HABKA UGU FUDUD EE UURKA LOO QAADO IYO WAX YAABAHA KAA CAAWIN KARO UURKA. Dr faris

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 2.5K

  • @drfarisalattas
    @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว +663

    Asxaabta waa 𝐘𝐨𝐮𝐓𝐮𝐛𝐞 keyga cusub, waxaan idinka codsanyaa in aad subscribe ii saartaan,👇
    th-cam.com/channels/IqjM2uY82EeEg0tL-sWP_w.html

    • @zuzumoha2819
      @zuzumoha2819 6 ปีที่แล้ว +1

      Ok
      Wlky Thnks

    • @shukiitasharaf4553
      @shukiitasharaf4553 6 ปีที่แล้ว +4

      Asc dr waad mahastahy illahy khareda akusiiyo Inshallah waxa tarka aad bulshada uhayso sual ayaan rabay dr meel aan ka laso xidhiidho Inshallah

    • @ayuubmohamed6481
      @ayuubmohamed6481 6 ปีที่แล้ว +1

      Dr plz waxad ka hadasha hurdo la an hooyo ayan ahay mana sexdo habenko dhan 1 ayan ka sexda wan warerey plz I cawi

    • @Mushtaqmohamed44
      @Mushtaqmohamed44 6 ปีที่แล้ว

      Dr gabar tuyubyada xiran yihin ur ma qadi kartaa

    • @xilwaxarago133
      @xilwaxarago133 6 ปีที่แล้ว

      Wllkey waxan rabaa inaa kahadasho gabdha cadada kawarer to

  • @niimoniimo1418
    @niimoniimo1418 3 ปีที่แล้ว +332

    Aniga iyo gabar kaste oo muslim ah Illahow nagu arsaaq sida ugu dhaqsiyaha badan owlaad caafimaad qabto yaa rabbi👏👏👏

  • @Xasankaaf
    @Xasankaaf 6 ปีที่แล้ว +1312

    Aloow aniga iyo xaaskeyga awlaad qery qabta oo saalixiin ah nasii iyo intii nalamid ah oo awlaad doonka ah.

  • @podcastenglishlearning19
    @podcastenglishlearning19 6 ปีที่แล้ว +1312

    Inta ubad inay helaan jecel ilaahay hana wada siiyo

  • @filsanmahamed7918
    @filsanmahamed7918 5 ปีที่แล้ว +141

    lamanayasha is qaba allh awlad salixin ah ha siiyo intayada wali dhalin yarada ah ee sugaysa mustaqbal wanagsana rabi ha na siyo 😘

  • @amruunmohed739
    @amruunmohed739 5 ปีที่แล้ว +32

    Ilahow sowj salix ah oo aan ilmo bari ah isku dhalno isii ameen iiguso duceeya inaa mid wanagsan nasiibku igu beego

  • @fawziyamohamed160
    @fawziyamohamed160 6 ปีที่แล้ว +609

    ilaahow noo fududeey foosha inta is xambarsan 4indhood oo nabad qaba ka dhig inta aan heysana rabiyow ku arzaaq awlaad baariyaal ah inta heysatana allow ubarakey Aamiin🤰🤰🤰🤰👪👪👪👪

  • @fatumohamdunmohamed1469
    @fatumohamdunmohamed1469 6 ปีที่แล้ว +114

    Ilaaahow inta caruur heysan sii inta heysatana u barakeey wlliyaal iso duceeya ani iyo inta aan weli awlaad dhalin dr mahadsanid adna

    • @alxamdulilaahcalaanicmatil6394
      @alxamdulilaahcalaanicmatil6394 6 ปีที่แล้ว

      Ilaahayow inda ubadka haysan ubad qeyr qabo oo dagdag ah sii

    • @lightofmylife2008
      @lightofmylife2008 6 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @ahmeddheere3832
      @ahmeddheere3832 5 ปีที่แล้ว

      aamin ilaahy haku siiyo abyo, ilaahow awlaad baari ah ku arzaaq oo ka farxi walaashey iyo saygeeda si dhakhso ah inshallah

    • @fahiimofaraxsan8499
      @fahiimofaraxsan8499 5 ปีที่แล้ว

      Amiiiiiiin

    • @caaishoabdi968
      @caaishoabdi968 3 ปีที่แล้ว

      Alle hasiiyo inta awlad haysan anagana alle baari hanogadhigo

  • @khadraahmed1906
    @khadraahmed1906 6 ปีที่แล้ว +390

    illaahaw awlaad baariya isii ani & gabadhkasta oo walaashayya oo muslina wll ii duceeya plz

    • @gabadhfariidcaqlibadaninac1615
      @gabadhfariidcaqlibadaninac1615 6 ปีที่แล้ว +2

      Khadra Ahmed aaamiin abaayo illahay hana siiyo awlaad kheyr qabta

    • @gbdhaqerkajecel9063
      @gbdhaqerkajecel9063 6 ปีที่แล้ว +3

      Allh nawada siiyo ubad saalix insha allh

    • @xilkasdumar7384
      @xilkasdumar7384 6 ปีที่แล้ว +2

      Khadra Ahmed Aamiin Yaa Rabi Abaayo owlaad saalixiin ah Allah nagu wada irsaaqo adi iyo aniga iyo dhamaan walaalaha ubad raadiska ah kuwii ku sabrana Allaah naga dhigo

    • @aishaaom2796
      @aishaaom2796 6 ปีที่แล้ว +2

      Allah kusiyo owlad abaaayo aaaamin

    • @fardowsoabdirahman3491
      @fardowsoabdirahman3491 6 ปีที่แล้ว

      Aamiin abaayo kuligenba

  • @gabadhfariidcaqlibadaninac1615
    @gabadhfariidcaqlibadaninac1615 6 ปีที่แล้ว +265

    Illahay waxan ka baryayaa inu isiiyo aniga iyo inta ubad wali dhalin awlaad saalixiin ah illahow isii awlaad kheyr qabto adaa awoodleh iso duceeya illahay in uu ducadiina ii aqbalo baa dhici karta

  • @ayaanmaxamed7753
    @ayaanmaxamed7753 3 ปีที่แล้ว +50

    Aniga 7 sano ka hor ayaan gabar dhalay kadib maan dhalin isoo duceeya inuu alaah isiiyo hada xogaa waan iska shakisnahay ilahy uur ha iiga dhigo isoo duceeya walaalyaal

