Marqaati kiiska kufsiga Maxkamada dahir calasow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @RdEs-w5k
    @RdEs-w5k หลายเดือนก่อน

    حسبي الله ونعم وكيل

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha hadii iyada oo aad u yar hooyadeed iyo aabahed loo geyaay Maxaa dhib ah anigu kolay ilmo aan dhalay qurbo reer kale uma geeyen hooyo marka aad tahay in ilmahaga kula joogan ayaa wanaagsan waliba hablaha yaryar e 20 sano ka yar
    Kufsiga iyo dhibka kale illahay ayuunba xaqiiqda og lakiin mida celiska ah aniga dhib uma arko runti sweden caruurihi ku dhashay ee waalidkod la joogay qaar badan ayaa ama la dilay ama nolosha ka dhacay

  • @DekaWarsame-g8b
    @DekaWarsame-g8b หลายเดือนก่อน +1

    Dawlada swedan baa lagu dacwaynaya

  • @idirisadankazin4077
    @idirisadankazin4077 หลายเดือนก่อน +2

    Xaqa hahuulesto

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 หลายเดือนก่อน +1

    Bisinka somalida maxa ka qaldan masbal ku laha masbal qashin qubka iya carbi la yidhaa qof qashin qub lo bixiyo wa ii koow🤔🤔

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 หลายเดือนก่อน

      masbal ma kalmad carabi baa 😅Somalida magac carbeed laga raacey ma qashin qub mee gabadha u bixiyeen, maahmaah aheed Tubaako hadee nafaqo leedahey cidii HG aa dhunxin leheed 😂😂😂😂😂😅

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 หลายเดือนก่อน

      @wdwscommittee1915
      😅😅😅 Somalida waxa ka siya iyan garan waayay walalo baryi hora markan maqlo barlin landon pareys wan la yabi jiray tii igu darnaayda wa manta oo aan maqlo masbal yaa😅😅 Haa walahi masbal wa eray carabiya waliba qashinka kaliya ee guryaa ino yaala ma aha waa meesha qashinka layskugu geeyo qashin qubka aaynu nidhano laba eeray bay uu yaqanin carbtu sabala oo markay yartay aay guriga dheex tala iyo masbal oo meesha layskugu geeya iyo gumaamo malintu haku wacnato haday habeyn ku tahayna sido kale walalo