jilailkacase TV
jilailkacase TV
  • 663
  • 3 537 324

วีดีโอ

Deg-Deg.Ciidamo tiro huwan ayaa caawa ku soo qul qulaya fiqi fuliya xaalada gobolka sanaag oo caawa
มุมมอง 13K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Deg-Deg.Ciidamo tiro huwan ayaa caawa ku soo qul qulaya fiqi fuliya xaalada gobolka sanaag oo caawa
Deg deg sadex furumood oo xabd ka dhacdy maanta iyo qasaaruhu intu leegayhy
มุมมอง 13K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Deg deg sadex furumood oo xabd ka dhacdy maanta iyo qasaaruhu intu leegayhy
Shabakad Basaasiina Oo Huwantu Ceerigaabo Ku Dhex Beereen oo Ciidamada Sirdoonku Fashiliyeen
มุมมอง 10K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shabakad Basaasiina Oo Huwantu Ceerigaabo Ku Dhex Beereen oo Ciidamada Sirdoonku Fashiliyeen
Jibsin kamida beesha muuse ismaacil oo dagta gobolka sanaag oo warsangali nabadgalyo u donatay
มุมมอง 12K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Jibsin kamida beesha muuse ismaacil oo dagta gobolka sanaag oo warsangali nabadgalyo u donatay
Xaalada dawacaalay iyo ceerigaabo oo cawa cakiran 👀
มุมมอง 12K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Xaalada dawacaalay iyo ceerigaabo oo cawa cakiran 👀
CIIDAMO KA DHAQAAQY AAGA GUMYS OO KU WAJAHN MAGAALDA CEERI GAAAABO IYO GUUD AAHN XAALDA
มุมมอง 13K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
CIIDAMO KA DHAQAAQY AAGA GUMYS OO KU WAJAHN MAGAALDA CEERI GAAAABO IYO GUUD AAHN XAALDA
Shirkii Ugaazka warsangeli iyo danay oo fashilmay kusoo dhamaaday guul guul
มุมมอง 18K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Shirkii Ugaazka warsangeli iyo danay oo fashilmay kusoo dhamaaday guul guul
Deg kadib kulan kii dhex maray Ugaazka warsangeli iyo madax waynaha puntlan maxay kaga arin sadeen
มุมมอง 14K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Deg kadib kulan kii dhex maray Ugaazka warsangeli iyo madax waynaha puntlan maxay kaga arin sadeen
Ciidankii Warsangeli oo Laga Dhax Dhoomiyey Shimbiraale iyo Xagay Ku Aayoodeen?
มุมมอง 14K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ciidankii Warsangeli oo Laga Dhax Dhoomiyey Shimbiraale iyo Xagay Ku Aayoodeen?
Ciidanka ssb iyo g36 macay kaga jawaben qaramayntii dowlada
มุมมอง 7K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Ciidanka ssb iyo g36 macay kaga jawaben qaramayntii dowlada
Warsangeli o ciidan kenay deganka shimbiraale iyo guud ahaan xalada furimaha dagaalka
มุมมอง 16K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Warsangeli o ciidan kenay deganka shimbiraale iyo guud ahaan xalada furimaha dagaalka
Guri Dhulbahante oo Caawa Qayladu Is Qabsatay
มุมมอง 13K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Guri Dhulbahante oo Caawa Qayladu Is Qabsatay
Odayaashii Warsangeli ee Shalay Jiidali Nabad Gelyada U Yimi Xagay Xaaladoodu Ku Dambeeyeen
มุมมอง 11K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Odayaashii Warsangeli ee Shalay Jiidali Nabad Gelyada U Yimi Xagay Xaaladoodu Ku Dambeeyeen
