Ku Baro Naxwaha Afar Fadhi, Qaybta 1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 76

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 13 ปีที่แล้ว +7

    masha Allah Allahuma baarik li shiekh
    Allah misaankiisa xasanaadka ha ugu daro
    shiikhana, Allahu akbar
    ilaahay ha u fidideeyo dunyadiisa iyo aakhiradiisaba
    amiin Yaa raxmaan.

    • @azhaarchannel6996
      @azhaarchannel6996 ปีที่แล้ว

      mahad said macalin wanku wareeray naxwaxa in badaan hadana siifuduud ufahmay الحمدلله

  • @sacdiyoaballah292
    @sacdiyoaballah292 7 ปีที่แล้ว +7

    jazakal laahu khyr sheeeq ajar iyo xasanaad allha kaa siyo cimri dher iyo cibada suuban an alle kaga baryaa

  • @FardowsaShahmed
    @FardowsaShahmed หลายเดือนก่อน

    جزا ك الله خيرا معلم

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 4 ปีที่แล้ว +2

    Wan u bahna khayr allaha ku siyo

  • @drsasmahajjy1496
    @drsasmahajjy1496 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiikhow wax badan kaa faaidey 😇ilaaahow jannada kugee

  • @abubakarabdikareem297
    @abubakarabdikareem297 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sheekh alle haka abaalmariyo maalin qiyaamada aad ayaan ugu baahnayn jasakalaahu khayr sheekh

  • @aminofarah9279
    @aminofarah9279 4 ปีที่แล้ว

    Manshalaah jazaakalaahu qeyran sheikhii aad baan u fahmay,

  • @abdikadirali1761
    @abdikadirali1761 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah haka Ajar siiyo

  • @karamela.s9218
    @karamela.s9218 6 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا شيخ
    Aad baan u fahmay alle ha kaa raali noqdo

  • @cabdirisaaqfaavro7896
    @cabdirisaaqfaavro7896 2 ปีที่แล้ว +1

    M.sh 2022 😅 still watching

  • @liibaan609
    @liibaan609 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah khayr wlhi wax weynba ii tartay aniga iyo Ilaahay baa og waanan u duceeyey sheekhan si niyad ah, aqoon yahan kan ha kaa ahaado ama ha kaa maqnado yaqey Intan uun practise ku dar basba

  • @cabdicasiismaxamuudcumar9871
    @cabdicasiismaxamuudcumar9871 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waxaan codsanayaa casharka koobaad sharraxaaga noocyada af soomaali noogu jilciso adoo mahadsan macalin

  • @qardhaawi
    @qardhaawi  12 ปีที่แล้ว +6

    walaal wuu ku jiraa naxwaha oo afar fadhi ah

  • @omahaashkir3106
    @omahaashkir3106 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustad jazakallah khayraa alle haku xifdiyo

  • @nimcattudunya5308
    @nimcattudunya5308 7 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay jahliga ha idin ka saaro aflagaadada culumada ka daaya naxwaha iyo micnihiisa barta naxwuhu waa laf dhabarka barashada cilmiga diiniga ah

  • @MOHAMEDIBRAHIM-bu9yt
    @MOHAMEDIBRAHIM-bu9yt 2 ปีที่แล้ว

    sheqa nambarkisa halke ban kaheli kara waxan ubahna cilmiiga naxwaha iyo cilmiga faraithka shukran

  • @aliiyaliy5713
    @aliiyaliy5713 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @MohamedANoor
    @MohamedANoor 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu kheir

  • @خدرسعدهبءك
    @خدرسعدهبءك 5 ปีที่แล้ว

    mashalh jasaakalah khyr shiikh

  • @YassinAli
    @YassinAli 3 ปีที่แล้ว

    احسنت العرض وتبسيط علم النحو

  • @nimcoayaan3629
    @nimcoayaan3629 5 ปีที่แล้ว

    Jasakum allah waa khayr wlhi naxwa waan isla lidanah

  • @kaahinaxmed5691
    @kaahinaxmed5691 8 ปีที่แล้ว +2

    jasakalaahu yaa sheekh ilaahay miisaanka x sanadka ha kugu daro mahad sanid sheekh

  • @mukhtaaryuusuf2981
    @mukhtaaryuusuf2981 10 ปีที่แล้ว

    mcha allah jasaaka laaah khayr sheikh

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 4 ปีที่แล้ว

    Asc Jazakllaahu khayra sheikh waxkabadan oo igu adakaa baan Ka fahmay casharkaan.

