Mahadsanid walhi waxad ii iftiimisay wado aan in badan ka lunsanaa wlhi danbi badan dareemaya alle haku xafido waxad badashay noloshayda جزاك الله خير الجزاء
Walaahi qofka alle wax fahamsiiya aya ah qofka ugu fahamka fiican hortaa ma arkin qof waqtigaan nool waxyaabo badan oo qalbigeena ku jiro nowaadixiyo Masha Allah qofko alle xikmad siiya sido alle sheegay qeyr badan aya la siiyay allaahu akbar alllaha ku barakeeeyo wlllken
Merci beaucoup C'est trés important parce que J'aime écouter les encouragements pour la vedio comme ça merci beaucoup continue mon frére vedio comme celle-ci merci mon frére
Ilaahay haku Deeqo cimri Dheeri iyo Caafimad Wanaagsan Cilimgaag Allah haku Anfaco Hooyadii Ku Dhashay Allah ha Janeyo Wiilasha Aaan Dhaley Ayanaga Ilaahay ha,iiga Dhigo Kuwo Meel iiga Soo Baxeen oo Cilmi Aqoon Allah Ha Baro Kuu Ku dhaqmana Allah haka Dhigo Yaarabi Ii Xafid meel walbo Ay Dunida ku joogaan Kuwo Sidaad Cml Ku Dayasho Mudan Allah haka Dhigo
Hada madaam an xanunsanhay 9 sano io dhib an maraayo hab ahaato dambigeyga inu waxn igula dhacay ma la dhihi karaa ilahy rali igam ahn mise ilahay aduunka iga jaraya imtixaank lkn waxa ladhahaa ilahay qofku imtixaamo u jecelyahay bal iso duceeey
Illhey wa naxriiste denbi wlba a gashan katowbad keen maba aminsani ani ahntyda denbi hadan galo in illhey an wax kawayeyo because illhey wanaag ayaanba karajeya marwlb dadka niyada hakajbin
Wll nooso badi plz waligay ma arag sidan qof wax iufahansiyaa allahu akbar ilahay baa iiqadaray inasn lakulmo vidiogaa
Allaah ha kugu anfaco iyo dhamaanteen Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin
أستغفر الله وأتوب إليه لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم وصلى الله وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
Wlhi waxaad mooda Inaad Aniga Iga lahadlayso 😢 Dambiga waliba Qarsoodiga Wuu Bedela waanu Kahor istaaga Istijabada Ducada Alle 💔
Nadar kugal nafyahay hadaad waxaas. Oo dambigaas sameysid intaas oo maalinaa soon kuqorey waad soomee wlhi waad kadhex baxee dambiba inuu kaadhaco hno 😢😢❤❤
Sxp u deserve 1000K, 🎉🖤👋
Mahadsanid walhi waxad ii iftiimisay wado aan in badan ka lunsanaa wlhi danbi badan dareemaya alle haku xafido waxad badashay noloshayda جزاك الله خير الجزاء
M.A allaah hanagu anfaco Aaaaaamiin
Istiqfaarta badso allaah wuxuu kaa dhigayaa xalay dhalay dunuubta saliga nabiga scw cibaadada
Ibrahim wll somali ban nahay wxd ka hadashana waa muhiim ee somali ku hadal wll badanka insha allah.
Mahadsanid
Msha'allh wllo podcast qiimo leh soo badi wu nagu socdaa wllhi jzkallh khyr ❤
Waa xaqiiqa wllhi rabi haynaga raali noqdo wll mahad sanid😢😢
Jazakallah walal 😢 lkn codka kor nogu qaadh
Mahadsanid wll Ibrahim Allah hakaa Abaalmariyo ,saad dib nogu xasuusiyay inaan Naftayadda dib uxisaabino mahadsanid .