  • @DumarBila-z6z
    @DumarBila-z6z ปีที่แล้ว +27

    Ilhy awlad barakysan o bri hana siyo aniga iyo inti Muslim ah yarbi

  • @dr.sdarajochannel2653
    @dr.sdarajochannel2653 5 ปีที่แล้ว +66

    Waxa ino soo galaysa bil baraykaysan Waxad iigu ducaysan in illahay matano isiiyo inta aaan haysan oo jecelna alle hasiiyo amiin

  • @ladyboss4227
    @ladyboss4227 6 ปีที่แล้ว +208

    Ilahaw adonkaaga nahay awlaad salix ah nasii aniga xajigeyga iyo intii nala mid ah

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว +4

      Allah ha idin siyo awlaad saalix ah, soo dhawada.
      muqaalkaan share-dheh oo la wadaag asxaabtada si eey uga faaideystaan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
      MAHDSANID WALAAL

    • @nuuneey3970
      @nuuneey3970 6 ปีที่แล้ว

      Edebsan sidi hooyaded
      ilahey haku siyo owlaad saalixa adi iya inta muslim ❤️🌹

    • @nimoabdi4834
      @nimoabdi4834 6 ปีที่แล้ว

      Ameen

    • @nasromaxamad8102
      @nasromaxamad8102 6 ปีที่แล้ว

      Amin

    • @miskimaanka449
      @miskimaanka449 6 ปีที่แล้ว

      Aaamin

  • @amalahmed2929
    @amalahmed2929 4 ปีที่แล้ว +39

    Allah waxan u weydiinayaa gabar kasta e awlad raadinesa Allah ku arzuqo awlaad saalax ah Istiqfaarta badiya gabdhoo

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 4 ปีที่แล้ว +22

    rabow ada awood leh ee guur khayr qaba iyo awlad salixa ayan ku waydiisty waa malin jimcaha ahe🤲🤲🤲

  • @xanaancadey7467
    @xanaancadey7467 5 ปีที่แล้ว +18

    Walalyaal waxan ahy xaaas aan wali uur yelan isooo duceeya in uu ilhey uwad qeer qaba isiiiyo inshallah

    • @faatimaahmed4412
      @faatimaahmed4412 3 ปีที่แล้ว +2

      Alle haku siiyo wll iinslh aamiin yarabi

    • @naciimonalka5440
      @naciimonalka5440 2 ปีที่แล้ว

      Illhey haku seeyo abaayo

    • @mudaneqeys8284
      @mudaneqeys8284 ปีที่แล้ว

      Ilahay haku siiyo

    • @FaadumofaaraxFaarax
      @FaadumofaaraxFaarax 10 หลายเดือนก่อน

      Allaha nawada siiyo sis🤲🥺🤲🤲🤲🤲

    • @NimclIsmaci
      @NimclIsmaci 8 หลายเดือนก่อน

      Adana duceeao wall ilah oowlad salix haku siyi

  • @nunubabe8414
    @nunubabe8414 6 ปีที่แล้ว +28

    Ilaahayow Awlaad caafimad qabta i siii yaa Rabi🙏🏽😭

    • @ahmeddheere3832
      @ahmeddheere3832 5 ปีที่แล้ว

      aamin ilaahy haku siiyo abyo, ilaahow awlaad baari ah ku arzaaq oo ka farxi walaashey iyo saygeeda si dhakhso ah inshallah

    • @FartunIbrahim-cc6cn
      @FartunIbrahim-cc6cn 16 วันที่ผ่านมา

      Amiin yaAllah

  • @zakariye227
    @zakariye227 5 ปีที่แล้ว +14

    thank you very much ,so useful topic .being medical student,i enjoy watching this

  • @mmooge91
    @mmooge91 5 ปีที่แล้ว +22

    May Allah (SWA) grant me and my wife children Ameen

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 6 ปีที่แล้ว +95

    Mashllh dhaqtar kega isheegtay xiligan urka qadi karo wana Ku guleystay alx 5 bil ayan ahy fosha allha ha ifududeyo

    • @leylawarfaa3912
      @leylawarfaa3912 6 ปีที่แล้ว +4

      Abaayo maxaa sameesay 1 sano la iqabaa alle ha isiiyo awlaad baari ah

    • @shaxshaxali4082
      @shaxshaxali4082 6 ปีที่แล้ว +10

      @@leylawarfaa3912 abayo mar kan dhigi ka qabaysta kadib 12 bisha ayey ugxanteda ku adaned dhaqtraka igeshay wana ku yeshay uurka aad ayan ufarxay whli dhormar oo hore wan yelan wayay allha haku siyo abayo adna

    • @mardiyahcoladcabdullahitah6798
      @mardiyahcoladcabdullahitah6798 6 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah abayo allha haku barakeyo owladada

    • @mardiyahcoladcabdullahitah6798
      @mardiyahcoladcabdullahitah6798 6 ปีที่แล้ว +4

      @@shaxshaxali4082 abayo sidad ufaraxdey oo kle allha anaga hanoga farxiyo adigna allha hku siyadiyo sharafey

    • @leylawarfaa3912
      @leylawarfaa3912 6 ปีที่แล้ว

      @@shaxshaxali4082 masha allah awlaad baari ah alle haku siiyo guri buuxa noqo alle idankiisa

  • @laylaahmed5783
    @laylaahmed5783 5 ปีที่แล้ว +20

    please iso duceeya ana waan ducaysan in uu allah iigu deeqo ilmo cafimaad leh oo cilmi badan insha allah thanks

  • @qamarbintali2461
    @qamarbintali2461 5 ปีที่แล้ว +19

    Ilahay awalaat salaxiin ah ha ina siiyo inatii heeysato ilahay ha u xifadiyo inaat heeysan naa ilahay ha siiyo anig ka mida ahay amiin yarabi

  • @jayseshidane8377
    @jayseshidane8377 5 ปีที่แล้ว +18

    sxb inta aanan fiirsan ayaan like saarey, there is no doubt that your all videos are fantastic

  • @naruuracaday148
    @naruuracaday148 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow isii ubad saalix oo caafimaad qabo aroos cusub ayaa ahay iso duceeya xabiibaatii🥺🥺😩😩

