Maxay Kanada ugu Tala Jirtaa Dhulkeeda in ay 2025 Malaayiin Qaxooti ah Ka Buuxiso ? | OGAANSHO |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @mhkhalifkhalif6398
    @mhkhalifkhalif6398 ปีที่แล้ว +122

    (Wll ogaansho) qasatan Dululka Somalida ay Dagan Waqooyi Baari,Somali Galbed,Jabuti iyo Somali weyn Somalida Dululka ay Dagan Dhamantoda Muqal Xiso Leh Kasosamey Mahadsanid..😍🔥

  • @Ahlul-kheyr
    @Ahlul-kheyr ปีที่แล้ว +54

    Ku salli Nabigeena Sallallahu caleyhi wasallam
    Makhluuqaadkuu ILAAHEY khalqay midka ugu akhlaaqda badan
    Midka ugu Nariista badan
    Midka ugu udgoonka badan
    Midka ugu quruxada badan
    Midka ugu cilmiga badan
    Midka ugu xishoodka badan
    Midka ugu sharafta badan
    SALLALLAHU CALEYHI
    WASALLAM

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 ปีที่แล้ว +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @Maxmusic-b2k
    @Maxmusic-b2k ปีที่แล้ว +19

    What a voice 😮🔥

  • @ahmedali7991
    @ahmedali7991 ปีที่แล้ว +35

    Mahadsanid marka hore. Aniga fikradeyda waxan jeclanlaha inaad ka hadasho dal weynaha China 🇨🇳

    • @CharanKhan-ub9qq
      @CharanKhan-ub9qq ปีที่แล้ว

      Waxaas dal maaha zero waa 1b kunool shacabkiisaa kubadan wadanka kumanaan qof kabadan baa guri la,aan eh

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 ปีที่แล้ว

      ​@@CharanKhan-ub9qqmaxaad uga jeeda dal maaha😮

    • @CharanKhan-ub9qq
      @CharanKhan-ub9qq ปีที่แล้ว

      @@adamsaciid4919 waxaa kawadaa dal lagu noolaado maaha waa dal dadkiisa meeluu geeyo la

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 ปีที่แล้ว +62

    Allah ayaan ka magan galay inaan qoxoonti ku noqdo dal shisheeye Aniga oo dalkayga jooga oo sumcad iyo karaamo ku dhex leh dalkayga hooyo haybad waxad ku leedahay dhulkaaga hooyo waana lama huraane hagar lihi wax ugu qabo ❤❤❤

    • @Junanilll
      @Junanilll ปีที่แล้ว +8

      Wad iska rabi laheyd lakin wadan heleynin😢😩🥺😩😥😭

    • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
      @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu ปีที่แล้ว

      zxp runta ku dhimò😂

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 ปีที่แล้ว +4

      @@Junanilll duufle doqoniimada waxa ku dheer badawnimo iyo jaahilnimo dalkayga ayaan jooga oo millions ku haystaa adiga qoxoonti jacayl qayrkaa kaa reebay kkkk 😆 🤣 😂

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 ปีที่แล้ว +1

      @@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu hadalku yaanu sida xaarka ku qaban zxp

    • @saadiahassan7633
      @saadiahassan7633 ปีที่แล้ว +1

      Dadbadan ayaa katagay wadamadaan galbeedka imaan alaha nagu sugo

  • @shafijama9967
    @shafijama9967 ปีที่แล้ว +43

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا محمد عليه الصلاة والسلام❤

  • @ZakariyeMaxamed-ot4rq
    @ZakariyeMaxamed-ot4rq ปีที่แล้ว +143

    ALLH IS ONE ❤❤❤❤😢

  • @aasiyaabduwali4407
    @aasiyaabduwali4407 ปีที่แล้ว +27

    Somali ayan nahay wadankenana wax badan kama naqano marka tariikhda somalida ka hor gumeysigi kaso hadal cumarow
    Mahadsanid ❤

    • @ShakuurGood
      @ShakuurGood ปีที่แล้ว

      ETOOBIYA IYO KILILKA SHANAAT EE SOMALIDA

  • @Tutulisho
    @Tutulisho ปีที่แล้ว +25

    ALLAH IS ONE ❤👆📿

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla ปีที่แล้ว +4

    13:54 Mowduuca xiga waxa ka hadasha dalka bangladesh🇧🇩

  • @AnasCadir7467
    @AnasCadir7467 ปีที่แล้ว +25

    Waad kumahsantahay sida quruxda badan ee aad noogu soo gudbise barnaamijkan juqraafiyadeed waxaan kaa codsanayaa inaad Nigeria 🇳🇬 ama Mali 🇲🇱 noogu xijisid wll

