khadra daahir cige HEESTII: cabdi waa nnin doora(k.b.n lyr)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @cabdishakourhagiosman
    @cabdishakourhagiosman ปีที่แล้ว +6

    Erayadii alle ha u naxariisto. e.abdulkadir ali egaal.musika iyo laxanka ahmed ali egaal codka khadra daahir cige. Xaflada nikaaxa abdishakur osman egaal iyo amaal mohamed,

  • @abdiboodhari9944
    @abdiboodhari9944 3 ปีที่แล้ว +3

    Waah waah waa cajiib
    Zaxiib qaliya

  • @Shakuuldalmar6047
    @Shakuuldalmar6047 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waa 18/8/24 12:07 hben khamis j...r..n
    Waxa ii daran heestan wxn fadhiya bankii m...wayne wana kaligay
    Waxa iga maqan saxibaday oo marwalib an halkan an cwa kaligay fadhiyo ila fadhisn jiray jawi wacan an kuwada qaadn jirnay wa rag an ad u jeclahy xumaana an lagu sifaynayn wanaag moye walow an hda ku jirno waqti fasax labo bilod kadib u ninba mel aadayo io hawlo jaamcded hora lo yiri rag wada joogod waqtiba diiday sida o ay tahay ilahay bn ka rajaynya khayr badhaadhe cimri dheer io cibaado suuban insha allh sdi wacan way noqon
    Khadran aillahy ha naxaristo io dhMn inti dhimatyba

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน +1

    EEbow QEYr arimahaygoo iiQas ah buux ah Noocba nooc shaniba shani Y amin

  • @XasanXayle-po9ed
    @XasanXayle-po9ed 5 หลายเดือนก่อน +2

    W.kahesho.waxba.hanagasii

  • @AbdikariinAwjaamac
    @AbdikariinAwjaamac ปีที่แล้ว +1

    waan salamaya islamka

  • @thejoker4345
    @thejoker4345 2 ปีที่แล้ว +6

    deegaanta roobkiyo
    doogga baxa ilaahey
    nin waliba halkuu dego
    isagaa u dooraye
    degal lagu samaadiyo
    qormo digo qabow iyo
    duddo lagu negaadaan
    daayin kuu barinne
    baali iyo dacjiif iyo
    doqon iyo basari iyo
    tan taqaana diradirahee
    una daran xigaalada
    dariskuna ka cawdeen
    duryanteen asluub lahayn
    daayinow ha kulansiin
    saas waye miraha

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 2 ปีที่แล้ว +3

    Laxankaan cigaal baa saaray waligayna Heesta maanta ka Hor ma arag

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน +1

    Familyyyyyy dumar Naago haween teen Ya agey Shamsoooy cadceed murwodumaroo Qiimobadan fariidad QatraayEEy Qatray QaranEEy cadayyareey Qiimobadan murwodumaroo YariisEEy lagufarxeeeey ba layga yirah dumar malin

  • @fahadhassan9839
    @fahadhassan9839 3 ปีที่แล้ว +2

    codkii dadkii hagaagsanaa iga dheh thanks brother

  • @cabdishakourhagiosman
    @cabdishakourhagiosman 15 วันที่ผ่านมา +1

    Heesaha yaan laga been sheegin, haddaydaan aqoon, dadka yaqaan weydiiya,fadlan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe หลายเดือนก่อน +1

    Familyyyyyy familiessss systems, SENERATIONSSS farac jiil, EHEEYE E hEEYE, Qatray QaranEEy akhiroooy akhiroooy iyo duniba Noocba nooc Qorax soo iftiinaay Qiimobadan murwodumaroo Shamsoooy cadceed YariisEey murwodumaroo Qiimobadan QEYOBADAN dagan fariidad Facyaashay troonEey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad dumareey

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    In taasodhan waxan u dhagaystay faransic nimada

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว +2

    يا سيد جور ج اين قبر نبينا سليما ن
    Wa isko dayaya in an ziyaro kosodhiigo

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 ปีที่แล้ว +2

    Wacade xaalku caawe maaha imisaa farax ku caweynaysa imisaa kalafagaadey aduun iyo xaalkii waxaan fadhiyaa gobolka mudug gaar ahaan magalada galdogob barxada kaligay waqti badan baa iiga baxay caawe heestaan raadinteeda

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    Shariif joorjiyo anigona ma maaqaal

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 6 หลายเดือนก่อน +1

    YawayE. Familyyyyyy Systems jiilbajiilba Yartaanaa tanaa wa lagu YaqaanE Shamsoooy cadceed iftiinaay murwodumaroo Qiimobadan lagufarxeeeey alxabidan murwodumaroo yariisEEy samsamEey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses lagufarxeeeey

    • @adamabdi743
      @adamabdi743 3 หลายเดือนก่อน

      Meel walbo waad joogtaa intaana wax baad qortaa waxaad qortana xabad lagama fahmo ee ma qof waalan baad tahay waan kugu wareeraye? Mawduucaba waad ka baxsantahay yaab

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    Waryahe joorjiyo taani waa khadra o0 faransiisa