  • @umumuhabintuabdirahman2529
    @umumuhabintuabdirahman2529 5 ปีที่แล้ว +32

    Rabiyow awlaad salixina ku waydistay badal khayir qaba yaa rabi 😢😢😢

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 ปีที่แล้ว +16

    Alle ayaa dhahay qofkii aan
    Doono baa ilmo siinayaa
    Qofkii aan rabina ma siinayo
    Kuwo wiilal buu siiyaa alle
    Kuna Gabdho buu siiyaa
    Kuwana wuu iskugu daraa
    Kuwana maba siiyo😢😭
    Dhamanteenaba alle ha na siiyo ilmo baari oo xalal ah 🙁
    Awlaadu waaa nimcooyinka
    Ugu fcn aduunka allow ilmo kheyr Qaba na sii 😢aabaha iyo Hooyaduna waxay leyihiin Dadalka

    • @amalshariifamalshariif5058
      @amalshariifamalshariif5058 5 ปีที่แล้ว

      Amiin 🤲

    • @jacayalbalaadhaa3756
      @jacayalbalaadhaa3756 4 ปีที่แล้ว

      Aaamiin

    • @sahraycisee8883
      @sahraycisee8883 ปีที่แล้ว

      MashaAlh iley hanisiiyo anig iyo ita ilamidakah malijoc way yarbi yaraxaman ubad bariha itesta baryal ogadhig ita ilamidakah ilahwo nasii adig naxariisbadane

  • @nasraabdi722
    @nasraabdi722 6 ปีที่แล้ว +6

    Allah swc aya ubadka bixiyaa Ilahoow awlaad salixa ayan ku waydiistay aniga iyo inta u baahan awladaa sidaydoo kale ilahoow inta haysatanaa ubarakeeee amiiin
    Way dhicikartaa ducadiinaa In ilahy ii aqblo 🙏🙏

    • @nuuralucky3139
      @nuuralucky3139 6 ปีที่แล้ว

      Aaamin wll allh dhamaaten ha ina siiyo awlaad salixina

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว

      mahdsanid walaal soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks

    • @AhmedSalah-wi4ev
      @AhmedSalah-wi4ev 6 ปีที่แล้ว

      Illahey haku siiyo awlaad baariya oo saalix ah adiga iyo dhaman qofkasta oo muslim ah inta haysatana illahay ha ubarakeeyo amiin amiin yarabi

    • @ahmeddheere3832
      @ahmeddheere3832 5 ปีที่แล้ว

      aamin ilaahy haku siiyo abyo, ilaahow awlaad baari ah ku arzaaq oo ka farxi walaashey iyo saygeeda si dhakhso ah inshallah

  • @samuuuahmed9951
    @samuuuahmed9951 4 ปีที่แล้ว +11

    Allaw Awlaad khayr qabta noogu deeq 🤲🏻 waa Bil ramadaane aamin ya allah

  • @maamocaadiah9281
    @maamocaadiah9281 5 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah mahadsanid wll👍👍allow ani iyo haajigeyga carur wangsn nasii yaa rabi intii arakta qoralkan anso qorey iigu so duceeya walaliyaal inan carur wangsn allah isiiyo😭😭😭😭😭

  • @mabruuka2634
    @mabruuka2634 3 ปีที่แล้ว +5

    Illahhow adiga awood wayn leh illhow adiga baari ah illahow adiga bixin kara illahow aniga iyo xaajigyga nagu arsaaq awlaad baari ah iyo inta awlaad doonka ahba wlalyaal fadlan iisoo duceeya illahy baa og qof lagu jiree 😭😭😭

  • @abdiaibrahim356
    @abdiaibrahim356 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilahow adaa awood lehe inta heysan owlaad kuwo qeyr qabo aan so daahin sii waa naxariis badan tahay inta heysatana ubarakeee ya rabii adoomadaaada ugargaaaar😢😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @muzamilmohamud8663
    @muzamilmohamud8663 5 ปีที่แล้ว +14

    thanks doctor. I really benefited from this lecture

  • @sucaadoRaage-qu5iu
    @sucaadoRaage-qu5iu ปีที่แล้ว +1

    Illahow owlaad qer qabto isii qadarkaga wan ku qancay 😭😭😭😭😭

  • @kingheroes8624
    @kingheroes8624 3 ปีที่แล้ว +5

    Iduceeeyaaa please runti waliii maaan sabriiin Allah ayaaan sugayaaaa Igu duceyaaa awlaaad khair qabto inshaaAllah

  • @hamdiomar9103
    @hamdiomar9103 5 ปีที่แล้ว +20

    Uur qadis guur aa kahoreeyo kadib Allah aa kusinaayo

  • @Zlacehi
    @Zlacehi 5 ปีที่แล้ว +10

    Asc. Ciid Mubarak, wlaayaal ii Soo duceeya awlaad saalax in uu isiiyo aniga iyo inta ila mid ah mataano xalaal ah walad baari ah insha Allaah Alana si qurux badan noogu Koro aabaha iyo hooyadoodana Alla u daayo AAMIIN. kuwa aan heysanana Alla diintiisa u dadaala anigana baari noo ah.

    • @ifrahozil1375
      @ifrahozil1375 2 ปีที่แล้ว

      Amiiiin Allaha kusiyo ubad qeerqabo wll

  • @funnyanimals1242
    @funnyanimals1242 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahey oowlaad ha siiyo kuwa oowlada raadineyso inta heesatana ilaahey ha u barakeeyo anigana marwo saalaxan ilaahey ha i siiyo❤❤❤

  • @AshaahmedMohamed
    @AshaahmedMohamed 2 หลายเดือนก่อน

    Allow aniga iyo xajigeyga carur salax oo cafimad qabto nasi amiin yarabi iyo inta nala midka ah ❤

  • @somaliyalove3997
    @somaliyalove3997 5 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah docteur jazaka Allah khayr merci bcp inshallah guur xalal aah iyo awalaad khayr kaqa Allah ha nasiyoo yaa rab 🤲🤲 Amiin

  • @yaayaaayaayaaa8332
    @yaayaaayaayaaa8332 5 ปีที่แล้ว +12

    Alx xaly ayn ogny in ilhy nagu irsaaqy uwdkena 2aad isoo duceya in ilhy iii atkyo intan hesn na alle ku irsaaqo