  • @saidhirsiali7071
    @saidhirsiali7071 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanidiin ogaansho waxaan jeclaan lahaa in aad kahadashaan wadanka la 2aad ee leh xuduudka ugu dheer aduunka ee Kazakhstan muslimka ah

  • @zakipro3387
    @zakipro3387 ปีที่แล้ว +8

    Mawduuca xiga ee geography uga hadleyso wadanka Greece 🇬🇷 noogu dhig ustaad Cumar Mahadsanid

  • @fadmahasan5335
    @fadmahasan5335 ปีที่แล้ว +2

    Walaal cumar adigoo raali ah sooyaalkii sayidka iyo halkankii daraawiishta ka soo hadal mowduuc juquraafiyeedkan mid ka xiga insha Allaah .

  • @Dhafarur
    @Dhafarur ปีที่แล้ว +7

    Indonesia 🇮🇩 in laga so hadlo inta igu raacsan like saara

  • @KamaalOfficial-fw2pi
    @KamaalOfficial-fw2pi ปีที่แล้ว +1

    Sher xirfad awo xageen kahelaa abti

  • @Badribxx
    @Badribxx ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid ustaad allaha ku barakeyo😊❤

  • @ahmethquthe196
    @ahmethquthe196 ปีที่แล้ว +1

    Maraykan ka soo hadal ustaad

  • @alihassenroble4633
    @alihassenroble4633 ปีที่แล้ว +10

    Waxaad kasoo hadashaa
    Indonisia waa wadan muslim ah
    Qadiyadaha diintana islaamka meel adag ka jooga
    Dhul fiicana wuu leyhy ❤️❤️🙏🙏

  • @omarosmaan3585
    @omarosmaan3585 ปีที่แล้ว +2

    Somalia kaso shekeey inta dhulkeena ku fadhiyo ado shanta Somalia qaaradena Somalia 7 weyn ka weyn thy qaaradeena hore aan rabnaa❤❤❤

    • @bobbybrown1726
      @bobbybrown1726 ปีที่แล้ว

      Somalia wan ku faraxsanahy in loo jarjar maamul gobaleedyow

    • @AbdimowlidCiise-ch1dg
      @AbdimowlidCiise-ch1dg ปีที่แล้ว

      Sxb cumar waxaad ka hada shaa wadanka urdun ama jordan

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 ปีที่แล้ว +23

    Greece 🇬🇷 kaso hadal ustaad, waa dal in badan aan ku maqalnay wax barashada, ayado la dhahaayo ereygan waa Greece 🇬🇷.
    Inta ila qabta rayigan like-ta isku muujiya thanks ❤

  • @AhmedIlkacase-ue4jg
    @AhmedIlkacase-ue4jg ปีที่แล้ว

    Aad ayaan kuu salaamay been maaha ee waad u qalantaa in lagu gaadhsiiyo ilaa 8milyan sababtoo ah somalidu 8milyan aad ayay uga badantahay waxanan kaa codsanayaa inaad iga aqbasho inaad ka soo hadasho shatii somaaliyeed iyo marka laysu geeyo inta uu yahay dhulkoodu si aan wax dhaliila lahayn shukran sxb from Djibouti 🇩🇯 ayaan kaasoo salaamayaa

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc ปีที่แล้ว +7

    Allow dalkas mar igee yaa rabi allow riyadayda iruume🤲♥️

    • @saadiahassan7633
      @saadiahassan7633 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahow kherka iwaafaji dheh Ilaahay wuxuu yiri waxaad jeceshihiin oo shar idin ah baa laga yaabaa waxaad necebtihiin oo kheekh idin ah ayaa lagayaabaa

    • @Faruq959
      @Faruq959 ปีที่แล้ว

      Dalkada wax ka fiican malaha

    • @muslimlivinglife9341
      @muslimlivinglife9341 ปีที่แล้ว

      Canada maxaad kataqaan dadbaa Ilaahay nadhaafi kuhayo oo kurafaadsan waxaad tiraah haduu kheyr igu jiro

