Tuulo soomalidu degto oo kenya ku Taala ilaa 1920kii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2024

ความคิดเห็น • 460

  • @Dhakhtarrr
    @Dhakhtarrr  4 หลายเดือนก่อน +101

    200k 7k inoga hartay sxbayaal muqalkan like badan ha helo si dad badan uu u gaaro ❤

    • @mustafeaxmed8807
      @mustafeaxmed8807 4 หลายเดือนก่อน

      Wax I wasa Rabaa dhakhtarow

    • @Ossi41
      @Ossi41 4 หลายเดือนก่อน +1

      Bro millions ayad istahisha❤️🫶

    • @Ossi41
      @Ossi41 4 หลายเดือนก่อน

      @@mustafeaxmed8807 nacalad kugu dhacdy

    • @abdisalamibrahim5484
      @abdisalamibrahim5484 4 หลายเดือนก่อน

      Dhaktarow waxaan kuu haystay haystay nin qabiil ka sareeya oon qabyalad aqoon. balse waad ?

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 4 หลายเดือนก่อน

      Dhakhtar nin aad u maskaxbadan ayaad tahay waxa haboon weedhaa aad ku tilmaantay dad cawaana Masai da inaad editing ku samaysaa ayay ahayd waayo waa kalmad insulting ah.

  • @Mundus_city
    @Mundus_city 4 หลายเดือนก่อน +47

    Isaaq community aya ladhaha, waa somalidu uugu horeysay ee Nairobi iyo tuuloyinka ingrisku dhul kaa siiyay, isaaq waa lengend 😂❤️

    • @khadaraj1846
      @khadaraj1846 4 หลายเดือนก่อน +7

      Isaaq community waa kuwo gumestaha keene lkn Kenya Kuma badno dhulna kama Laho waa dad Si adoonsi iyo gumeysi lagu keene

    • @Burkanka_
      @Burkanka_ 4 หลายเดือนก่อน

      @@khadaraj1846isaaq wali lama arag lagu guumaysto ee hadalka iska hagaaji

    • @Bekind251
      @Bekind251 4 หลายเดือนก่อน

      @@khadaraj1846raali noqo wll adeeradeey oo 60 iyo kabadan jiraa kudhashey meesha iyo ciyaalkood askar nimaa lookeney Somaliland my people greetings from Minnesota.

    • @suad9713
      @suad9713 4 หลายเดือนก่อน +4

      Waa Dadkii Somali ugu horeeyay e Kenya dagay intii badanaydse Qurbaha ayay markii danbe aadan,waxaa soo daba maray Somali qaxaysa se dadkaas hore Rer Magaal ayay abayen

    • @mudhumohaandra5163
      @mudhumohaandra5163 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​​@@suad9713 Soomaalidii ugu horeeysay miyaad dhahday gobolka waqooyi bari ma aabahaa baa leh😂😂

  • @MaHir3050
    @MaHir3050 4 หลายเดือนก่อน +14

    Anu wligey rer waqoyiga wxan ku amani jiray dad an luqadoda aysan dhumin ilmahodana meel wlba ay adunka kjogan ay bran somaliga lkn cunuga yar an xbad somali ku hdleyn marka arkeyn wa wx lga xumado inty yr yryihin luqada diinta iyo dhaqnka bara ilmaha ❤✌💯

    • @fereaniit
      @fereaniit 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anigaa kugu raacsa lkn qoonka hada jooga caruurtooda waxAd mooda in afkii soomaaliga kal faanayaan kaligoodna ma aha waa soomaali oo dhan

  • @MohamudColaadYusuf-ki2pw
    @MohamudColaadYusuf-ki2pw 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc waar ininkaaga reer burco saan ku soo salaamay reer burco ayaan ahee

  • @Tayasiir
    @Tayasiir 4 หลายเดือนก่อน +5

    Mar hadduu halkaa joogo Qabiilka ha barto haddii kale wuu lumayaa

  • @salma.abdirahman3134
    @salma.abdirahman3134 4 หลายเดือนก่อน +16

    Wa magaalo isaaaq ❤❤

    • @abdihakiim7215
      @abdihakiim7215 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @jamilafarah8194
      @jamilafarah8194 3 หลายเดือนก่อน

      Berigii hore magaalo ciise muuse eheed. Hada waa laga badanyahay.

