Jacfar iyo ustaadkayga sahan ba waxaa ii muuqata inaa arimaha dhexdeena soo galaysaan awal wacyigeena kale ka hadli jirteen ee kamayna hadli jirin xaaladaha gudaha aad baan u bogaadinayaa ee soo badiya barnaamijyada gudaha ah
Asc Jacfar Alle ha ku barakeyo walal waa saad u sheegtay Ducadane waanu wadeynaa In Sha Allah statuses saara video gani sii qeybiya الدال علي الخير كفا عله intii ay nafi nagu jirto waanu ka digeynaaa qabyaalad iyo Hogaaalka umadda iska horkeenayo!
Sxb hadii an xaqiqda ka hadalno somalia Ethiopia way la waregtay tasna cadayn waxa kugu filan hade ad tagtid gobolada dhexe way ka suusay lacagti somalia waxa kaliye laga isticmalo way dollor ka iyo lacagta Ethiopian ka teda kale dhaman dhulka somalida wamid ay military ahan ku jogto iyo mid ay kuso fasaxsan dhalintaradii iyo hawenkii waxad arkay gabdho $300 lugu kenaya kadib ka shaqaynaya guryaha iyo ragii somalida u gursanaya marka maskaxda ka shaqaysiyay waxan us,ire meshi lugu garo 2040 magaca somali wayn waxay iskubadale dunta xabashi wayn xaqiiq marka ilahay khatuma xuma numa dilo 🤲🤲
Mida waxan ka cod sanaya inad ka sohadasho haday macqul tahay arinka sucudi arabia iyo somalia heshiska ay wada saxiixden e ku sabsan shaqaylaysiinta gabdho somaliyed
suaasha aan is weydiiyo had iyo goor waa intaan gumeysigan iyo waxaan imaan somalidu hada u qeybsan nfd GSG jabuuti somalidam kale qaab nuuce ah ayay u dhaqmi jireen maxaa ka hortaagna dadyowga kale suaasha kale oon is weydiiyo ma jiro dal muslim ah aan xaduud la leenahay marka laga reebo yaman sidee marka walal iyo daris ku noqon karnaa adane aan ku kala tagnay abuurta ilhay ee ilhay caasi ah sida aan ku simano ayaaba iga daadagi la ani maantay waxaa noolahay 2024 marka ay sannadu tahay 4024 somalida hada aan naqaan miyay jireysa hadii ay jirto ma aydoo muslim ah mase aygoo gaalo ah isla taariiqda angoo racaayna
Ustaad: jacfar taxanaha buugga halxidhalaha barbaroosa ayaan u xiisnay’e intay so marayaan
Mahadsanid ustaad❤
Madax ma haysano ee ilaahay somali ha badbaadiyo🤲❤️
Asc xigmada ALLAAH ha kuu siyaadiyo aamiin aamiin aamiin
Wcs walaal mahadsanid
Baarakalahu fiika Mr. Suldaan aqoon yahan aragti dheer baatahay
Somalidu waxay ku maahmaahdaa NIMAAN WAXA SOOSOCDA GARANI MA GARTO WAXA JOOGA
M.a usteed welcome
masha allah
Kun habeen iyo habeen...
Dhacdooyinkii wareeriyey seynisyahanada...
Dabeecada kadaasheeda
Waa taxanayaasha aan ugujeclahay oon aan dhageysto
Solaabasho wacan iyo taxane cusub sxp🙏💯
Alle ha ku barakeeyee yaan lagu waayin jacfarow.
Isaaq iyo dhulbahantow walayal bilaa calaykum joojiya dagalka in aan dhulkeena la qadan😢😢
Alle haku barakeeyo ustaadkayga jacfar suldaan yuusufow
Runtii aad baan u jeclahay taariikhda iyo wixii la xidhiidha
Aad baanay iiga muuqataa wixii andalus ka dhacay somalia
Thank you for sharing this valuable information
My pleasure
Qof ku dayo shomudan shodhe welcome back 🎉
Xaqiiqo xanuun badan weeye ustaad
Soo laabasho wacan ustaad jacfar suldan yuusuf❤
Ustaad welcome back
JACFAR SULDAAN YUUSUF WALAAL AANU U XIISNAY 💯
So laabasho wanaagsan ustaad
Mahadsanid ustaad
soo laabasho wayn ustaaad, muuqaalkani waa xaqiiqo qadhaadh
Mansha allah Aqoonyahan ❤
Masha alah ugu dambeyn waanu aragnay jacfar suldaan yuusuf 😊😊🎉🎉
Masha allah welcome ustaad waxaan kugu xasuustaa sheekadii aanadii nageeye ❤
Sad wlhi😢
Warkaagu waa xadiis ilaahay khayrka hayna waafajiyo 😢
Jacfar iyo ustaadkayga sahan ba waxaa ii muuqata inaa arimaha dhexdeena soo galaysaan awal wacyigeena kale ka hadli jirteen ee kamayna hadli jirin xaaladaha gudaha aad baan u bogaadinayaa ee soo badiya barnaamijyada gudaha ah
Masha allh tusaalooyinkaga wa cajiiib sawir saxan ayeyna ka bixineysa xalkena manta
welcome back ustad noso badi ❤
Gyz pls videogan share gareeya wlhi waa muhiim
Waxad wax naga tustay meelo ayna dadku inta badan ka fikirin
Doontaasna waan saaranahay dhamaanteen
Ustada jacfar❤
jacfar aqoonyahan ku bararugsan waaqica taagan zxp mahadsanid
Waaw wamarkii ugu horaysay ee lagu arko ❤ Miyaad noosoo noqotay good job.
