WAFTIGI MW CIRO IMARATKA LAGU XANIBAY SABABTA & IMARATKA U YEEDHY MW BIXI MAANTA TAGAYA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 96

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 วันที่ผ่านมา +14

    Beyle iyo rag kale oo la socda. Markii ay arkeen ayey u kala garanwaayeen in ay Somaliya ka socdaan iyo in kale!!.
    Ciro maaha siyaasi, isla markaana in caalamku ka horeeyo ma oga. Ciidamada sirdoonka UAE, ayaa ogaadey in aanay qaranka daacad u ahayn markaa sheekhul baladkii farta ka saara ayey is leeyihiin!!.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 วันที่ผ่านมา +4

    Cirro hurdaaye isagoo dawarsanaya ayuu emarateka tahriib ku galay iyo emarateka soo dhawayntiisa ka Qajilay yidhina mee madaxweynihii sland noogu yeedha

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid วันที่ผ่านมา +3

    Guuuuul soomaliland masha allah guuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️👍👍👍👍

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 วันที่ผ่านมา +2

    Ka daa ka daa ! Waar heshiisyo taariikhi ah oo haday doonaan Maraykan ku jiro ayaa meesha lagu lafugurayaa oo lagu dhamaynayaa. Muuse iyo Ciise Kayd waxay keenayaan xogtii kulankii Maraykan iyo Ethiopia ! Meediyaha lala wadaagi maayo, waa top secret !

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery วันที่ผ่านมา +1

      Wacnan lahayda haday tasi run noqoto❤

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 วันที่ผ่านมา +4

    Kkkk Cirro hurdaaye oo emarateku ka Qajilay yidhina mee madaxweynihii sland noogu yeedha

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 วันที่ผ่านมา +1

    Shalom Shalom warie So news ❤

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k วันที่ผ่านมา +3

    Weli wax weynbaa qaldan . Waase la Ogaaan.

  • @jama5340
    @jama5340 วันที่ผ่านมา

    Muse bixi haa Noo dhameyo hawsha 😂😂😂❤️❤️❤️

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 วันที่ผ่านมา

    Waa Dhibaato muusaa kadambeeya iyo Ethiopia muuse ilaahay umada kaaqabay

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 วันที่ผ่านมา +3

    Cirro xaaladiisa caafimaad ayaa lala tacaalaaya taasoon u ogolaanaynin inuu galo shirar iyo soc socod toona..

  • @NimcoXaashi123
    @NimcoXaashi123 วันที่ผ่านมา

    Muuse muuse muuse libaax libaax dhalay ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 วันที่ผ่านมา

    Somaliland guul iyo goobanimo ❤️ 🤍 💚 💪🏾

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 วันที่ผ่านมา

    Imaratdku ma dorashada demogradiyada ee Somaliland bay ka hor iman karan

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 วันที่ผ่านมา +1

    La iskama doondoono bahasha ee waa loodhashashaa maasha-allaah

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 วันที่ผ่านมา

    Wuu badherdhay Ciro wax alaala iyo wixii u shaqaynayey Somalia ayuu ka xaystay .

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 วันที่ผ่านมา

    Ciro is the president!

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j วันที่ผ่านมา +1

    Ciro waa ootiist oo ma caafimaad qabo waxana garran maayo maxaayeelay wuxuu kaxaystayba waa dambiileyaal .

  • @hashim4226
    @hashim4226 วันที่ผ่านมา

    Hadii warkani run yahay sababahu waxay noqon karataa (1) Bayle oo khad cas ka qoran Imaaraadka iyo (2) siyaasada qaboob uu
    MW Cirro ku sameeyay xiriirka Somaliland iyo Itoobiya oo dhaawici kara maalka badan ay Imaraadku galiyay Dekada Berbera oo
    Imaraadku u qorsheeyeen inay kaga faaidaystaan Itoobiya gancsi ahaan.

