ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Aad baad noogu faaideysay ustad Shukran
Mahadsanid ustaad 🙏
Maansha Allaah si wanaagsan baad u sharaxday Falsafada iyo fikirka ku taxaluqa.
Mashaallah aqoon yahan diined iyo cilmi ALLE haku barakeeyo
HAMBALYOW HAMBALYOW 🌳 🌳 🌳 🌳 🌳
mahadsanid usdaad
Walaal Jacfar videos kaaga inaad noo dhaadheerayso ayaan kaa codsan lahaa adoo raaliya waayo mawduucyadaadu way qiimo badan yihiin wax badana waa laga faaiidayaa Alle haku xifdiyo.
Insha allaah walaal waan ku dedaalayaa
Gaar ahaan falsafadaha iyo caqliyada cilmi-nafsiga 😊@@maan-maalchannel
Sheikh islam ibnu taymiyah ugargaarihii sunnada ilaahay haka.abaalmariyee 🤲🏽🥰
Maasha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jacfar suldan aad ban kuu salamay mudaneMuuqaaladaada inaan sugno way nagu adagtahay runtii ❤
Mawduuc qiimo badan walaal Jacfar mahadsanid ✨
Ustaadow mhadsanid
Mahadsanid sxb noo soo badi barnaamijyada noocana
Ustaad ❤❤❤❤❤
Golden voice mr javier❤🎉
🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍Maan Maal Yaa Quluubanaa🤍🤍🤍🤍🤍🕋🕌💡☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aqooyahan Jacfar suldaan yuusuf alle cimriga caqliga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo
Mahadsanid ugaas
Mahadsanid macalin
Jacfaroow war go’nahayn video yada noo soo badi khayr dhamanti allaha ku siye
Haye walaal insha alah
si macquul ah🎉🎉❤
Aad baad u Mahad Santahay Bare
Nosoo badi videoyada jacfar wll .
Guuleyso Wll
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Qiso cabsileh
Keep going wlloh
Wcs sxb
Yatad Dhignha Alfa Lail W-Lail noo soodaa Qeybta 2aadAma ustad aniga ayn aqrisnaya ee buugaas asaga oo tarjuman qeybta labaa hadd heyso ii so dir ustad😊
Waan farxay markaan clip-kaada arkay ustaad jacfar.
Ilaahay ha kaa farxiyo walaal
Ustaad video yada noo soo badi daqiiqada dheere please 10 minutes io 13 naga daa
Masuul soo daa
Asc barnaamij yadaadu waa ccajiib balse waa nagu yar yihiin sxb koleey wakhtigaa laga yaabaa inuu kuu diiday laakiin qiimo badan ayay noogu fadhiyaan wax badanna waan ka faa'iidnaa mahadsanid
Jacfaroow kaso hadal dagaaladii cusmaniyiinta iyo boqortooyadiii ruushka walaal wa iga codsi😊
Maanta ayaan chanalkaaga kusoo biiray aad ayaan ula dhacay muuqaalkaagan qiimaha badan
Falsafadu waa marynta iyo habfikir Saxan iyo inuu caqligu shaqeeyoAdoor xor ah
Nio wan ku tagera lkn an kula kaftame ma qososhid miya 😅
😂 mayee waan qoslaa walaal ee marka muuqaalada aan soo duubayo waxa aan isku dayaa waxa aan soo deynayo in aan la dareen noqdo.
@maan-maalchannel hdd kuso dartid iyo hdd iskadaysid qosolkapa kollay wan ku dawan anigu ilahay haka apl mariyo wxn ka faidayna
Waar ninkii Jacfar miyuu soo laabtay 😂
imaam fakhrudiin raazi allah karaameyo . imam ka raga aad kuso dhax dartey muxu kaaga muteystay ! Albani ka dhageysan maayo cilmul kalaam baa xun. Culimadi islamka oo dhan baa badil ku sugnaa oo Albani 1999 ah iyo ibn taymiyya saxnaa waligeyba leygu akhrin jirey lkn ALhamdulillah hada caqliga xor baan ka ahey.