  • @anisohassan9371
    @anisohassan9371 5 ปีที่แล้ว +20

    Ale qof walbo wax jecel ale hanawada siiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 6 ปีที่แล้ว +132

    Videogan wxa loogu talo galay dumarka xaaska ah😁
    Ani qash ayaan ka sii qaadanaa😇

    • @nastehohilowle9807
      @nastehohilowle9807 6 ปีที่แล้ว +2

      😂😂🤣🤣🤣🤣 siii baro xabibti

    • @saniaabdulkadir2135
      @saniaabdulkadir2135 6 ปีที่แล้ว +1

      Isku mid nahy cdey

    • @abdirizackhaaji2957
      @abdirizackhaaji2957 6 ปีที่แล้ว +9

      Ha ilaawin ragga xitaa waa ka qeeb. Sababtoo anaga xita awlaada waan ka fikirnaa

    • @AmiraAmran11
      @AmiraAmran11 6 ปีที่แล้ว +4

      Roman Ina cadaani sis igu so biir

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว +13

      Allah ha idin siyo awlaad saalix ah, soo dhawada.
      muqaalkaan share-dheh oo la wadaag asxaabtada si eey uga faaideystaan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
      MAHDSANID WALAAL

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 ปีที่แล้ว +2

    Illahay baa bixiya waxaa ahaa dadka caadadooda qalqalka ku jiro aad bay iga soo daahi jirtay illahay ba isiiyay ano filaneen wax badan duceystay😭

  • @yasminaxmed844
    @yasminaxmed844 3 ปีที่แล้ว +2

    iso duceeya wlla yaaa in Allhaa ubad bariya nasiiyo aniga gacaliyaheyga iyo intii is laama Ayagane jacel iney ow laaad helaaan 🥰🥰

  • @samiiraliibaan8474
    @samiiraliibaan8474 6 ปีที่แล้ว +47

    Masha allah mahadsanid dr owlaad baariya allaha nasiiyo inta heysatana allah u barakeeyo

    • @gbdhaqerkajecel9063
      @gbdhaqerkajecel9063 6 ปีที่แล้ว +1

      Aaamin

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว +2

      Allah ha idin siyo awlaad saalix ah, soo dhawada.
      muqaalkaan share-dheh oo la wadaag asxaabtada si eey uga faaideystaan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
      MAHDSANID WALAAL

    • @sucdisimansacdisiman6624
      @sucdisimansacdisiman6624 6 ปีที่แล้ว +1

      Amiiiin

    • @munahassan8083
      @munahassan8083 6 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa raxmaan

    • @sacdiyoxassan4574
      @sacdiyoxassan4574 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiiin walal

  • @AmiraAmran11
    @AmiraAmran11 6 ปีที่แล้ว +41

    Masha Allah wa Malinti iigu horaysay Ayan daawado chanelkan waxa Dan ba laga faaidaya shukran walal plz isoo booqo anigana

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว +1

      mahdsanid walaal soo dhawo in badan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
      MAHDSANID WALAAL

    • @abdulkadir-zb3md
      @abdulkadir-zb3md 5 ปีที่แล้ว

      @@drfarisalattas shukran

    • @faizanouh7480
      @faizanouh7480 5 ปีที่แล้ว

      abdul kadir msshaa allah

    • @asliahmed1612
      @asliahmed1612 4 ปีที่แล้ว

      @@drfarisalattas asc

    • @asliahmed1612
      @asliahmed1612 4 ปีที่แล้ว

      @@drfarisalattas asc

  • @عليبنعلييحيمردممهدلي
    @عليبنعلييحيمردممهدلي 2 ปีที่แล้ว +4

    الهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @AyaanCumar-q3f
    @AyaanCumar-q3f หลายเดือนก่อน +1

    Dr wxn donayaa inaan ku waydiiyo labo su,aalood 1,waxaan kaxanuunsanahay ubucda iyo Kanada dhinac qaska markastana kadidayda waxaa Soo raca dheecaan farabadan po xitaa Mařatka qaar iska yimaada kaligood ee Dr talo ahaan mxn isaga daweeyaa,2 gabar yar.oo 5 jít ah aya wxn ku arkáda markasta oon inuu afku qalalo cunto xumo qufac markay seexato

  • @caynilove796
    @caynilove796 5 ปีที่แล้ว +2

    illahey waxaan kabaryaa inoo awlaad baari ah isiiyo oo mitaano ah inta aan heysan aniga ookle allha siiyo awlaad baari ah allow noogu arzaaq awlaaw saalixiin ah aamin aamin

  • @correct_score624
    @correct_score624 5 ปีที่แล้ว +6

    wall waad mahadsantahy dr waxaan ahay caruus wxaanan nolosha lawadagay nimco aaan adunka uugu jecalahy dhawaan ayaan guursaday
    alle ayaaan kabaryayaaa ani iyo inta ubaahan in uu caruur khayrqabtaa siiyoo
    kuwo diintooda
    dadkooda
    dalkooda
    anfaca
    aaaamin ta wll shuran

    • @rodhamohamed2335
      @rodhamohamed2335 5 ปีที่แล้ว

      sadiiq cabdi aamin yaa allah

    • @awalehali121
      @awalehali121 5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid cilmiga inad faafiso waa waajib.

  • @yussufardoon6796
    @yussufardoon6796 4 ปีที่แล้ว +3

    Iso duceya in uu Alle isiyo Awlad 🤲

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 6 ปีที่แล้ว +28

    AniH layma qabo waxan jiraa 18years old wan qishaa casharada Dr kan waana qish faaido leh runtih

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว

      Allah ha idin siyo awlaad saalix ah, soo dhawada.
      muqaalkaan share-dheh oo la wadaag asxaabtada si eey uga faaideystaan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
      MAHDSANID WALAAL

    • @aminoali5906
      @aminoali5906 6 ปีที่แล้ว

      More

    • @munahassan8083
      @munahassan8083 6 ปีที่แล้ว

      Wax baro si bari ay kuu anfacdo......