  • @naag-weyn
    @naag-weyn 4 หลายเดือนก่อน +10

    Dhaqtar😂😂waa legend wlhi inuu inaadeerkii yahay buu u sheegay inankii yaraa

    • @moajaama5459
      @moajaama5459 3 หลายเดือนก่อน

      Isaga ku ta laalaya markasu leeyhy qabiil mayaqaan yaab

    • @naag-weyn
      @naag-weyn 3 หลายเดือนก่อน

      @@moajaama5459 qabiilku ceeb maaha
      Mxd la yaabtay

    • @naag-weyn
      @naag-weyn 3 หลายเดือนก่อน

      Qabiilku ceeb maaha 👍​@@moajaama5459

  • @Abdifatahhh
    @Abdifatahhh 4 หลายเดือนก่อน +16

    The best Youth TH-camr in Hargeisa ❤️

  • @FoziyaCabdi-xm8yk
    @FoziyaCabdi-xm8yk 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah manta dadkeygi badlajogtan Masai hamjambo hargeysa ayanjoga wanedinsalamaya

  • @user-ju5kq8og6s
    @user-ju5kq8og6s 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah. Mr. Dhaqtar. Thnks. Bro

  • @nimcocarab4774
    @nimcocarab4774 4 หลายเดือนก่อน +3

    Maansha allah adeerkay cabdisalan maxamed xuseen murase from barbara

    • @DeenOverDunya9
      @DeenOverDunya9 4 หลายเดือนก่อน

      Ilma murase qolyihii djibouti hudhelka kulaha miyanay ahayn ?

  • @abdirahmanesse1096
    @abdirahmanesse1096 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa magaalo isaaq dhakhtarow li tacaarafuu weeyan qabiilku

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 4 หลายเดือนก่อน +12

    The best Mohamoud dhakhtarr horu wanagsan ku rajeynayaa ❤🎉

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 4 หลายเดือนก่อน +5

    Masaaida cawaan ma aha bro! Massai are most peaceful cultured tribe in Kenya!

    • @rahmaabdirahman7642
      @rahmaabdirahman7642 4 หลายเดือนก่อน

      Bytha what is the meaning of cawan?

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@rahmaabdirahman7642 caveman, we Somalis are delusional Oday waligiis ilkahiisa cadayan calls ppl cawaan!

    • @Qozlaayeshort
      @Qozlaayeshort 4 หลายเดือนก่อน

      @@rahmaabdirahman7642 cawan is very udecuted person

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 4 หลายเดือนก่อน

      @@bongasasa3895hooyada siilka kawas, kii kula dhiigga ahaana waad caayaysaa kuwa kalena wixii ay ahaan jireen marka lagu sheego ayaad gubanaysaa. Adigu garacbaa tahay oo Maasai baa kudhalay.

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 4 หลายเดือนก่อน

      @@SAF.3861 is the best you can do? Haha

  • @sahramohamad6039
    @sahramohamad6039 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alha walal qali ilahey haku xifdiyo

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 4 หลายเดือนก่อน

    Huru u soco dhakhtar -meel igu cusub ayad i bartay 🫡✌️

  • @suad9713
    @suad9713 4 หลายเดือนก่อน +4

    Waa dadkii rer Magalla ahaa e Kenya ugu horeeyay inta aan Qaxoontiga hada qabsaday soo galin

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sidas. Badan koodu waa Isaa

    • @abdulazizatl6752
      @abdulazizatl6752 3 หลายเดือนก่อน

      Walale Kenya dadkan uguma horayn hhh nfd 1920 ka hor Bey jirtay. Reerka Xagan dagana wa isaq iyo dhulbahante oo engiris la socday. Ogow Wakhtigaas wa la joogay Kenya ee tuuladan Bey ugu horeeyeen dhe

  • @Muxiyadiin12
    @Muxiyadiin12 4 หลายเดือนก่อน +1

    Best 👌 TH-camR go forward 👏 👍 🙌

  • @vlogventuring
    @vlogventuring 4 หลายเดือนก่อน +5

    I really enjoyed this video! ❤ amazing vlogs keep going bro 😃

  • @mohamedomar2367
    @mohamedomar2367 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Isaaqi meesha ugu soo hooreeyay

  • @AmeinAdem
    @AmeinAdem 4 หลายเดือนก่อน +1

    Oo gabadh yar ban modayaye, keep going

  • @mahadabdirizaksulaiman7824
    @mahadabdirizaksulaiman7824 4 หลายเดือนก่อน +2

    you are haayada, waar waan idin salaamayaa inader.

