saliida timaha ku Dheereey neeyso si dag dag ah o timaha daata iyo bidaarta u fiican qurxinta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • saliida timaha ku Dheereey neeyso o agoolka iyo bidaarta iyo timaha daata u fiican qurxinta wajiga iyo timaha cunto somali #hada kadib saan usameeyso #wararkii ugu dambeeyay war dag dag ah fadumo has channel saliid timaha ku bixineysa

ความคิดเห็น • 50

  • @ayaanxaaji1507
    @ayaanxaaji1507 2 ปีที่แล้ว +6

    Msha alh xabibti anaa uhoreeyo cwa wan kafaideysan donaa in sha alh

  • @faadumociise4379
    @faadumociise4379 2 ปีที่แล้ว +4

    Thank you mumii gacantada allaha kuubarkeyo

  • @abdullion
    @abdullion 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Alaah Walal Qaali 👍❤️👋✌️

  • @HiboCabdi-v3l
    @HiboCabdi-v3l 9 วันที่ผ่านมา

    Mash allh

  • @jdjddhdhhd5962
    @jdjddhdhhd5962 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani xitaa waan isticmaalay mashaa alaah mahadsanid abaayo

  • @aaminabashiir6119
    @aaminabashiir6119 2 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah wa tii hore cml ani tii hora ku faiiday

  • @halimasomo4305
    @halimasomo4305 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah perfect oil 👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👌👌👌👌

  • @shukricali9999
    @shukricali9999 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo mahdsanid tii horana aad bay i cawisay tana wan samesan dina inshllh🥀😍

  • @shukrishacni6666
    @shukrishacni6666 2 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh mcnto ilaaheey haku xafido waad noo dadaashay shukran

  • @faisojaamac239
    @faisojaamac239 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @zuleikhahazzan3511
    @zuleikhahazzan3511 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah alaha ku dhawro abayo

  • @DeeqaNuur-db6bf
    @DeeqaNuur-db6bf 7 วันที่ผ่านมา

    Toxob

  • @Sumayo937
    @Sumayo937 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abayo

  • @NimaIdil
    @NimaIdil หลายเดือนก่อน

    Flaxist wa madame abayo

  • @asmagob3745
    @asmagob3745 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a horay usoco Xppti

  • @dhooldheyman8565
    @dhooldheyman8565 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo aniga waxani ma helaayo teda kale ayakoo shiidanaa ma hellaayo plz abaayo iso jwb qaab fuduud ayaan rawaaa kismaayo ayana jogaa😥😥

  • @asuummusse8804
    @asuummusse8804 2 ปีที่แล้ว +3

    Agool waxa unaqanaa toxob reer somaliland hadaanahay

  • @fartuunabdullahi4386
    @fartuunabdullahi4386 2 หลายเดือนก่อน

    Xbbt lkn xabadswodada ani waan ku xanuunsanaya😢 inta kle bes hadaa smaysto ma igu filantahay

  • @laylamuse5428
    @laylamuse5428 ปีที่แล้ว

    Xagee joogtaa wll mcn🌸🦋

  • @ambiyoadan8973
    @ambiyoadan8973 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a aniga neh hada kadib sameysanaya I.a

  • @zahrodhemanxasan2881
    @zahrodhemanxasan2881 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo noso badi wax yabaha timaha bixiyo iyo wax jilciyo

  • @zamzammahamud7204
    @zamzammahamud7204 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Lkn xabiibti manoo soo qori kartaa wax yaabaha aad ku dartay magac yadooda somaliga ah midka ugu horeeyo ma fahmin ( basal xulbo dhagayaro xabasowdo) midka kale?

  • @nasroamiin5557
    @nasroamiin5557 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo basasha tinta makasoo ureso miya. Isojawab ado mahadsan.

  • @faduushsuudi9540
    @faduushsuudi9540 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo ani maba arag tinteeyda oo dheer teda kale wax walbo oo mariyo maba baxayaaan marka waxanba iska dhadhacshay somalida waxa ey shegayaan waa been lacag lee kuraadsanayan 🙏

  • @johroabdi8064
    @johroabdi8064 ปีที่แล้ว +1

    Timo collagen leh ma la marin karaaa

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimaIdil
    @NimaIdil หลายเดือนก่อน

    Flacsite signifie quoi en Somalie

  • @asiyajama7013
    @asiyajama7013 2 ปีที่แล้ว +1

    Hapo hadaan kadhaqin ma dhibaaa hapo timaha iizoo jawaap plz

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  2 ปีที่แล้ว +2

      in laga Dhaqo ayaa loogu tala galay iska Dhaq xabibti

    • @asiyajama7013
      @asiyajama7013 2 ปีที่แล้ว

      @@annaafadumo2225 hyh hpo

  • @fam3573
    @fam3573 2 ปีที่แล้ว

    Asc walalo malaga qubayna markan marsadoo mise wan kudaynayaa

  • @Pretty_Nezlihaan
    @Pretty_Nezlihaan 10 หลายเดือนก่อน

    Ani wax walbo aan sameeyo still it's short 💔😭😭

  • @aragsanabdi8105
    @aragsanabdi8105 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilmo Hal sano jiro ma loo marin karaa

  • @bahjaabdinor4466
    @bahjaabdinor4466 2 ปีที่แล้ว +1

    Baris iyo heel maku darikara abayo mcn plz iso sheg

  • @bahjaabdinor4466
    @bahjaabdinor4466 2 ปีที่แล้ว +1

    Xiliga aan marsaday xiligeda kale miyaa ka dhaqaa abay mcn plz iso jwb

    • @annaafadumo2225
      @annaafadumo2225  2 ปีที่แล้ว +2

      maalinta aad marsatay maalinta ku xigto xiliga aad fursad u heshid ayaad iska Dhaqeeysa shampo kuDhaq

    • @bahjaabdinor4466
      @bahjaabdinor4466 2 ปีที่แล้ว

      @@annaafadumo2225 mahadsanid abayo mcn

  • @asiyajama7013
    @asiyajama7013 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo saliid saytuun hdaan hayzan maka maarmikaraa wyo timahyga coconut oil baan marsadaa

  • @NimaIdil
    @NimaIdil หลายเดือนก่อน

    Flaxist wa madame abayo