ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Tolkeeyow fadhiga iyo culeyska Inta iska daysaan SOO qabqabta kuwa dhibka umada kuhaaya EE aad qarinaysaan
Aamiin ya Rabbi🤲🤲🤲
Asc Bismilaah, Aloow nabad caamah nasii oo xaqa nafahansii, waxaan nahay dad isku dhiig iyo isku dhaqan ah aduunkana waxaaka baddan aaqirada
Howshan waaso dhaaftay tii dhaqanka ee igaarta iska so dhiiba kadib tolka hawada hadlaano
Waxaan ilaahey aqbaleen aamin lama yiraahdo soomaali kasta oo deris ah iney islaayaan waa dhaqanka umada (ilaa dhaqankaas labedelo dabada ayaa la is heysandoonaa )
Alaah rabulcaalamiin ha keeno Nabad waarto inshaa Allaah
Alaahu aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Allahuma amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
SAASAA LA RABAA INKASTOO LA SOO DAAHDEEN
Inshaa Allaah Qayr
Manshallah
45 Qofood ayaa Lamarayaa Ilaa Hada Inta Walaaladeen Ay Naga Qabaan , Waa In Xalwaara Lahelaa Sidan Caqli Ma ahan !
Aaway Shuute, muu kuwan xirxiro oo kulligood waa shabaab
Soo qabta nimanka dhibka geestey una soo dhiiba dowlada warkale meesha loogama baahno.
Beeshas, beel hebal, beeshoda, beeshisa, beelaha dariska, beelaha awdwadaga , beel weynta, beel walbo, beesheeda. Aduunka waa gabagaba somalidana indho an qabiil aheyn malahan , malin walbo way isleynaya qabyalad darted. Sodon sano ayan maqalna beel hebel oo shirtay ,waxas wax dhama oo wadanka lagu badbadiya maheysiin miya?
Tuugo aa tahiin