Sxb waxadan ogeyn ayaa jira inshaAllah ❤
Keep going sxb waxan kulasocday ilaa the arm of the satan
Soo labasho wacan macalin
Waa tusaaloyin wanagsan waxeyna uwanaagsanyihin qofkii wax fahmaaya
💯 walaal 100
Armee ku xiraan waxaa sheekeyso waa run 100%
Ustaad jacfar
Ustaad jacfar❤❤
Talada Allah inoo hagaajo
Taasan been aheyn ustaad ilahay madax fiican ha Ina siiyo inshlh
Asc
Jacfar Alle ha ku barakeyo walal waa saad u sheegtay Ducadane waanu wadeynaa In Sha Allah statuses saara video gani sii qeybiya
الدال علي الخير كفا عله intii ay nafi nagu jirto waanu ka digeynaaa qabyaalad iyo Hogaaalka umadda iska horkeenayo!
Nin culus soo dhawoow
Cajiib wllhi waa runtaa hadal qiimo leh ayaad ku hadashay wxynu noqonanaa cashar kale oo taariikhdu umad kle wax ku barto waa xaqiiq
Buugii barbaroosa qaybtiisii 2aad aaway wll jacfaroow
Dhawaan ayu so baxaya wl insha alah
Jacfar soo noqosho wanaagsan
Xaqiiq 😢
Sheekadii kun habeen yo habeen noo dhamestir sxp
😇😍😇
Jacfar Saxiib waxad noso gorfaysa Oo buugta nuxurkooda
Waan samaynayaa walaal insha alah
Sheekadi Dhilkii siikoola maxaad pageka uga saartay ustaad❤
sxb sidaan ku taamayey inaan umadaan wx ugu sheego ayaad ugu sheegtay io si kasii qota dheer weliba lkn ilaahay haka dhigo kuwa wx ku qaata wxna ka barta taariikhda
6:59 wllhy Maanta ayeey Soomaali wadadaa heysaa Khilaafka Dhexdooda ayaa uuga wey dhulkood Macaal Cadow tinimadii Xabashi waa la il laaway kal dhexaysay
Sxb hadii an xaqiqda ka hadalno somalia Ethiopia way la waregtay tasna cadayn waxa kugu filan hade ad tagtid gobolada dhexe way ka suusay lacagti somalia waxa kaliye laga isticmalo way dollor ka iyo lacagta Ethiopian ka teda kale dhaman dhulka somalida wamid ay military ahan ku jogto iyo mid ay kuso fasaxsan dhalintaradii iyo hawenkii waxad arkay gabdho $300 lugu kenaya kadib ka shaqaynaya guryaha iyo ragii somalida u gursanaya marka maskaxda ka shaqaysiyay waxan us,ire meshi lugu garo 2040 magaca somali wayn waxay iskubadale dunta xabashi wayn xaqiiq marka ilahay khatuma xuma numa dilo 🤲🤲
Mida waxan ka cod sanaya inad ka sohadasho haday macqul tahay arinka sucudi arabia iyo somalia heshiska ay wada saxiixden e ku sabsan shaqaylaysiinta gabdho somaliyed
Mahadsanid ustaad 😊
💯
Dhibka waa muuse biixi heshiiskaan allah inaga qabto
Ustaad codkaaga bes ayaan maqli jiray intaan dhagaysanayey dhamaan sheekooyinka aad codaysay sida aanadii nageeye oo in ka badan sadex jeer dhagaystay.
