WAXAAN GACANTA KUSOO DHIGAY NAAGTII WIILKAYGA IGA XADAY OO IGA QARSANAYSAY MUDO SANADO BADAN AH

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 208

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 วันที่ผ่านมา +21

    Waad iga farxisay markaad hadalka bilaabaysay waxaan mooday in aad Ibraahiim aad heshay sheeka kale aad ii gashay illaahay saan jecelnahay allaha nooga dhigo sida aan gacantaada Ibraahiim gacantaada allaha ku soo celiyo iinshaa'allaah allaahuma aamiin yaa rabi indha'urooney ina Goobdoon

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 วันที่ผ่านมา +27

    Hadda waxay ii tahay casir iyo maqrib inta u dhaxayso oo la yiri waa saacadaha ducada la aqbalo waana af xiranay waana kuu soo duceynaa inuu illaahay ilmahaaga gacantaada kuugu soo celiyo allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

    • @amran2010
      @amran2010 10 วันที่ผ่านมา +2

      اللهم آمين 🤲 يارب

    • @DeeqoXassan2000
      @DeeqoXassan2000 8 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin abaayo Ayaan Waa hooyo xanuunkeedana waan ladareemeynaa allaha usoo fududeeyo waxey rabtoo dhan

  • @user-mv8hs2ex7g
    @user-mv8hs2ex7g 10 วันที่ผ่านมา +15

    Ayaanay furfida mawduuca inaa ibaraahim heshay inaad nosheegaysaa moodayay
    Inshaa Allah farxadaaso dagdagaan ilaahay kabaryeena iyo adiga iyo wiilashaadoo dib uwada midoobay🤲🥰

    • @asmaamohamedomar1227
      @asmaamohamedomar1227 10 วันที่ผ่านมา +3

      Abaayo aniga xitaa farxad la ilmeeyay allow walashay umuureheda isku raaci🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @user-mv8hs2ex7g
      @user-mv8hs2ex7g 10 วันที่ผ่านมา

      ​@@asmaamohamedomar1227 amiin qaali 🤲

    • @SacdiyoSacdiyo-rs5qp
      @SacdiyoSacdiyo-rs5qp 9 วันที่ผ่านมา

      Sidokale wlh waa faraxay maho

  • @FarduusMohamud
    @FarduusMohamud 10 วันที่ผ่านมา +6

    Ayaaney waad heli ibraahim wansonoodey markaan ciwaanka arkey guuleyso wallo❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 วันที่ผ่านมา +9

    Ayaan quruxey hortaada gadaashaada labada dhinac iyo kor iyo hoos ducaan kuu dhigey si niyad ah baan kuugu duceeyey allaha kuu aqbalo ducadaas allaahuma aamiin yaa rabi macaan badaney

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 9 วันที่ผ่านมา +4

    Ayaaney sowda kaso daawaday qisadan ❤adi iyo sowdo waa idiin jclhy

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 วันที่ผ่านมา +6

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @FaadmaFatxi
    @FaadmaFatxi 10 วันที่ผ่านมา +50

    Ayaan ano gabar ah bn ku dawan jiry mantyna ano hooya marka haka baqin like tyda❤❤❤

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 10 วันที่ผ่านมา

      Asc ayaney abayo markad masar jogtay waxa kamuqday shacni wajigada abayo hada wajigadi markad xamar tsgtay rush ayuu noqday quruxdii hore kamamuqato ok

    • @HamdiyaElMi
      @HamdiyaElMi 9 วันที่ผ่านมา +3

      Wabad ogtahay xalada hayiste qalbigeda ma dhawurtid qli

    • @user-ms6vq3gn7g
      @user-ms6vq3gn7g 9 วันที่ผ่านมา

      ​@@faizaabdulla3604hooyo ilmaheeda laga qariyay ayadoo usoo safartay laga qariyay miyaàd qurux kasugeeysaa

    • @HoyoSom2024
      @HoyoSom2024 9 วันที่ผ่านมา

      Qalbi yeelo ex ki ayaan naagtiisiyeey o nooga soo fuq wiilka yar damiirki dumarnimo xaguu kaa aaday walaalay inuu ilaahay nabsiga kaa soo saarin ninka ilma ma hayn karo ada u haya e nooga fuq pls

