firi bamiyaha mucjisadisa tin danbe kama goiso 😱 hair moisturizer treatment

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • BISMILLAH RAXMANI RAXIM ALAHU MASALI ALA MOHAMMED

ความคิดเห็น • 551

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 9 หลายเดือนก่อน +40

    Abaayo talo gabadha kadhaaf social media tinted oo qawan waa wax waligeed ku jiridoono waana gabar inana masha allah

    • @KawsarKawsar-xl9gg
      @KawsarKawsar-xl9gg 5 หลายเดือนก่อน

      Tyjvly j .....

    • @faizam523
      @faizam523 19 วันที่ผ่านมา +1

      Waa ilmo yar ilmo yarna xawro ma lahan, teeda kale wajiga lama arkayo waa sii jeedaa

  • @aishamohamud6170
    @aishamohamud6170 9 หลายเดือนก่อน +10

    Mashaallah abyo shambo maa looga dhaqaa mise biyo lee

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 10 หลายเดือนก่อน +10

    Masha allh abyo allh haidin barkeeyo wllhi naftda wax la jeceshahy ayaa anola nolajeceshahy masha allh shukrn shukrn

  • @amirabintumahdi2695
    @amirabintumahdi2695 10 หลายเดือนก่อน +13

    السلام علیکم ورحمة الله وبركاته
    Abyo farxiyo Allah haku barakeeyo gabdha oo asturneen ha duubin
    Jazaakalaahu kula kheyr ukhtii

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e 9 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allah tabarakallah shukran sida nala wadaagtey abayo ♥️ ♥️

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 10 หลายเดือนก่อน +5

    ماشاءالله abaayo illaahay gabdhaha hakuu xafido

    • @hoodosaleban481
      @hoodosaleban481 3 หลายเดือนก่อน

      Saliida ayaan raba wll number kaag iso sheeeg ❤

  • @user-nt4dc3tv5l
    @user-nt4dc3tv5l 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa halkeeh aan kuu imanee wllo lanbarkaaga noosoo sheeg

  • @filsanhassandiriye22
    @filsanhassandiriye22 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah qurux dumarey illahay ha kuxufdiyo adiga iyo gabadhayda macaanto Salida fk maku Dari karaa

  • @umuabdurahman3639
    @umuabdurahman3639 10 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah wll Gabadha astuur

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha bsamiyahan timaha qurux iga dheh xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.

    • @xanaanXasan-sg9le
      @xanaanXasan-sg9le 2 หลายเดือนก่อน

      Qali waxa cad waa maxay ee bamiyaha ku xiga😮😮😮

    • @umusamirachannel
      @umusamirachannel 2 หลายเดือนก่อน

      Warango xalwada lagu daro ee adkayso

  • @Xasuusogeridaiyoqabriga
    @Xasuusogeridaiyoqabriga 5 วันที่ผ่านมา

    Allha ku kuxafido adiga iyo caruurta

  • @Wankooshow
    @Wankooshow 6 หลายเดือนก่อน +3

    Continue more language worldwide❤
    I am from Ethiopia❤ ኢትዮጵያ🎉

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 หลายเดือนก่อน

      What language?

  • @jamaalkasim6342
    @jamaalkasim6342 8 หลายเดือนก่อน +16

    Which wergda My sister

    • @hodanshimbir4319
      @hodanshimbir4319 8 หลายเดือนก่อน +2

      It’s called starch

    • @Nasro629
      @Nasro629 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@hodanshimbir4319
      Waranga iyo starch mafahmin malagamaarmo miyaaa

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 7 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Nasro629abyo warangada wa mida xalwada lagu sameeyo muqdisho hadaa joogta dukaamada waad ka heleysa warangada xalwada lagu daro dheh.