    • @ruwaydazhafi2509
      @ruwaydazhafi2509 6 ปีที่แล้ว

      Quen bureeqa love fariidbadtahy

    • @bintisoomaali8484
      @bintisoomaali8484 6 ปีที่แล้ว

      Kkk

  • @hodanahmedhodanahmed9453
    @hodanahmedhodanahmed9453 3 ปีที่แล้ว +1

    My have to chance day 7,8,and 9 thank u dr

  • @Cabdullaahigeem
    @Cabdullaahigeem ปีที่แล้ว

    Zapata aan chanelkaaga aan ufiirsado waan in aan wax kaa Barton becuose hamigaygu waaa Doctor nimo insha alaaaah ❤

  • @mulkumaxamed35
    @mulkumaxamed35 6 ปีที่แล้ว +13

    Yaa Allah ubad qayr qaba nakala sii ani iyo seygeyga Muslimka an sidena haysana sii oo dhamanten nagu irsaaq walalayal aaminta igu kaalmeya

    • @hamdaabdillahi5029
      @hamdaabdillahi5029 6 ปีที่แล้ว

      aaameen wllo dhmntenba allh hanagu arsaaqo ani 5sano ban isqabna wlina ilaahy u bad nama siin

    • @mulkumaxamed35
      @mulkumaxamed35 6 ปีที่แล้ว

      @@hamdaabdillahi5029 amiin abayo Insha Alah wan dhaleynaa ale hadii uu noo qoray

    • @fadumoali8862
      @fadumoali8862 6 ปีที่แล้ว

      Allaha idin siiyo awlaad salax ah abaayo

    • @mulkumaxamed35
      @mulkumaxamed35 6 ปีที่แล้ว

      @@fadumoali8862 amiin abayo

    • @ahmeddheere3832
      @ahmeddheere3832 5 ปีที่แล้ว

      @@mulkumaxamed35 aamin ilaahy haku siiyo abyo, ilaahow awlaad baari ah ku arzaaq oo ka farxi walaashey iyo saygeeda si dhakhso ah inshallah

  • @ayaancali5565
    @ayaancali5565 6 ปีที่แล้ว +7

    Illahay umada islaamka een ubad haysan ubad baariya illahay hasiiyo anigana illaahay ilma saalixa hayga dhigo 5 months ayaan ahahe iisooduceeya in illaahay ii fududeeyo foosha

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว

      Allah ha idin siyo awlaad saalix ah, soo dhawada.
      muqaalkaan share-dheh oo la wadaag asxaabtada si eey uga faaideystaan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว

      aaamin walaal. mahdsanid walaal soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks

    • @zakiaubah5370
      @zakiaubah5370 5 ปีที่แล้ว

      Amiiin

  • @monetaalwaax4723
    @monetaalwaax4723 6 ปีที่แล้ว +4

    Ameen yaa rabi ...aniga iyo inta heesan Oo muslin aah 👍👍👍

  • @maqzuudcabdulahi7353
    @maqzuudcabdulahi7353 6 ปีที่แล้ว +1

    Jasakumu lahu Dr waad mahad Santahay wax yaabo badan oo aan ogeen ka faide alle waxaan ka baryaa Alle in owlaad salixiin ah in uu isiiyo iyo dhamaan musliminta

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว

      Allah ha idin siyo awlaad saalix ah, soo dhawada.
      muqaalkaan share-dheh oo la wadaag asxaabtada si eey uga faaideystaan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
      MAHDSANID WALAAL

  • @SadiomohamuudYusuf
    @SadiomohamuudYusuf ปีที่แล้ว

    Alx ilahow awlaada nookala kori amiin ilaahow inta aan hesan ama jecel owlaad baariya sii amiin ilaahow noo aqbal❤❤

  • @moamd7188
    @moamd7188 6 ปีที่แล้ว +8

    Asalaamu calaykum walaalahayga muslimiinta waxaan idin ka codsanayaa inaad noo soo ducaysaan aniga iyo xaaskayga walaahi mudo aad iyo aad u badan baan ubad raadinaynaa welina waxba maanan helin . Markaa walaalayaal in Ilaahay noogu deeqo ubad anaga iyo intii aan weli haysan ba noo soo duceeya Insha Allah

    • @Layla689nur
      @Layla689nur 6 ปีที่แล้ว +1

      mohamed ahmed walaal ilahey awlaad salixa oo caafimaad qabta ha idinku irsaaqo. Bal isku daya inaad isku abuurtaan.

    • @moamd7188
      @moamd7188 6 ปีที่แล้ว

      @@Layla689nur waad mahadsan tahay walaal Alle ducadaada iyo ta muslimiintaba hanoo aqbalo. Haye walaal

    • @guulsidemedia1886
      @guulsidemedia1886 5 ปีที่แล้ว

      Alle awlaad baari ah ha idiin siiyo sxb e si aan talooyin ukala qaadano aan wada xiriirno dad nuucaga ah o.kale ayaan arkay o xal gaaray suxeeyfa115@gmail.com

    • @allaawaynninkiiaaminaawood1737
      @allaawaynninkiiaaminaawood1737 5 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha idin siyo amin wlllllll😍

    • @sucdisimansacdisiman6624
      @sucdisimansacdisiman6624 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah idinsiiyo owlad salixin oo bariyiin ah akhiro iyo aduunka idin anfaco inshallah

  • @abdirashidmuuse1841
    @abdirashidmuuse1841 6 ปีที่แล้ว +4

    Amin amin walalha dhaman commentiga quruxda badan sobaxshy waxa leyaha dhanmn dawlad salixa allah hanwada siy

  • @ishwaaqishwaaq7305
    @ishwaaqishwaaq7305 6 ปีที่แล้ว +6

    masha Allah jzkallah doctor illahay inta ubad haysanin ha siyo kuwa haystana illahay haku barakeeyo

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว

      Allah ha idin siyo awlaad saalix ah, soo dhawada.
      muqaalkaan share-dheh oo la wadaag asxaabtada si eey uga faaideystaan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
      MAHDSANID WALAAL

    • @hayaathjama553
      @hayaathjama553 5 ปีที่แล้ว

      @@drfarisalattas illahaayo anagaa iyo walalah ayga kaleh illahaaayow irsaaaaq salad baariyaa

  • @sharmaboy8358
    @sharmaboy8358 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow awlaad khayr qabta oojecel dadkooga iyo dalkogaba jecel amiiin anigana isii awlad xalala

