SUURATUL BAQARAH CAJIIB QISA LAYAAB LEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 174

  • @LeylaMohamed-u9v
    @LeylaMohamed-u9v 2 หลายเดือนก่อน +34

    Gabadan wahay uqalantaa 1M subscibes Abyo Allah kuhifdiyo

  • @Adna-s3j
    @Adna-s3j 2 หลายเดือนก่อน +29

    Suratul baqra wan aqriyaa Illahey waxan ka rajeynayaa inuu cadowga iiga hiiliyo guushana isiiyo

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 หลายเดือนก่อน +6

    Habo Mcnto Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Suban24924
    @Suban24924 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shukran walal Amino ilahay khayr ha ku siiyo waad noo faa'idaysay ❤❤❤

  • @mohamedadan8445
    @mohamedadan8445 2 หลายเดือนก่อน +16

    Asc walashey ha dhin gabdha igu xiran oo kaliya wanaag baad ka sheekeyneysaa kheyr badan dhamaan waan dhageysanaa waa wacdi rag iyo dumar u baahanyihiin

  • @LatahzanInnallahaMaan
    @LatahzanInnallahaMaan 2 หลายเดือนก่อน +5

    MashaAllah MashaAllah ❤️ ❤️ ❤️

  • @XawocusmanXawocusman
    @XawocusmanXawocusman หลายเดือนก่อน

    Allahuma yarabi aamiin yarabi ❤

  • @Sahruush
    @Sahruush 2 หลายเดือนก่อน +3

    Habalaha ubahan in ay hal malin ku dhameyaan suuratu baqara jadwala ayaa idin hyaa xabiibaatii oo aan ku faiday❤

    • @maymuunmohammed7783
      @maymuunmohammed7783 2 หลายเดือนก่อน

      Noo sheeg abaa

    • @deeqaabdullahi8116
      @deeqaabdullahi8116 2 หลายเดือนก่อน

      Salaad kasta kabacdi 10 page aqri

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 2 หลายเดือนก่อน +1

      No sheeg xbbti

    • @Sahruush
      @Sahruush 2 หลายเดือนก่อน

      @@hodanabdirashiid506 salaada subax 10 bage
      Salaada duhur 10page
      Salaada casar 10page
      Salaada maqrib 10page
      Salaada cisha waxa soo harayo 8page
      Waks hppti marka kowad kugu adkne lkn hda ku celceliso raaxo ku dareme
      Mhdsanidiin

    • @Sahruush
      @Sahruush 2 หลายเดือนก่อน

      @@maymuunmohammed7783 Wan soo qoray eeg hppti

  • @zamuuaden8991
    @zamuuaden8991 2 หลายเดือนก่อน +4

    ManshAllah ukhtii walaalkeen Maxmed xaajisi waan ku xirnahay waana ka faaiiday aad ayaana ugu fakarayey qof soomaali ah oo qisooyinkiisa dadka usoo turjuma. JazaakaAllahu khyran 😊

    • @asmadegan2250
      @asmadegan2250 2 หลายเดือนก่อน

      Isoo share garee qli maxamed xaajisi

    • @zamuuaden8991
      @zamuuaden8991 2 หลายเดือนก่อน

      @@asmadegan2250
      th-cam.com/video/M_gmJhcURWc/w-d-xo.htmlsi=h-phMEhp-A6cvup-
      Wakaas abaayo waad ka faaiidaysa inshAllah

  • @Maf...a135
    @Maf...a135 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah
    Walalahay iso duceya in ilahay guur khayr qaba igu arsaqo❤😢😢

    • @habsamegraphics6508
      @habsamegraphics6508 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wll M dumar bad tahey Mise Hadad Gabadh tahey anigaba waxan u baahnaa sowjad salixad ah oo aan ku dhowrsado shahawadkeyga fitnadana. Kga badbaado.

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@habsamegraphics6508anigana wll isoo duceeya

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 2 หลายเดือนก่อน

      Maad raadsatid jazakalle ​@@habsamegraphics6508

    • @habsamegraphics6508
      @habsamegraphics6508 2 หลายเดือนก่อน

      @@hawayassin7172 maxan raadsadaa wll ma iyada mise gabadh un

    • @habsamegraphics6508
      @habsamegraphics6508 2 หลายเดือนก่อน

      @@hawayassin7172 hadad adigu diyaar tahey wan kuso dhaweynaya

  • @dalmarcali1296
    @dalmarcali1296 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah ilaahay ha kuu barakeeyo cimri dheer iyo caafimaad aamiin aamiin aamiin

  • @abdijamac1086
    @abdijamac1086 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aamiin Yaa Allah

  • @AminaOsman-b5k
    @AminaOsman-b5k 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahy Haku barakeeeyo wlo oo hakuu fududeeeyo istiqfaarta