  • @sabrinhaji6479
    @sabrinhaji6479 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo corn flour maxa kawada

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn 20 วันที่ผ่านมา

    Video ga intaan joojistaan suuqa ka doontay alabta misan soo marsady hada m.a😂❤

    • @CaashoAli-y3s
      @CaashoAli-y3s 10 วันที่ผ่านมา

      Ma ku anfacday

  • @user-pq8lc2zq3c
    @user-pq8lc2zq3c 9 หลายเดือนก่อน +5

    Maan sha alaah abaayo macaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-ed1rd9hs4m
    @user-ed1rd9hs4m 10 หลายเดือนก่อน +4

    Salida iyo karemka ayan raba abayo lanbr iso sheg Nairobi kula joga

  • @KalthuunAwlhirsi
    @KalthuunAwlhirsi 2 วันที่ผ่านมา

    Wllo waxa igacawisa Timo yar oojilicisa oo bilamidha maxakusameeya wllo igasoo cawi

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 10 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah ❤❤❤

    • @maxamedcusman1158
      @maxamedcusman1158 9 หลายเดือนก่อน

      Abayo gedka wax lagu shiidayo hadan heysanin mooyaha xawashka maku tumi karaa baamiyaha plz isoo kawab❤

  • @aadancade9854
    @aadancade9854 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalah tabaraka Allah abyo quruxey ilahey hku barakeyo

    • @xanaanXasan-sg9le
      @xanaanXasan-sg9le 2 หลายเดือนก่อน

      Bls wll waxa cad ee bamiyaha ku xiga waa xay

    • @hafsoupdi670
      @hafsoupdi670 2 หลายเดือนก่อน

      Warangada xalwada wye wllo​@@xanaanXasan-sg9le

  • @farxiyocanshuur4152
    @farxiyocanshuur4152 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a alaah idin barakeeyo adya gebedhadaba

  • @habibafarah127
    @habibafarah127 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saliida waan rabay. Xagee n ka helaa

  • @nasradirie-nj8kn
    @nasradirie-nj8kn 3 วันที่ผ่านมา

    Wargo maxaa Laga wad isheeg wllo

  • @user-bh9ds5wz2z
    @user-bh9ds5wz2z 7 หลายเดือนก่อน +2

    Salida wan ubahanhy salada aad tayar umarinaysay

  • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
    @deeqoahmedsomaliyaguul7685 9 หลายเดือนก่อน +4

    Manshallah illahey illahey gacantada hakubarakeyo

  • @nuuracayuuni3204
    @nuuracayuuni3204 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxpyalow tintayda wey adagtahy xogaa ila taliya inay ii jilicdo Aa rabaaa waa isnacnay ilataliya

    • @hibamsalaad9842
      @hibamsalaad9842 6 หลายเดือนก่อน

      Bamiyaha ayaa u fiican ka faideyso video

  • @dahaboduugte8657
    @dahaboduugte8657 8 วันที่ผ่านมา

    Abyo codsi wayy timaha iga datan markan intan an kudarsay hada wana marsdy marka waxad ishegtaa malin kasto maan mariyaa jawb plz

  • @KowsarCabdulqadir
    @KowsarCabdulqadir 7 วันที่ผ่านมา

    Wixii hadii dam lagaliyo soow nafaqadii kama dhamaaaneeyso

  • @sacdiyocabduqadir5692
    @sacdiyocabduqadir5692 9 หลายเดือนก่อน +3

    masha Allah abaayo ❤❤❤

  • @YurubCabdikariin
    @YurubCabdikariin 3 หลายเดือนก่อน

    Maxankusamy wallishaga wogaya wamarny timah damiyah😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @idmanqaliomar7222
    @idmanqaliomar7222 10 หลายเดือนก่อน +3

    Sxby farxiyo tinta jareerka ah maxaa jilcinkaro plz oo aad hubtaa plz ila Soo wadaag

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 9 หลายเดือนก่อน +1

      bbaamiyaha waa la hubaa abayo anaa tijaabiyay lkn moos iyo ukun baa ku dari jiray hada saanaa tijaabinaaa inshaLLH