  • @amoulaosman9052
    @amoulaosman9052 2 ปีที่แล้ว

    Asc mashaAllh waa arin wanagsan wllo ani waxan arkay gabdho isticmaalay xabatu rashaadka ilahayna ku siiyay inta aan heysan Alle hasiiyo

  • @xmdixiis5371
    @xmdixiis5371 6 ปีที่แล้ว +26

    بسم الله ماشاء الله تبارك عليك يا أخي الكريم ربي يبارك فيك و يسعدك و يعطيك العافيه و يحفظك و يحميك و يخليك أللهم امين يارب العالمين امين إن شاء الله امين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว +1

      aaamin walaal. mahdsnid soo dhawo

  • @mahamediise2863
    @mahamediise2863 5 ปีที่แล้ว +3

    Thanks doctor , wa loobahanhay barnaakaga , specailly ourSomali community, masha Alaah sifiican ayaad noogu sharaxday, Ilahy umada ha ,u fududeeyo, laakiin hadii an rabno in an kula soo xriirno, ama lagula kulmo , intee lagaa heli karaaa ?.

  • @muqtaarmustafmuxudiinananm5869
    @muqtaarmustafmuxudiinananm5869 5 ปีที่แล้ว +7

    M.a thank you doctor i got from you alot advantage 👏👏👏👏

  • @mshiineofficial3468
    @mshiineofficial3468 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabi owlaad salixad ah isii waa wel welaa mar walbo xasle ayan ahay isoo duceeya walalayaal👏👏👏

  • @umulkehyerumulkehyer6873
    @umulkehyerumulkehyer6873 4 ปีที่แล้ว

    ialahayow aniga iyo zowjkeyga awlad kehyr qabto inazeh iyo inteh nala midka ah ea duceya walalaheyga musliminta ahow insallh

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 6 ปีที่แล้ว +5

    Jazakalaahu khayr Dr Faris Allaah ha ku xafido, runtii dhamaan rag iyo dumar faa’ido ayey u tahay mawduucan maha kaliya in khusayso dumarka oo keliya markaa Alxamdulillah aniga iyo xaaskayga waanu ku xidhanahay chanalkan , walaalyaal rag iyo dumar intii awlaad sugasa iyo intii hada is calmaday iyo intii hada haysta awlaad Allaah ha u barakeeyo intiini aan weli ama sugaya ubad khayr qaba Allaah ayan uga baryeyaa in uu siiyo, intii hada is calmaday iyaga Rabbi aya ka baryeyaa in uu isku barakeeyo ubad saalixiina siiyo inshaa Allaah walaayaal aynu isku duceyno dhamaanteen Rabbi ha inagu arzaaqo ubad barakaysan oo saalixiina Allaahuma Aamiin diktoorkana u mahad celiya oo Ka faa’idaysa wa bilaahi tawfiq love you walaalahaga qaaliga ❤️💕😍🥰

    • @hirshabeelemehmood4803
      @hirshabeelemehmood4803 6 ปีที่แล้ว

      Abdi Warsame shukran mahadi hakaa garto

    • @gbdhaqerkajecel9063
      @gbdhaqerkajecel9063 6 ปีที่แล้ว

      Aamin yarabi

    • @nuur8453
      @nuur8453 6 ปีที่แล้ว

      Aamin yaa rabi illahey hana siyo owlaad salixiin ah insha Allah abaayo

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว

      Allah ha idin siyo awlaad saalix ah, soo dhawada.
      muqaalkaan share-dheh oo la wadaag asxaabtada si eey uga faaideystaan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
      MAHDSANID WALAAL

  • @asmaabdi4698
    @asmaabdi4698 6 ปีที่แล้ว +16

    Ilahayoow ubad khyr qabaan ku weydiisanaya oo saalixiina

    • @dekbulle820
      @dekbulle820 6 ปีที่แล้ว

      Waaa xuntahay

    • @ahmeddheere3832
      @ahmeddheere3832 5 ปีที่แล้ว

      aamin ilaahy haku siiyo abyo, ilaahow awlaad baari ah ku arzaaq oo ka farxi walaashey iyo saygeeda si dhakhso ah inshallah

    • @saidamohamed2322
      @saidamohamed2322 5 ปีที่แล้ว

      Aamin ya Allah

    • @kaaahanuura6938
      @kaaahanuura6938 4 ปีที่แล้ว

      ASMA CABDI WLL XAS MATHY

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 6 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah my Allah bless you brother. Play for me my brothers and my sister is in Islam pray for me give me kids Amin insaha Allah

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว

      Allah ha idin siyo awlaad saalix ah, soo dhawada.
      muqaalkaan share-dheh oo la wadaag asxaabtada si eey uga faaideystaan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
      MAHDSANID WALAAL

    • @ayaanmohamed2842
      @ayaanmohamed2842 3 ปีที่แล้ว

      Aaamin aaaaamin yaa allh

  • @xaawoali-pm8lw
    @xaawoali-pm8lw 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh wadawadaa barnamijkaaga wakaafaa iidastay alxmdulilaah hada uur 7 bilood an leeyhy dhaqtar faris

  • @azmaraaj3977
    @azmaraaj3977 4 ปีที่แล้ว

    Halkee kala soo xidhiidhi karaa si khaas ah Dr rabbi haku xifdiyo

    • @whiteroseguidance5048
      @whiteroseguidance5048 4 ปีที่แล้ว

      Waan ogahay nin i caawiya waxaan guursaday in ka badan 11 sano carruur la'aan ninkeyguna wuxuu rabay inuu i furo. Saaxiibkay ayaa i baray waana la xiriiray wax walbana waan ku faraxsanahay hada waxaan ahay uur 5 bilood 1 iyo 1 wiil ah, hadaad caawinaad u baahato isku day inaad farriin iigu dirto WhatsApp +2348116765476

  • @abubakarmaahi652
    @abubakarmaahi652 6 ปีที่แล้ว +4

    Thanks my brother
    Allah hakuxafido wll 👍👍👍

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว +1

      sidoo kale mahdsanid walaal soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks