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 4 หลายเดือนก่อน +2

    Warniyahoow Aadbaan Kuuqadariyaa Ruux Noolbaad Tahay Allaha Kudhowro From Muqdishu.

  • @Ahmedz4574
    @Ahmedz4574 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha Allah hore usoco zxb dhakhtar runtii waa muuqaal aad u qurux badan lkn aan kula kaftamee malaha Kenya 🇰🇪 waxbaa laguugu sheegay 😅 majority safaradaadu waxay u badan yihiin kenaya waxaan rajeynaynaa inad somalida wadamada ay dagto aad cagaha dhigto muqdisho iyo meela kale sidoo kale dacalada dunida kolba halkii u qalanta inaad tagi karto adoo nabada kana soo noqon karto, run ahaantiina wllhi muuqaalkan aad baan u xiisanayayey isma lahayn somali+keniyaan ayaa jira aad baad u mahadsantahay hore u soco maalin dhaw 200k🎉🎉 ayaan kuu cimaamadaynaa odaygii qays ahaan 500k 🎉🎉waa cimaamaday hamblayo labadiinaba ❤❤❤🎉🎉

  • @adowhabasho8310
    @adowhabasho8310 4 หลายเดือนก่อน +7

    Isaq are natives. In narook ,Nakuru,l
    Laikipia nanyukiii

  • @binabari9842
    @binabari9842 4 หลายเดือนก่อน +1

    l have been there bro the massai are very cool people

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 หลายเดือนก่อน +5

    Waa Isaaqland Nerok

  • @fatxilady638
    @fatxilady638 3 หลายเดือนก่อน

    Noo Kenya waan joogaa Sweden Ku Iman karaa meeshan machaa allaah

  • @mohamedabdi7406
    @mohamedabdi7406 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaa❤ hore u soco saxibo

  • @husseinmahamed4154
    @husseinmahamed4154 3 หลายเดือนก่อน +3

    Besides living in narok I still watched nd enjoyed❤dkt

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nice vlog bro keep up the good work

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah agood vedio as always hor usoco bro

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah dhakhtarr guuleeso waliga saanle usoo duub vlogyaada

  • @kulmiyemacalinmahamuud6282
    @kulmiyemacalinmahamuud6282 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah runtii waa meel dalxiis kuhaboon 🎉

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 4 หลายเดือนก่อน

    Geep going brother ❤

  • @user-yg5gf8qm3h
    @user-yg5gf8qm3h 4 หลายเดือนก่อน +57

    Masai people they are good. The are not. Cowan make apologize. That’s my advice.

    • @cabdimalikali400
      @cabdimalikali400 4 หลายเดือนก่อน +8

      If they don.t have religion and they are naked how u can defend that they are not cawan?

    • @Mohamed-kd6gj
      @Mohamed-kd6gj 4 หลายเดือนก่อน +12

      We have a religion we killed ourself everyday.
      We have a religion we are stealingfrom fund to poor people.
      We have religion our ladies are naked in tiktok.
      Bro he must make another video for apologies to Masai people.
      I know masai very well from 2012 to 2020 they are good rest of the kenyan. They have good heart.
      I know masai from namanga, narok oloitoktok, kimana, sanet

    • @user-tr2te5mo1c
      @user-tr2te5mo1c 4 หลายเดือนก่อน +1

      That true my brother

    • @abdulkarimy5949
      @abdulkarimy5949 4 หลายเดือนก่อน +2

      Masai people are very generous.