    • @ummuhannan2353
      @ummuhannan2353 9 วันที่ผ่านมา

      Sax qofka marki mushkikadi kufurantahay wow isdalaa​@@HamdiyaElMi

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 10 วันที่ผ่านมา +12

    Ala ayaney waxan moday bilowka yacni fur furka shekada waxan moday inad na dhaheyso waxan gacanta kuso dhigay magtii ibraahim ika qarisay wan farxay blse wey ika bajartay😢

  • @StrongLady8
    @StrongLady8 8 วันที่ผ่านมา +2

    Saacado ka hor int sawda kaso dhagaysatay like, fdhiga ku daaawaday wllah kma kicin

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 10 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allah tabaarakallah hadii Allah kaga soo qaaada ilmahaaga

  • @XamdiAbdiraxman-df9sl
    @XamdiAbdiraxman-df9sl 10 วันที่ผ่านมา +3

    Guuleyso ayaaney hooyo karti badan duco garabkaaga ku ahay ilaahey garab haku siiyo dadka hooyo iyo aabe hakaaga dhigo

  • @user-xt3yf2wr8m
    @user-xt3yf2wr8m 10 วันที่ผ่านมา +5

    Ayaan qurux waa kusalaamay wll qaali 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @FaadumoMuxumed-js8ip
    @FaadumoMuxumed-js8ip 10 วันที่ผ่านมา +4

    Abayo wax ku riyooty adig oo Wilka hesh ilahy ha ku s haloa amiin yarabi ❤❤❤

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 10 วันที่ผ่านมา +4

    Ayan quruxay habeen wanagsan ❤❤❤❤🎉🎉

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 10 วันที่ผ่านมา +2

    Naayaa Ayaan waa gaber yare weyna kamuuqataa curudkeekad ayaa sagaal jir ah waan gaber yare ayadooyer ayey dhashey ilamaha❤❤❤❤❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  10 วันที่ผ่านมา +4

      Abaayo see cml yaa ujawaabee oo war daldalay cimriga waa wax lagu faano waana nicmo in lagaaree waynaan miyaa lasheegay hhh

  • @israimar4289
    @israimar4289 10 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah

  • @idilomar2692
    @idilomar2692 10 วันที่ผ่านมา +2

    Masha alaah abaayo

  • @user-si5cd3st8r
    @user-si5cd3st8r 9 วันที่ผ่านมา

    Ayaneqisadan wandawada sowdaa kasoodawade qisoyin kina masha allaah waye

  • @fardowsomaxamedxusen5628
    @fardowsomaxamedxusen5628 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaaney Xppti qisada ciwaankeeda arkay adi taadii ayaan umaleyey waan farxay wlhi in aad wiilkaagii heshay insha allaah waan kuu rajaynaa in aad hesho

  • @shukriabdullahi4231
    @shukriabdullahi4231 10 วันที่ผ่านมา +15

    Masha allah

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 10 วันที่ผ่านมา +68

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ😢❤

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Kumcadah gulayeso ayaan qurux❤❤❤❤❤❤

  • @FathiaFathia-un5xo
    @FathiaFathia-un5xo 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ayan wall mcn jitojog❤❤❤❤

  • @MaxamedCilmiraage
    @MaxamedCilmiraage 3 วันที่ผ่านมา

    Ayaaney anaga marwalbo boqord nootahay Wigana wax ku dhibo ilahay maku tuso .❤

  • @shukriabdullahi4231
    @shukriabdullahi4231 10 วันที่ผ่านมา +13

    Saliga ibraahiimiyara badso ibrahim waad heleey insha allah

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 10 วันที่ผ่านมา +2

    Alx ilaheygii ku saciday aya ku mahadsan xbbt ayanah alha muradkaga haku sahlo abayo❤❤

