fikirkeyga: Muhiimadu waa qaabka loosoo tabinayo Qisada: 1. In la sheego oo Muslimiinta looga waramo si ay casharo uga qaataan weeye, markayi galaan (qaflada fitnada), in dadku midnimada dhexdooda Ilaaliyaan, haddii khilaaf yimaado waxaa laga yaabaa in lagu halaagsamo oo fitno muslimiinta dhexdooda 2. Lknse waxaa khalad ah in la canbaareeyo, la aflagaadeeyo, la suurad xumeeyo, Saxaabadii Nabigeena SCW, koox kamid ah.
Culimadii islamkuba kama gaabsana oo xitaa axadiis nabi ayaa sii shegay in fitnadaasi dhici ,muhiimadu waa in si sax ah loo cadeeyo oo shiicada saaxada loo banaynin ,oo shiicada saaxada loo banaynin , Waxay jawaab utahay qof comment iga kusoo qoray in lasoo bandhigin fitnadaasi.
Culimadii islamkuba kama gaabsana oo xitaa axadiis nabi ayaa sii shegay in fitnadaasi dhici ,muhiimadu waa in si sax ah loo cadeeyo oo shiicada saaxada loo banaynin ,oo shiicada saaxada loo banaynin
Subxanallah 70 kun oo dhimatey dad yar ma aha😮 fitno weyn bay aheyd waliba saxabadii nabiga Anaguba manta wan arganaa dad muslim ah oo hadana walalo ah oo qabiil qabiil isku dilaya waliba waa og yihiin dad qabiil qabiil ku dhinta inay ehelu naar yihiin
Wxa ka mida caqiida ahlu sunna In laga aamuso wixii dhex maray saxaabada oon looga waramin caamada Sobobtu tahay wax ay ka faa idayaan ma jirto, Wllkey c/raxmaan waabari waxan ku xidhnaa chanelka ilaa 3 sano waxa aad soo gudbisaa mowduucyo qiima badan Markaa arinkan iyo fitnooyinka dhex dhaca saxaabada ka gaabso Wllkaa salmaan kibaar
Mucaawiye maxaa ugu yeernaa isagoo garadaro ugu duulay cali RD ma gaal ma muslim mise munaafaq ilaa sadexdaa mid buu noqon walee wax wayn baa hala qariyo la layeehay😢😢😢😢
Mise Gaal maxay tahay. Nabigaba ma usan oran gaalo. Wuxuu dhahy bas waa qolo gardaran. Cali iyo Mucawiye labada waxa ay ahayeen Saxabada rasuulka kuwa ugu waweynaa ALAHA KA RALI NOQODO LABADABA
@@Xirsiev wax kasta xukun u baahan yihiin hadii kale cid walba o khalad gashay ilaahey haloo daayo mise marka mucaawiye messha imaado bes saa loo hadlayaa
Fitnada xilgaas dhalatey ilaa io hada saameyn ballaran bey ku leedahay caalamkena islaamka waana xilliga ay soo bilawdeen firqooyinkan io fikiradan kla duwan ee meelay ku saleysan yihiin la aqoonin ee caalamkeena hareereye i hope fitnadaas in la fahamo lagana hadalo wali maanan arkin dad bdno ka hadlaya dadka badnaa way ka gaabsadaan aniga wxn aaminsanahy dhacdooyinkii hore markaa fahantaa xanlin kartaa mida hada taagan dhacdooyinka waa kuwo soo laablaabta mahadsanid sidaa oga hadashey 😊😊
اللهم صل على محمّد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى ال إبراهيم انك حميد مجيد. اللهم بارك على محمّد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. آمين آمين آمين آمين امين
Dadka dhan ka aamus ku haya maxay sababta loo aamusayo xaqa oo la cadaayo say wax u dhaceena la sheego waaba waajib ee xagee aamuska yaaal walee dadka maso dhowa 2025 xaqa hala qariyo ku hadlaya😢
Cali bunu abi daalib waa dadkii janada loogu bishareeyay xadiis na wuxuu ahaa labo muslina oo seef isku qaatay iyagoo is dagaalaya labaduba janada ma galaan hadaba waamaxay sababta ay qisadan culimadu uga gaabsataa ??? والله اعلم
@hamzaabdi4899 istaqfurallah xadiiskaas war uma hayo, lkn waxaa haboon in kitaabka ama sunada wax yaabaha lag soo xigto ay ubaahanyihiin faham qoto dheer, iyo caqli weeleeya, xilli ku haboon, aqoon buuxda, Curfi iwm, ee maaha in wax walba la iska soo daliishado, waa sax in laga taba tago waxyaabaha lkn ka gaabsaba qaamuuska sow kuma jiro intii la dhex yaaci lahayd wax aan cidba kuu dirsan sida dhacda jaale
Caaisha dhinac kale bay ku jirtay , ma caaisho oo hooyada musliminta ah ayaa naar ku tilmamysa , mida kale dagaalkan waa dagaalki madhabka shiada kuso if baxay
Mashaa Allah wuxu ahaa mawduuc qiimale mahadsanid
Markasta waan raadin jiray muqaalkaan oo kale
Mashlaah walal ilaahay ha ku xafido ❤🎉
Magacaygu wa cabdirahaam cumar halkanina wa waaberi Media kusoo dhawada dawdayal muqaalkena manta!