  • @abwaanbulchinaofficial3638
    @abwaanbulchinaofficial3638 ปีที่แล้ว +1

    Allaha Ku barakeeyo Walaal Omar. Fadlan Taaqiiqda Soomaaliya oo idil kadoo hadal iyo Asalka Ama Deegaanada wa Shukran

  • @umui2342
    @umui2342 ปีที่แล้ว +12

    Channel somalida ugu wanagsan 😊 horu mar wacan wllo

    • @Queen___muun
      @Queen___muun ปีที่แล้ว

      Sax✅🥰

    • @Xuralcayn
      @Xuralcayn ปีที่แล้ว +1

      Aado wayn kuwa ka careysan yarkan

  • @YounisCiise
    @YounisCiise ปีที่แล้ว +1

    ALLAH IS ONE ❤❤❤

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 ปีที่แล้ว +15

    Spectacular💙
    Switzerland 🇨🇭

  • @DeeqNaasirAxmed-kk3cc
    @DeeqNaasirAxmed-kk3cc ปีที่แล้ว +1

    Hadaad go aan qaadashada ka hadii waydo waankusoocaayayaa!.

  • @QIIMAHA-FANKA
    @QIIMAHA-FANKA ปีที่แล้ว +13

    Ustaad wadanka JAPAN wax badan ayaan maqalanaa lkn macluumo fcn kama heyno
    Ɪɴsʜᴀ-ᴀʟʟᴀʜ ka xiga inaad ka dhigto ayaan rajeynaa ustad mahadsanid

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin ปีที่แล้ว +1

    Manshaa allah omar inshaar

  • @suhaybxamse5308
    @suhaybxamse5308 ปีที่แล้ว +3

    Allow canada igeee ❤
    Wllayaal amiin idhah

  • @Beneidle29
    @Beneidle29 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshar waxa nooga hadashaa Wadanka New zealand 🇳🇿 Dalka dhaca Basefik .....
    Wxn rajena ina codsigeyda ii tixgalindonto❤

  • @Dicino
    @Dicino ปีที่แล้ว +4

    Love ii Saar ogaansho first comment

    • @DrmohammedAbdi
      @DrmohammedAbdi ปีที่แล้ว

      Maxad ka faiseysa love wll

    • @Dicino
      @Dicino ปีที่แล้ว

      Waxa ka faaiidyaa wax tusyaa ina ahy funkiisa tageeraa u ah

  • @updywalieega8833
    @updywalieega8833 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustaad cumar jazakallah

  • @nadanuur5776
    @nadanuur5776 ปีที่แล้ว +9

    🇪🇸 Spain please ❤ thanks for everything

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 ปีที่แล้ว

    Yes Mr Cumar Iinshaar waa runtaaa barnamajkaagan Ogaansho runtii aad baan u xiiseeyaa u jeclahay,, weliba si furfuran ayaad u hadashaa runtii shaqsi heer sare ah ayaad tahay, kaapo saaxiib nooloow noo jirooo noo joog. Ahmed Sido Yusuf. Zambia Lusaka..

  • @alifarey862
    @alifarey862 ปีที่แล้ว +27

    Masha Allah waa cajiib

    • @Thepathtojannah77
      @Thepathtojannah77 ปีที่แล้ว +2

      Mauritius kasoo hadal

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan ปีที่แล้ว

      @@Thepathtojannah77inyow

    • @Cr71251
      @Cr71251 ปีที่แล้ว

      ​@@kamal-hassan😂😂😂😂

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 ปีที่แล้ว +1

    Waad Mahadsan Tahay Walal Omar Inshar.
    Dalka Aan Jeclahay Inaad Ka Hadasho Waa India 🇮🇳, Dal Way, Billion Iyo Badh Dad Ah Ku Nool Yihiin Oo Midaysan, Waa Dal Cajiib Ahi Ee Fadlan Ka Soo Hadal.