  • @Maxamedkhayrbarakoshgri
    @Maxamedkhayrbarakoshgri 2 หลายเดือนก่อน

    Jaza'ka llaah khayran scw scw scw

  • @AishaAbdalla-r6d
    @AishaAbdalla-r6d 2 หลายเดือนก่อน

    Alaahuma aamiin shukran jasaak laah khayr abaayi haye Insha allah

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @nancydaher13
    @nancydaher13 2 หลายเดือนก่อน

    Illahaye ha ihiliyo amiin ya allah

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤🥰❤️❤️Yaa Amina
    Allah ha ku Sharfo
    I miss you so much

  • @UmuAsmaa422
    @UmuAsmaa422 หลายเดือนก่อน

    Asc walashay maanta ayaan kugu soo biiray ALHAMDU LILLAH

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallaah khayr ❤

  • @leylaosman7121
    @leylaosman7121 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa Ahlu.qayr iisoo duceeya Murad Baan leeyahay ilaaheey qayr haidinsiiyo

  • @ajamijin8729
    @ajamijin8729 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allaaah ukhtii

  • @NimcoAli-mq2zr
    @NimcoAli-mq2zr 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walaal iisoo duceeya waxaa ihaysa culays marka murad weyn ayaan leeyahay adigana walaal waan ku ducaynayna muraadadeena oo aan macsilahayn ilaahay ha ina siiyo

  • @sharifam4849
    @sharifam4849 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah Tabaarakalaah Alaha kudhowro Baayo

  • @leylaali1614
    @leylaali1614 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin yarabi 🤲🤲🤲❤

  • @aishamohamedomar7554
    @aishamohamedomar7554 2 หลายเดือนก่อน +5

    Asc abayo kuso jecliyaa suratul baqrah qisoyinkeda❤❤❤❤

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 หลายเดือนก่อน

    امين يارب العالمين

  • @ZahraIsmaciil
    @ZahraIsmaciil 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allh wll lle hakubarakeeye

  • @marianomarrayaleh
    @marianomarrayaleh 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xbbti qisooyinka noo soo badi ❤❤❤

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 2 หลายเดือนก่อน

    Màshaallaah abaayo ajir allahaku siiyo àmiinàmiin yaarabi❤❤❤❤❤❤❤

  • @KiinIbraahim-j5q
    @KiinIbraahim-j5q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha llah wllo ilaahay.hakufudaydiyo.khayrka.sogudbinayso

  • @cabdiibraahim9173
    @cabdiibraahim9173 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo anigaba istaqfaarta meeshaan rabo waan gaarila ahay eeseeyeelaaah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @mahadmaxamed8424
      @mahadmaxamed8424 2 หลายเดือนก่อน +1

      Lelkii sokac oo tuko markas akhri ❤

  • @musdhafyare9647
    @musdhafyare9647 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲

  • @habsamegraphics6508
    @habsamegraphics6508 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc wll wan wada suuratul baqara istiqfaarta iyo saliga nebiga waxan ahy nin dhalinyaro ah oo ku nool Puntland Bosaso Da'deyduna Waa 21years Waxan Alle Ka rajeyn inu igu Arsaaqo iimaan iyo Yaqiin, Cafimad, Ganacsi Xalal ah iyo Sowjad Salixad ah.
    Wllayal Anna wan idin so duceyn idina iso duceyah Rabbi Adduun iyo Aakhiraba Raxmadisa iyo Fadligisa Ha inagu Arsuqee.

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  2 หลายเดือนก่อน

      Walaal illahey haku barakeyo waxaad jecshahay haku siiyo ❤

    • @habsamegraphics6508
      @habsamegraphics6508 2 หลายเดือนก่อน

      @@aminoshiiqunaa Aamiin Wll Sidoo Kale Adna Alle Haka Abaal mariyo Dhiiragelintada wll

    • @habsamegraphics6508
      @habsamegraphics6508 2 หลายเดือนก่อน

      @@aminoshiiqunaa Waxan Ugu Soo Qorey Xogtaas Waxa weye Inan Helo Gabadh Mu'minad ah oo Sowjad salixad ah oo aan ku dhowrsado Hadi AY kugu Xirantahey oo Deganka aan Joogo Joogta iney ila Soo Xiriirto Mahadsanid wll

  • @sgyuytew
    @sgyuytew 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @AaminoShire.com22
    @AaminoShire.com22 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah samidèey❤❤❤

  • @faadumocabdiqaadir9140
    @faadumocabdiqaadir9140 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo Allaha kuufuro istiqfarta inta aad doonayso

  • @raxmaali6044
    @raxmaali6044 2 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHUMA AAMIIN YAA RABBII