    • @user-ti3mw2xw6r
      @user-ti3mw2xw6r 4 หลายเดือนก่อน

      Marki hore cawan bey ahayen lkin hda aduunka wu is badalay ayaga ka cilmi badan😊

  • @cabdisalaanabdullahi9113
    @cabdisalaanabdullahi9113 4 หลายเดือนก่อน +2

    I am the first person keep up dhakhtar

  • @raxmadayibcige4790
    @raxmadayibcige4790 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going brother ❤❤❤

  • @user-vy2zg1wm7z
    @user-vy2zg1wm7z 3 หลายเดือนก่อน +1

    Please next video I like wlhi 😢 keep going bro

  • @Moo_zalah
    @Moo_zalah 4 หลายเดือนก่อน +1

    Legend we missed yu we need lots of these

  • @IlyaasAxmad-qi7bk
    @IlyaasAxmad-qi7bk 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going dhakhtar 200k

  • @farxanayuop11
    @farxanayuop11 3 หลายเดือนก่อน +3

    This is the best video for my opinion 👏🙏❤️

  • @Baarcadsa
    @Baarcadsa 4 หลายเดือนก่อน

    The most beautiful video

  • @OdayAhmed-tl7cs
    @OdayAhmed-tl7cs 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhakhatar Ww Boorama Ayaan Ka daawadaa 🎉ssp.Waanku daba socda ssp ana😊

  • @halimawarfa435
    @halimawarfa435 4 หลายเดือนก่อน +10

    Masha Allah TabarakaAllah. Really enjoyed watching this video, Narok town, my place of birth and where i grew up. I was very happy and honored to visit Narok 3 months ago ❤️ right now I reside in Canada 🇨🇦 but my heart is in Narok .
    ❤❤❤

    • @yusufkalma
      @yusufkalma 4 หลายเดือนก่อน +2

      #county number 033❤

    • @halimawarfa435
      @halimawarfa435 4 หลายเดือนก่อน

      Narok Juuuuu

    • @naag-weyn
      @naag-weyn 4 หลายเดือนก่อน

      Wow❤

  • @falisa576
    @falisa576 4 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allaah Tabarakallaah
    Dhakhtaroow Wall Allaha ku Amaansado somalida meesha ku Noolna u sheeg xaga horumarka
    Haku dadaalan dadkasi wa dad somali
    Dhalad ah ka fiyoow waxa qurunka
    E somalidena dalki joogta ay ku dhex
    Jiraan ama ilmahooda ay uga dhigeen
    Diin qabyalada iyo anaga reer hebal
    Ah wiilkas yarka an qabiilkisa xata
    Labarin masha Allaah ban leeyahay
    Wa dad fiyoow ee aan cudurka
    Qabyaaladu ku dhicin dhuuxa iyo dhiiga
    Ka galin

  • @saidaosman6524
    @saidaosman6524 3 หลายเดือนก่อน

    Ascw
    Wa dad xalaal ah oo Somali ah,ha ku abuurin sunnta ummati ku halagsantay, Allaow ka badbaadi Sharla qabiilka

  • @user-eq1pq2ox2p
    @user-eq1pq2ox2p 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jawigoo kaliyan wax loo dhigaa jirin❤❤

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 4 หลายเดือนก่อน +5

    maash Allah. Somaliland 🇭🇺🇭🇺❤❤❤❤❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 หลายเดือนก่อน

    SO NICE MAASHALLAH.

  • @cabdiqaadirosman4608
    @cabdiqaadirosman4608 3 หลายเดือนก่อน

    Masham allah baraka allah adban kugu hambalyeyna❤❤❤❤❤

  • @fatmamoha1180
    @fatmamoha1180 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maa people or maasai people they are the best people walahi

  • @fatmaabdi5507
    @fatmaabdi5507 4 หลายเดือนก่อน +2

    Labadaa qabil somali kenya uguu horesay waa dhulbahante iyo isaq ila Tanzania dagaan narok county weey kabuuxan

  • @abdallajama1377
    @abdallajama1377 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cuqdad ha ku beerin ilmaha yar.

  • @user-ry8bd9lo9y
    @user-ry8bd9lo9y 4 หลายเดือนก่อน

    The best youth youtuber ❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 3 หลายเดือนก่อน

    Issaq are literally in every corner of east and central Africa since partion of Africa by colonialist.They are the social of all Somalis,big heart.❤ you from Kenya 🎉

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 3 หลายเดือนก่อน

      You wish your Majeerteen huh? MJ are everywhere and the only Somalis who do business well in Zambia for over 100 years are them. Idoor are just few numbers who are imprisoned in Laascaanood. Lol.