    • @foziisunxalfoziisunxal1604
      @foziisunxalfoziisunxal1604 5 ปีที่แล้ว

      Masha allaha

  • @faduminabdiraxman4028
    @faduminabdiraxman4028 6 ปีที่แล้ว +6

    Dr waad mahadsan tahay tnk waxaan kuweydinaa ma jiraa quf la dhahay ugxaantada daciif ah ama minkaada biyo kujiro maxaa sawabo plz isoo jwb maxaa biyaha minka galiyo

  • @umlkher3941
    @umlkher3941 6 ปีที่แล้ว +50

    Asc walalayal iso duceyaa intu ilahay carur wanagsan isiyo qer ilahay haidan siyee

    • @ishwaaqabdiwali976
      @ishwaaqabdiwali976 6 ปีที่แล้ว +1

      Allah haku siiyo walaal owlaad baari ah intan heysanba allah ha siyo

    • @xilkasdumar7384
      @xilkasdumar7384 6 ปีที่แล้ว +1

      Uml Kher Wcswrwb Abaayo owlaad saalixiin ah Allah nagu wada irsaaqo adi iyo aniga iyo dhamaan walaalaha ubad raadiska ah kuwii ku sabrana Allaah naga dhigo

    • @AmiraAmran11
      @AmiraAmran11 6 ปีที่แล้ว

      Uml Kher igu so biir sis

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว +1

      Allah ha idin siyo awlaad saalix ah, soo dhawada.
      muqaalkaan share-dheh oo la wadaag asxaabtada si eey uga faaideystaan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
      MAHDSANID WALAAL

    • @sucdisimansacdisiman6624
      @sucdisimansacdisiman6624 6 ปีที่แล้ว

      Allah ku siiyo owlaad bariyiiin oo salixiin ah ku indho qabobdatid allah ku siiyo

  • @maryamcumar8596
    @maryamcumar8596 ปีที่แล้ว +1

    Alloow mataano qeer qabaan isii aamiin yaarabi 🤲

  • @iskufilanj9785
    @iskufilanj9785 3 ปีที่แล้ว

    Walal waan isku dayay waqtiyada ku muhiimka ah illahey waxkasto xagiisa ka qoranyihiin illahey ha isiiyo ubad khayr qaba

  • @samharahmed4573
    @samharahmed4573 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahayow aniga iyo ninkeyga awlaad qeyr qabta iyo salaahiin ah na sii
    Walaal is soo duceeyo 🙏

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว

      aaamin mahdsanid walaal soo dhawo, share dheh oo la wadaag asxaabatada si eey uga faaideystan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks

    • @ahmeddheere3832
      @ahmeddheere3832 5 ปีที่แล้ว

      aamin ilaahy haku siiyo abyo, ilaahow awlaad baari ah ku arzaaq oo ka farxi walaashey iyo saygeeda si dhakhso ah inshallah

    • @rashkageelday9502
      @rashkageelday9502 5 ปีที่แล้ว

      aamin wll allaha kusiyo

  • @fardowsamohamedamiin9229
    @fardowsamohamedamiin9229 6 ปีที่แล้ว +7

    Jazakallah waa marki ugu horeysoo daawado

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว

      Allah ha idin siyo awlaad saalix ah, soo dhawada.
      muqaalkaan share-dheh oo la wadaag asxaabtada si eey uga faaideystaan.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks

    • @fouziasheikh8161
      @fouziasheikh8161 6 ปีที่แล้ว +1

      fardowsa mohamed amiin manshallah jazakallah

    • @nimcodagan4526
      @nimcodagan4526 3 ปีที่แล้ว

      Wll waxn rab inada kahasho

  • @rayaanmoha6350
    @rayaanmoha6350 5 ปีที่แล้ว +3

    Thanks well done good information brother new subscriber

  • @sakibest7693
    @sakibest7693 5 ปีที่แล้ว +1

    Thankz Dr xiligi ugu habooneyd oo xaaskayga ugxanteda ku haleeli lahaa ayaan kaa faaiday

  • @sadiyodirie7324
    @sadiyodirie7324 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Allaha owlaad hana siiyo guwo kheer qabo Dr kasoo hadal Miscarriage ka kadib sida ugu fudud 18 weeks ayaa cunug gu wayay illlah khalbikeeyka ha ii qabiijiyo dhamaantiin allaha nasiiyo guwo caafimad leh oowlaad wanagsan

  • @LE-jr8su
    @LE-jr8su 6 ปีที่แล้ว +6

    Aniga hada ayaaan guursaday aniga iyo xajigeeygana labo wadan ayaaan kala joognaaa oo qurbo ah ilmo waaan rabaaa lkn I’m really scared madaama aan qurbo joogo hooyo iyo cajigana ila joogin ilaahay amuuraha ha sahlo

    • @fadumoali8862
      @fadumoali8862 6 ปีที่แล้ว

      L E ha cabsan haduu Allah awlaad kusiiyo waad korsan kartaa Insha Allah

    • @hejdsnsvwjan5972
      @hejdsnsvwjan5972 6 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan kugula talinayaa in ninku kuu soo guuro oo uu meel kugula noolaada. Hadii kale yaad guursadey maxaad u guursadey maxuu kuu tarayaa qof aan meel kugula nooleyn. Umadahs kale aad Bey ugu yartahay dad aan Isla nooleyn in ay is guursadaan. Caruurta how dhalin nin aan kula nooleyn. Kaligaa baad KU noqon wacalana wax ma dhaqmaan. Ninkaan haduu rabo mid kaluu ka guursadaan meesha uu KU noolyahay. Adiguba meesha joogtey baad KU rafaadi nimanka soomaalidu waa qeyru masuula.