    • @idmanqaliomar7222
      @idmanqaliomar7222 9 หลายเดือนก่อน

      Haye macanto wan tijaabini thank you cadey

    • @foos726
      @foos726 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@umumascuud3307baamiyaha saaid jileec miyuu ka dhigaa timaha abaayo iso jwb

  • @haseenamuaz4976
    @haseenamuaz4976 3 หลายเดือนก่อน +1

    What is the second items, flower or rise powder .❤❤

  • @user-ve4pi3ck2g
    @user-ve4pi3ck2g 10 หลายเดือนก่อน +1

    Halkee joogta abyo creamka wajiga dulduleelka ayaan uu bahaanayee

  • @loveroses5636
    @loveroses5636 28 วันที่ผ่านมา

    Burka canjeelada miyaad ka wadaa?

  • @DeeqocqaadirIbraahim
    @DeeqocqaadirIbraahim 9 หลายเดือนก่อน +4

    Baaraka llaah abayo shaambo fiican noosheeg

  • @user-lz6sy5hn8t
    @user-lz6sy5hn8t 26 วันที่ผ่านมา

    Abyo mashiin ma hayo ee maxaan sameeya

  • @SaynaabAbdirizak
    @SaynaabAbdirizak 26 วันที่ผ่านมา

    wll aflaqad maxaa ka dawoah

  • @user-er3qz5ks9y
    @user-er3qz5ks9y 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waranga mxa ladaha

  • @khadarcumar-ds1oh
    @khadarcumar-ds1oh 4 วันที่ผ่านมา

    thanks sister

  • @RayaanMaxmed-so2nd
    @RayaanMaxmed-so2nd 29 วันที่ผ่านมา

    Waxaan cad ee daqiiqda u eg maxaweye

  • @AnisoIbraahim-hh2jc
    @AnisoIbraahim-hh2jc หลายเดือนก่อน

    Abayo meel madhigan karaa halihii iga soo hare

  • @user-ph7qg2hn8p
    @user-ph7qg2hn8p 17 วันที่ผ่านมา

    Ani timahayga way adag yihiin amay ka siidaran😂😂

  • @safiyoqurux4769
    @safiyoqurux4769 5 หลายเดือนก่อน +1

    abayo walahi wankuaminay ma.sh

  • @kifaxyuusuf5201
    @kifaxyuusuf5201 2 หลายเดือนก่อน

    Msha alah wll saliida halkee Ka heli karaaa

  • @IglanaliCabdi
    @IglanaliCabdi 19 วันที่ผ่านมา

    American Idol makeup artist

  • @user-vb4yn4of5v
    @user-vb4yn4of5v 6 วันที่ผ่านมา

    Warongadu waa xay wll

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v 6 หลายเดือนก่อน +3

    How much oil ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @queennaima-w6g
    @queennaima-w6g 8 วันที่ผ่านมา

    Waraga maxa ladaha wllo

  • @LayloCabdixirsi-sb1qm
    @LayloCabdixirsi-sb1qm 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc habaryareey wajigeyga anoo yar busbus igu dhacay nabrihiisii buu igurebtay nabro duldulel ah oo madmadoow ah maxn sameeyaa bls

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  9 หลายเดือนก่อน

      Wcs abayo Kareem kas wau kasara inshallah ilasoxorir+254790610603

    • @LayloCabdixirsi-sb1qm
      @LayloCabdixirsi-sb1qm 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@farhiacuisinekushintanks

  • @HadiyaHadiyacalixasan
    @HadiyaHadiyacalixasan 2 หลายเดือนก่อน

    Abooyo maxa naa mariiya tiinta.adaaga.abooya❤❤

  • @SalisuAdam-hu6sm
    @SalisuAdam-hu6sm 9 หลายเดือนก่อน +6

    Hi my sister good afternoon I like

  • @user-kr9zt4ze7n
    @user-kr9zt4ze7n 8 หลายเดือนก่อน +1

    Djibouti ban joga wll salida ban raba

  • @Hawa-n5e
    @Hawa-n5e วันที่ผ่านมา

    Waranga maxaladaha abayo

  • @suadabdillahi2450
    @suadabdillahi2450 หลายเดือนก่อน

    Jazaka Allah khayr nambarka telefoonka noosoosheeg

  • @nimcoahmed2349
    @nimcoahmed2349 10 หลายเดือนก่อน +4

    Thanks abayo ❤

  • @amalahmed640
    @amalahmed640 23 วันที่ผ่านมา

    Warango wa maxay??