❤❤❤
❤❤❤❤allah akbar
Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari
قال ابن رسلان في ألفيته
وما جرى بين الصحاب نسكت# عنه وأجر اجتهاد نثبت
Nooso badi qisooyinka saxaabada walal😊
💔💔💔
waa murugo xanuun badan 😢😢
Maadaama ooaadnaganixisay hadabanagafarxi oonoosoobadhig guulihiimuslimiinta😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Jazakallah waxaa jeclaa laha inaa noo soo diyariso sidii loo dilay cali binu abii dalib radilyalahu canhu
Anagaxitaawaanjacelnahay
Inkasto laga gaabsado hadana waa Taariikh madow oo in la ogaado laguna cibro qaato mudan
Scw scw scw
Cali bin abii daalib iyo mucaawiye bin abii sufyaan labadaba waan jecelnahay
Qisadaan inta badan waa laga gaabsadaa zxb c raxmaan cumarow.
Hadan islaha u soo qor culumadii xita la waydiyay way Ka gaabsaden
@@InaSiciido Lakiin sababta ay uga gaabsadeen maxay tahay ❓
Qiso xun bey aheyd oo qof walba Muslim ah taabaneysa saxaabada aya dhexdoda dagaalamay😢@@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@@Cabdiraxman..Gaalkacyowaa taariiikh madow sida muuqata walal anigaba hada ayaa iigu horeysa lakin dilka cusman waan maqley xiligii caisha rc nooleyd
fikirkeyga: Muhiimadu waa qaabka loosoo tabinayo Qisada:
1. In la sheego oo Muslimiinta looga waramo si ay casharo uga qaataan weeye, markayi galaan (qaflada fitnada), in dadku midnimada dhexdooda Ilaaliyaan, haddii khilaaf yimaado waxaa laga yaabaa in lagu halaagsamo oo fitno muslimiinta dhexdooda
2. Lknse waxaa khalad ah in la canbaareeyo, la aflagaadeeyo, la suurad xumeeyo, Saxaabadii Nabigeena SCW, koox kamid ah.
Next dagalkii lagu furtey istanbul
Waa kuma maxamad Bina wahaab muqaal nooga soosamey mahadsanid
Kusaliya nabigeba Muhammad scw❤
صلي الله عليه ؤسلم
Salalaahu calayhi wasalam❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Hal qodob 700000 oo saxaabi kuma dhiman
Sqxaabada ka qayb gashay 30 saxaabi mq gaadhayn
Lkn waxa ku badnaa taabiciintii.
Markaa is sax macluumaadka inta aadan sheegin wll
Wallhi waan murugoday markan maqlay dagalkan musliminta Alle ha uwada naxariisti kuligood 🥹
Waa intad doontid dhiib oo ah 150k dollar😂
Waa cabdiraxmaanow ka joog arin khatar ah ayaad ku jirtaa wlhi😢
Allaah ka wada raali noqdo
Saxaabadii nebigeena Salallaahu caleyhi wasallam
Wr saxaabada wararkooda lama faafiyo ee kasaar zxp
Culimadii islamkuba kama gaabsana oo xitaa axadiis nabi ayaa sii shegay in fitnadaasi dhici ,muhiimadu waa in si sax ah loo cadeeyo oo shiicada saaxada loo banaynin ,oo shiicada saaxada loo banaynin ,
Waxay jawaab utahay qof comment iga kusoo qoray in lasoo bandhigin fitnadaasi.