    • @nasraabdi722
      @nasraabdi722 6 ปีที่แล้ว

      Wll Haa oran sidaa waayo khasab maaha In meel lagu wadaa nolaado waligeeed ayaa ninkuu qurbe ku maqnaaan jiray ayeeeyoyinkeenaaa ay baadiyeee joogijireeen waliba 10 sano kabadan ayuu maqnaaan jiray asagooon hadal xataa jirin wlashy waad koraankartaa ubadkaaaga Anaa ku iri
      Anba ninkayguuu waa qurbe joog

    • @LE-jr8su
      @LE-jr8su 6 ปีที่แล้ว

      Fadumo Ali mahadsanid abaayo saaad ila takisay

    • @LE-jr8su
      @LE-jr8su 6 ปีที่แล้ว

      Nasra Abdi waaa runtaaa abaaayo dadku waligeed ayeey kala maqnaaan jireeen aniga USA ayaaan jogaaa alx waaana shaqeeyaaa ninkeeyga Germany ayuu joogaaa thanks taladada abaayo

  • @habsosiman1736
    @habsosiman1736 5 ปีที่แล้ว +3

    How about 24days is it normal and how about flow that lasts for 2 to 3days am asking doc plz help

  • @farxiyohasan4200
    @farxiyohasan4200 6 ปีที่แล้ว +16

    Allow nagu risaaq awlaa saalax ah adigaa bixi sid aamin yaa rabi

  • @bts-eq9wd
    @bts-eq9wd 3 ปีที่แล้ว +1

    Hno sual ayn qaba hn cadada ayn kuxanusta logahaa ayaa ixanuna isojwb inbdn ayn dhibtaa qabaa gabdh ayn ahy

  • @fardowsagacal3807
    @fardowsagacal3807 3 ปีที่แล้ว

    Waligay Dr ma dawan waqtina kuma dhumin wayo hadalkoda ben ayan ka dhax arki jire badankod 👍lkn halka wil on Amin sanahy da yar run bdn Dr sax ah mashlh ilahay haku dayo mar ban kugu faiday taladada inta qate

  • @xilkasdumar7384
    @xilkasdumar7384 6 ปีที่แล้ว +15

    Ascwrwb Dr farris mahadsanid sidaad noogu haqabtirto aqoontaada caafimaad. Dr ma ka hadli kartaa tubooyinka minka Oo xirma maxa xal u ah mase la furi karaa ama daawooyin furo tubooyinka mala heli karaa please dr arintaas iga soo jawaab Jazakallaah kheyr

    • @ladyhajima1859
      @ladyhajima1859 6 ปีที่แล้ว +1

      xilkas dumar Haa Xbbt dhaqaatr ku taqasusaa jiraa la xrr hddi muqdsho joogtnaa kalkaal specialyst hospital kaas ayaa dhaqtr ku taqasuussy joogaa alle hku cfyo mcnto

    • @xilkasdumar7384
      @xilkasdumar7384 6 ปีที่แล้ว +3

      Halima Abdi Aamiin yaa Raxmaan jazakallaah kheyr qaali ma joogi muqdisho lakin waan tagi doonaa Insha Allah

    • @drfarisalattas
      @drfarisalattas  6 ปีที่แล้ว +2

      wcs walaal waa labo tubo mid hadii uu xirmo tan kale waa lagu shaqeyn karaa walaal, haa waa la furi karaa hadii uu xirmo. insha allah anigaa ka soo hadli dono.
      SIDOO KALE SU AALAHA WAXAA IGU SOO DIRI KARTAA FACEBOOK- PAGE- KEYGA .
      LINK-ga hoos yaalo ku dhufo ama taabo waxa uu si toos kuu geynayaa facebook page- keyga.
      oo messenger-ka ka soo hadal.
      facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
      MAHDSANID WALAAL

    • @ladyhajima1859
      @ladyhajima1859 6 ปีที่แล้ว +1

      waaa isku leenhy qli rbi hayna wadaa cfyo Xbbt😍

    • @queensuqramahamed5971
      @queensuqramahamed5971 6 ปีที่แล้ว

      Ha walafura hadi uxirmo

  • @Najma-nb7ci
    @Najma-nb7ci 5 ปีที่แล้ว +3

    Wad mhdsn thy dr wllhyga muslinka ahow igu duceeya ilahay darti inan dhalo wiil baari ah aad ayaan u jecelahaye gabadho ayaan haystaye odaygayguna waa madiye

  • @siciidoabdikadir3352
    @siciidoabdikadir3352 5 ปีที่แล้ว +5

    Wallayal isoo duceeyaya waxaa La iqabaa mudo sanada ah wali ilaahy ilmo nagumato
    arsaqiin ilaahyna khyrkiisa lagama quusto idinkana isoo duceeyaya walalyaal ilaahy khyr badan baa Ka rajaynaya eee duco igu kala meeyaay

    • @allaawaynninkiiaaminaawood1737
      @allaawaynninkiiaaminaawood1737 5 ปีที่แล้ว

      Alle hkusiyo wlo

    • @jeeycabdi1239
      @jeeycabdi1239 5 ปีที่แล้ว

      Allah ku arzaaqo insha Allah

    • @indhoderaleey9825
      @indhoderaleey9825 5 ปีที่แล้ว

      Illahay ubad salix ah hakufu arsaaqo walal

    • @ahmeddheere3832
      @ahmeddheere3832 5 ปีที่แล้ว

      aamin ilaahy haku siiyo abyo, ilaahow awlaad baari ah ku arzaaq oo ka farxi walaashey iyo saygeeda si dhakhso ah inshallah

    • @liiahmed5085
      @liiahmed5085 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahey ha kugu irsaaqo

  • @nasracabdullahi5754
    @nasracabdullahi5754 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah digtoot allaah hakuxafido Amiga ilmo ayaa leeygj qalay Marka ilagaleenkii ayaa korlooga sootagay ayaaleygudhahay markaan is saaray kunbiyuutar we sidaas dirteet uur maqaadikaraa

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 2 ปีที่แล้ว +1

    Rabiyow nagu arsaaq ubad baariya aniga iyo intan hesan 🤲❤

  • @ayoonidheeman4732
    @ayoonidheeman4732 5 ปีที่แล้ว +3

    Mazha allah afgag caano lagu qabay wll qaaliyaa hore usoco👍💕😘💋❤️💗❤️♥️

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 2 ปีที่แล้ว +3

    Tnkz Dr for everything 🥰✊🙏

  • @marwoahmad3528
    @marwoahmad3528 4 ปีที่แล้ว +4

    Allow awlaad bariya nagu arsaq aniga iyo inta aan haysan wllhayga muslinka ahow na so duceya

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 3 ปีที่แล้ว

    Dr faris wan sameyey i made,t jzkllh wax waa kaa faidey jzkllh💓

  • @ahmedfarahsource41
    @ahmedfarahsource41 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay aniga iyo xaaskaayga ubaad wanaagsan nagu irzaaq. Kuwo aad raali kataahay.