War Deg Dega Oo Somaliland Ka Soo Dhacay Ethiopia Iyo Jabuuti Podcast HN...

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 65

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 7 วันที่ผ่านมา +13

    Ciro hunguri

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 7 วันที่ผ่านมา +7

    Halkaa ayay ugu dhamaatay xisbiga wandani iyo ciro

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 7 วันที่ผ่านมา +7

    Wadani Waa Huwan
    Qaran dumis
    Habaar qabayaal
    Somali land guul
    Waa la ictiraafayaa
    Ka Naxow nafta Waa
    Cadowgu ha iska ciyaane

  • @user-hf5ze2fo2h
    @user-hf5ze2fo2h 7 วันที่ผ่านมา +7

    Hadaanay ictraafka Rabin reer wadani xamar ha tagaan

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 7 วันที่ผ่านมา +7

    Asc ciro iyo tageriyiintiso they are thinking they are smart but they are not. And wadani is our enemies marka waxa loo baahenyahey in isha shacabku ku hayaan muuse waa mujahid dhab ha so waa kaa ka soo baxen godadkii cadowga Somaliland dibad iyo gudah ba marka qofkasta oo rab Somaliland in noqoto wadan gaar utaagan waa in lalashagayo dawlad oo gacamaha la is qabsado guul iyo gobanimo jamuuriyad Barakasan ee Somaliland we will never forget Ethiopia and we will expect for every ❤

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 7 วันที่ผ่านมา +1

    Aslcaleykum markaa wadani haddii uu ka soo horjeedo horumarka umada Reer soomaaliland , sidee ayey umada Reer Soomaaliland cod . Xisbi kaa horjeeda sidee loo dooran maya wadani ciro xirsi maxamuud xaashi faqash beenaale dooni meyno dooran mayno wadani soomaaliland ha noolaato guuleysta guul.iyo.gobanimo ilaahow cadawga umada Reer Soomaaliland jebi aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi guuleysta inshalaah alaahu maa aamiin yaarabi Alaahu maa aamiin yaarabi guuleysta inshalaah ciidanka qaranka umada Reer soomaaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 7 วันที่ผ่านมา +3

    Very true

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 7 วันที่ผ่านมา +4

    Wadani waa khaayimal Wadan Caruutaa og , Xirsi ninka la yidhaa ilaahay degdeg ha uga jaro wuxuu Wadanka la doonayo uu u Maleegayo .

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 7 วันที่ผ่านมา +1

    Viva amhaar

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 7 วันที่ผ่านมา

    Juun dhamaatay, Juleyna waa 2 Caawa mee citiraafkii4

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 7 วันที่ผ่านมา +2

    Wa wuxu ula maraykanku dorashadu yanay dib uu dhicin

  • @HD-ll6ir
    @HD-ll6ir 7 วันที่ผ่านมา +2

    Xisi maarkii laguxiray UK yaa soo damintay please waydii ninkan hadaney ujedo kale laheen

  • @mowliali
    @mowliali 7 วันที่ผ่านมา +3

    Wadani has no vision for Somaliland except has destroy from within. This is a strategy that was clear from the onset.

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 7 วันที่ผ่านมา +1

      Vision ka wadan wa midnimadi somaliyeed it s simple

  • @shukriomer9792
    @shukriomer9792 7 วันที่ผ่านมา

    Audiences of TV aakhiro are difficult to debate with.

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 4 วันที่ผ่านมา

    Ka has xasaanad haysata

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 7 วันที่ผ่านมา

    waa hoobyo iyo baraawe.

  • @abshirhussein1904
    @abshirhussein1904 7 วันที่ผ่านมา +1

    ALREADY SOOMAALIYA IYO ITOOBIYA SHIRKII TURKIGA WEY GALEYN WEYNA DHACDEY WAANA LAGU KALA TEGAY SHIRKAA MA UUSAN GUULEYSAN LABADII DHINACBA WEY KU KALA YAACEYN

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 7 วันที่ผ่านมา

    Waa mihiim in doorashada ka dib la wada hadlo ethopia ader xoolo maha sidad doonaysa nma yelayandalsiyasadisa gudahu anay degenayn oo doorasho ku jira in heshis ay la gasho nin 3 bilood u hadhay

  • @SaeedAbdi-pu1hx
    @SaeedAbdi-pu1hx 7 วันที่ผ่านมา

    Waa uu caaraareeysaa markaa caadoowga lasheeraayaa

  • @jama5340
    @jama5340 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waddani wa a scary political party

  • @mowliali
    @mowliali 7 วันที่ผ่านมา +3

    The evidence is clear.
    Day one: Election dispute
    Day Two: Caarre Rebel.
    Day Three: Electoral commission dispute
    Day 3: installing spies in tbe parlement ( Ina Khalif)
    Day 4: Supporting the war eastern regions and installing exterimists in Somaliland.
    Day 5: Destroying the national army grom within.
    Day 6: Creating rebels, killing police officers and disrupting law and order.
    Day 7: Working against MOU and showing no national intetest.
    Day 1 to Day 7: Creating political dispute on every matter, from election results, electoral commission, multi-party elections and processes, stalling the house of representatives by instaling anti Somaliland activists as reps.
    This is a summary of Wadani activities from day one to date.
    Somalilanders need to safe their country from Wadani. That is the reality.