Mashaallah sheikh allah ku barakeyo
Walaahi qofka alle wax fahamsiiya aya ah qofka ugu fahamka fiican hortaa ma arkin qof waqtigaan nool waxyaabo badan oo qalbigeena ku jiro nowaadixiyo Masha Allah qofko alle xikmad siiya sido alle sheegay qeyr badan aya la siiyay allaahu akbar alllaha ku barakeeeyo wlllken
Wll part2 hore isoo gali جزاكم الله خير
Dunuub aan galay ayaa noloshyda dhan adkeysey wax wlpa lugaheena ayaan ku Doonanay😭😭allow ii danbi dhaaf
Istiqfaarta bad I wallhi
Wlshy bishaareyso wlhi iney kaayaraato marabtidoo dambiyada😢😢😢
janadii alle haku geeyo qalbigaad noo qoysay
Jazaaka allahu kheyr ❤
Jazakallahu khayr wll
Mash allah allahuma baarik runtii waa hadal qalbiga taabanaaya oo faaido badani ku jirto ilaaahow noo danbi dhaaf😢
Alaahu akbar
Alx lilaahi rabil caalamiin
Waa cashar anfacaya inta cilmigu ku yar yahay oaan anigu kow ka ahay
Jazakallaah wallo danbigena allaah dhafo iyo danbi walidkena😢😢
Asck Shiikhaan yar Illaahay khar badan ha siiyo waa Shabaabka Illaahay Sheegay oo malinta Qiyaame hooskiisa harsanaya Illaahowcku xifdi amiin. Xataa Codkiisa waa gaaben yahay manshallaah.
Asc wll codka aad buu ugaaban yahay jazaakallaahu qeyr
Masha allah qalbiga ayaa ii xasilay runtii mahadsanid
Allah haku barakeeyo akhi Ibrahim sh Moxamed cabdi Raxmaan Sheikh cali
Jasaakalaah Mahadsanid
Masha allah sheeq allah hakubarakeeyovmahadsanid dunuubta iyo xumaanta allah hanaga dgowro dhamaanteen
Jazakallahu kheir Habo
أخي كريم الله أكبر ما شا الله الله يبارك فيك إلي سوتك ولسانك يا رب احفظلك المكان انت موجود ❤
جزاك الله خير
Masha allah wll allah Haku sharfo
Shukran ❤
Baarakallaahu fiikum WA Jasaakumullaahu khayran.
Shukran wll
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scws scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wll so badi wlh qalbigu la hadlaya hadalkan jazakumulahu khayr
JazakallaH wll aad ban ugu baahi qabna podcast waayo somalidu waxey ubaahan yihiin wax caqligooda dhisa❤
Dadka maxay ka dhimaysaa haday walaalkood khyrka uwada ku caawiyaan inay Chanel ka kusoo biiraan Hada 4k baa daawatay 800 baana ugu jirta. Soomaaliyeey xaasidnimada iskadaaya wax aan adna wax kaa dhimayn qof walaal ah na wax utaraya usameeya
Ajar beeyba kahelayaan in eey wax noo dhinto iska daaye
Mansha allh afsomaliga noo soo badi insha allh
Jazaakallah qer
Jazaka'Allahu khaire sheikh Ilaahy haka abaal mariyo podcast kaa qimaha badaan leh no so baadi insh'allah ❤🙏🏻
جزاك الله الجنه
Allaha ajar kusiyo😢
جزاك الله الخير أخي
جزاك الله الخير
جزاك الله خيرا يا أخي
MASHA allha
Masha allah qabli iga taabatay ilaahiy hana wada xafido
Mashallah part two plz
Mashalah habaryar khayr allah kusiiyo qalbiga ayaa nooqoysay
اخي الله يرضى عليك
Noosoo daa prt2 mahad sanid
Wll alle haku barakeeyee afsomaliga noo soo badi
Masha allah wll allaah haku barakeyo
Merci beaucoup C'est trés important parce que J'aime écouter les encouragements pour la vedio comme ça merci beaucoup continue mon frére vedio comme celle-ci merci mon frére
Allah raali ha kaa noqdo wllo Allah
Hn qeyr alah kusiye noso badi ilahayba kudharte xadiskan qalbigayga ayu tabatay
Jaakaallahu Khyr wll ❤
Jazakalah khayr
Jzk kher walal
Jasakaalah wll
mashaAllah tabarakallah
Jazaakalaah
Alaa wllo noso badi fadlan videoyada somaliga ah😢
Please part 2
Masha alah 😢😢
Part 2 awe wll😢
Ilaahay xiriirkiis ayuu ka qalloonayaa maxaa laga wadaa qofki rer waqooyi ah ha ii jawabo oo tabiyaha ugu horeeyo.