  • @user-to5js8je4m
    @user-to5js8je4m หลายเดือนก่อน

    Warko maxa laga wada abyo

  • @user-qf2vj5pj5r
    @user-qf2vj5pj5r 10 วันที่ผ่านมา

    Wadaango waa waa maxay

  • @loveroses5636
    @loveroses5636 28 วันที่ผ่านมา

    Abaayo warango waamaxay?

  • @user-yn2nl7fs2w
    @user-yn2nl7fs2w 19 วันที่ผ่านมา

    Hadaa meel dhigto ma iga ureysaa

  • @siraadcalimuxubo9090
    @siraadcalimuxubo9090 2 หลายเดือนก่อน

    Timaha jilcisada la mariyo mala marin karaa iso jwb farhia walshy insha allah

  • @user-yd4pb6oe8t
    @user-yd4pb6oe8t 22 วันที่ผ่านมา

    Saliida ay rawaa intee ka hela habaryar🥺

  • @user-bf7rw2rm9g
    @user-bf7rw2rm9g 10 หลายเดือนก่อน +3

    Walal saliida ubaahnaa inteen kahelaa inteen kalaso xariiraa ado raali iiso jawaab

  • @user-hx7yi5cx2w
    @user-hx7yi5cx2w 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo waxaa iisheegtaa warangada baamiyaha gartaye

    • @AminaHassan-gg2fl
      @AminaHassan-gg2fl 4 หลายเดือนก่อน

      Wll budada cad oo lugu daro xalwada ayaa la yiraadaa waraango

  • @hodhanabdullahi3005
    @hodhanabdullahi3005 9 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah wan sotijawin abyo

  • @IkraanMaxamed-hg1ge
    @IkraanMaxamed-hg1ge 11 วันที่ผ่านมา

    Warangaha Ma daqiiq bad ka wadaa

  • @shankuroninacali6687
    @shankuroninacali6687 หลายเดือนก่อน

    Abyo timaha iga si siibtaan mxaa daawo uah❤

  • @user-km1rm5mv7i
    @user-km1rm5mv7i 8 หลายเดือนก่อน

    Labrakaada noosoodhik abay❤❤❤❤

  • @maimunabestcooking
    @maimunabestcooking หลายเดือนก่อน

    Salida magaced mugadisho inta lagahela habaryar manta le kusoboqde Karen kana wa ubahanahay iso jawab lambarkaga ubahanahay

  • @RayaanMaxmed-so2nd
    @RayaanMaxmed-so2nd 29 วันที่ผ่านมา

    Abayo mexeey kugu dhe dheranayan jimuhu

  • @hiissaid6477
    @hiissaid6477 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaah wll waa imisa lacagta Saliidu

  • @abdirahmanmohamed5203
    @abdirahmanmohamed5203 หลายเดือนก่อน

    sallidda aad marisay maxaa la yiraahdaa

  • @WaliyaaClaahi
    @WaliyaaClaahi 6 หลายเดือนก่อน

    Abayo bamiga😊 keligiisa mala isticmali karo miyaaana

  • @faadmasuldan7737
    @faadmasuldan7737 9 หลายเดือนก่อน +2

    Apyoh ilaa inteyyyy jogteynaaa

  • @faraxfaarax1719
    @faraxfaarax1719 10 หลายเดือนก่อน +2

    abayo saliida muqdisho malaga helaa jawaab

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  9 หลายเดือนก่อน

      Wan udhiwa ilasoxorir qali +254790610603

  • @ashaahmed7071
    @ashaahmed7071 9 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah ❤🎉

