Maashaa allaah, su'aalo aan qabay 10-kii daqiiqo ee ugu horreysay ayaan ka helay, saas darteed waxaan aad ugu mahad celinayaa shiikha sida uu u abbaaray inuu u tilmaamo una gudbiyo, una kala dhigdhigay sida ugu sahlan ee qof waliba u fahmi karo. Jazaakallaah. Waan u bogay habka aad u diyaarisay, waxaana igu ballan ah haddii uu ilaah idmo inaan dhameysan doono casharkan 1aad iyo 3-exda cashaar ee kale iyo weliba haddii ay jiraan mowduucyo kaleba. Waxaan sii jeclaan lahaa inuu shiikhu ku daro inuu erayada af-somalina ku sheego sida ibnu ab, ibnu cam, shaqiiq, sowj iwm si qofka Somaliga ah oo aan carabiga aqoon uga faaiideysto.
Jasaakalaahu kheyr sheekh alle ab abaalkaaaga jano haka dhigo Cilmi aan fahmi lahaa oo igu adkaa ayaad sabab unoqotay inaan fahmo, alle ayaa mahad leh.
Masha allah jasakalaah sheekh alle wanaag yadaada hakugu daro sida dhibta yar leh ee aad noo fahan siisay alla yacisak sheek waxaad mooda uun marka tirada inay wax yara dhafayaan intaana kolay waa iska waswaaskii shaydankan filaya alle haynaga hyee
Sheikha kheyr allaha siiyo lkn inta badan sharaxaada waa afka carabiga waxaa u fiicnaan laheed in eray walba uu soo maaliyeeyo maadama dadka ka faaideysanayo ay soomaali yihiin

Masha allah sheekh maxamud c/raxman ilaaq hoori jazakalaah khayr jazaaa
Jazaaakalaahu Khayran Yaa sheekh Maxamuud C/raxmaaan, ilaahay hakaa ajri siiyo
Jasaakalaahu kheyr sheekh alle ab abaalkaaaga jano haka dhigo Cilmi aan fahmi lahaa oo igu adkaa ayaad sabab unoqotay inaan fahmo, alle ayaa mahad leh.
Masha allh cilmigaan waa idhibaa waana fahmi doonaaa in sha allh
Masha allah wan fahmay allah hakuu barakeeyo cilmigaaga
mahadsanid sheikh muhiim ayuu uyahay islaamka
sheekh angu carb ma nihin ee afsomali noga dhig adoo mahadsan jasakumla khar sheekh
Cilmiga af carabi waaye walaal qaali carabiga inaad baratid isku day isha allaah
masha allah cashirkan wuu idhibi jiray jasakallah shiiq
Gadaal ayuu ugu daray sheekha Zowj masha allaah
alle hakaa abaaliyo ustaad
Shekhoow jazakallah laakiin Carab maahin afsomali ku fasir waayo eray carabiya aa qoree, aa aqrinee carabi ayaana ku see sharaxee.
Masha allah jasakalaah sheekh alle wanaag yadaada hakugu daro sida dhibta yar leh ee aad noo fahan siisay alla yacisak sheek waxaad mooda uun marka tirada inay wax yara dhafayaan intaana kolay waa iska waswaaskii shaydankan filaya alle haynaga hyee
Baraka'llaahu fiikum
maasha Allah sheekh tabaaraka Allah
Shukrn sheqa lambarkisa ama qanatka telegaramkisa yanala wadagi kara
Mashaallah runtii waa sheikh ka faaideeysi mudan
masha allah shiiq jasaaa kalaaah
ماشاء الله
جزاه الله خيرا
Mansha allah allah kaa ajar siiyo
Asc Sh maasha’allaah waad fiicanahay laakiin sharaxaadii Carabi ayay kaanoqotay waxaanad usharaxaysaa inaad Walaal ha soomaalidu kafaa idaysato ee soosoomaaliyee
mansha ALLAH
shukran ustaad kan waye cilmiga dadka badanaa kamaqan
M.a ilaahay hkuu saaro miisanka xasanaadka
ماشاالله شيخ بارك الله
Jazaka Allah qer min haa
Alaha kaa jazaai siiyo
Cilmiga zakada sidaanookale manoogusoo diyaarinkartaa shiikhoow ilaahay ajar badan hakaasiiyeee.
Masha allaah
ما شاء الله تبارك الله الله يحفظك
jazaka Allah qeyran ilah ku barakeeyo
shamso Ali Yabarow asc
Masha allah jaza kalaah
Shiikh Alle Hakaa ajar Siiyp Somaliga Ku dadaal
M.a jazakalah sheikh
Jasaaka Laahu khayr jasaa 'a
Waad mahadsan tahsy
Nambarkiisana waan codsanaayaa
Sheeq cashirki kobaad miyaaa
thanks ustaad
جزاك الله خيرا وبارك فيك
Sheikh rabi miisaanka xasanaadka hakuu saaro aad baad aqoon ugu leedahay cashar gudbinta waxa aan kuu soo jeedinayaa meelaha qaarkood inaad soomaaligooda raacisid mahadsanid
Shiikh Masham lah I washing after 12 years
Msha allh
masha allah
Sheikh af Somali ku dar sharaxada si an u fahano si fcn ado rali ah
Asc,sheeq labeebku ma dhaxlo miyaa
Mahadsanid
Thanks sheikh
𝙎𝙝𝙞𝙞𝙠𝙝 𝙢.𝙖
shukran
africa gril asc wll dhaxalka mafahan tay?
Maansh Allah
ماشاء الله
jazaaka Allah
ما شاء الله
Masha allh
Mashalah barakalahu fiika
jazaka Allah qeyran ......
Inad somaliyesu ku ficna 😮
الزوج aad katagtay
Markan Baluuqu maramka akhrisanayay dhaxalku wuu dhibijiray
M.a
Raga wax dhaxla waa 15iyo shan
١الابن ٢ابن الابن ۳الاب ۴الجد لاب ۵الاخ الشقيق ٦الاخ الاب ۷الاخ لام ۸ابن الاخ الشقيق ۹ابن الاخ لاب ١۰العم الشقيق ١١ العم لاب ١٢ابن العم الشقيق ١۳ابن العم الاب ١۴الزوج ١۵المعتق WAkuwaa ragiii
Sheikha kheyr allaha siiyo lkn inta badan sharaxaada waa afka carabiga waxaa u fiicnaan laheed in eray walba uu soo maaliyeeyo maadama dadka ka faaideysanayo ay soomaali yihiin
Culumadeeni waxaa ay waxbarayaan waa carab marka Somalidii diinta baratey afsomaligii waa ilaaween
Saburada qoraalka kuqoran sifican Loma arkayo .
Raga wax dhaxla waxaa ka maqan Zowj oo ah ninka naagta qabo
Adeer waa lagu sheegay ee waadan fahmin wuxu kuyiri waxaa wax lagudhaxlaa waa saddex 1 wasoj ama guur
Ama carabii ku hadal qudha oo carab waxa u fasir ama somali qudha
Ibnul akh shaqiiq iyo carabi buu inooga baxay aniga waxba kama.fahmin waayo ninkani waa carab malaha kkkkk
Macanaheedu waa inanka uu dhalay walaalkaga aad isku hooyo iyo isku aabo tihiin ee ad adeer u tahy
😢shiq mahdsan thy wXan islaha mafahmayso dhaxalka😊
masha allah jazaka allah