Hadaa lagaaga yeedho meel aad qofna ka garanayn oo lagu fadhiisiiyo meel kaligaa , Cid kula hadashana ay jirin ,Maxaa dareemee ?
Dareenka aad dareymeysid waxaan ku cabirnaa « Qallo » . “ Martidu yaanay qalloninee la fadhiiso “ ayaan odhana
Masha alah alaha ku barakeyo
Keep going ina mohamed abdirahman Ibrahim
Wll no soo badi
Part 2 nooosoogali wlll
Ilaahay haku Deeqo cimri Dheeri iyo Caafimad Wanaagsan Cilimgaag Allah haku Anfaco Hooyadii Ku Dhashay Allah ha Janeyo Wiilasha Aaan Dhaley Ayanaga Ilaahay ha,iiga Dhigo Kuwo Meel iiga Soo Baxeen oo Cilmi Aqoon Allah Ha Baro Kuu Ku dhaqmana Allah haka Dhigo Yaarabi Ii Xafid meel walbo Ay Dunida ku joogaan Kuwo Sidaad Cml Ku Dayasho Mudan Allah haka Dhigo
Wll inoso badi Allha ku barakeeyo wll adin iyo akho
Jazakallah khayr wll muqalki xigay ad noshegtay meyay?
asc jasaakalaahu kheyr walaal nosobadi waanada hadalkaaga waana saameyay
Maa sha Allah
Soo badi walal❤ jazakallah kheyr
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Hada madaam an xanunsanhay 9 sano io dhib an maraayo hab ahaato dambigeyga inu waxn igula dhacay ma la dhihi karaa ilahy rali igam ahn mise ilahay aduunka iga jaraya imtixaank lkn waxa ladhahaa ilahay qofku imtixaamo u jecelyahay bal iso duceeey
May taas ha odhan walal alle waa ku jeclayhay maadama oo uu aduunka kugu tusay danbigaga lkn hadii u kadis kugu qaban lahaa kawaran subaxamalah
Walal anba kula midaan ahay hadii aduunka ciqaab lagugu soo dedejiyo waa dunuubteenii oo nagu soo laabtay allana nama dulmin si ciqaabka noogala qaado inaan laabana oo towbad Keena kadib isfiqfaarta joigteynaa ciqaabka alle waa naga dulqaadaa markaas insha allh. Adiga iyo ani iyo dhamaan musliminta alla kurbada kafaydo
@@BashiirAbdi-cl9qm aby astaqfaar in mudo waan wadaa ilahy dami dhaaf ku wey dista wa imtixaan aduunyo tani
Yaa Allah inoo danbidhaaf😢😢💔😪🤲
Salallahu caleyhi wasalam
La deuxième partie on attend tjrs frero
Mahadsanid walal ,the truth hurt 😢 nosobathi wanada
صلى الله عليه وسلم
Ilahayow noo dambi dhaaf yaa raxmaan yaa raxiim🤲🤲😢😢😢
Ku away part 2 wll
M.a Allah walalo
الله يحفظك في الدنيا والآخرة
Waa runtaa wll
Illhey wa naxriiste denbi wlba a gashan katowbad keen maba aminsani ani ahntyda denbi hadan galo in illhey an wax kawayeyo because illhey wanaag ayaanba karajeya marwlb dadka niyada hakajbin
Masha Allah ❤❤❤
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🤲🤍
Mashallaah
Alah haku sharfo❤
Wllo af somaliga noobadi fadlan.
رضيت يا ربي❤
Wllo waan ku sugaysaa ilahay haku wanaajiyeee vedio badan kaa rabnaa please noo soo dhakhso wll ilahay dartaa ayuu khayr noogu iftiimiyee khayrka nosoo badi alle hakaa abaalmariyee❤😊
Mahadsanid wll
nisa kaka laah scw scw scw❤❤❤❤
sheikh qaybtii kale ayaanu ka sugaynaa
Waaan qiiroodaY❤😢