Ilaahay ha unaxariisto dhamaan saxaabada kolay waa bini aadam qalad waa ka dhacaaye,
Keep going pro
Wallahi waa fitno argagax leh Allah hauwada danbi dhaafo kullugood
Wlle qisadan kasaar youtube culimadu waxat fatwoodeen in laga aamuso wllhi markaan dhagaysty ilmadaan ceshan kari waayey ❤
Maxaa looga aamusayaa, hadii la soo bandhigo ma dambi baa la galay, qisadaan in badan baaba raadinayay
Culimada may xaqa cadeeyaan wax dhacay see loo qariyaa
Wax laga aamuso wey tahay walahi waxaa iigu murugo badneyd markey qoladii mucaawiye ay kitaabka kor uqaadeen😢 iyo markey xiliga salaado lagaaro ay iskusoo laabanayaan😢
@@lafaHore mucaawiye markuu wax walba kharbuday oo cali dadkii kle kusoo duulay buu kitaabka ku dhuuman taa miyaa qiil u noqonysa iyo isagoo dhiiga muslimka qubaya salaad u tukaday labadaaba dambiga u galayo ba ka waynaa
aniga xitaa waan imeeyay waxaan dhahana waan garan waayay
عظم الله مقام امير المؤمنين علي ابن ابي طالب عليه السلام
Qisadan wa lga gaabsada in aad soo bandhigto my ahyn❤❤
u jeedada looga gaabsanayo maxay tahay
Culimadii islamkuba kama gaabsana oo xitaa axadiis nabi ayaa sii shegay in fitnadaasi dhici ,muhiimadu waa in si sax ah loo cadeeyo oo shiicada saaxada loo banaynin ,oo shiicada saaxada loo banaynin
Shiico iyo yuhuud aakadambeysey😢😢
Subxanallah 70 kun oo dhimatey dad yar ma aha😮 fitno weyn bay aheyd waliba saxabadii nabiga
Anaguba manta wan arganaa dad muslim ah oo hadana walalo ah oo qabiil qabiil isku dilaya waliba waa og yihiin dad qabiil qabiil ku dhinta inay ehelu naar yihiin
Kasoo hadal taariikhda Al qaacida 🙏
Saxaabadda hadday is dagaalayn oo sidaa isku dilayn wax somali ugaar ah ma ahan , in laga soo laabto la doonayaa
Waar like isara first one 😢😢❤❤😂
Igu la sali nabigeena muxmed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
صلي الله عليه ؤسلم
صلي الله عليه وسلم
Qalad weyn aa ku dhacday manta maxaa yeelay culimada islaamka waxay isku waa faqeen inaa labuun burnin oo laga sheekeeyo dagaalkaas saxaabada dhaxmar
Wxa ka mida caqiida ahlu sunna
In laga aamuso wixii dhex maray saxaabada oon looga waramin caamada
Sobobtu tahay wax ay ka faa idayaan ma jirto,
Wllkey c/raxmaan waabari waxan ku xidhnaa chanelka ilaa 3 sano waxa aad soo gudbisaa mowduucyo qiima badan
Markaa arinkan iyo fitnooyinka dhex dhaca saxaabada ka gaabso
Wllkaa salmaan kibaar
C/raxmanow wanku taageeraa lkn qisada safayn kaama dhageysanayi manta iga raali ahow
Mucwawiye in u la dgalo maahen ali sbbto eh nabiga swc io alle ayaba jeclaa wana calnsidihi nabiga io gesigi islmkaa
Inaad ka gaabsato ayaa wanaagsaneed maadaama casriga iimaanka dadku uuba Iska yar-yahay 🙂
😐
Ka bixi qisadaan walaal .
Culumadu waa kuwa dhaxlay anbiyada mana ka hadlaan qisadaan way ka gaabsadeen .
Hadii uu ku qanciyo muqaalkan.......
SalaamN
Mahadsanid ustaad
Mucaawiye maxaa ugu yeernaa isagoo garadaro ugu duulay cali RD ma gaal ma muslim mise munaafaq ilaa sadexdaa mid buu noqon walee wax wayn baa hala qariyo la layeehay😢😢😢😢
Afarahaas xaa ku galiyay adi; ilaahay baa kala xisaatamayee😂😂
Mise Gaal maxay tahay. Nabigaba ma usan oran gaalo. Wuxuu dhahy bas waa qolo gardaran. Cali iyo Mucawiye labada waxa ay ahayeen Saxabada rasuulka kuwa ugu waweynaa ALAHA KA RALI NOQODO LABADABA
@@Xirsiev wax kasta xukun u baahan yihiin hadii kale cid walba o khalad gashay ilaahey haloo daayo mise marka mucaawiye messha imaado bes saa loo hadlayaa
@@FOXFORDUNIVERSITY cali oo ahaa 10 kii janada loogu bishaareeyay ehelu bedkana ahaa khaliifkii muslimiinta doorteena ahaa miyaa mucaawiye la barbar dhigaysaa oo asxaabi caadi ah ahaa sida saxaabada kale🤔
وما جري بين الصحابة نسكت
Wixii saxaabasa dhex marey waan ka aamuseynaa
Fitnada xilgaas dhalatey ilaa io hada saameyn ballaran bey ku leedahay caalamkena islaamka waana xilliga ay soo bilawdeen firqooyinkan io fikiradan kla duwan ee meelay ku saleysan yihiin la aqoonin ee caalamkeena hareereye i hope fitnadaas in la fahamo lagana hadalo wali maanan arkin dad bdno ka hadlaya dadka badnaa way ka gaabsadaan aniga wxn aaminsanahy dhacdooyinkii hore markaa fahantaa xanlin kartaa mida hada taagan dhacdooyinka waa kuwo soo laablaabta mahadsanid sidaa oga hadashey 😊😊
aad baad ugu qaldan tahay inaad qisadaan soogud biso kasaar hada fadlan sababtaan uleeyahay waxeytahay soomaalidu waad taqaanaa qabiil qabiil bay isku laayaan hadhow hadiiladhaho lawo qolo oo muslimiin ah baadtihiin ee maxaad isku dilaysaan waxay kudhihi doonaan iyagaa gardaran saxaabada xitaa sidaan oo kale way sameeyeen ee dagaalka wada
Sifiin mise safayn wllo😊
Sifiin
Sifiin weeye waana goob raqa oo suuriya agteeda .ah
Is khilafka noocan ookle iyado ay ahaydba inaan labaahin hadane dhacdadaan waa mid culumadenu kagabsaden tabinteeduna maaha mid quman sxb
Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay zhp❤
Usaame bin laden baa aasaasay so maaha
Ilin baa iga timi
Waberiyow fadlan noso badi muqaladan oo kale mahadsanid ❤
2019 ilaa maanta ka daalo daawashada muuqaladaad
Alle ha ku sharfo .