Odayaasha warsangeli oo degaanka jiidali nabad u yimi maxay kala kulmeen?
มุมมอง 19K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
Odayaasha warsangeli oo degaanka jiidali nabad u yimi maxay kala kulmeen?
CEERIGAABO OO DHAQDHAQAAQ LAGA DAREEMAYO & QAYBO KAMID AH CIIDAMADA QARANKA OO LA FARO GELIYEY
มุมมอง 12Kวันที่ผ่านมา
CEERIGAABO OO DHAQDHAQAAQ LAGA DAREEMAYO & QAYBO KAMID AH CIIDAMADA QARANKA OO LA FARO GELIYEY
Hadalka Boqor Buurmadow Maxay Kaga Jawaabeen Isimada Daarood?
มุมมอง 14Kวันที่ผ่านมา
Hadalka Boqor Buurmadow Maxay Kaga Jawaabeen Isimada Daarood?
Deegdeegciidamotirobela oohuwatu leedahay oogobtasanagasoogadhay
มุมมอง 8Kวันที่ผ่านมา
Deegdeegciidamotirobela oohuwatu leedahay oogobtasanagasoogadhay
Kedib Shirkii Warsangeli Ciidanka Dhulbahante Iyo Warsangeli Qaybsadeen
มุมมอง 9Kวันที่ผ่านมา
Kedib Shirkii Warsangeli Ciidanka Dhulbahante Iyo Warsangeli Qaybsadeen
Ku Dhawaaqistii Shirka Warsangeli Siday U Arkaan Beelaha Dhulbahante? Iyo Xaaladda Gobolka Sanaag
มุมมอง 20Kวันที่ผ่านมา
Ku Dhawaaqistii Shirka Warsangeli Siday U Arkaan Beelaha Dhulbahante? Iyo Xaaladda Gobolka Sanaag
Qodadaba shirkii warsengeli kasoo baxay iyo hayaayda taagan
มุมมอง 6Kวันที่ผ่านมา
Qodadaba shirkii warsengeli kasoo baxay iyo hayaayda taagan
Odayaashii Reer Shiih Isaxaaq oo Qaybo Kamida Cadowga Gacan Saar La Yeesheen Iyo Cutubyo Ciidanka Q
มุมมอง 15Kวันที่ผ่านมา
Odayaashii Reer Shiih Isaxaaq oo Qaybo Kamida Cadowga Gacan Saar La Yeesheen Iyo Cutubyo Ciidanka Q
WARAAR XASAASIYA ookaso kordhaay shirkii warsaangali iyo xaladaa guud eejidaa hooree
มุมมอง 22Kวันที่ผ่านมา
WARAAR XASAASIYA ookaso kordhaay shirkii warsaangali iyo xaladaa guud eejidaa hooree
Deg Deg: Guri Warsangeli oo Caawa Laga Barooranayo Iyo Guud Ahaan Xaaladda Gobolka Sanaag
มุมมอง 24K14 วันที่ผ่านมา
Deg Deg: Guri Warsangeli oo Caawa Laga Barooranayo Iyo Guud Ahaan Xaaladda Gobolka Sanaag
Xaaladihii shangeed iyo shirkii warsan gali maxaa kaso kordhay..!?
มุมมอง 13K14 วันที่ผ่านมา
Xaaladihii shangeed iyo shirkii warsan gali maxaa kaso kordhay..!?
Dhaqdhaqaaqa Ciidamada SSB iyo G36 caawa aya Ka wadaan Agaa Qori Lugud iyo kasaarihii Galabta mxaa K
มุมมอง 12K14 วันที่ผ่านมา
Dhaqdhaqaaqa Ciidamada SSB iyo G36 caawa aya Ka wadaan Agaa Qori Lugud iyo kasaarihii Galabta mxaa K
Dagaal ka dhacay Shangeed iyo Dhimasho iyo dhaawac?
มุมมอง 18K14 วันที่ผ่านมา
Dagaal ka dhacay Shangeed iyo Dhimasho iyo dhaawac?
Degdeg:- SSB iyo G36 oo hore u ruqaansaday ayaa Goobihii ay tageen ka helay hub Huwanta aka Yaacday
มุมมอง 14K14 วันที่ผ่านมา
Degdeg:- SSB iyo G36 oo hore u ruqaansaday ayaa Goobihii ay tageen ka helay hub Huwanta aka Yaacday
Degdeg:- Colaadii warsengeli ku dhawaaqay kadib maxaa caawa gobolka sanaag iska bedelay
มุมมอง 19K14 วันที่ผ่านมา
Degdeg:- Colaadii warsengeli ku dhawaaqay kadib maxaa caawa gobolka sanaag iska bedelay
Maxaa ka jira dhaqdhaqaqa caawa Furimaha Horre ee Sanaag?
มุมมอง 12K14 วันที่ผ่านมา
Maxaa ka jira dhaqdhaqaqa caawa Furimaha Horre ee Sanaag?