  • @naimaabdihassan1100
    @naimaabdihassan1100 10 วันที่ผ่านมา +2

    Wlshy mcnto waxa ku rajynayaa guul mar walbo ❤
    Alle adi iyo ilmahaaga ha idin xifdiyo alle ha kula kulansiyo ibraahiim
    Waxa tahy hooyo karti badn madaxaada kor ha ahaado
    Waxaa tahy dhiiri galisadena ❤

  • @Maymanageye
    @Maymanageye 10 วันที่ผ่านมา +5

    Alle xasidka haka qabto

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m 10 วันที่ผ่านมา +1

    Asc ayaan queen haben wanagsa mahdasanid xabibti alla haku xiftiyo hore

  • @hafsa____nbofficial9399
    @hafsa____nbofficial9399 9 วันที่ผ่านมา

    Naag karameed ayaneyy❤️‍🩹 guuleyso xili walba

  • @amiramohamoud824
    @amiramohamoud824 10 วันที่ผ่านมา +1

    ManshaAllah Ayaan your storyteller❤❤❤❤Allahumma Barik Habibti Guuleyso inshaAllah❤❤

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs ayaan quruxey taas burcad nimeyd iyo burcad carureyd iyo qaatil intas ayba kulansatey subxanalah illaah nama tuso taaso kale xabibti adigana illaah culeys walbo aad dareme fuded ha kugu badalo insha allaah ❤❤❤❤❤

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 10 วันที่ผ่านมา +3

    Wcs abyo manta waxa inh kentey war farxada leh wlhi adiga ayan umaleynayey😂❤

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 10 วันที่ผ่านมา +8

    Saaid ufarxay inaa ibraahim heshay ayan umaleynaayey❤ i.n waad heleysaa ibraahim cadowga Alle hakaa qabto hbo🤲

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 8 วันที่ผ่านมา

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 10 วันที่ผ่านมา +9

    Idinka illaahay wadajir aad noqon doontaan adiga iyo seddexdaada wiil inaad hal meel wada seexataan oo meel wax ku wada cuntaan iinshaa'allaah macaan badaney

  • @Bishaaro-Bilan
    @Bishaaro-Bilan 10 วันที่ผ่านมา +2

    Ayaan waa ku jeclhy abayo macanto ❤❤❤

  • @user-sx2lv8ij5p
    @user-sx2lv8ij5p 9 วันที่ผ่านมา

    Ayaaneey waa ku salaamay😊😊

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc 10 วันที่ผ่านมา +3

    Ayaaney allaha kuu gargaaro inshaa allah❤

  • @sacadiyasacadiya1770
    @sacadiyasacadiya1770 9 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Wllshy

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 10 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahayow hooyoyinka masakiinta ah ilmahooga wada kulan sii, yaan lays dhiibin

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 8 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @aishaahmed3185
    @aishaahmed3185 10 วันที่ผ่านมา

    Alxam Allaha Ibrahim soo sahlo yaa Allaha

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 10 วันที่ผ่านมา +2

    Caawa,aniga ugu horreeya

  • @user-vc8mh4kv5k
    @user-vc8mh4kv5k 10 วันที่ผ่านมา +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤ Boqoradayda Dhiira galisadayda

  • @Umulkheir_khader_Adem
    @Umulkheir_khader_Adem 9 วันที่ผ่านมา +1

    Maxay tahay waa Isla hal sheeko adiga iyo sawda qaalib iskumar soo dayseen bisinkee mad Isla ogaydeen habo

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 10 วันที่ผ่านมา +3

    Wcz xbbt aad waxaan ujeclahy uguna xiisey qisooyinkii somaalida

  • @hodancilmi5944
    @hodancilmi5944 10 วันที่ผ่านมา +2

    Ayaan ayyaa quurux

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 9 วันที่ผ่านมา +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wa sax ayaaney

  • @MaryanApdi-vg9ym
    @MaryanApdi-vg9ym 9 วันที่ผ่านมา +1

    الله اكبر 🎉❤

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 10 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉 Iso booqda 👈👍👍😁