Jazakallah
Wixii lagu heshiiyay kasoo hadal wll ❤
Soo bada qisooyinka
Mashaa allah wll
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
ماشاءالله جزاك لله الخير جزاء واحسن الله كما احسنة
walaal sifiin maaha ee waa safayn
Arinka aad bay culumada iyo xita saxaabadii uga gaabsan jiren
Iska dhaaf qisadaan walaal culimada waa dadka aanu ku dayanno oo ambiyada dhaxlay mana ka hadlaan marka ka gaabso
اللهم صل على محمّد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى ال إبراهيم انك حميد مجيد.
اللهم بارك على محمّد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد.
آمين آمين آمين آمين امين
Dadka dhan ka aamus ku haya maxay sababta loo aamusayo xaqa oo la cadaayo say wax u dhaceena la sheego waaba waajib ee xagee aamuska yaaal walee dadka maso dhowa 2025 xaqa hala qariyo ku hadlaya😢
Dointa si fiican u baro
sababta looga aamusaayo waxeeytahay daliil iyo mar marsiyo baalaga dhigan
ما شاء الله ❤❤
C.raxmaan Cumar you are my idol
Hada Muslimintas is laysay Jano Io naar tey Gali donan alla oge 😮
Sidaas ma aha , nabigu scw asagoo nool ayuu dhacdadaan sii sheegay .
Labaduba xaq bay ku taagnaayeen inuu nabigu dhahay ayaan I malaynayaa xasuustayda .
@@HAMSEABDISAMADAHMED
Waad iska Hadashey ban umaleyneya
@@alsacadatv7294 wax been ma sheegin , 2 da dhinac waxa ku jiray saxabo janadda loogu bisharaeeyay
Soo badi wallo
🎉piliis 1like😂🎉❤
Waaberi media 🎉
Cali bunu abi daalib waa dadkii janada loogu bishareeyay xadiis na wuxuu ahaa labo muslina oo seef isku qaatay iyagoo is dagaalaya labaduba janada ma galaan hadaba waamaxay sababta ay qisadan culimadu uga gaabsataa ??? والله اعلم
................................, ee badahaas isakaga bax jaale kolay hada dhamaantood ilaah bay doodoodu jirtaaye
@Xirsiev yacni xadiiskaa mid saxsan maaha ayaad leedahay mise cidii Soo warisay ayuu khilaafku kajiraa ??
Waa wax loobahan yahay ina la fahmo wax walba lama dhaafo wll
@hamzaabdi4899 istaqfurallah xadiiskaas war uma hayo, lkn waxaa haboon in kitaabka ama sunada wax yaabaha lag soo xigto ay ubaahanyihiin faham qoto dheer, iyo caqli weeleeya, xilli ku haboon, aqoon buuxda, Curfi iwm, ee maaha in wax walba la iska soo daliishado, waa sax in laga taba tago waxyaabaha lkn ka gaabsaba qaamuuska sow kuma jiro intii la dhex yaaci lahayd wax aan cidba kuu dirsan sida dhacda jaale
Caaisha dhinac kale bay ku jirtay , ma caaisho oo hooyada musliminta ah ayaa naar ku tilmamysa , mida kale dagaalkan waa dagaalki madhabka shiada kuso if baxay
First comment
Free somalia from ATMIS. And their followers
From BORAMA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
1❤
first