  • @faadumocali1630
    @faadumocali1630 3 หลายเดือนก่อน

    maashaa allaah abaayo mcnto shukran

  • @CashayareAbdirahman-nn6fs
    @CashayareAbdirahman-nn6fs 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahdsanid abyo

  • @FihiimaMuse
    @FihiimaMuse 16 วันที่ผ่านมา

    mash allha wllashaya ❤❤❤❤❤❤❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤s❤c❤w❤wcs hbo masha allah jisakallahu qeyran❤❤❤❤

  • @aboueleyeh6771
    @aboueleyeh6771 3 หลายเดือนก่อน +1

    Machaalla

  • @faadumocabdi6455
    @faadumocabdi6455 7 หลายเดือนก่อน

    Mash allah ad ayan uga hepay xage jogta on lahela Caremaka wajiga cayilinayo

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waranga English igusheg plz sz jazakalah

    • @misssusu
      @misssusu 9 หลายเดือนก่อน

      Cornflour

  • @ShukriShalle
    @ShukriShalle หลายเดือนก่อน

    Waranga mxaa ladaxa wlshy

  • @user-if1zo6lr6v
    @user-if1zo6lr6v 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alah ❤❤❤❤❤❤

  • @fadxiyamarwa
    @fadxiyamarwa 7 หลายเดือนก่อน

    Ma shanbo ayaad ku maydhay wllo❤

  • @umucabdiraxman8735
    @umucabdiraxman8735 2 หลายเดือนก่อน

    Maanshallah Walaalo Waadmahadsantahay

  • @user-pf8uk4oh6e
    @user-pf8uk4oh6e 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo firi karemka wajiga sen kuhelikarna abayo mcn

    • @farhiacuisinekushin
      @farhiacuisinekushin  9 หลายเดือนก่อน

      Ilasoxorir+254790610603

    • @IfrahMoha-dr5lc
      @IfrahMoha-dr5lc 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@farhiacuisinekushin Firi abayo wa lagu cayilo iso sheg cato said ahye qali

    • @user-tl3fz3pr3q
      @user-tl3fz3pr3q 7 หลายเดือนก่อน

      @@farhiacuisinekushin Asc whtsb malahan Lamabrka wallaashey

  • @halimahillow797
    @halimahillow797 28 วันที่ผ่านมา

    What is the white powder

  • @taslimofficial1184
    @taslimofficial1184 14 วันที่ผ่านมา

    Warangada nashada ma ula jeda abyo

  • @Zayynab236
    @Zayynab236 7 หลายเดือนก่อน

    Dhib waaye be😂aniga timo dhadher oo jileeec ah waan leyahy ee dhibka iheyso waa go'go🥲

  • @user-ur1cz7fe6i
    @user-ur1cz7fe6i 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mansh Allah

  • @SafiaEbrahim-xy9lu
    @SafiaEbrahim-xy9lu หลายเดือนก่อน

    Abyo saliid fiican iisheg naag walba saliid unbey kuxayeesiine mana fiicno
    Tinteyda wa tin markii kor loga jedo adeg lomoodo marka lataabtana jilcan wana xabad weyne aad ubadan

  • @user-jt1pr7gy5v
    @user-jt1pr7gy5v 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaw❤❤❤

  • @user-xv4mj2du5g
    @user-xv4mj2du5g 8 หลายเดือนก่อน

    abayo hadna wax ku darin karan dhib miya ika ima na❤ biz ika jawab❤😊

  • @fatuumqurux7123
    @fatuumqurux7123 10 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran abayo

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah wa mahdsanthay xabiibti

  • @safiyocabdi7865
    @safiyocabdi7865 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo salida magaced xge lag hel ado mahadasn

  • @habonhassan8820
    @habonhassan8820 หลายเดือนก่อน

    Walshy warangada max kawada man fahmin