    • @Xasmas
      @Xasmas 7 วันที่ผ่านมา

      👍

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 7 วันที่ผ่านมา

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 7 วันที่ผ่านมา +1

    WAR HA NOO SOO GUDBI. WARKA CADOWGA SOMALILAND

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 7 วันที่ผ่านมา

    War doqmahan Muuse Ethopia isku dhibay leh naga qabo dadka dhegaha ka wasakhaynaya
    Noocaso kale huwanta ah mic loma dhibo

  • @nimca_nyusuf
    @nimca_nyusuf 5 วันที่ผ่านมา

    Shaki kumaji ano hargeisa jogakule xatatageerashisu wakuwatan

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 7 วันที่ผ่านมา

    Ethopia waxay inta u jiidaysa heshiska waxay ogtay indoorasho ay ku soo fool ledahay somalilnd marka sidad jeceshahin ethopia yeelimayso ee sida danteedu ku jirtay yeeelaysa ha ka yaabin ila doorasho dhacdo in ethopia somalilnd aaminto

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 7 วันที่ผ่านมา

    Kaynaal wadan Wadani sidee lo casumi kara isagoon xilka hayn

  • @HD-ll6ir
    @HD-ll6ir 7 วันที่ผ่านมา

    Weydii galif mee miyanu wadani aheen

  • @nathra7351
    @nathra7351 7 วันที่ผ่านมา +1

    Qanjidhuba hilbaha wuu kuwada yaalaa qaaybse gali waayd waa qabiilka ciro wa ay drgaan goda ayey degaan waa caaydh hyonis suldanadaayaa humeysan jirey waligoodna maay talin muuse cabdale waa gun

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 7 วันที่ผ่านมา

      Yaan loo codeyn wll

  • @myway3801
    @myway3801 7 วันที่ผ่านมา +1

    Madheertan kulba dhinac lo jiidaya ya yidh wad helaysa vote ya ka qabta dadka faqashta

    • @myway3801
      @myway3801 7 วันที่ผ่านมา

      Ka

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 7 วันที่ผ่านมา

    Yamyam baatay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤🎉😢😮😊😊

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 7 วันที่ผ่านมา +1

    Xisbi maaha.wadani eekhaaimiin weeye umadda somaliland.waa.inay.ildheer
    Uyeelato xisbigaas dayuuskaa

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 7 วันที่ผ่านมา

      Xaqiiq, waa xisbi ku suntan qabyaalad, xumaan, is ku dir , cay , hanjabaad iyo inuu cadowga somaliland soo raaco, hadana cod ka doonaya dadkii uu cadowga ku ahaa .

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 7 วันที่ผ่านมา

    Wariya arabelow what the hell is this
    Why can’t you give us a chance so that we can talk to you and tell some of the people the right thing they need to hear

  • @abdohassan498
    @abdohassan498 7 วันที่ผ่านมา

    Marku muse noqodo inaan koob shaha car I sheeg ka hooyo dhashay ee muse dabadii xukumaya somaliland. Hadal meet waayey weeye, walaahi konfur logo noqanayn.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 7 วันที่ผ่านมา +2

      Adigu dhaarate, Ilaahey tiisa Un baa shaqeeyn doontaa.
      Hasa ahateey, Cirro Somaliland xukumi maayo.
      Garxajis Cid Kale ha keento, cod weey heli hadii ay Garxajis mid Khayr qaban keenaan.

  • @yusufomar3176
    @yusufomar3176 7 วันที่ผ่านมา

    War allaah ka baq cabdiraxman beenta aad sheegeysid

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 7 วันที่ผ่านมา

    Inu baxo wa in lo dido hadu baxsna inu so galo..,,. Maxay dawladu uu qadi la daha talabo.