  • @Ifraahgaal99Ifraah
    @Ifraahgaal99Ifraah 2 หลายเดือนก่อน +6

    Asc walaalayal iso duceya plz khayr allh ha idiin siiyo arin aya igu culus

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 2 หลายเดือนก่อน

      Allaaha ku fududeeyo xbbti arinkaaga iyo arimaheena oodhan

  • @AbdiwahabYussuf-pt2dg
    @AbdiwahabYussuf-pt2dg 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 2 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @ZackAbdirizakYusuf
    @ZackAbdirizakYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Allahuma amiin🤲

  • @SagalAbdullahi-w2c
    @SagalAbdullahi-w2c 2 หลายเดือนก่อน

    Qer allaah haa kusiyo

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 2 หลายเดือนก่อน

    Inshalaaaah waa guulaysamesaa❤

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allhu akbar ❤

  • @shugrimohmoud9184
    @shugrimohmoud9184 หลายเดือนก่อน

    Rabi hakugaadh siiyo aiga iyo anigaba wll

  • @muxsincabdi8603
    @muxsincabdi8603 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaal aamino shiquna

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh maxamed xijaazi qisooyinkisa waa la socdaa qisooyinka cajiiba buu soo galiyaa

  • @shugriahmed3374
    @shugriahmed3374 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayo ilaahay hanoofududeyo anigaba wey igu adaktahay

  • @anabhassan9694
    @anabhassan9694 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah wa qiso cajiba shukran xbbti ❤❤❤❤

  • @RukiaAbdisamad
    @RukiaAbdisamad 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah jazakallah xbbt

  • @Kowthar-ph8ky
    @Kowthar-ph8ky 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كماصليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك علة محمد وعلى ال محمد كماباركت على ابراهيم انك حميد مجيد

  • @LayloFarhaan
    @LayloFarhaan 2 หลายเดือนก่อน

    Allhah akhibar❤

  • @fatma23muxyadin79
    @fatma23muxyadin79 2 หลายเดือนก่อน +2

    mansha allah

  • @SamiiraAbdidek
    @SamiiraAbdidek 2 หลายเดือนก่อน

    Alahu akbar❤

  • @bashif8592
    @bashif8592 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsantahay

  • @RahmaMaxamut
    @RahmaMaxamut 2 หลายเดือนก่อน

    Mash alah

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 2 หลายเดือนก่อน

    Jasakumullahu qayran jasaa wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodoahmed9271
    @roodoahmed9271 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks abyo❤

  • @nashsomalian1658
    @nashsomalian1658 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah Hu Akbar

  • @ZuuAhmed
    @ZuuAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ku xifdiyo abaayo ❤

  • @dacadboy
    @dacadboy 2 หลายเดือนก่อน +5

    horay usoco my sister hosha qeerka haka daalin gabdhaha qeerka usheeg qufki diido qeerka wa quf nasiib daran ...

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaad tirahda ( Allahuma Alhimni Alrushda waqiina shara Nafsi) waxa ku du'aysan jirtay Nabi mohamed kheyrul khalqullah( Scw)kadibna du'ada bilaabi jiray , Astiqfaarta wa muhiim nolosha Adanaha wbt

  • @Umamuctazim
    @Umamuctazim 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah alxmdulilah

  • @Queenfiska-z4k
    @Queenfiska-z4k 2 หลายเดือนก่อน

    Walalayal iso docoya inu Allah ifudadeya suratul baqarah culey aya iga san ee

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 2 หลายเดือนก่อน

    Walaasha sheekada sheegi hadal yar iyo muhiimada qisada si lo xiiseyo.mahadsanid

  • @suqraabdikani8198
    @suqraabdikani8198 2 หลายเดือนก่อน

    M.a qaali hormar wacan ❤❤

  • @HuseinMahmoud
    @HuseinMahmoud 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal hada kadib so kooB si dad badan eey kuu firsadaan so koob warkaaga

  • @halimohassan8471
    @halimohassan8471 2 หลายเดือนก่อน

    Allahay xakuufuddaayo abaayo istiqfaarta

  • @fatma23muxyadin79
    @fatma23muxyadin79 2 หลายเดือนก่อน +2

    wcs abayo

  • @MohammedAhmed-pn8ic
    @MohammedAhmed-pn8ic 2 หลายเดือนก่อน

    Amina Abaya telfonkaga waxan kuu sheegi lahaa sheeko cajiib ah

  • @ayanbuule8292
    @ayanbuule8292 2 หลายเดือนก่อน

    Abyo mcn allha kixifdiyo

  • @abdulrahmanaweis4771
    @abdulrahmanaweis4771 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah 💯 abaayo ahlu kheyr ❤aya thy horay usoco

