Xassan Jaamac (Qori) Oo Reer Hargeysa ah, Laxankana Waxa saaray Cabdi Sheekh AHUN. Heesaha kale Ee Uu leeyahey waxa ka mida "Adna garo jacaylkii Nimcooy toban gu' soo jirey" Oo Uu Axmed Cali Cigaal ku luuqeeyo.th-cam.com/video/h7XqMQ7Bs44/w-d-xo.html waa tan qisadii Heeskoo dhamaystirani.
Runtii heestaan waxaan dhagaysanjiray 1989 good song
Mirihii maxamed ciise ganeey laxankii c.jiir codkii x.a.samatar
Alfanaan mulaxan Xassan Aden Samar aniga waa fanaankeeyga koowaad, waxaana jeclahay heesaha uu curiye abwaanka jaceylka moh'd Cali kaariye Allah ha u naxariisto. Amiin, aamiin
one of the best song ever listen. I like when he said ! nin la saaranyaan ahaye sodon beri anoo moog
Heestaan 1973 waa heestii maalin musiibadan lahayd ee lagu laaayey culimadii somaliyed waa na tii noolahayd dhibaatada ku habsatay dalkaa
Erayada ku jira heesta qof ama shaqsi maqusayso lkn abwaan wuu siraystay maxaa kacaankii oo qalad ku jira ayaa looks jeeday waxaana sugnaatay in sidaan loosireeyo
Culimada 1974 ayey aheyd markii la toogtay.
waaah waaah abwaanka heesta sameyay iyo xasan aadan samatar waxaa beentaa dhahay abdilatif bro waad mahad Santhy wlhi erayadeeda waan ubaahnaay heesta marki hore sifcn maana ufahmin lkn hada waan fahmay xitaa waan qaadirakaa kaban qof iigaraacdo hadaa helo thnks bro abdi
Aweys Mahamud kkkkkk ok
Aweys Mahamud waxba kama taqAANID HEESKAN ABWAANKA SAMEEYAY WAXAA LADHAA MAXAMED CIISE CABDI ALE HA UNAXARIISTO
ALLOOW DUULIYI SAREWU HASSEEY AADAN!!!!
ax'ya samatar fanan bux dhafiyay & abwan mohamed ali kariye
Heeskaan mudo badan ayaan raadinaayay maanta ayaan helay.
Heesta waxaa curiyay Mohamed cise abdi/ ciise ganey Allah naxariis hasiiyee 1973
1973kii kahor ayuuba geeriyooday allaha unaxariistee
@@dulmadoobedulmidiid4655 1977 ayuu dhintay walaal shil ka dhac Nayjeeriya bandhigii Festac (15-01-1977 ilaa 12-02- 1977) socday
Asc Abdi latif wax baa ka dhacay waayo waayo xasan aadan fanaan wayn
suad hayd Aad iyo aad
Waa qiso dhab eh 1973
Wow
best song
amandhoorag kal iyo labo ban idinku maha Celina beestay waxan halmar MAlaqlay Kadib belwalba wan kawayay mantan Healy mahadsanidin
Heestan maanta iigu horaysa durba labo jeer baa dhagayste. Cajiib weeye
m ali kaariye ale uan
Waa qiso badi dhacda
Heestan oo qoraal ah noosoo gali kannaalkaada plz qoraalkeedana anaa kula wadaagi doonee
15/02/2017 Feb
axsan hees
waa IGA gadantahay
fanaanka fanaaniinta
Sayid Yusuf k
Anas iska heesta waxa sameyeey maxamed cumar nuur nadaamiye sida hogosha roobka niinka alifay iyo bardihi isha baydhabo
what A legend Hassan Aden.
Abdul Ilyaas yes
Baydhawbo iska hubso kama dhicine
waaaw
Xassan Jaamac (Qori) Oo Reer Hargeysa ah, Laxankana Waxa saaray Cabdi Sheekh AHUN. Heesaha kale Ee Uu leeyahey waxa ka mida "Adna garo jacaylkii Nimcooy toban gu' soo jirey" Oo Uu Axmed Cali Cigaal ku luuqeeyo.th-cam.com/video/h7XqMQ7Bs44/w-d-xo.html waa tan qisadii Heeskoo dhamaystirani.
Arbe
fanaanka fanaaniinta
Wöoooooooooow
axsan hees
waa IGA gadantahay