KHADRA DAAHIR CIGE QARAAMI IYO HEES MACAAN AH IGU SO LIGLIGATA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 28

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 3 ปีที่แล้ว +7

    Khadro dahir cige hooyadii heesaha dareenka leh inoo soo gudbisay Alle ha Ku xifdiyo adun iyo aakhiraba

  • @axmedabiib9108
    @axmedabiib9108 2 ปีที่แล้ว +2

    Khadra daahir ciige
    Ilaahay naxariistii janatul fardawsa haka waraabiyo qabriga udgoon iyo iftiin iyo raaxxo Allah hawga dhiigo Aamiiin Aamiiin Aamiiin ya rabbi 🤲

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 2 ปีที่แล้ว +1

    Kamankaa cajiibka ah, waxa tumaya JIIMI SHIIKH MUUMIN. AHN

    • @Highilighschannel1470
      @Highilighschannel1470 8 หลายเดือนก่อน

      Axmed maxamuud ismaciil xudaydi AUN Weeyi jiim maaha jiim qoobka fardaha ayaa layidhaah labada nin waykala riishad duwan yihiin any way Dhamaan AUN

  • @abdullahisalad4166
    @abdullahisalad4166 2 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii abdulahi diiriye sooraan

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees Xasuusteda Wadata Khadra Daahir Ege Allow Cimriga U Barake🤲🍁❤❤⚘

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว

    خطرا طاهر ماركه مسجله لا تنتهي صلاحيتها ابدا مهما طال الزمن، ،،،،، الا يرحمها ويغفر لها

  • @c.risaaqaxmed9833
    @c.risaaqaxmed9833 4 ปีที่แล้ว +3

    waa hees cajiib ah

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 5 ปีที่แล้ว +5

    Heestaa midheheeda yaa lahaa asxaabta

    • @Qoraa_Cabdiqani
      @Qoraa_Cabdiqani 5 ปีที่แล้ว +3

      Waxa tiriyay Cabdillaahi Diiriye Sooraan.

    • @waddanisoomaaliya2806
      @waddanisoomaaliya2806 3 ปีที่แล้ว +4

      Heestan miraheeda waxa iska lahaa maxamed cumar huryo kamankaa macaana waa dauud cali masxaf

    • @axmedabiib9108
      @axmedabiib9108 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxa laahaa Allah ha uu naxariiste maxamed cumar ( huryo)

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 2 ปีที่แล้ว

      @@waddanisoomaaliya2806.
      Laxay cabdillaahi diiriye cali sooraan ayaa lahaa.
      Kulahaa huryo hush.

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 ปีที่แล้ว

      ​@@waddanisoomaaliya2806
      Husham waxa heesta midhaheeda leh cabdillaahi diiriye faarax sooraan AUN.

  • @cabdicali6954
    @cabdicali6954 3 ปีที่แล้ว

    Kuso dhaweda bake

  • @midnimomedia2437
    @midnimomedia2437 2 ปีที่แล้ว

    Ma khadra

  • @nimcofaraxifiiye9226
    @nimcofaraxifiiye9226 4 ปีที่แล้ว +3

    Xasuus 2002 ❤😭📝👮‍♂️

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +3

    Hees xusuus mudan

  • @midnimomedia2437
    @midnimomedia2437 2 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว

    Yaa salàam.

  • @khadaralli2472
    @khadaralli2472 2 ปีที่แล้ว

    alla.yaraxma.

  • @xiishcabdicali8350
    @xiishcabdicali8350 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus hore iyo mid hadaba ah

    • @axmedabiib9108
      @axmedabiib9108 2 ปีที่แล้ว

      Khadra dahir cige ilaahay naxariistii janatul fardawsa haka waraabiyo qabriga udgoon iyo iftiin iyo raaxxo Allah hawga dhiigo Aamiiin Aamiiin Aamiiin ya rabbi 🤲 😭

  • @mahamudahamed7429
    @mahamudahamed7429 ปีที่แล้ว +1

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰💯🥰💯💯💯🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯🥰💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰. DHESHi SNM