  • @dahiromar1060
    @dahiromar1060 วันที่ผ่านมา +1

    Warkan dhiig iidoor malaha waa oromo iska dhigaya idoor war isku xishoo wariye ma tahid

  • @ahmeddualeh6075
    @ahmeddualeh6075 วันที่ผ่านมา

    Waxad war ka dhigayso caruurta looguma.
    Baile na ka xishood waa Muxtari miisaan ku leh caalamka.

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k วันที่ผ่านมา +1

    Weriye. Taasi macquul maaha ee Runtu wey maqantahay.

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar วันที่ผ่านมา

    ciro iyo wuxuu watay imaaraadkiiba ka wiswisay

  • @HersimahamuudMahamud
    @HersimahamuudMahamud วันที่ผ่านมา

    Tuug baad noo alaanaysaaa

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen วันที่ผ่านมา

    Wafdigii ciro udiray jabuuti udiray wuxu fadeexadee yay imaaradka baylan 96 Milan imaaradka kadhacay

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar วันที่ผ่านมา

      wey jirtay lacagta waqtigii farmaajo ayey aheyd madaarka muqdishana imaaraadka lagaga dhacay

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l วันที่ผ่านมา

    Walhi xaarabo qosol wa laga shakiyay xukumada ciro 😂😂😂😂😂😂

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 วันที่ผ่านมา

    Somaliland joojiya Ethiopia iyo Emirates hadii kale somaliland waa lawaaayaya

  • @XamseAxmed-c1u
    @XamseAxmed-c1u วันที่ผ่านมา

    Dowdii isgu xaaray dadka iyo dalka ayaay meel kaga dhacday

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu วันที่ผ่านมา

    Muuse WAAKII QARANKA JEEBKA KU QAATEY HESHIISYO U GALAY YAANU USHEEGIN CIRO SABABTAASI LOOGU YEEDHAY

  • @aminabarre1727
    @aminabarre1727 วันที่ผ่านมา

    Saaqid saaqid dhalay ,waxaad doonaysaa in aad khilaaf ka dhex abuurto,ilaahay ha nagakaa qabto.

  • @samoc5405
    @samoc5405 วันที่ผ่านมา

    Mujaahid warkaagu was xaqiiq. Kusoco

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 วันที่ผ่านมา

    IMARATKU SOOW KUWA JOOGYE XAFLADA KAALE WAAREJINTE😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @manalcadey2688
    @manalcadey2688 วันที่ผ่านมา

    Anigoo ah taageerayaasha biixi raali kama ihi madaxwaynaheena ciro si xun loola dhaqmo waana inagu ceeb in madaxdeena sidaa loo galo

  • @Hudisa2025
    @Hudisa2025 วันที่ผ่านมา

    WAAR YAA CALI AWAL XISHOOD 😮 CADAWGA GUDAHA AYAAD TAHAYE. HADII KALE WAA LAGAA SHAQAYN😮

    • @HanaQalbi-x2j
      @HanaQalbi-x2j วันที่ผ่านมา +1

      Runta xanuun kulul adigaa lagaa shaqaynayaa xaliimo ooyeyso

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar วันที่ผ่านมา +1

      ciro iyo wuxuu watay imaaraadkiiba ka wiswisay

    • @HanaQalbi-x2j
      @HanaQalbi-x2j วันที่ผ่านมา

      @osmaanmunasar arag xumadiisa iyo rakaab xumidiisa hala waayo awalba kursi ooyin lagu siiyey ayuu iskaga hurdaye

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 วันที่ผ่านมา

    Hoyada sheg Benaleyahow

  • @Ceebla-v7i
    @Ceebla-v7i วันที่ผ่านมา

    Abdirahman cirro balaqbalaq maxaa si ka noqday miyuu seexday

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 วันที่ผ่านมา

    Waryaa ma carurbad u sheekaynaysa xishoo Ciro waa la dortay was madaxwayna dalka

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 วันที่ผ่านมา

    Sirdoonka imaraadka arinta kujira way rag faro ka yaalaanba weftiga lasocda

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k วันที่ผ่านมา +2

    Emaradku Madaxyada ma Xayiraan karaan. Sharcina maaha..