  • @ahmedmohamud4294
    @ahmedmohamud4294 ปีที่แล้ว +3

    His voice is so Amazing❤

  • @mustafkaraama4047
    @mustafkaraama4047 ปีที่แล้ว

    Aad baan ku salaamayaa ustad cumar inshar kusoo xiji finezuela wadanka labaad ee keedka shidaalka

  • @kingkhadar3469
    @kingkhadar3469 ปีที่แล้ว +11

    Inta leenka canada uxareysan yahy waxan alle uga baryaya iney sida ugu dhaqsiyaha badn uu uguso baxo insha allh 🙌❤️

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 ปีที่แล้ว +1

    Wall cumar inshar alle haku xafido

  • @MOHAMEDMOHAMED-lp7hm
    @MOHAMEDMOHAMED-lp7hm ปีที่แล้ว +5

    Asc waxaan jeclahay in aad si faahfaahsan aad ugu hadasho wadankeena hooyo Somalia.
    Mahadsanid walal Omar

    • @mohamedsalimiin5441
      @mohamedsalimiin5441 ปีที่แล้ว

      Ustaad inshaar Wuka Hadlay Somalia Waliba Dhoorjeer ayuu Somalia kahadlay ee dib udaawo TH-cam kuqor Ogaansho Somalia Markale waxad TH-cam kuqortaa Ogaansho Somalia Iyo Somaliland

  • @saafimohamed5891
    @saafimohamed5891 ปีที่แล้ว

    Aad baad ugu mahadsanid ustad xogta nala wadaagtay wadan aan jeclaan lahaa in aad nala wadaagto waa
    Ciraaq

  • @AbdirashidShuriye
    @AbdirashidShuriye ปีที่แล้ว +5

    Asc wll aad ayaad u mahadsan tahay. Wax badan ayaan ka bartay war bixinada ku sabsan geography ga. Waxaan kaa codsanayaa in aad kasoo hadasho wadan ( switzerland 🇨🇭 ) Allah ku sherfo wll

  • @CabdiRaxman-il7ti
    @CabdiRaxman-il7ti ปีที่แล้ว +1

    ASC CUMAR INSHAAR STHY WLL KASOO HADAL WADANKA INDIA 🇮🇳 MHSND SHUKRAN

  • @firdowsaoriginal
    @firdowsaoriginal ปีที่แล้ว +18

    Walaal omar insha Allaah waa channelkaaga kan ugu horreeya ee gaaraya 1M channellada waxa wanaagsan soo gudbiya ee soomaalida .
    Insha Allah walaal kasoo hadal ingiriiska iyo talyaaniga , sababtaa u doortay labadaas wadan talyaaniga wax macluumaad ahba kama hayo maadaama uu yahay wadan badanaa soomaali u badnayn , ingiriiskana maadaama uu ahaan jiray gumeyste weyn bal illaa intee umadood ayuu xukumaa illaa hadda ?

  • @falkiye0076
    @falkiye0076 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله استاد عمر انشار

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 ปีที่แล้ว +6

    Somaliyeey dhulkiina aamina halkii aad dal dadkiisu dhisteen oo horumariyeen aad u hanqal taagayso
    Aynu horumarino dalkeena hooyo ❤❤ waa iga talo

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 ปีที่แล้ว

      o maad ka xuntahay@@abdirahmanhusien6174

    • @adamsaciid4919
      @adamsaciid4919 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa yaaloon ku horumarina😢 Kan laguma horumare waa lagu Dib dhaca

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 ปีที่แล้ว

      @@adamsaciid4919 daasad madhan qaado oo dawarso markaa

  • @ismaaciilfaarax4687
    @ismaaciilfaarax4687 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantahy sida fiican ee aad noogo sharaxday wadanka kanada
    Wadanka ku xiga waxad noga dhigta adigo raaliya. kuriyad waqooye 🇰🇵🇰🇵

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 ปีที่แล้ว +4

    Canada program iixareysan Allaha si fudud iigu dhameeyo iisoo duceeyo walaalayaal

  • @axmad_m_cali922
    @axmad_m_cali922 ปีที่แล้ว

    Insha allah

  • @zakihazaazi
    @zakihazaazi ปีที่แล้ว +6

    Ustaad waxaan jeclaan lahaaa
    Inaad kasooo hadasho Venezuela wadanka ugu shidaalka badan dunida hadana aan la buunbuunin mahadsanid❤

  • @Zakiomar-z4p
    @Zakiomar-z4p ปีที่แล้ว

    Cumarow alle haku barakeyo ee wadanka ruushka kaso waran isago fahfahsan thanks zxb

  • @drapdirahmanosman
    @drapdirahmanosman ปีที่แล้ว +4

    Waan ku nolahay❤

  • @Rashkaxaaji-b8g
    @Rashkaxaaji-b8g 9 หลายเดือนก่อน

    Asc ku sali rasuulkeena scw ❤

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi ปีที่แล้ว +8

    Gabdhaheena Canada 🇨🇦 jecel mss Canada 🇨🇦 maqlee raguna kama liitaan waa meel somalia 🇸🇴 jeceshahay Canada 🇨🇦

    • @Michardaden
      @Michardaden ปีที่แล้ว

      aniguu waan jeeclahay ee meel aan u maroo ayaa garan laa ahay! adigu sidi loo aado canada bal igaa caawii talooyiin! mahadsaniid!

