Farah Maalim: "Waxaan diyaar u ahay in gebi ahaaanba isaga kabaxo saaxada Siyaasadda laakiin..."

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 33

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 6 วันที่ผ่านมา +6

    Ninkan faarax ah isku qollo ma nihin ilaahay darrtii baan ujeclahay waayo
    Waa halyeey soomaliyeed oo xiniinyae
    Leh oo umadda soomaliyeed U Danqadda.
    Faarax Macalin Allah Barakeeyo oo xifdiyo.

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 6 วันที่ผ่านมา +1

    Alle SWT ha ku barakeyo Aamiin ❤❤❤

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 6 วันที่ผ่านมา

    Farah waa runtiis aniga waligay isma arkin lakin Shahada daydii dugsiga sare waa loo geeyay 2002 u malaynaa wuxu rabay inu jaamacad I geeyo dibada ah lakin dhankayga ayay ka socon wayday oo ku jiray hawlo kale.
    Jazakalah

  • @ibrahimmohamed-vv1if
    @ibrahimmohamed-vv1if 7 วันที่ผ่านมา +4

    Muthane farah maalim Allah hakuxifdiyo

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 6 วันที่ผ่านมา

    Work towards unity, fostering understanding and cooperation. Jigjiga and HUB horn of Africa.🇩🇯🇰🇪🇪🇹🇸🇴

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 5 วันที่ผ่านมา +1

    Dammer

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 วันที่ผ่านมา

      Faarax Libaan libaax dhalay from muqdisho

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 5 วันที่ผ่านมา +1

    Saxada qabyalada dheh

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 6 วันที่ผ่านมา +2

    Maya, maya, maya wali waa laguu baahan yahay Faarax Macalinow

  • @AhmedAli-n2d7p
    @AhmedAli-n2d7p 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 6 วันที่ผ่านมา

    Ka qaybqaado hindisayaasha maxalliga ah ee faa'iido u leh kuwa kale. Jigjiga and HUB horn of Africa. 🇩🇯🇰🇪🇪🇹🇸🇴

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 7 วันที่ผ่านมา +6

    *ninkii raba in cimrigiisa loo dheereeyo,, tolkiisa xa ririiriyo* Hadith.

  • @143-k1d
    @143-k1d 6 วันที่ผ่านมา +1

    siyaasad shaqo kuma lihid qabyaladiiste aa tahay 24/7 hawiye iyo isaaq ku dhegan qofka siyaasada yaqaan qabiilada ama af-lagaadeeyo sharaftiisa uu ilaashadaa

  • @aliastur6777
    @aliastur6777 6 วันที่ผ่านมา

    Farah siyaasadaa ubaahan

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 6 วันที่ผ่านมา +1

    Dhali weyne wuxuu yidhi siyaasad ayaan aqaan,waxaa ku sheegay Madaxweynihii kiilka Ina-Iley wuxuu yidhi siyaasad (kaas Nacaska ah ee kiiniya ka hadla waxaan u aqaan ( Call-box) waa telephonada shilimaanta lagu shubto ee lagu hadlo.isagoo u jeeda shilin ayaa la siiyaa mar kaas ayuu badhaaciyaa.

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 6 วันที่ผ่านมา

    Adeer iskaga bax siyaasada waad ku saaqidee.

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 6 วันที่ผ่านมา +1

    Kani waa ninka somalida qoriga dableh ladhex wareegaya weyi duli farah cantar

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 5 วันที่ผ่านมา

    Fan wayna ina dameer 🦓

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 6 วันที่ผ่านมา

    Aqoonyahayn&& Siyaasad Ismaleh???

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 6 วันที่ผ่านมา

    Bax oodhaaf Saxadasiyasada Waxaadtahey Fadlankushubo!!!!

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 6 วันที่ผ่านมา +2

    Doqon siyaasi ayuu ismoodaya,calyo-weyne ayaan kuu aqaan.

  • @siciidyare4185
    @siciidyare4185 5 วันที่ผ่านมา

    Faarax wuxuu kasoo horjeeday halgankii xoraynta NFD arintaas dadka oo dhan ayaa ku nacay, xataa aabihiis ayaa ka xumaaday waana la takooray isaga ayaaba hada sheegay in la go'doomiyey

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 6 วันที่ผ่านมา

    War nimankaa madaxa ku sita cigaalka carabta jaahiliinta u sheega ha iska tuuraan maahan dhaqan soomaaliyeed

  • @ibrahimbaros463
    @ibrahimbaros463 6 วันที่ผ่านมา

    Markad bililiqaysate yaad kabixi miya sheeka yaad Nike entertainment

  • @TruthSeekerAfrica
    @TruthSeekerAfrica 6 วันที่ผ่านมา

    Qaska iyo dhibku uu ku hayo Somaaliya waa in uu daayo.

  • @abdiosman1308
    @abdiosman1308 7 วันที่ผ่านมา +4

    FARAH WAA FILM CARTON KII KENYA HAS NO DEEP MEANING

    • @MaaxDheeg
      @MaaxDheeg 6 วันที่ผ่านมา

      Beenaale alle ku cadaab qabyaalaystaha koobaad

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaad iskudirtaa umadasomaliyeed???

  • @MohamedDahiyeMaalimMaalim
    @MohamedDahiyeMaalimMaalim 6 วันที่ผ่านมา

    No youth that can replace u on your tribal tags
    Just slow your untenable tribal egos

  • @moha.tosane
    @moha.tosane 7 วันที่ผ่านมา +1

    Faaraxow odey somaaliyeed baa tahey,,Somaaliya u noqo hoggaamiye waad u qalataa

    • @samirr546
      @samirr546 6 วันที่ผ่านมา

      Dad baa u haysta in aanu dhex dhexaad ahayn,Mar buu derejadaa gaaray laakiin hoos buu uga dhacay hada,qabyaalad baa lagu tuhmay,Mar buu gobolada somaleyeed oo idil dhex maray oo la karaameeyey,hada gobolo dhawr ah ma tegi karo isna waa ogyahay,kor in loo socdo ma ahane hoos looma soo dego!!!!!

  • @sabahm.h9399
    @sabahm.h9399 6 วันที่ผ่านมา

    Qabayaala ayaad dhex dhigtey Ismail oo dha hadaad xaqdaro ku shaqeeneysey Allah umada hakaa qabto