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira วันที่ผ่านมา +1

      waar cidi ma xirin cirro ,musqul buu galay oo ku xidhantay baa layiri.wuu iska furikariwaayay .furihii baa la doon doonayaa wali!

  • @xasancali294
    @xasancali294 วันที่ผ่านมา

    Kan weriyaha ah iyo kuwa waxsoo qoraya waaa Oromo af somali baratay

  • @Ceebla-v7i
    @Ceebla-v7i วันที่ผ่านมา

    Waar imaraadku waxay ilaashanayaan maalgalida ay ku samaysay dekedda barbara oo ay lacag badani ka gashay

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade วันที่ผ่านมา

    BAL WAXUU KU HADLAYA EEGA WASAKHBAD TAHAY HOO YADAA IYO MUUSEBA WAS HUUURO
    WAAR AAMU DHUUUSAYEE
    XAYAWAAN

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 WANBSGI SSC IU DOLMGI 😂😂😂😂😂😂😂

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g วันที่ผ่านมา

    WAA INO MUHIIM IN U AYNU IXTIRAAMNO MADAXWEYNE CIRO BALSE MADAXWEYNEHEENU MAY AHAYN INUU WASIIR BAYLE KEXAYSTO IYO KU YAR OO KALE !?

  • @AbokorShide
    @AbokorShide วันที่ผ่านมา

    Waar. Ka. Daa. Warkaasi. Waa. Xumaan.

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 วันที่ผ่านมา

    Waxan filaya bayle iyo wasiirka arimaha d bebeday ka boodeen

  • @CabdiraxmanShaman
    @CabdiraxmanShaman 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar is ku khajil madawaynaha ka daa dacayada miyanad s/Laandar ahayn w.c kukum

  • @MahdiSiciid-v4j
    @MahdiSiciid-v4j วันที่ผ่านมา

    Adeer muusena waa Naga eh waa maxay u jeedadu

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 วันที่ผ่านมา

    dawlada UAE waa firaha in ay somaliland dawlad noqoto caalamka ka mida ,waxay ku maal galiyeen lacag balaayina Dakada barbara ,
    Waa saaxiibka kaliya ee dawladii maraykanka ka soo dhalaashay inuu somaliland sidaa uga hadlo oo inuu aqoonsado u diyaara ,
    Ta labaad waa dawlada Ethiopia oo ay mataano ku ahaayeen in somaliland loo dagaal galo sidii loo aqoonsan lahaa ,
    Ethiopia iyo UAE waxay dagaal cir iyo dhala wada galeen ninka guriga lagu ilaaliyo ee hasan sheekh iyo xulafo uu wato oo aan waxba laysu reeban ,doorshadii dalka ka dhacday ka dib waxa is badal ku yimi hogaankii somaliland oo ay dawlad cusub la wareegtay laguna ogaa in ay la safnayd kuwa dagaalka kula jira somaliland ee isku xulufaystay Kana soo hor jeeday maal gashigii DPword ku samaysay dakada barbara ee la mahadiyay ,
    Waxaa waftiga madaxweynaha ka mid noqday ninkii UAE 10 milyan oo looga been abuuray tiiyoo ay u direen askartii ay tababareen lagu qabtay madaarka muqdisho oo lagu fadeexadeeyay dawlada imaraadka wakhtigii farmaajo ee diiday inuu ka run sheego halka ay u socotay hadana isgoo somaliland madaxweyneheedii la socda inay carpet cas u dhigaan waa la yaabeen ,
    Waa maxay waxani ma somalilandtii aad u eedowdeen baa tani mse waa qolo kale.runtii waana wax lala yaabo ,
    Madaxweyne cabdiraxmaan laba faras ma wada fuuli karo bidix iyo midig waa inuu mid raacaa ,oo ah xasan sheekh iyo xulafadiisa oo dhic ah iyo UAE iyo Ethiopia iyo xulafadooda dhanka kale ah
    ,ciro go,aankiisu waa labada casho ee soo socda inuu Gagi cidla ,a ina fadhiisiyo oo xasan sheekh iyo kooxdiisa lagu yaacay ina hoos geeyo iyo in aynu waxaynu u soo dhabar jabnay gaadhno oo uu cadeeyo bidix iyo midig midka ay danta dalka iyo dadku ku jirto ee uu raacayo,