  • @musej.hassan9778
    @musej.hassan9778 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantahay ustaad soojeedintaada wacan Waxaa rabilahaa inaa nosoo diyaariso wadanka uzbekistan

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe ปีที่แล้ว +2

    Adiga waxaad tahy qofka kaliya ee marka aan dhagaysanayo aan istareexo😍

  • @IqraSerra-rx3cy
    @IqraSerra-rx3cy ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid omar, waxan jeclanlaha inad ka hadasho jaziiradaha somalida sida koyame iyo kudha

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 ปีที่แล้ว +7

    insha Allah inaa tago ayaan rajeyna mustqablka🤭

  • @farduusmaxamed5065
    @farduusmaxamed5065 ปีที่แล้ว +1

    Wadanka zwiserland 🇨🇭

  • @mahdiwadajir934
    @mahdiwadajir934 ปีที่แล้ว +15

    Venezuela ayaa tiri waa ka labad dhinaca shidaalka hadaba maxa ka dhigay wadan faqir ah ma cunaqabatenta maraykanka mise wa dad anago kale micnaha somali aan waxba isku ogoleen wll
    Kan xiga Venezuela mahadsanid

    • @0name530
      @0name530 ปีที่แล้ว +2

      Marakaykan key isku dhaceen isna cunaqabatayn buu saray yacni waxa uu dhahay wadan ka gadan kara shidaal ma jiro

    • @xareed1
      @xareed1 ปีที่แล้ว

      may wll cumma qabatayn baa saaran iyagu xitaa waxa way la soo baxan shidaalkooda lkn masifeeyan warshadaha sifaynta shadalkooda waxa loo qaadi jiray USA markaa usa na way isku dhaceen isagu na cuna qabatayn buusaaray
      iguna qaado xaga sharaxada kuma wacniye 😂😂😂😂

  • @ikraambashiir5105
    @ikraambashiir5105 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaar TH-cam leyda soomalida midka aan ugu jeclahay wlky alle haku sharfo channel kaga waxyaabo bdn ayan ka fa'idnay xaqiiq family kayga dhamaan way kugu xiranyihiin rabi janooyinkiisa hanagu kulmiyo🤲🤴❤

  • @WllBaariyow-dy8th
    @WllBaariyow-dy8th ปีที่แล้ว +8

    Asc 👋Wllka kasoohadal 🇸🇨 wadankaan macluumaad toos ah malagahaayo haday ahaanlahayd dhanka ciyaaraha amo hadalhayn aduunka &iwm baasaboprkeedana kasoohadal inta wadan lagutagikaro mahadsanid wll👍

  • @AhmedDiini-ik8xg
    @AhmedDiini-ik8xg ปีที่แล้ว +1

    waad ku mahadsanthy xogaha muhiimsan ee aad noo soo gudbisay muqalka xigga Ireland 🇮🇪 ama Singapore 🇸🇬 kasoo hadal

  • @MohamedAhmed-zv1mp
    @MohamedAhmed-zv1mp ปีที่แล้ว

    Shukran akhuuy

  • @faatmamohamed7717
    @faatmamohamed7717 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid france

  • @saadaqaadansaadaqaadan6517
    @saadaqaadansaadaqaadan6517 ปีที่แล้ว

    Waa mahasanad tahay ustaada cumar soo badii

  • @abuujacfar7018
    @abuujacfar7018 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا
    Ustaadi barnaamijka jugraafiyada so badi

  • @mohaabdullahi8504
    @mohaabdullahi8504 ปีที่แล้ว

    South Africa Ustaadow insha allaH

  • @KhaliifXusein
    @KhaliifXusein ปีที่แล้ว +2

    Waxan jeclaan lahaa iiraan inbadan somalidu waxba kayaqaanin waa codsi in sha allah

