Alle ha ku xafiddo fidaareynka Gud Group Sutigaashaan Run baa ku hadashaa nin weyn looga qaateen dhab ah baa tahay thanks a lot brother village 150 street Hargeysa
Khasnadii iyadoo aan shilin ku soo dhicin ayuu dikteetob soo saaray in Ciidamada 250% loo kordhiyo ! Ma sheekadii Axmed Siilaanyo iyo Xirsi ayuu bilaabayaa in uu lacagtii badnayd Somaalia ka qaato ???!!! Waa lacagtii wadanka suldaan iyo laankruusar ka dhigtay ee lagu Iimaanbeelay!
Dee ciidqnka qaranku ha kacaan amar danbane yaanay ka qaadan cidna, xirsina habar jeclo midh cas ha ku dhuftaan hadey qabyaalaad ugu hilinayaana dee huwan baa qabsan burco.
ciidanku wixii cirro ka hor yimaada cabbad cas baay madaxa kaga dhufanayaan intii cirro yimi baay yididiisheen oo wax iska celiyeen ooy gaajadii ka ba'day leq adeer tani xinkii iyo xuutadii way ka baxday.
Alla soomali liid sanaaa ma waxay donayaan in ay halyaygoda wax yeeliyen xitaa hadu kursigii siyay wlee dhukur labadii sargal ee gabadhi iyo wiilkiba uben shegtay lagu dayay Wana la iska war hayn
WALAAHI IBRAAHIN CEYDIID WAA ASTAAN QARAN ILAAHEY INADEER WAXAA BALAN AH IN AANU QAADANO TALADA AAD SHEEGEYSO EE XAQIIQDA AH CEERIGAABO HALA QABSADO WAXAY MARQAATI U TAHAY RUNTA AAD MAANTA SHEEGEYSO AYAA LA OGAAN DOONAA MAALIN AY MEEL FOG LAGA DOONI DOONAA
WAA MUHIIM IN AYNU TOOSINO OO TALO SIINO MADAXWEYNE CIRO SI AANAY U LUGGOYN KUWA LA SHAQAYNAYAA SIDOO KALE WAA IN AYNU ILAASHANO MADAXWEYNEHEENII HORE MUUSE BIIXI SI AANAY CADAW GEENU U HAWAYSAN
Duufle inuu sheeko ku salaysa mid iska sida qof liitaya ina gumeed intuu ina gumeed yahay dad ka haya isaga clib fawaxisha ku adeegta haduu nin yahay maxa u joogi waaya dalka wakii kabo la'an kaga baxay
Ina caydiid waa nin kii yidhi ciidanka qoru lugud yimi waxay doonayaan ina habar celo markuu dhulbahante soo weeraro ay dhabarka kag dhufaan waa ciidanka gaxajis
Beenalahan ilhy nacay ee dalkisa iyo madaxdisa af lagaadeynaya kuna qaadanaya lacag intu umadisa iyo madaxdisa af lagaadeyo hadi u wax dhalilayo oo u mucaarid yahy lkn mucaridnimadi khalad fahymey nacla iyo hoyadi aabihi ku yaal wa ciil qabe
❤❤❤❤❤ thanks Arabsiyo news and Muj Ibrahim Aydiid for update information 👍👋
Mujahid Ibrahim caydiid geesi garan guulayso ruunta ayaad sheegta nindii iyo nin yeelaba guulayso ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Muxuu ku noqdey mujaahidkan aad sheegtaan. Ee caydha qaata, cuqubo idinku dhacdaye
@@muktarige9966Cuqubada aad sheegeysid ma xaqii hooyadaa iyo aabahaa ayuu duudsiyey cidna ma caayo ee runtaad diideysaa
Guulayso.mujahid.geeeeeesi.qaran.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Alle ha ku xafiddo fidaareynka Gud Group Sutigaashaan Run baa ku hadashaa nin weyn looga qaateen dhab ah baa tahay thanks a lot brother village 150 street Hargeysa
Masha Allah unatii oo qofa geesi qaran ❤️❤️❤️
Ibrahim insha Allah waynu guulaysananaa idamka aale
❤❤❤❤❤❤❤❤ guulayso in caydiid
Geesi guuuuul Ibrahim geesi guuul masha allah guuul soomaliland guuuuul 💚💚💚🤍🤍❤️❤️❤️💪💪💪💪👍👍👍👍👍💯💯💯💯
Subxanallah waxa socota shaqadi nabad iyo nolol
Ibrahim MashaAllah
Ha la eeryo beylee khadar iyo wixii iimanla
Taladaasi oo kale ayaynu u baahanahay laakiin amaan ibraahim inoogama baahna u sheeg dadka sxb
Subxaana Alaah, somalia dhimatey, hasbuna Alaah.