القراءن الكريم متطور وسابق للاءزمنة المتلاحقة٫٫٫ وفي المقابل تفسير شيوخ الاءسلام منذ 1000 ثابت وغير متحرك اءي منذ 1000 سنة ٫٫٫ وهنا المصيدة اءو الفخ ٫٫٫
الاءسلام دفن اءلي الاءبد وفاة الرسول محمد (ص) وبقي منه اءلا القراءن الكريم كمنارة وسط تقاتل الصحابة على الحكم ٫٫٫٫
والرسول محمد(ص) متبراء من اءغلب الصحابة لأنه كان يعلم ماسيفعلونه بعد وفاته٫٫٫٫ ولكن يدرس لنا من الشيوخ هو العكس تماما٫٫٫٫
Aad baad noogu faaideysay ustad Shukran
Mahadsanid ustaad 🙏
Maansha Allaah si wanaagsan baad u sharaxday Falsafada iyo fikirka ku taxaluqa.
Mashaallah aqoon yahan diined iyo cilmi ALLE haku barakeeyo
HAMBALYOW HAMBALYOW 🌳 🌳 🌳 🌳 🌳
mahadsanid usdaad
Walaal Jacfar videos kaaga inaad noo dhaadheerayso ayaan kaa codsan lahaa adoo raaliya waayo mawduucyadaadu way qiimo badan yihiin wax badana waa laga faaiidayaa Alle haku xifdiyo.
Insha allaah walaal waan ku dedaalayaa
Gaar ahaan falsafadaha iyo caqliyada cilmi-nafsiga 😊@@maan-maalchannel
Sheikh islam ibnu taymiyah ugargaarihii sunnada ilaahay haka.abaalmariyee 🤲🏽🥰
Maasha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jacfar suldan aad ban kuu salamay mudane
Muuqaaladaada inaan sugno way nagu adagtahay runtii ❤
Mawduuc qiimo badan walaal Jacfar mahadsanid ✨
Ustaadow mhadsanid
Mahadsanid sxb noo soo badi barnaamijyada noocana
Ustaad ❤❤❤❤❤
Golden voice mr javier❤🎉
🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍Maan Maal Yaa Quluubanaa🤍🤍🤍🤍🤍🕋🕌💡☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aqooyahan Jacfar suldaan yuusuf alle cimriga caqliga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo
Mahadsanid ugaas
Mahadsanid macalin
Jacfaroow war go’nahayn video yada noo soo badi khayr dhamanti allaha ku siye
Haye walaal insha alah
si macquul ah🎉🎉❤
Aad baad u Mahad Santahay Bare
Nosoo badi videoyada jacfar wll .
Guuleyso Wll
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
Qiso cabsileh
Keep going wlloh
Wcs sxb
Yatad Dhignha Alfa Lail W-Lail noo soodaa Qeybta 2aad
Ama ustad aniga ayn aqrisnaya ee buugaas asaga oo tarjuman qeybta labaa hadd heyso ii so dir ustad😊
Waan farxay markaan clip-kaada arkay ustaad jacfar.
Ilaahay ha kaa farxiyo walaal
Ustaad video yada noo soo badi daqiiqada dheere please 10 minutes io 13 naga daa
Masuul soo daa
Asc barnaamij yadaadu waa ccajiib balse waa nagu yar yihiin sxb koleey wakhtigaa laga yaabaa inuu kuu diiday laakiin qiimo badan ayay noogu fadhiyaan wax badanna waan ka faa'iidnaa mahadsanid
Jacfaroow kaso hadal dagaaladii cusmaniyiinta iyo boqortooyadiii ruushka walaal wa iga codsi😊
Maanta ayaan chanalkaaga kusoo biiray aad ayaan ula dhacay muuqaalkaagan qiimaha badan
Falsafadu waa marynta iyo habfikir Saxan iyo inuu caqligu shaqeeyo
Adoor xor ah
Nio wan ku tagera lkn an kula kaftame ma qososhid miya 😅
😂 mayee waan qoslaa walaal ee marka muuqaalada aan soo duubayo waxa aan isku dayaa waxa aan soo deynayo in aan la dareen noqdo.
@maan-maalchannel hdd kuso dartid iyo hdd iskadaysid qosolkapa kollay wan ku dawan anigu ilahay haka apl mariyo wxn ka faidayna
Waar ninkii Jacfar miyuu soo laabtay 😂
imaam fakhrudiin raazi allah karaameyo . imam ka raga aad kuso dhax dartey muxu kaaga muteystay !
Albani ka dhageysan maayo cilmul kalaam baa xun. Culimadi islamka oo dhan baa badil ku sugnaa oo Albani 1999 ah iyo ibn taymiyya saxnaa waligeyba leygu akhrin jirey lkn ALhamdulillah hada caqliga xor baan ka ahey.