  • @kayseaxmed5591
    @kayseaxmed5591 วันที่ผ่านมา

    Wear waxxbaanu qarinaynaaye umada kadaa beenta dibkuudhagaysab maayo wax dhacay ma ogid

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman วันที่ผ่านมา

    Kaniwaa.kauguneefsan.cayayaanka.muuse.biixibeenta..

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 วันที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Dawladda somaliland marnaba ma dhacayso inay dawladda tuugada ah ee UAE/DP world ay qaadato dekedda berbera.
    2.0. Waxan dhahayaa waa laga eryayaa dekedda berbera waana xaqiiqada jirta.
    3.0. Waxan dhahayaa waa muanaraadkii kulmiye iyo hunguri xumaddii kulmiye oo horaba u dhacay dekedda berbera.
    4.0. Waxan dhahayaa waxaad sheegeyso hadday dhacdo waxa xaqiiqo ah in laga saarayo oo laga eryayo dekedda berbera.
    5.0. Waxana dhacaysa sidii djibouti ay uga eriday uguna samaysay dekedda daaroole.
    6.0. Haddaba waxan dhahayaa dawladda UAE/DP World iyaga ayey ku dambeyneysa
    7.0. Waana laga eryayaa somaliland iyo dekedda berbera sidii dawladda djibouti waxay qaylin dopnaan muddo dheer.

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 วันที่ผ่านมา

    BEENAALE WAX WALIBA FASHILDMEE BUUQU IYO BEENI MAXAY TARI

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 วันที่ผ่านมา

    Adeer weli waad riyooneysaa bixii wuu galbaday madaxweyne ciro guul

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 วันที่ผ่านมา

      Maxaad guulayn Ciro Iyo Nimankan uu watay Carabtii ayaa ka yaabtay oo tidhi Ragani ma Somaliland mise Somaliya ayey ka socdaan ka dibna Muuse Bixi iyo Ciise Kayd u yeedhay Mashallaah
      Walee Somaliland hog madow bay ku djacday ee Allaah how sahlo inshaAllaah

    • @ahaiban1
      @ahaiban1 วันที่ผ่านมา

      Waa layska war hayaa, Madaxweyne Cirro wuxuu kaxaystay qaar aanu dhaamin oo sirtood la hayo...

  • @IidXasan-g7p
    @IidXasan-g7p วันที่ผ่านมา

    Kani wa munafaq waliba wabenale

  • @HaronOmar-fo7ji
    @HaronOmar-fo7ji วันที่ผ่านมา

    Absolutely waa xaqiiq mujaahid wariye

  • @MohamedAden-t8g
    @MohamedAden-t8g วันที่ผ่านมา

    Xaywaan baad .tahay waa laga xidhayaameesha aad kahadlaso waxaad tahay qaran dumis ciise muuse ayasd tahay

  • @malyuunmohamed8379
    @malyuunmohamed8379 วันที่ผ่านมา

    Qaniis ah

  • @fowziadollDuale
    @fowziadollDuale วันที่ผ่านมา

    Been loo cadow ku ah ciro taas waad ku fashion tahe😅😅😅😅😅😅😅

  • @AdamJama-v1o
    @AdamJama-v1o วันที่ผ่านมา

    Ka dhex bax saxaafada neef yahaw neefku dhalay afka kansar kaa gelye

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 วันที่ผ่านมา

    Sheeko xume

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k วันที่ผ่านมา +1

    Weriye. Waan ku dhegaysan jiray. Caawaad u darantahay. Emaradku muu Dooran Ciro. M/Weyne Ciro Shicibka Somaliland baa Doortay .