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkanu muu odhan gudabiirsiyaw kaca ee waxu yidhi xasan sheekh ha maqlina ee somalilnd an ilaashano ayuu yidhi muuse run buu ka sheegay oo kursuga ha kugu ilaliso cabashidu ayuu is leeyahay

  • @shukriomer9792
    @shukriomer9792 7 วันที่ผ่านมา

    Mr. Caraale don't waste your time you can't convince audience of tv aakhiro.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 7 วันที่ผ่านมา

    Way ficantahay inuu wadani ismujiyo itopia mahaa daad qolba dhinaclojediyo

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 วันที่ผ่านมา

    Sheeko buur madaw looma baahna oo shalay lahaa laas caano maamulkooda haloo daayo inaad adna tidhaa awdal goosta waa nacasnimo nacalaa wadani kuyaal iyo huwantooda

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n 7 วันที่ผ่านมา

    Hala soo xirxiro xisbiga huwanta ah ee dalkeen loo adeegsanayo illaw ciiro iyo xirsi nagaqabo

  • @SaeedAbdi-pu1hx
    @SaeedAbdi-pu1hx 7 วันที่ผ่านมา

    Xisbiigaa waadaani ayaa dalka dagaalka ka riideey dalkaa yaagaa chiinaha ayeey uu shaaqeeyaan.

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 7 วันที่ผ่านมา

    Kursiga ayan xabashi ku haysanayna wax caqliga gala maha xasan sheekh na xabashi ma siin karo bada somalilnd muuse na ma siin karo

  • @ixaajiabdalla9216
    @ixaajiabdalla9216 7 วันที่ผ่านมา

    Waxaa keenay xisbi 42% of the population haystaa in uu jabhad isu bedello, kalsooni la'aan hogaanku aanu ku kalsoonayn wadada uu wax ku wado. Waxaa uu ogyahay in uu ka hore imannaayo dadwenuh hadii uu ogaado waxa uu rabo,oo ah in uu xamar u socdo.

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 7 วันที่ผ่านมา

    Waar ummada beenta ka daa inta jeer ee aad sheegtay been ilaahay ayaa og

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 7 วันที่ผ่านมา

    Kan iyo caruurta u halkan ku maweeliya ethopia waxu u haysta inay xoolo tahay kkk danaheda way taqan wana dawlad nin 3 bilood u hadhay oo an dadku ba ogolayn oo ujeedadisu ahayd ethipia kursiga intad noshay ha kugu ilaaliso hada heshis la gelimayso meel anay siyasadeda gudahu deganayn oo doorasho ku soo fool ledahay iska gelimayso heshis iskana imanmayso in doorashadu dhacdo ayay ila inta uga caga jiidaysay weligaba meshan beenka shub ila dootasho dhacdo ethopia ma aaminayso somalilnd

  • @Borama1960
    @Borama1960 7 วันที่ผ่านมา

    If there is concrete evidence that Cirro met with Somalia, Turkey, and Qatar to discuss Somaliland affairs he should be held accountable. This man cirro and the Waddani party leaders are a security risk to Somaliland. Any Somalilander that votes for Cirro or the Waddani party is someone who doesn't care about Somaliland. No to Cirro and the Waddani party.

  • @aliismael585
    @aliismael585 7 วันที่ผ่านมา

    Nacaskan wadani ayuu ku waashay Waxa kii oo dhan dagaal ku jira ayaa isaaq kala fogaynayaa hooyadda was Nacas

  • @farhandhako9005
    @farhandhako9005 7 วันที่ผ่านมา

    Sidaa Aanad U Hubin Inuu dhacay Kulankasi ayey Been U tahay Eedaa C/raxman Ciro'na sxb Dadku Wuu Kadalay Siyaasada Muse biixi ee Garxajis Nacaybka ah

  • @faisalgilbert8000
    @faisalgilbert8000 7 วันที่ผ่านมา

    BEENAALE BEENAALE BEENAALE

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 7 วันที่ผ่านมา

    Itoobiyaa qaadanaysa wadanka

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 7 วันที่ผ่านมา

    Waxad shubaysa wawada been inta meshan kugu nacablaynaysana wa kooxo ad isku reer tihin oo idho la aan muuse ku taagersan ninka hadlayayna gudabiirsay waxu ku lahaan somalilnd wada dhisano ee ha maqlina xasan sheekh wanu ku saxanyahay muuse na run biu ka sheegay waxu xabashida isugu dhiibay kursiga intad nooshay ha kugu ilaaliyan citiraaf iyo waxasu wa khurafad masakinta lagu khaldaya ethopia xoolo maha meelan siyasadeeda gudahu deganayn oodoorasho la isku haysto iyo nin 3 bilood u hadhay heshis la gelimaysp

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 7 วันที่ผ่านมา

    Sollan.jeegsnbaabisay.isaaq.fashil.magayaan.dowladnimo..meesha.isaaq.land.samaysta

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 7 วันที่ผ่านมา

    niman faqash lashaqaysta ayaad ladodaysan