Madaxweyn ah in uu astaan qaran yahaye lama diidana, Balse qalad kiisa wixuu ceebayen ku tahay astaan qaranka aad sheege taye Nin qab leh ayaa qaran matala Nin. Tawaaduc u noqanayo Nin kale oo dal kiisa matalo
War kan saving face ka lasoo indha cadaynaya, qofku waxa uu yaqaan inuu ka hadlaa haboon, waxaad sii qaawinaysaa uun fashilkii & bajdilkii HS unbaad sida cajiinka usii fidisaye, ummadda jahliga kala hor kac…
*Labadoodaba waa nacnac. Prof. Dhalxa wuu ka gabanaayaa inuu runta taa taabto oo uu ka hadlo, kan kalana wuuu iska hadlayaa.. 28-ka daqiiqadood ee aan ku lumiyeyey nacnacdooda dhageysigeedaan ka xumahay.*
Xasan wax caqliya oo u leeyahay majirto intii dad 34 sano ka hor tashaday xaasidnimo la daba socdo gurigiisa ololaya er 5 tii maamula kala tageen ba shaqo uga baahan
Gul Somalia, Allah la garb galo Mw Hassan aqoon yahanadena wadaniyinta iyo dawladena way daldalen guulna wan garnay ah taarikhi aha
xasan xoolo gaal uu sujuud siyaasad ma'aha lakin wax qabatkiisa kaliya inuu soomaali kala kaxeeyay.
Markasta Ethopia waxay faragalin ku haysay mamuladi ay horay u samaysatay wana la yaqana kuway yihin ,ka naxaw nafta waa
Madaxweyn ah in uu astaan qaran yahaye lama diidana,
Balse qalad kiisa wixuu ceebayen ku tahay astaan qaranka aad sheege taye
Nin qab leh ayaa qaran matala
Nin. Tawaaduc u noqanayo
Nin kale oo dal kiisa matalo
War kan saving face ka lasoo indha cadaynaya, qofku waxa uu yaqaan inuu ka hadlaa haboon, waxaad sii qaawinaysaa uun fashilkii & bajdilkii HS unbaad sida cajiinka usii fidisaye, ummadda jahliga kala hor kac…
😂😂😂😂
Wxaba jiraan waxad shubaysanba Mou Somaliand iyo Ethiopia dhexeyaa xasan garguutheh Iyo teamkisu wlee sfcn Ayey Addis Ababa Ethiopia wayo Ethiopia muqdisho maamusho dee
*Labadoodaba waa nacnac. Prof. Dhalxa wuu ka gabanaayaa inuu runta taa taabto oo uu ka hadlo, kan kalana wuuu iska hadlayaa.. 28-ka daqiiqadood ee aan ku lumiyeyey nacnacdooda dhageysigeedaan ka xumahay.*
Dalxa waa siyaasi caqli leh
Sovereignty & tretorial integrity UN is chartered in 1960th.Ethiopia miyaa hadda xuduudaheena aqoonsaneysa?waa ceeb waxaasi.
Nin Ethiopian ah ayaad meesha nookeenti
😂😂😂 sax
Waa heshiis yimid xiligii loo baahnaa !!!
ex.01/2024 ilaa 2025 mamul goboledyada Puntland, k/Galbeed iyo J/Land madaxdodu waxey si toos ah ula safteen Ithopia sidaa awgeed ayaa heshiiskan igu kaliftey !!!.maantase Ithopia sidii Framajo ayaa looga soo xirayaa albaabada Ithopia !!!!.
Waxa tahay Ethiopian afsomali bartay
Ka fiirsada hadaladiina madaxda sare ujeedinaysiin. Albaabka salbalooshe ayaa idin joogaa, oo awood xad dhaaf ah la siiyey. Madaxweyne ha idin dhawo?????!!!
Wakaa caqli qadadwayn 😂😂😂
😮 ninkani ok miya? Been cad banaanka lasoo taagan
Xasan wax caqliya oo u leeyahay majirto intii dad 34 sano ka hor tashaday xaasidnimo la daba socdo gurigiisa ololaya er 5 tii maamula kala tageen ba shaqo uga baahan
Yaa ku rabo cid ku rabto mana lahan Cilaaj baad u baad ahan tahay 😢😢
Orom Orom dhalay aabahaa was ogow maxkamad baa ku sugeysa
Nacalaa kugutaal ithopia tixgilinta aanka rabo maxeytahay