ความคิดเห็น

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaniga yaan laqamayn halkoodaa hanoo joogeen oo cadawga waranka ha deeq siiyeen haday ina soo eegaan waayo ciidanka qarsnka inagu gaar umalihiin cid kastaa ku jirta oo aamin ba malaha xiligan waayo cadawgaa kadhex shaqaysan karaa hajiro madanigu ilahay. Cadaw goooda dhabarka hakajabiyo kuwa diidayaa waa huwantii oo niqaban

  • @Amina-e2l
    @Amina-e2l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fulay xarwayna huwanta ka so baqa suberawl bad kuso orda Qalbada ku jabsan cuqdada musa wad udhiman karta waxba ka qadaysid ma jirto musa ilhay qalabda hakaga raabo mad iska caliysiid cadowgi ciro garxjiiski burta gacanlibax ku fulay cidka ku layay wilsha yryr suberawl idin so hajiray idin difacaya cidanka ku jira adiga ku dilay dhulka hjclo ka dabaya anaga hjclo maxamad abokor kuma dhaco badmadow inu tabto cidanka ssb dad ba kuso tabcay murku isagu basaska aha faysal botan dhulbahnta u shirqolyay dumar caruur dhul bay difacn cadow ba hub la hor fadhiyo ma ciro marxuum hurdan fasax ka suga markay darood daba jaax so warwran qorulugud dhulka hwadka so wararan 😮

  • @rahmajama2424
    @rahmajama2424 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wan ku wataa lkn habar Awal xaalsii

  • @libanahmed559
    @libanahmed559 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhiloo difaacoo dhulkaga😂😂😂

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thank you for your service, ciidanka qaranka, SSB,G36

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul somaliland

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigo Ah nin solo madow Ah tolkay Habar jeclo waxan kula talinay tolkeyow ciidamada SSB idinka samaystay o hubkana ibasaday sababtii iyo coladii ciidamada SSB Aynu u Samay sanay ila hada waxba iskamay badalin o ila hada coladii way tagan tahay waxan idin leeyahay Habar jecloy maanta Ciidamada SSB Hadii la qarameyo waxad ogatan inay Huwantu Ay magaloyin badan o Habar jeclo ledahay inay Huwantu la waregayso o Ay Habar jeclo Hadaba waxa is waydiin leh maxa ciidanka SSB hada kuso beegay in layidhahdo waa la qaramenaya Sababta loo leyahay ciidamada SSB waxa weye in Habar jeclo Adhaxda laga jabiyo o cadowga iyo somali o isaso bahaysatay loo jabiyo Habar jeclo Tasa Habar jeclo lala doonaya war Hooy tolkeyo waxan idin leyahay caqliginu Haa shaqeyo o ciidan kiina maanta dalkiina iyo dadkiina difacaya ee Aad same saten yaan la qaramenin Hub kiinana Haa warejinina ila inata Ay coladani si uun Ay noqo nayso ciidanka SSB iyo Hub kiina yaan la qaramenin wixii jabahado same sanaya waxba inaga inagama galin Habar jecloy Anigu ma garanayo gortad sida khayrkin u Fakaraysan durtaba waxad qadaten inanki yaraye oyaye Hadalkii malinti dhawed ee Cadowgu uso dhiibay Habar jecloy maskax dadu yee noqon maqal lagula leeyahay o Aan 10 musbar iyo lagu furanin mufatiix

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ssb is a prank isn't real defenses group They are just pretending for the defending their region. They are never moved forward.

  • @AbdirahimWerar
    @AbdirahimWerar 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warya ninkow reeks awal Afka nooga leexi reer kaga iyo arimohoka kugu ma haysano Anaya i dhaaf niyow

  • @mukhtaarmuuse6351
    @mukhtaarmuuse6351 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hooyadaa muuse was xanuun muuse la yidhaa baa wada haya futo xunta raga iska celi subeer awal iyo muuse midna isma haysane

  • @FarasColaaded
    @FarasColaaded 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aderr noolow, issaq wa mid ee bararuji reerka sida ugudhiiran hakadaalin. Issaq damiirka lagadhawacey ee hakadaalin

  • @MohamedAhmed-or6pq
    @MohamedAhmed-or6pq 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar adigu siyasada waxba kamaad fahmin

  • @engab001
    @engab001 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa isu keenay 4 qof oo jabhad sheegtay oo subeer awal Ku heshiin iyo qaramaynta ciidamada madaniga ee u xirsi doorashada Ka hore yidhi hadaanu xukunka helno waanu qaramaynaynaa imikana Ka dhabeeyey. Mise muuse bixi oo madaxweyne maanta ahayn iyo subeer AWAL bay kaaga dhagtay oo geed ad ku xoqtaad raadinaysaa iyo isku dirka reeraha reer sheikh Isaxaaq. Warka ad gubinaysaa ama war xog ku salaysan oo itus oo I taabsi ah ha noqdo oo lagu kalsoonan Karo ama ha ahaado mid kutiri ku teen ah oo in run sheegaysid iyo in sidaad u malaynaysid ama jeceshahay danbi uun kaa raaco oo lagugu xisaabtamin ha noqdo. Waa iga talo. Dadka ku daawanayaa na xaafadaadoo kaliya ma aha isku wada caqli iyo faham na ma aha ee hadalada naxligu Ku jiro iyo is necbaysiinta reerahu ay Ku jiraan ee dadka kala fogaynaya Adna aakhiradaada iyo aduunkaaga na dhawacaya Ka ilaali.