  • @nastehaa.abdullahi3988
    @nastehaa.abdullahi3988 4 หลายเดือนก่อน

    Wa cida oofu fiican kenya oo somalida walalsado dad wanagsan waaye masi aniga meel an aniga iyo habaryartey iyo ninkeeda bas baa somali ka aheen ciid inagu xad gudbeeyse majiri

  • @user-qn7yi3xk9m
    @user-qn7yi3xk9m 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mnshalaha ❤

  • @macashkeeyowofficiall7260
    @macashkeeyowofficiall7260 3 หลายเดือนก่อน

    Xasus igalisay sxp waan sojoogi jiray ❤🎉

  • @saacidismaaciil8685
    @saacidismaaciil8685 4 หลายเดือนก่อน

    Hore u soco szzp

  • @iissa7685
    @iissa7685 4 หลายเดือนก่อน

    Fadlan cawaan ha odhan walaalkiis..

  • @AliAsadMo
    @AliAsadMo 4 หลายเดือนก่อน +1

    Always a vibe in Narok❤❤🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 4 หลายเดือนก่อน +5

    Vlog fiican Ba noso dubtay waxaa fiicneyd halka ilmaha Yar aad waraysnaysid cidi dhashay ee taarikhda haysa inaad waraysi Ka qaado ninkale xog fiican na siiyay

  • @Laascaanood614
    @Laascaanood614 4 หลายเดือนก่อน +5

    Sax his Qabil is Doctor. Hes ahead of majority of us 2:14 👏👏👏👏

  • @goodlyrics2243
    @goodlyrics2243 4 หลายเดือนก่อน +2

    Macalin ayaa bari nagu yidhi hargeisa soomaaliga aka suugaanta noo dhigi jirey wxa jira dad waqooyi( isaaq ) kasoo jeeda oo ingiriis u ahaa ciidan oo kenya iyo meelo kle urCY mrka mLa waa kuwii kuwa hlkas kunoolde.
    Lna soco mrkas wxan dhiganaynay gabay uu lahaa salaan carabay oo la yidhaah abaal laawe

  • @qoorgaabchannel-gm8yq
    @qoorgaabchannel-gm8yq 3 หลายเดือนก่อน

    MashaALLAH 🥰 Beutifull keep it up bro 🙏 any one knows the intro song ama subax cadceedo…..

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka cawaan ha ku sheegin pz😮

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 4 หลายเดือนก่อน +1

    dhulku doog weynaa mansha allah

  • @abdihakimabdullahiissack410
    @abdihakimabdullahiissack410 4 หลายเดือนก่อน +1

    SubxanaAllah, Narok county is part of kenya original owned by Massai

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 4 หลายเดือนก่อน

    Dhaqtar the one and only legend best youtuber

  • @ZakiALI-le9xx
    @ZakiALI-le9xx 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi reer badan oo aan isku reer nahaybaa degan dhulkaa from burco

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 4 หลายเดือนก่อน

      Wll goormey gaareen halkaas Walaalaheen isaaq halkaas hadii aabihii iyo awowgiis Meesha ku dhasheen ?

    • @ZakiALI-le9xx
      @ZakiALI-le9xx 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@mohamedahmed4511
      Zxp Nairobi dadkii ugu ee degan isaaq bay ahaayeen waxan xasuustaa nin abwaan ahaa ayaa gabay uu tiriyey kaga hadlayey dhulkii uu sii maray

    • @AmiinyareAli-qx3dh
      @AmiinyareAli-qx3dh 3 หลายเดือนก่อน

      Isaaq wuu ka buxa kiinya oo 7 xildhiban bay ku leyin waxana ugu badan garxajisa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 หลายเดือนก่อน

    As islaaaaaaaaam soomaali wadaji muqtishooy .Nafsad shaqsad qiimqadaron Run sax baan wax tu ahEy iyaaaaa nonseseseseseses

  • @icc.concepts
    @icc.concepts 4 หลายเดือนก่อน +1

    Top 5 youtubers in Somaliland 🎉❤

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 3 หลายเดือนก่อน

    isaaq waa dadkiii kenya igu horeyay dad badan arka oo caysa Afsomali aqoon

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi5292 4 หลายเดือนก่อน +1

    Only Garissa he visited. Thanks son.