  • @daadayare5839
    @daadayare5839 ปีที่แล้ว

    Insha Allah mar aan dheereyn canada kitaab ka Alle aya laku xukumi doona

  • @naftadaahir
    @naftadaahir ปีที่แล้ว

    Sax 🎉🎉🎉 InshaAllah dad ogansho ka xun arkayey

  • @ayaanleabdisaid1558
    @ayaanleabdisaid1558 ปีที่แล้ว

    Waxa loogu yaacayaa waaa dhaqaale raadis lkn allle.swt quurxa uu wax siinayo suu u siinayo.isaga ayaa yaqana

  • @waaniye1977
    @waaniye1977 ปีที่แล้ว +1

    Asc waad mahadsantahay saxib cumar waxaan jeclahay inaad taariida dalka jabuuti🌍👩‍💻 insha allah

  • @momar-7066
    @momar-7066 ปีที่แล้ว

    Mashallah omar wa Rouwanda

  • @HUFANE1
    @HUFANE1 ปีที่แล้ว

    South Africa and Burkino Faso..mahadsanid

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M ปีที่แล้ว

    Mowduucyada Juquraafiga waan xiiseeyaa, juquraafiga Canada 🇨🇦 horay ayaan usii haayay 🎉

  • @Mu-mina123
    @Mu-mina123 ปีที่แล้ว

    Channelkani waa meelaha qudha ee aan ka ogaaday xaqiiqooyin aad aan ULA dhacy kana dhigysa channalka qudha ee aan markaa dhagaysanayo aan aad u dhuuxo
    جزاك الله.عمر إنشار
    Wax badan Ayan ka faaiday

  • @THESHABEELO
    @THESHABEELO ปีที่แล้ว +1

    Wadanka iraq

  • @Sports_ONline1-v
    @Sports_ONline1-v ปีที่แล้ว

    Omarow waxad ka soo hadashaa in kastoo aan geography aan jeclahay badaha iyo meelaha ay ku dhamaadaan magacyadooda oo carabi ah iyo Englishba iyo wadamada ay maraan ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️fadlan ka soo jawaaab 👏♥️.

  • @axmedcaabi6516
    @axmedcaabi6516 ปีที่แล้ว

    Mashallh waa vedyo ficn

  • @raqirashid9719
    @raqirashid9719 ปีที่แล้ว +1

    Halka channel wax dab kahadlo💜❤️million in kabdan ayuu mudhanyhy wllkena omar inshar 100k -900k aa kuxirnaa🫡

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO ปีที่แล้ว +2

    Spain 🇪🇸 iyo Boqortoyadi Al Andalus❤

  • @marwanjamac8444
    @marwanjamac8444 ปีที่แล้ว

    Turkiga insha allah

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 ปีที่แล้ว

    Qaxoonti 2023 iyo rer galbeedka calanka u wada qanisinta illahay ban ka magan galay

  • @ajakisadde8651
    @ajakisadde8651 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi walaaal kana soo hadal dulka Greenland

  • @maaman10
    @maaman10 ปีที่แล้ว +1

    Wadanka xiga Nederland 🇳🇱

  • @MursalAbdalle-te2jo
    @MursalAbdalle-te2jo ปีที่แล้ว

    صل الله عليه وسلم

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayan muqaladada utagera zxb oganshow allaha ku guuleyo

  • @Nagiib_radhiid
    @Nagiib_radhiid ปีที่แล้ว

    Qabyaalada iyo dhagahadalka iyo isla waynida waykugu badantahay macalin

  • @nabilalhabshi1407
    @nabilalhabshi1407 ปีที่แล้ว

    Great Man

  • @abdiazizahmedgurey6737
    @abdiazizahmedgurey6737 ปีที่แล้ว

    Dalka georgia iyo dalalka dhaca mandhiqada qowqaas taariikhdooda siday ku bilaabatay fadlan ❤❤

  • @ayaancalicismaan9761
    @ayaancalicismaan9761 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤ wall wadanka fillan nooga soo sheeke adoo mahdsan

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @daadirooyaaye2657
    @daadirooyaaye2657 ปีที่แล้ว

    Allah is one

  • @ahmedmuhumed1402
    @ahmedmuhumed1402 ปีที่แล้ว

    Soo badi macalin

  • @Cusmaniyiinta
    @Cusmaniyiinta ปีที่แล้ว

    Turkey 🇹🇷 & Saudi 🇸🇦 I.a ❤

  • @zamzamabdullahi7820
    @zamzamabdullahi7820 ปีที่แล้ว

    Thanks brother