Maxkamada dahir calsow wiil dahir ku dhiig noqday oo sos ku soo koray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 หลายเดือนก่อน +8

    Ilmaha sos 😢 I wanna give each and everyone a big hug 🫂 ha dhibonina qalad malihidin 😢 jannada Ilahey hainikulmiyo

    • @ikranmohed9937
      @ikranmohed9937 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin walall Waka qabaa

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 หลายเดือนก่อน +1

    mansha alhaa labadooduba imika way heleen famaligodii

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 หลายเดือนก่อน +6

    Naagihii imaha tuuri jiray godkooda biyo ugu soo galay😂😂 dhalow tuurow😂 ilmihii latuuray oo wixii tuuray raadinayo😂😅

    • @Askasom
      @Askasom หลายเดือนก่อน +1

      😂😂

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 หลายเดือนก่อน

    Reerbardacad hooyadood waa reer jalaf reer xasan waaye aniga waa ehelkeyga dhow

  • @degan4
    @degan4 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaa limo la bahdilay oo masaakiina😢😢😢😢 😊

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 หลายเดือนก่อน

    War reer bardacadka sheegeysaan makuwaan aqaanay wa reer hilowle qaraabanahay aniga

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 หลายเดือนก่อน +1

    Daahiroow u dhibri wiilasha yaryar oo qalbigooda ilaali haddii ay kalmadooda si fiican u dhiiban waayaan, ha dhihin waxbaa ka qaldan wiilashan, of course dhib ayaa soogaadhay

  • @theREALHoo_Hoo
    @theREALHoo_Hoo หลายเดือนก่อน +1

    Sheekadaan waa drama Daahiraa meeshaan ku kala kacsanaaya.

  • @mohamedmuuse-ck5gm
    @mohamedmuuse-ck5gm หลายเดือนก่อน +2

    DIIGA HADII LASII RAACA WAXA LA HELAYAA HALKA UU KU AROORO SAX AH

    • @mohamedmuuse-ck5gm
      @mohamedmuuse-ck5gm หลายเดือนก่อน +1

      WAXA LAGA YAABAA IN AABIIHII SACADKII DAGAALADA JU DHINTAY IN AABIHII YAHAY LKN IS WARAYSTA SOO DHAWEEYA MURUGADA KA BIIYA ILAHAY HAW GAR GAARE

  • @muwaarakgroup655
    @muwaarakgroup655 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhhhhhhh

  • @idirisadankazin4077
    @idirisadankazin4077 หลายเดือนก่อน

  • @muwaarakgroup655
    @muwaarakgroup655 หลายเดือนก่อน

    Ninka wuuba maqnyhyee

  • @IfrahAli-d5s
    @IfrahAli-d5s หลายเดือนก่อน

    Sheekadaan ma fahmin

    • @Taylor_fan441
      @Taylor_fan441 หลายเดือนก่อน

      Anuu waxan la badhay ban fahmi layahy ya ifahansiya

  • @maryami2299
    @maryami2299 หลายเดือนก่อน +1

    See loo soo qaaday dhiigiisa

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 หลายเดือนก่อน

    Dna test oo match 81% percentage ah maba jirto kkkkkk hadey jirtana walidka ayaa walaalo ah kkkk dna relation each parent and full siblings waa 50% pc. marka la leeyahay 99.9 relation na waa marka la cadeynayo walidka in uu ku dhaley iyo in kale ama qofkaan in qaraabo dhaw tihiin sid aabe hooyo, awoowe, ayeey amaba walaalo full walalo ah. maxkamadaha ayaa laga isticmalaa. 3% dna match waa qof aad kaga fog. Haddii dna ay bartey my heritage waa sheegayaan who you related paternal match and maternal match

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk abihiis meeqa jir uu noqon karaa inaa lilaah? Noocas ayaa somali ku waabsado social media.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 หลายเดือนก่อน

    Sacad siciid waaba u egyahay

  • @munoxirsi8797
    @munoxirsi8797 หลายเดือนก่อน

    Allha calool xumo bandana alow kuwan wax dhalayoow oo tuurayow iimaanka Ina gali walba intey niyada kadilaayan maa walba iska dilaan intuu yaryahay

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน

    1990 gabdhihii aad kufsanayseen lsos oo dhan idika dhalay hg