Waxaa Jira Qorshe Fogggg oo Ay leeyihiin Ethiopia Kuna Aadan in Ay Samayso Qabsasho Cusub sii Woqooyi
mahad sanid ustaad bidhaaminta aad no bidhaamisay xaalka aan kujirno ilaaahay umaaraha hanoo sahlo
adna alaha kaa abaal mariyo
❤
Wll jacfar waligey kuma arkin wlhi ilahay dartii ku jecehay
أحبك الله الذي أحببتني فيه
M.a amiir waa intaasoo lagu wado uun
Nin weyn🫡
Murugaan udhiman rabnaa markaan maqlo heshiiskaba meelba ixanuunsata xata habeenki saqda dhaxa ano anbabarsan hurdada katoosa naxdin ano isleh mustaqbalka umada somalida e geeska afirica haadanbu kasii dhacaya from soomaliyad kaso jeeda gobalka siti xasuusanayso xasuuqi foosha xuma loogeystey galbeedka gobolkas garba ciise ugu horeyso 2021 bishi 7aad ujoogtey qaraabadeedi oo nusna lalaayay nusna lahaystey hebla iyo hebla ugaraneyso hablihi iyago uurlo nool toorida lagu dooxay dhalinyaradi laxasuuqay duqaydi dadkii waalwala mudo 5sana kabadan falalka xun xune e kadhacayy gobolkaas dhacda dhacda uga wareysatay dadkey kudhacday afkooda 😢😢😢 indhaheega ku aragtey Ethiopian wxu yahay wakhtugui rabshadaha diridhaba siday ula dhaqmayeen dadkansoomalida ciidamada Ethiopianku
Ilaahay walaal waxa aan ka baryayaa walaalaheena soomaaliyeed ee dhibaatadu haysato in uu ka dul qaado.
Himalada aqoonsiga soomaalilaan waa lama taabtaan sikastana waa loo xaqiijin doonaa ama Ethiopia dhul hala siiyo ama Israel.
❤😊
Waxyabaha anay madaxdenu tirada kudarsanba ayaa ah danta guud sikasta laysku haayo hadana waxa fcn in la fahamo danta guud Inta manku gajaysanyay gulli waa wali ''hadrawi''
Warkaagu wuucadyahay waana Runtaa lakin Maxaansamaynaa?
Waa in ay is abaabulaan dadka soomaaliyeed oo qabiika iyo siyaasadda dhinac inta ay iska dhiga ay masiirkooda halista ku jira badbaadiyaan.
Anaga canfar hanooso dhacmarto Ethiopia iyado la iska celinayo iyado rag dagaalyahana ubabac dhigayann sida tahe bal kwarama gobalka gedo mxay kasameyan bal mxy samayn karaan marka awoodi somalia o xeebta gacanta laga saaro ay gaajada iyonfaqriga kabaxann🤔
suaasha aan is weydiiyo had iyo goor waa intaan gumeysigan iyo waxaan imaan somalidu hada u qeybsan nfd GSG jabuuti somalidam kale qaab nuuce ah ayay u dhaqmi jireen maxaa ka hortaagna dadyowga kale
suaasha kale oon is weydiiyo ma jiro dal muslim ah aan xaduud la leenahay marka laga reebo yaman
sidee marka walal iyo daris ku noqon karnaa adane aan ku kala tagnay abuurta ilhay ee ilhay caasi ah sida aan ku simano ayaaba iga daadagi la ani maantay waxaa noolahay 2024 marka ay sannadu tahay 4024 somalida hada aan naqaan miyay jireysa hadii ay jirto ma aydoo muslim ah mase aygoo gaalo ah isla taariiqda angoo racaayna
Hab ka caafimaadsan sida dadyoowga kale uga warbixiyeen arrinkaan, ayaad adigu ugu warbixisay. Waad ku mahadsan tahay.
Qarni walpa oo dunida somara dad dal leh oo dhisan oo dhamystiran baa burbur ubilawda lkn mid walpa dadkisa makasta ah paa laysku dira wax magaratadisana mdx pa loga dhiga intooda indhergaradka ahna waa lalaaya hadapa kawarma hdn idin dhoho wadankan aynu imika u fakarayno dadpa sapano tagay kala qaypintisa ku fakaray wayna inaga gulaysten oo calafkenii horaynu wadankan ugaso cunnay.
Suaal
1)suurtagal makula tahy in somali dip dheeldheel ugu midowdo imika?
@@ApdallaSulaiman-x9r haa walaal, waxa ay u baahan tahay dad eega halista guud ee kusoo foolka leh oo aan eegin is-haynta hoose ee u dhaxaysa.
I am sorry
barnaamij yadadi maxa ku dhacay
Taariikhdu kama daasho inay dadka casharo barto
LipaH JacfaRow siday tahad u sharaxday
Mahadsanid walaal