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤H A....H J❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isaaq hakala saarin oo weliba habar awal ixtiraam bay inaga mudan yihiin

  • @FoosiWarsame
    @FoosiWarsame 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raga liita oo dhan baa hooya cayga yaqaana e ilka casoow la dhac deeqa afroo

  • @MahadCabdinaasir-o4x
    @MahadCabdinaasir-o4x 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GEESi QARAN LÁAKIIN BUUR MADAW LAUGH 😂😂😂

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warya af-duqush.adigu waxaad tahay dameer uu buurmadaw leeyahay , xirsi iyo ina xaashi ay ka dhex hadlaan. adeer habarjeclo ictisaam ayaa rabta in hubka laga dhigo. dawladanina ictisaama ayaa xukunka ee ha jabinin habar jeclo. Habar awal waad ku walacday ee tasho, adeer wadanka waadigii yidhi isbadldoon baanu nahay. ee wuu ku daayey oo waxa laga dhigagayaa maamul goboleed ee dhulkaaga difaaco. anigu dameeryahaw ciyayaa 10 kun oo askari ayaa ciidanka qaran igaga jira ood leedahay bal habar awal ciidan ha keento jiidaha hor.Kkkkkk, intaana waanu kala soo baxaynaa oo maalin walba inamadayada ku difaacaya xabad ku dhufan maysid. Shalay oo u dambeysay ayaad mid disheen. Habar jeclada caafimaadka qabta waxaan leeyahay cidankiina ha iska qaranaynina. hadii kale goor ay xeedho iyo fandhaal kala dheciin ayeydin garan. Adeer habar awal galbeed cadaw baa ka xiga oo ay isku diyaar garaynaysaaye, wax waraabso intaanu waagu kugu baryiyn waa iga talo oo tol aan jeclahay beef ahaan jirteen lkn, imika ma wada socotaan. Wa billahi tawfiiq

  • @mohamedkic1090
    @mohamedkic1090 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iska celi dee LGPTQ idinka isla yaqan reerahasiyeh

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hj Naasoweyne

  • @mohammedabdullahi2799
    @mohammedabdullahi2799 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninyahow Isla yaab md hore muuse sharaf iyo karaamo ayuu Lee yahay allah ha barakeeyo edab darada iyo aflagadada ka daa anigu nin hjeclo ah Ayaan ahay xishmad iyo qadarin iyo wanaag iyo duco Ayaan uhayaa md muuse hjeclona inta badani warkaana maanta ayaa igu dabaysa no more to watching you sir

  • @IdirisCiise-p4g
    @IdirisCiise-p4g 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Askariga 800km kaaga soo gurmaday sowtan yufule lagu lay naayaa waar ha noo gafin jabhadna halkay joogto ha soo cadeeyo beenaale did laguu dhagaysan maayo

  • @IdirisCiise-p4g
    @IdirisCiise-p4g 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilko casow reerka ha gafin submer awal meel ay jabhad ku haystaan ma jirto muuse bixiina meel uu h ub ku haystaa ma jirto merl walba waa wada joogaa beenta la ha joojiyo nin meel ka Hadley oo aanu reerku la Socon ayaan loo maqlin

  • @xamseguuleed2617
    @xamseguuleed2617 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadaad afxumada joojin weydo subseer awal xadiis kuma hadashide iska celi dhulbahante naagyow

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habarjeclo wax iska celiya oo buqdharkayn xoreya

  • @AidDjamaabwaan
    @AidDjamaabwaan 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anagu Wan Oganahe Ciro Usheeg

  • @ShugriShacni-wh7ne
    @ShugriShacni-wh7ne 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkaana anigoo muuse ismaaciila ku leh ,dubna hawsii dayn

  • @ShugriShacni-wh7ne
    @ShugriShacni-wh7ne 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warkaa aad leedahay jabhad spsa baa leh oo hargaysa joogta waa been sal iyo raad leh

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fariid

  • @OsmanSakina-x7u
    @OsmanSakina-x7u 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer somaliland weyan ssc

  • @OsmanSakina-x7u
    @OsmanSakina-x7u 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aya cadowga sameyey rinta isku sheiga ilmaderayal