  • @In3years
    @In3years 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaal.

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 2 หลายเดือนก่อน

    Wa magaalo h.awal

  • @mohamedcabdi4165
    @mohamedcabdi4165 4 หลายเดือนก่อน

    Meeshu qurux badnaa waligey meel saan u qurux badan ma arkin runtii dooga❤

  • @osmanhassanlatino4357
    @osmanhassanlatino4357 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masay cawan maha dhaqan kodi ayay haysta lakin afsomaligaga hagashi

    • @userkn20331
      @userkn20331 4 หลายเดือนก่อน

      Qof an diinba lehen wa cawaan cawinimada lalad kafahantey

  • @naimabella154
    @naimabella154 4 หลายเดือนก่อน

    Best youtuber❤

  • @kaaho_haji5712
    @kaaho_haji5712 4 หลายเดือนก่อน

    MashAllah...cajab

  • @apazade1220
    @apazade1220 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi wa dad ku nool
    Meel jawi macn oo bila buuqa dadkenu haday qabyalada iyo jahilnimada ka ilbixi lahayen noloshas yare bila stress ka ban ku nolan lahayn

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 3 หลายเดือนก่อน

    Kolahaa insha allah qabiil baan kutalalaya muu Quran kutalalo Somalida kooda yar kooda gaboobay

  • @AlisiyadSiyad
    @AlisiyadSiyad 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dire ayaan ka salamay

  • @Yonis5
    @Yonis5 2 หลายเดือนก่อน

    waa magaalo isaaq

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masaai baa leh narok

  • @wargall2
    @wargall2 2 หลายเดือนก่อน

    War cawaan ha oran masaaida.sidee tahay. Waaxool8 dhaqato

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 หลายเดือนก่อน +1

    ISAAQ COMMUNITY first Somali Settled Kenya

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wa isaqi. ❤❤. Ila. Ametica. Tagay

  • @halimosacda9491
    @halimosacda9491 3 หลายเดือนก่อน

    My home ❤

  • @Abdulqani.hussein
    @Abdulqani.hussein 4 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah ❤😊

  • @MS-vz4ep
    @MS-vz4ep 4 หลายเดือนก่อน +3

    Very nice vlog Daktar. I was in this city in 2004 many many years passed now. Masha’Allah

    • @user-em7di7xe5s
      @user-em7di7xe5s 4 หลายเดือนก่อน

      What’s is the name of the city?

    • @MS-vz4ep
      @MS-vz4ep 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-em7di7xe5s
      It’s called Narok town. It’s West of Nairobi with a population of around 40,000 people mostly Maasai.

  • @MamaZara
    @MamaZara 4 หลายเดือนก่อน

    Qabiil bn barayaa kulahaa yarka ha waalin zxpow

  • @doone9873
    @doone9873 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wan tagay mesha wa mel ad u dagan waxa kula tog Yar o bali ah waxa ku yala suuq Yar o wanag badan waxa u badan somali mar hore kenya Niroc soo gashay wa runta waxa ugu soo horeyey somali soo gasha isaqa mesha walina ayaga tagan o xata dukamo ku leh walahi wa mel dagan waxa ku dhibaya ma jiran wa nabad wa waji dagan

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 4 หลายเดือนก่อน +1

    WAR NAROK MAGALA SOOMALi MAAHANE BENTA KADAAYA. WA DHUL MASSAI . SOOMALIDU WAXA KAGATAGAI INGIRISKI OO CIIDAN IYO WAARIDIN U AHAN JIDHEN.

  • @karimzejr8502
    @karimzejr8502 4 หลายเดือนก่อน +1

    Legend 💫

  • @Burco.
    @Burco. 4 หลายเดือนก่อน +2

    I ready 👄 he said Habaryooniis

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 4 หลายเดือนก่อน

    200k comming soon

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 4 หลายเดือนก่อน

    Mashalah 🎉🎉❤

  • @ebonyjazz1172
    @ebonyjazz1172 4 หลายเดือนก่อน

    What is the name of the song from the beginning?