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 10 วันที่ผ่านมา +1

    Maansha Allah 🥰🙏

  • @FaadumodarajoFatmadarajo
    @FaadumodarajoFatmadarajo 10 วันที่ผ่านมา +4

    Ayaan iyo sawdo qaalib isku meel miyey qisooyinka kakeenaan cajiib

    • @ayaanaabdi2880
      @ayaanaabdi2880 10 วันที่ผ่านมา

      Hada ayaan sawda kaso daawaday qisadan , maanta iskuq qiso ayay so daayeen
      Labadiinaba waan in dhageesaneenaa ❤xabiibaat

    • @Umulkheir_khader_Adem
      @Umulkheir_khader_Adem 9 วันที่ผ่านมา +1

      Ileen qof ila daawada adaa jiraa xataa isku mar soo daayeen

    • @FaadumodarajoFatmadarajo
      @FaadumodarajoFatmadarajo 8 วันที่ผ่านมา

      Haa qiso jecli aanoo dhamaynasa keep going gabdhaha qisooyinka soo gudbiya

  • @WardayIsmaaciil-ib7yr
    @WardayIsmaaciil-ib7yr 10 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs wlashay ayaan qali ❤❤

  • @shamsohussein
    @shamsohussein 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs abayo qali keep going abayo Allah ha Ku hiiliyo

  • @shukriyaMohameed
    @shukriyaMohameed 9 วันที่ผ่านมา

    Shekadan waxan kaso dawaday sawda qalib intana wan ka dhagaysanoya madama labadiinaba idinku xiranahy 😊❤

  • @LeylocabdiLeylocabdi-gt3pl
    @LeylocabdiLeylocabdi-gt3pl 10 วันที่ผ่านมา +2

    Qofkii 3 aaad❤

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g 9 วันที่ผ่านมา

    Subxana alllah xaqa wuu soodaa hirey 😢😢😢😢😢 ax allow xaqa mawaa faji aamiiìn

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 10 วันที่ผ่านมา

    Waa sheeko macaan. Ayaaneey nabsi ruuxi gaaxshaa dambarkiisa maala. Qisadi hooyadeey ka qabsatay walaasheed la dhalatay waad ooyi leheed. Aduun sabaraa u tiira.

  • @zamzamali5403
    @zamzamali5403 10 วันที่ผ่านมา

    Gushada waa teeyda ayaaney love u sis ❤️❤️

  • @shukriabdullahi4231
    @shukriabdullahi4231 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waad guuleeysatay ayaaneey

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaney xbti gacaloy farxad kunolow waliga ❤❤❤😊

  • @UmuMaariya
    @UmuMaariya 10 วันที่ผ่านมา +2

    LA waanafaraxay waxan moolay inaada wiilkaagii heshay kadib baan fahamay❤

  • @Ladaninasiyad
    @Ladaninasiyad 9 วันที่ผ่านมา

    Amin Yaa Rabi 🤲🤲

  • @Siman.qalbi-lacka
    @Siman.qalbi-lacka 9 วันที่ผ่านมา

    Naag adag❤ Ayaan

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 9 วันที่ผ่านมา

    Ayaan Qurax Illaah haku xifdhiyo Allaah haku barakeeyo

  • @bushrobilicsanmire4879
    @bushrobilicsanmire4879 8 วันที่ผ่านมา

    Masha allah ❤❤❤

  • @anhaar7544
    @anhaar7544 10 วันที่ผ่านมา +1

    Qali ilahay hakaga so qado

  • @user-bh3ln7vy7x
    @user-bh3ln7vy7x 10 วันที่ผ่านมา +2

    Kutaag taagso kaymadooda💯

  • @FarhiyaDhayib
    @FarhiyaDhayib 10 วันที่ผ่านมา +1

    Muxamed SCW wcs Ayaan msha allhal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢sorry ❤❤❤

  • @NajmoBotan
    @NajmoBotan 10 วันที่ผ่านมา

    Masha allha 🎉

  • @xaawoluul2269
    @xaawoluul2269 10 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah qali

  • @SahraMustafa
    @SahraMustafa 10 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanalah Ayan daranaa qaftas 😢

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 10 วันที่ผ่านมา

    Acuudu bilaah Saaxiibteed noloshii u quudhi wayday .