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira วันที่ผ่านมา

      af duub buu ku qaatay kursiga ,yaa doortay?

  • @XuseenSalepaan
    @XuseenSalepaan วันที่ผ่านมา

    Waar kani malaga roonaa lasheegaa

  • @umm123
    @umm123 วันที่ผ่านมา

    Beenaale kadaab wadanku madax weyne ayuu leeyahay, lacagtii uu cunay muuse ee dpw ayaa la wadiinayaa acounka uu ku shubtay, war baa u yaal muuse juudaan, illaahay baa khashifaya lacagaha canada guryaha lagag iibsaday isaga kaydab waa lala socdaa way haysataa maanta.

  • @fathuma3573
    @fathuma3573 วันที่ผ่านมา

    Cirooyow magacaabe walee waad naceebeysey maxaa ninka kasiya masidaasa uu dibla maasi ku ahaa waar ninkan qabta malaha tolmalaha

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 วันที่ผ่านมา

    Masaakin ciro oo shirqol loo dhigay loona haysto lacagtii muuse juudan ka cunay imaradka

  • @sahraabdillahi3719
    @sahraabdillahi3719 วันที่ผ่านมา

    Been aalo fawqal been aalo. Muse wuxuu kaqariyey Cirro heeshiisyo. Kuwiibaa fashalmay

  • @SalfaHassan
    @SalfaHassan วันที่ผ่านมา

    Beenaale ilaahay.kusooqabayye been run.u.eg.sheeg.qudhunyoow

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk muuse kuu qaafiifen umaadani

  • @AxmedMuxumud-tc5sw
    @AxmedMuxumud-tc5sw วันที่ผ่านมา +2

    Maxaa laga soo dhaweeyaa waa oday soomaaliyeed oo imiraad tagaye

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira วันที่ผ่านมา

      oo kharashkiisna la baxay.magan allah albaabka carabka la hor tagay.

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 วันที่ผ่านมา

    Beenta jooji.
    Waad fiucnayd maxaa kugu dhacay.
    Madaxweyne cirro tasriikhda ayaa sheegi doonta . Halyeey somaliland u baahnayd

  • @samoc5405
    @samoc5405 วันที่ผ่านมา

    😂😂 kusoco libaax

  • @malyuunmohamed8379
    @malyuunmohamed8379 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk

  • @Cabdijamac-f9e
    @Cabdijamac-f9e วันที่ผ่านมา

    Beenala.iskahadale.ohinta

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅

  • @OmarAdam-u5z
    @OmarAdam-u5z วันที่ผ่านมา

    Ina dhilo beenta jooji

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    566

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 วันที่ผ่านมา +1

    Hoyada iyo walasha usheeg bentada

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira วันที่ผ่านมา

      futa checli,edeb yeelo.

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 วันที่ผ่านมา

      Garxajis waa badaw cirro waxaa xidhay nimanka gadabuursi bayle iyo kan arrimaha dibadda madaxwaynihii samarroonbuu ku maqanyahay

  • @malyuunmohamed8379
    @malyuunmohamed8379 วันที่ผ่านมา

    Beenale xarami

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 วันที่ผ่านมา

    Maxay u gu yeedheen haddii aan ay aqoonsanayn?
    War garaad dhaamo ayaad haysaa...

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira วันที่ผ่านมา

      naaa doqonyaha yaa u yeedhay?
      maa diyaarada boqortooyada lo soo diro hadii la macsuumay?
      diyaaras aad muudo "ayyax jiidaal" buu raacay,kharashkana jeebkiisa buu kala baxay.