Kaa islaanta u eeg ee madaxtooyada wasiirka looga dhigay isha waa in aynu ku haynaa mucaaridkow, waa laysku badheedhee
Waa sidaa walal aynu qaadano talada ibraahim tiimkan only amaan ibrahim uma baahna laakiin talada aynu qaadano
Ibrahim oo kale iyuudalku ubahan yahay .
Guulayso mujahid ❤
Ibraahin caydiid wa nin garasho dheer ilahay ha ku xafido
Guulayso mu jaah8d❤❤
❤❤❤❤𝐬𝐮𝐮𝐭𝐚 𝐠𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚❤❤❤❤
❤❤ masuul sare
Geesi geesi dhalay Allah ha nookaa daayo oo haku barakeeyo wadanku Allah buu leeyahay ee garxajis hanaga soo badalaan khayimiintan is baayastay.
Our citizens did all this to our country??? Why did they choose this government????
Alahayoow Inamada yaa ibrahin iiga wada dhiga hablahana adnoo kale
Khasnadii iyadoo aan shilin ku soo dhicin ayuu dikteetob soo saaray in Ciidamada 250% loo kordhiyo ! Ma sheekadii Axmed Siilaanyo iyo Xirsi ayuu bilaabayaa in uu lacagtii badnayd Somaalia ka qaato ???!!!
Waa lacagtii wadanka suldaan iyo laankruusar ka dhigtay ee lagu Iimaanbeelay!
Mujaahid, Somaliland ha noolaato, ha jirto, ha joogto wabilaahi tawfiiq.
Mujaahid Ibraahim good job cami
Waxa laqari qudhun baakujirta xaalaal iftinbaalqashaa Soomaalind meeday Wadaniyow 😂kkkkkkk kkkkkkk
GEESI QARAN IBRAAHIM CAYDIID WAA NINKA LUUQ KASTA U GALAY CADOWGA SL
ILMAADEERAYAAL AYNU ISKA DEYNO QABYAALADA WAX REER SHEEKH ISXAAQ KA HOOSEEYA YEYNAAN KA HADLIN PLEASE PLEASE PLEASE GUUL IYO GOBANIMO QARANKA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤
Very good Gobanimo iyo Gobanimo daro
Dee ciidqnka qaranku ha kacaan amar danbane yaanay ka qaadan cidna, xirsina habar jeclo midh cas ha ku dhuftaan hadey qabyaalaad ugu hilinayaana dee huwan baa qabsan burco.
ciidanku wixii cirro ka hor yimaada cabbad cas baay madaxa kaga dhufanayaan intii cirro yimi baay yididiisheen oo wax iska celiyeen ooy gaajadii ka ba'day leq adeer tani xinkii iyo xuutadii way ka baxday.
Mujaahid Muuse
Suti gashamo thank you
I appreciate u real mujaahid SNM
Dhulka Iyo bada iibma aha aqliga allé kaaqaad lax lax dhashay oo caqli xun
Waa dhab walahi, somaliland allah aya u maqan. Isbedeldoonkii shacabka somaliland beenta u sheegey waakaa kaas ilamaadeerayaal.
Xukumadan ciro dacad kama ah inay wadanka ictiraf uradiso khadar cirsi iyo ciraba waa munafaqiin munafiqin dhashay ee isha halagu hayo
Good
Waa laxidhaya ibrahin duufle sida ugu dhakhsa badan😮😮
guul qaranka soomaaliland
ciro caanyo dalkii mugdi buu galiyey
Khadarkaa waan kudu wataa ha laga bedelo Madaxtooyada .
Gunnimo dheregleh Gaajo gobanimole baa ka fiican
waa ninka khadar la leeyahay ee dhukuran shaqadii muqdisho ayuu hargeisa kawadaa .
Sida wax u soconayaan wa si khaldan oo mujinaysa in M/W Cirro iyo Somaliland ba Gurmad u baahanyihiin.
