Insha allah Guul Puntland xaqq ku durir lagama guulaysto waa dagaal la yiraahdo Hilaac oo ay ka gaareen guulo waawayn wuxuuna ku dhamaan doonaa guul Rabbi ha idinla jiro 🤲🏽
Dagaal yahanada ama ciidanka puntland markeey guuleeystaan oo Sy ku soo noqdaan nolsha shacabka waa in la siiyo qiimeeyn gooni ah oo aan cidna ka qaadi kariin shaqooyinka in loo fudadeeyo ayaga marka hora shaqada la siiyo ka dibna shacabka fadhi ku dirirka guryaha la siiyo kiwi lacag la’aan ama kirada laga dhimo safarkooda looga dhigo qiimo jaban caruurtooda ay helaan waxbarasho lacag la’aan ah in xaasaskooda ay helaan umuliso lacag la’aan ama qiimo jaban inta harsan dowlada ay bixiso guul baan u rajeeynayaa dhalinyarada puntland ee dagaalka kula jira daacish guuleeysta
Guuul Guuul iyo gobonimo reer pudland ❤❤❤❤Aamiin aamiin yaarabi
Guul Ciidanka PUNTLAND ⚔️🇸🇱🇸🇱❤️💪💪💪
Guul Masha alla
Mashaal Allaah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Guuuuuuuuul ciidanka puntland❤❤❤
Alle Xafido Ciidanka Puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Insha allah Guul Puntland xaqq ku durir lagama guulaysto waa dagaal la yiraahdo Hilaac oo ay ka gaareen guulo waawayn wuxuuna ku dhamaan doonaa guul Rabbi ha idinla jiro 🤲🏽
Guul puntland
Puntilaan guul guul
GUUL PUNTLAND IYO GOBONIMO ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
CIIDAMADA PUNTLAND GUULEYSTA❤❤🙏🙏🙏
Maashaaallaah guuuuuuul puntland special forces idankaallaah aammiin yaarabbi
CABDIQADIR DAAHIR NINKII SHEIKH BEEN KU SHEEGAA AHAA AYAA MANTA BAQTIYEEY ALAAHU AKBAR WUU DHINTAY
💪💪💪💪💪🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
Ilaahay ha xifdiyo ciidankeena.cadowgoodana Ilaahay ha jabiyo iyo xasidkoodaba.
2025 dheh waxan hadhow dad baa daawan doone sanado kabacdiye
Allaha Guleyo Gesiyada Puntlaand Cadowga waa Qowleysato qarada calamka laga soo daabulay,Fursadan Cadowga Dacish iyo khawarijta waa labo cadow oo.isku hadaf ah balse lookala igmaday,Mamulka GMudug oo eey kajirto Kooxa In dalka khawarijta laga xoreyo fashiliyay balse iyagoo ujeydoyin Mamulka iyo bulshada iska horkenayo.ayaa hubkii iyo wilashii dalka xoreyn lahaa eey dagalo sokeye dhig Shacabka laiskudilo.
PUNTLAND HAA WAA KU GUULEYSTEEN❤. KII KA NAXA IYO KII KUFARXA. DAGAALKUNA HADA WAA U BA SOO AF JARMAYAA😊
WCS ASXABTA SALAN SARE MANSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO DOWLADA PUNTULAN CIDAMADA SHACABKEDABA SALAN SARE INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ HAYEEY BURTAD KOTEY KULA KORAHAYAN GODKAAD QODATAYBEY KUGU GALAHAYAN GEDKAD GASHEY KUGU GOYNAYAAN GUSHA GUSHA GUSHA DOWLADA PUNTULAN AYAALE GUUL IYO GOBANIMO DOWLADA PUNTULAN
Kanu wuu hurdaa, wali 24 kii ayuu ku jiraa.kkkk waa maalintii 2aad een ka maqlo 24 kii this week
Wake up man
Guul
Dagaal yahanada ama ciidanka puntland markeey guuleeystaan oo Sy ku soo noqdaan nolsha shacabka waa in la siiyo qiimeeyn gooni ah oo aan cidna ka qaadi kariin shaqooyinka in loo fudadeeyo ayaga marka hora shaqada la siiyo ka dibna shacabka fadhi ku dirirka guryaha la siiyo kiwi lacag la’aan ama kirada laga dhimo safarkooda looga dhigo qiimo jaban caruurtooda ay helaan waxbarasho lacag la’aan ah in xaasaskooda ay helaan umuliso lacag la’aan ama qiimo jaban inta harsan dowlada ay bixiso guul baan u rajeeynayaa dhalinyarada puntland ee dagaalka kula jira daacish guuleeysta
Ethobia meel kasta way kala dagaalamaysaa soomaaliya, cidina uma maqna ceelna uma qodnw,ilaahaw naga qabo
Guuul guuulta. Guuulta geeshka yagoow guuulleta
M.sanid .
PUNTLAND KELIGEED BAY ISAGA FILNAATAY DACASH‼️ WAXBA YAAN MARKII XEERI IYO FANDHAL LAGU KALA TEGEY LASOO MILIQSAN😂.