  • @saynabjaamac-e4p
    @saynabjaamac-e4p 2 หลายเดือนก่อน

    mansha allah alahumbarik

  • @adonti1alle
    @adonti1alle 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haku gaadh siiyo abaayo

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 2 หลายเดือนก่อน

    Jzklh wlshy fi dunyaa wal aakhira amin

  • @FufuMoh
    @FufuMoh 2 หลายเดือนก่อน

    Allah. Akbar. Allah. Akbar. Hablaha. Ducaada ah. Wallasey. Abaalkooda. Allah. Haka. Janno. Firdowsa

  • @sundabashir5461
    @sundabashir5461 2 หลายเดือนก่อน

    Xbbti allaha ku barakeeyo adiga owlaadaada iyo elkaagaba

  • @Aamino-f9d
    @Aamino-f9d 2 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu calayhi wasalim

  • @sabiriinmaxamud2684
    @sabiriinmaxamud2684 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc wl qisadayda suratul baqra xagee kuuugu soo gudbiyaa

    • @IstarAbdishire
      @IstarAbdishire 2 หลายเดือนก่อน

      Ma ila soo xiriiri kartaa aniga wlly aniga

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  2 หลายเดือนก่อน

      Haa Xabiibtii xageen kaa soo wacaa?. Waxaan sameyn rabaa Group qisooyinka lagusoo gudbiyo. Inshaa Allah Nbarayaan soo qoraa Insha Allah

  • @HodanCabddhere
    @HodanCabddhere หลายเดือนก่อน

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 2 หลายเดือนก่อน

    Muraadleeyahay 40qofood ducadooda waaa la aqbalaaa isoo duceeya yaa banaat

  • @HiboSaalax-j9u
    @HiboSaalax-j9u 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs walal jazakalah

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah xabiibti iso dhaweeya xabiibti ❤❤❤❤❤

  • @mariampark7178
    @mariampark7178 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @SamiaabdiSaamiyacabdi
    @SamiaabdiSaamiyacabdi 2 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo wa jclhy video yadada allh haku xufdiyo wxaa raba inaa iiso duceyso muraad ayan leyahy in ilhy ii sahlo muraadkas

  • @ummaryam1
    @ummaryam1 2 หลายเดือนก่อน +4

    Horta sixroolayaasha nolol side ayee ku nool yihiin nacalad ha ku dhacdee

  • @hawohassanali2315
    @hawohassanali2315 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaalah

  • @IM-ud1pq
    @IM-ud1pq 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs maashaa alaah abaayo waan ku dhageeystaa waxaad noo soo badasaa qisadaka amino abaayo waxaad jacashaa oo qeer alaah ku siyo ❤❤❤❤❤❤

  • @UmuAbdallah-n3h
    @UmuAbdallah-n3h 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo inteen kaalasooxiriira please and please alle Haa kuxifdiye

  • @katramatan9099
    @katramatan9099 2 หลายเดือนก่อน

    Asc alaha kubarakeeyo

  • @AdnaSaid-yv7be
    @AdnaSaid-yv7be 2 หลายเดือนก่อน

    M.a❤

  • @ZeynabAwil
    @ZeynabAwil 2 หลายเดือนก่อน

    Amiina shiikh cali suufi miyaa

  • @AshrafHassan-tn9hq
    @AshrafHassan-tn9hq 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haku barakaayo abaayo

  • @ayanmohamed2357
    @ayanmohamed2357 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abyo albaqrah alfadhi man ku aqrina mise maliti odhan xilikasto wan akhri kara❤

    • @Sahruush
      @Sahruush 2 หลายเดือนก่อน +2

      Ani waxan ku aqriyaa abyo salaad walba gadashed 10page aqri ila salalda cisha sas ayaad ku dhamaysay malintada

    • @ayanmohamed2357
      @ayanmohamed2357 2 หลายเดือนก่อน

      @@Sahruush ha tnks lkn alxm ani way ifududay alfadhi afarmar inaad ku aqriska aya fican ladhahay abyo

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  2 หลายเดือนก่อน

      Sida aad u aboodid ayaad u aqrineysaa qasab ma aha hal fadhi

    • @Sahruush
      @Sahruush 2 หลายเดือนก่อน

      @@ayanmohamed2357 Haa masha Allah hppti

  • @zahramohamed4883
    @zahramohamed4883 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kun faya kun

  • @cabdikariinaweys6994
    @cabdikariinaweys6994 2 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad waaqiso cajibbadan

  • @axlaamismahaan3389
    @axlaamismahaan3389 2 หลายเดือนก่อน

    Abyo noo sharaf sidee 4 jeerr loo akhrinaa😢 iyo waqtiyada

  • @sophyahmed6121
    @sophyahmed6121 2 หลายเดือนก่อน

    30k miyy istiqfarta akhrin jirty abayo mise 30 bes