Guuul somaliland guuul
ADEER MUUSE CASHAQ BAA KU HAYA
We are SNM and we are somaliland
Ciro wlee waa ina ceebynyaa CBB balayo ayey urursaday oo qaranka Somaliland Allah ha usahlo
Dawladii horre Waa labadalay oo way fashilantay baroorta iska daaya😂
@quulefaaraxow cidina barooranmayse waxa laga hadlaya xaqiiqada.. saaxiib ka fiirso waxaad ku hadasho
Garxajisow iska qabta kuwa idin ceebeynaya
Ragi turuq yada adka yukiisu libaxa la tallaba xumaa badalay
Muxu fashiliyay
Meeshaba haddii ayna waxba ugu iman oo la sii xalufiyey maxay Musha har bixiyaan.
Wasiirkastaa deyn ayuu wareejiyey.
Ibrahimow iska hubi hadalada aad odhanaysu maxaa yeelay awal faladad run bay udhawayd thanks inadeer
Jabhadii uu inoso adeegsaday cadwgena somaaliya ee ladagaalka qaranimada jamhuriyada somali land ee inoogu sodhumatay xisbi mucaaridka ee lamagac baxay wadani ogaada maanta inay sii toban jibaaren dumintii iyo dagaalkii
Waaba sidii nabad iyo nolol u dhaqmi jirtey.
Ibrahim Caydiid o fashiliyay Dhulgariir ka dhacay bada Hindiya
Cidda wax weydiinaysaa ee qof moodaysa Ibraahim duufle iyaga ayaa ka liita.
Diplomasigu ma sarajoogu ku seexda😂😂😂😂
Ala sxb yabay
WALAAHI WAA RUNTII WAANU LAYAABNAY
How is possible to target president Musse😮
Wixii aan Somaliland u shaqaynayn haa halaga qaado xilalka
Waa mee askarigii ka sheeke
Alla soomali liid sanaaa ma waxay donayaan in ay halyaygoda wax yeeliyen xitaa hadu kursigii siyay wlee dhukur labadii sargal ee gabadhi iyo wiilkiba uben shegtay lagu dayay Wana la iska war hayn
HABAR AWALEY KACA 7SANO MUSE JIIF IYO JOOG U DIDEN HADANA INEY DILAN WAR KACA BARKHTIYOW
Heego
Hadday sidaa sii ahaadan walaahi mushaharooyinkaa la waayi
WAABA LAGA HOR JEEDAA ICTIRAAF KA -
CIDDII QAADATA. CALANKA MAREYKANKA ISAGOO SOO DHOWEYNEYA. ICTIRAAFKA...
❤❤❤❤❤
Ibrahim duufle😂😂
Nabad majirto waa hoosaasis lacagta somaliland ba lagag giranayaa hubna ku soo iibsanayan huwantu
Somaliland ayaan daranaa, xirsi ayaa hore god ugu riday, maantana khadar garbahadley ayaa dhamays tiraya.
Mar kasta oo loo baqo Somaliland ba ILAAHAY baa badbaadiya oo u fura Albaab khayr qaba maantana ILAAHAY baa ina badbaadinaya .
Weer heedhaha arabsiyo miyaanu ka weeynaan hebaloo wax fashiliyey, walaahay yarkan waaban nacay, kulmiyana waanu wada ahaayn, wixii baa isaga qasmay,
Dhaman dadka reer somaliland waxaan kulatalinlahaa inaanay kalafogayn umada somalilan dhegaysan
Khadar dhukur ha la soo qabto garaca😮😮
WALAAHI IBRAAHIN CEYDIID WAA ASTAAN QARAN ILAAHEY INADEER WAXAA BALAN AH IN AANU QAADANO TALADA AAD SHEEGEYSO EE XAQIIQDA AH CEERIGAABO HALA QABSADO WAXAY MARQAATI U TAHAY RUNTA AAD MAANTA SHEEGEYSO AYAA LA OGAAN DOONAA MAALIN AY MEEL FOG LAGA DOONI DOONAA
War madaxawaynaha ceebta kadaaya
hadaanu nahay landers uma baahnin Caydiid baa wax fashiliyey ee luqada naga bedela. Ma Xasan Sheekh iyo koonfur baad tihiin markaad dawladayada siraheeda kashifeysaan?. Mucaarid iyo muxaafid arimaha debeda dawlada waanu ku taageersan nahay ee luqadiina bedela.