  • @aishaarif4967
    @aishaarif4967 10 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah❤

  • @user-vt6up9co2r
    @user-vt6up9co2r 10 วันที่ผ่านมา +2

    Komantiga meqa ugu timid aniga 48❤❤❤

  • @queenabdishabdi5458
    @queenabdishabdi5458 9 วันที่ผ่านมา

    Ayan qalbi wanag❤

  • @ubaxmohamed3998
    @ubaxmohamed3998 10 วันที่ผ่านมา +1

    ilaahay amuurahaaga hakuu sahlo

  • @TuurDacaska
    @TuurDacaska 9 วันที่ผ่านมา

    Ayaan dheman xifdullah❤

  • @shukriinah2555
    @shukriinah2555 10 วันที่ผ่านมา

    Habo ayaan I.a Ibrahim yare wad helidontaa wan kusoduceyneynaa I.a cadowgada wad ka guleysaneysaa hoyo adag atahay dhirigalisadeyna ❤❤❤

  • @AminaYasin-kl5nv
    @AminaYasin-kl5nv 10 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy 10 วันที่ผ่านมา

    Mash a allah❤❤❤

  • @user-ni5zs1lx6v
    @user-ni5zs1lx6v 9 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah abaayo ❤

  • @user-nz6cm5kd1k
    @user-nz6cm5kd1k 10 วันที่ผ่านมา +1

    Iso duceya walalayaaal

  • @user-er1ol3gm4i
    @user-er1ol3gm4i 9 วันที่ผ่านมา

    Abayo ilaahey cadawgaaga hajabiyo

  • @AyaanCabdullahi-lj2oq
    @AyaanCabdullahi-lj2oq 10 วันที่ผ่านมา

    Wan ku salamay queen 💞👑

  • @zahraabdimohamed7728
    @zahraabdimohamed7728 9 วันที่ผ่านมา

    Guuleyso gaclo role model baa i thy wllhi anigaba gabar baa iga maqan😭😭😭ilahy hano so celiyo ilmahyna😭

  • @MarwaQaali
    @MarwaQaali 9 วันที่ผ่านมา

    Marwa Aniga qisada soo galay😂😂

  • @user-ol7ny1ux4c
    @user-ol7ny1ux4c 10 วันที่ผ่านมา +6

    Mashallah poqoradeydii ayaan gobdoon ii faraxsanow Abid ❤ guleyso abyo❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 10 วันที่ผ่านมา

    Ayan Ibrahim cade inaheshe aya uqatay Allha kusocelsho Ibrahim cade inshallah

  • @user-yk5wj8mq3w
    @user-yk5wj8mq3w 9 วันที่ผ่านมา

    Rabiwaa caadin wlh

  • @HoodoAxmedYuusuf
    @HoodoAxmedYuusuf 10 วันที่ผ่านมา

    Wcz ukhtii ayaan qalpi ❤❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhi wan farxay ibraahiim umakeeyey ayaney😭

  • @fatimaabdi9523
    @fatimaabdi9523 10 วันที่ผ่านมา +1

    In aad Ibrahim soo heshay mooday iga farxisay

  • @user-ss9hx1lo8t
    @user-ss9hx1lo8t 9 วันที่ผ่านมา

    Mashllah

  • @ayuush2214
    @ayuush2214 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaan abyo inaadan bixin halmaalin inaawada kulano noo diiyaari sida aan udhan nahay taageerahaaga ku sugan muqdisho waa codsi mcn badn hadey suurta gal tahay yaa iku raacsan asxapta👆

  • @ayaanhaboon2686
    @ayaanhaboon2686 10 วันที่ผ่านมา +2

    Habo alle waxaan kaagaga baryaa saad ku timid sika farxad badan inaad ku laabato adoo nabada insha allah ❤

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta 10 วันที่ผ่านมา

    Wcs naa ayaneey wad naga farxisay alle sida jcshahay haku yelo qalbiyadena waxa ku jira adi iyo carurtada ina midowdaan idim alle waa midowesaan insha allh