  • @faduuscabdi9693
    @faduuscabdi9693 6 ปีที่แล้ว +1

    Shukran shiikh

  • @safiyamohamud3032
    @safiyamohamud3032 9 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much sheikh
    Jazaka Allah khayr

  • @dhawrzandumar3602
    @dhawrzandumar3602 8 ปีที่แล้ว +3

    mnch llh shiikh

  • @safiyocilmi406
    @safiyocilmi406 2 ปีที่แล้ว

    Maashaaalaah

  • @farxaanfudeyd7746
    @farxaanfudeyd7746 6 ปีที่แล้ว +4

    War asxaabey maxaa somalida carabiga ku direy soo manihin dad muslim ah oo ma ogin diinteena iney ku saleysantahay carabiga masaal ahan qu.aanka ma soomali baa mise waa english war allah ka baqa oo aflagaadada ka daaya culumada

  • @ilhaamlhuuuma8549
    @ilhaamlhuuuma8549 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @barodiintaadasisaxa1372
    @barodiintaadasisaxa1372 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @Fahadlordy
    @Fahadlordy 13 ปีที่แล้ว +1

    masha allah,, niceee ! jazakallahu khayraa

  • @alimohumed3685
    @alimohumed3685 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukran

  • @jaamacxurbe8264
    @jaamacxurbe8264 6 ปีที่แล้ว +1

    هذا غير معقول

  • @Qaasim27
    @Qaasim27 10 ปีที่แล้ว +1

    maashaallaah

  • @almohasib4822
    @almohasib4822 7 ปีที่แล้ว +3

    marka hore sheekhu wuu mahadsan yahay, waxaase iga suaal ah .. ZAYD sidee loo jamciyaa ?? waayo 29:43 sheekha wuu jamciyay wuxuuna yiri "AL ZAYDUUNA" magaca Zeyd, sida aan filaayo waa jamc mudakar saalim .. wuxuuna noqon karaa Zayduuna waana ismu calam, hadi aanan qaldaneyn, Afka Carabiga ismu calamkuna AL kama hormariyo .. sheekhuna Al-Zeyduuna ayuu leeyahee .. fadlan ii faaideeya. Mahadsanidiin

  • @xasanjiirwiine9855
    @xasanjiirwiine9855 3 ปีที่แล้ว

    مشاالله

  • @drs-barwaaqochannel4570
    @drs-barwaaqochannel4570 5 ปีที่แล้ว

    Jasaakallaahu khayr sheikh 👎

  • @online2523
    @online2523 4 ปีที่แล้ว

    Maaaaaashaaaalaaaaah

  • @hayatmohammed1275
    @hayatmohammed1275 9 ปีที่แล้ว

    machallah... jazaakalah sheekhna

  • @marianyusufelmi6346
    @marianyusufelmi6346 3 ปีที่แล้ว

  • @adoontialle3364
    @adoontialle3364 7 ปีที่แล้ว

    Wll naxwaha juska 2 miyaaa waaba fahmi waaye

    • @Muslim-man19
      @Muslim-man19 6 ปีที่แล้ว

      Anaa macalin ah oo ku baraaya ila soo xariir

  • @jaamacxurbe8264
    @jaamacxurbe8264 6 ปีที่แล้ว

    اظن

  • @maxamuudjaamac3240
    @maxamuudjaamac3240 3 ปีที่แล้ว

    Hjkl
    Hjkl
    Hjkl

  • @jaamacxurbe8264
    @jaamacxurbe8264 6 ปีที่แล้ว

    هذا كذب محض

  • @suldanhesebe3521
    @suldanhesebe3521 7 ปีที่แล้ว +1

    balaayo idinku dhacday carabi iyo dhaqan shisheeye bay dadkayagii ku qafileen muu soomaaliga dadka baro naga taga

    • @umuzunaira9429
      @umuzunaira9429 7 ปีที่แล้ว +7

      Suldan Hesebe luqada carabiga kalaamka Alle ku so dagay Quraanka luqadee lagu so dajiyay isweydi bal? Luqada Soomaliga aad sheegesit carabiga ka qiimo badan taas aana mudan in labarto.