WAA MUHIIM IN AYNU TOOSINO OO TALO SIINO MADAXWEYNE CIRO SI AANAY U LUGGOYN KUWA LA SHAQAYNAYAA SIDOO KALE WAA IN AYNU ILAASHANO MADAXWEYNEHEENII HORE MUUSE BIIXI SI AANAY CADAW GEENU U HAWAYSAN
Geese ibrahin garabkiisa ale hagalo
Ninka dhagar maleegaana isagaa ku dhaca
Duufle inuu sheeko ku salaysa mid iska sida qof liitaya ina gumeed intuu ina gumeed yahay dad ka haya isaga clib fawaxisha ku adeegta haduu nin yahay maxa u joogi waaya dalka wakii kabo la'an kaga baxay
Somaliland waa uducaynaynaa uun ilaahay haw gargaaro
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa mudane ibraahim caydiid ma waxaad aaminsantahay in berriga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 kilometer square ah in lagu wareejiyo dawladda ethiopia.
2.0. Waxay tahay dalkii oo laga gadanayo berriga iyo badda lughaya iyo saylac laguna wareejinayo cabadhida.
3.0. Hadday deggaan muddo 50 sanno ah miyeyna la mid ahayn hawd and reserved area oo maqan 71 sanno.
4.0. Maxay ku kala duwan yihiin 50 sanno oo xabadhidu fsdhido lughaya iyo saylac iyo hawd and reserved area oo maqan 71 sanno.
Geesi noolow gudoomiye Ibrahim caydiid
Isku noqda adiga iyo barnaamijka inacaydiidbaa fashiliyey wax kastoo qarsoon waxaanu ku ognahay dawlada joojiya kala sarifashada hadalka iyo qarankaba
Ina caydiid waa nin kii yidhi ciidanka qoru lugud yimi waxay doonayaan ina habar celo markuu dhulbahante soo weeraro ay dhabarka kag dhufaan waa ciidanka gaxajis
2 lix dheh
Ibraahim ceydiid waa gofone dhadhamiyey xaaraantii muuse juudaan waana nin dhaandhaana
Dhaan dhaan maba jire hadu jiro waa adiga maan gaab hadu jiro waa adiga rag aanad gadhin hadhkooda inad isku dhereriso waa laguu dhaamaaye ka fadhiiso mesha madaxda wadanka Soo martyna ka xishoo wax aan waxba isku falynbaa thee
Wanu dileyna qofka dambe ee muse bixi u dhawada ogolasho la'aan, Ama sii khaldan been uga sheega, xitta mama malyuun ama xasanad hayso ama ha haysan,
Ninkan maxaa mujaahid loogu bixiyey. Ma beder ayuu kasoo dagaalamay?
Waxba muse biixi Haku Xoqqan Billa macne yahaw Kulmiye Iyo Muse biixi 1Hal Cod makuso biirisay Maya Shacabka Sland Xiqqdiga xumaanta Xasadka kala Aamus. Khayrkii kahadhe Dalka Dadka kaxishood .Muse biixi Iyo C.cirro wa Niman ilmader aho Tartamay Wanaagna dhexyaal Maxad kadhex baadhi iimanlawe billa Karaamo ah
Xag bu uleyey muuse ilalada
Wasida fashiluu wadani huwan cadawga gudaha ee ictisam argagixiso iyo hanbo faqash dofarada haleyska daahiriyo nijasta
iLahay baadan been usheegin waa sidaa weeyi meesha lacag bay uyimaadeen qaranimadii iyagu marabaan walahi
Beenalahan ilhy nacay ee dalkisa iyo madaxdisa af lagaadeynaya kuna qaadanaya lacag intu umadisa iyo madaxdisa af lagaadeyo hadi u wax dhalilayo oo u mucaarid yahy lkn mucaridnimadi khalad fahymey nacla iyo hoyadi aabihi ku yaal wa ciil qabe
Warun
Ibr caydiid neutral noqo waa laba nin oo sland
Duufle weli ma hadlaysa
ciro caanyo faqashbuu wataa
@osmaanmunasar waa been waxasi baqdinta iska sar
@abdulwahidmohamud-s1n muuse waaka faqashta aad wadataan kaa xoreeyay 88kii ciidale oo faysal Cali waraabe naageeryay hamoodin muyse 7sanno ayuu korka idinkaga kaajayey kkkkkkkkk