sahra Ahmed Jama AHUN

  • @MohamedGure-ss2zi
    @MohamedGure-ss2zi ปีที่แล้ว +8

    Ma fiiirsade ula rafiiiqay fankiiisaaa maxaaa i saray haddan aniguba fiyobay fallageeee maxaaan u racay

  • @mohamed-salamuni
    @mohamed-salamuni ปีที่แล้ว +12

    Musica 💯 💯
    Codka 💯/0

  • @Mrmomedia1
    @Mrmomedia1 15 วันที่ผ่านมา

    Hawiye hg cayr ayaanle weheliyedheere oboker sharmarke faarah gaab daayooh😅

  • @warsamewali6620
    @warsamewali6620 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sagal xageed kasoo jeedaa reer waqooyi miyaad tahay mise reer koonfur

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 4 หลายเดือนก่อน +1

    viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25elite(eagle eyed) vstv.

  • @warsamewali6620
    @warsamewali6620 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sagal xageed kasoo jeedaa reer waqooyi miyaad tahay mise reer koonfur