    • @Juu_123
      @Juu_123 7 ปีที่แล้ว +2

      Suldan Hesebe wlllo hdaad diiin wx ka aqoooni ahyd ma aadn dhahdeen sidaaan
      So wxa lga grnyaa meeeshan in aadn diinta ku adkyn
      Crbigu waa fhmka diiintaaada
      Even is nt shisheeeye
      Shisheeyha waa luqda engriiiska aad jeceshhy
      Teda kle afsomliga wxa kuso qadtaaa dugsiyda hoose dhexe iyo sre wana ku dhlty sidee kga baahn yhy brasho
      Abti allle ka baq ooo crbiga hddn rbin brshdeeeda ka leexo umada la baryo ee ha nqn mid soo taagn

    • @SalmanSalman-ps2bb
      @SalmanSalman-ps2bb 7 ปีที่แล้ว

      Suldan Hesebe Maan gaabnimadaadu waa taka muuqata hadalkaaga’ bro isdaji weel maran ayaad tahee wax halagugushubee dhagaha iyo maqalka fur🤷‍♂️🤷‍♂️

    • @bashirabdi7998
      @bashirabdi7998 6 ปีที่แล้ว

      Suldan Hesebe
      War waad ogtahay inay soomaalidu muslimiin yihiin hadaadan adigu muslim ahayn halayabin waa lagaa badan yahay hadii kale cadho u dhimo

    • @Assahafi
      @Assahafi 4 ปีที่แล้ว

      Dadkani gaalo kamaskax badan baa saan u badashay dhaqan soomaali ayay falsafadooda ku jeclaysiiyeen diintana kaga fogeeyee dhag how dhigina waa maaangaab miidhan hadii aaad aqoon dhaanto wax faaidoleh miyaad ka baratid saynis teknoologiyad iwm. Awoow yaashayo oo la gumaystaa diiday inay gaaloobaan waaba se anagoo xora

  • @husseencagta2088
    @husseencagta2088 7 ปีที่แล้ว

    war soomaali waa la sixray maxaa Inka galay Afka carabiga war afkiina horumariya Carab qof madow waxay yiraahdaan waa duurjoog waana jinni .war caruurtiina u qora Afka soomaaliga oo bara qorid iyo dhigidba asagaa ku faani kartaaye..

    • @nimcattudunya5308
      @nimcattudunya5308 7 ปีที่แล้ว +2

      Hussein Hilac walal naxwaha waxaa loo bartaa si uu barashada cilmiga diiniga ah u fududaado sabab too ah qof ka aan naxwaha baran uma fududa barashada diintu

    • @Juu_123
      @Juu_123 7 ปีที่แล้ว +1

      Hussein Hilac abti carbigu ma aha luqd kliya eee waa brsha diinteeena islamka wa ayo waxa lgu so dajiyy luqdn diinteena
      Teda kle somli wn wda grnynaa watn ku hdleyno dugsuda lgu dhigo
      So wllkiiis aqli gaabidn iska daaa eee diinta islam wx ka baro
      Ddka wxbrayo ddka kle ka leeexo
      Almuhim anigu waa ii muhim
      Lga yaaba adi in aad brty luqda engrishka uuna kuu yhy lqda ugu muhiiinsn
      Lkn crbiga aad aaminsn thy in uu yhy luqd liidato
      Bal arabiga ayaa ah luqda ku anfcyaa aduuun iyo aaaqirba 😍😍😍😍😍

    • @bulletmirage8026
      @bulletmirage8026 6 ปีที่แล้ว

      Thank you so much may Allah bless you

    • @muktarmacalini226
      @muktarmacalini226 5 ปีที่แล้ว

      Hy

    • @fadumoshukri673
      @fadumoshukri673 3 ปีที่แล้ว

      maansha alaah abtigay

  • @_xaqiiqo
    @_xaqiiqo 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير

  • @hayatmohammed1275
    @hayatmohammed1275 9 ปีที่แล้ว +1

    machallah... jazaakalah sheekhna