  • @AhmedAbdillahi-u6d
    @AhmedAbdillahi-u6d 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaad u wadaa hj waa dhulkiina difaacda

  • @AxmedMuna
    @AxmedMuna 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂 waa mirqaansanyahay Adeer dadka maxaa kaagalay haday doonaan hadabar goaan

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daan daadsigan adkahadlaysa wamaxay ilkacasow raggu wa cole markay kugutuuran hal iyo laba maad toban kutuurtan cadawga sidukuladhaqma loladhaqma laakin bal ukaadi wa intasoykaqaleyane wa waali wallaahi iyo doqoniimo

  • @AxamedCali-i7j
    @AxamedCali-i7j 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wayahee maxad raga ulaynaysaa markaa ma adaanu kula dagalanaa war nadaa ceebtiinu wataa

  • @axmedali783
    @axmedali783 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidankii muuse biixi dhisay ee madaniga ahaa ee SSB ayaa futadaada difaacaya ee askaria qaranka ee sanaag ku dhintay keen cidii dishay adhlaxyahaw

  • @faisalsheekh1751
    @faisalsheekh1751 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    viva SPSA77

  • @MukhtarMohamed-c6n
    @MukhtarMohamed-c6n 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilkacasow sxb reerka Awal da WA goobe cadawga xagaha haw qabaan , hiil iyo hooba way la garab taganyihin jumiriyada Somaliland ,

  • @faisalsheekh1751
    @faisalsheekh1751 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waryaa ilko xumow dhagayso markaad na la haydeen bariisbay keeneen anagu ciidan gaara maanaan lahayn e ciidan qaran ayaanu ahayn oo 34 sano bari ku dhimanaynay abaalna kaama hayno balse imikaanu ciidan gaara samaysanay oonu marna idinku caawino marna idinku weerarno qaramayna mayno anagu

  • @fardusmophamed6367
    @fardusmophamed6367 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer jabhada carabka lamarmarinayaa adeer waxay ahayd fakshan ee haddii habarawal ay samayso jabhad dhulkaa dhaqaaqi lahaa markaa malaha qoladan reer bari aqoon la.aanbaa ka haysa habarawal adeer jaamac baanu idiin furi

  • @AhmedFaarax-x9t
    @AhmedFaarax-x9t 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhhh shalay garxajis ayaa ka dabeeyay jabhado in lasoomeyo takale habar awal deegan kama aha sanaag lascanood balse habar awal hargeesa iyo Barbara ayeey dagaan ka yihiin anoo habar jecla ayaa hadalka kule takale buur madoow shalay dhulbahante wuu losocday maxaa mata isbadalay

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilkacasaw dad waxa ugu aqoon liita Nimaan reerkooda mooyee reer kale arag xuduudaha somaliland masha inta habarjec dakto wadanku xududo kale ayaa jira xeebaa jirta wax ka imam karaan oon ognahay hadbaajra shalay isaaq lagu laayay waxaasi kahortag bay doonaysaa ma waxad doonaysaan sidii lagu habarjeclo loogaaday dacawalay loo gaaday in wajaale ceelsheekh😅 gabilay laygu gaado oo masaajidada iimaamka lagudilo somaliland cd iiga lexejeclo badanima ma 25 sano ayaan habarjeclo ka laaluushayay si aan lacagta soomaaliya uga bedelo Ilkcaow buurmadaw maanta wuxu sheegay inuuciro kulca socday wada hadalka soomaaliwayn xasan wuu ka baxaye umadasda raac taa maxaad u arkiwayday ta habsrawal wad aragtay inanka dagaalka ku jira ee ladilay maxaad uga hadliwayday habaryoonis ayaa ka hadash Guul Somaliland

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shalay Asgarigii aad disheen jiida hore bal kawaran isaga

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA BEENTA

  • @maxamuudmuse2186
    @maxamuudmuse2186 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    G 36 iyo ssb uunbaad sheegtaaye ciidankii qarankani lahaa ma faryaro bidix ayuuka baxay mee

  • @dereya99ify
    @dereya99ify 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weligay nin ka been badan ma arkin, war ninku ma qaadkuu cunaa

  • @Mawliid-s5f
    @Mawliid-s5f 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    guuuul Somaliad ❤❤❤❤

  • @MaxamedDeeq-sd2lh
    @MaxamedDeeq-sd2lh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caanyo dheregtey caasha boorigey ciidan kisaaye Cumbulyeynta reeraha xigaay kulla,carawdaaye caddawga iyo shisheeyaana wey ucabbanaataaye (waa,reeraha ,sacad Muuse)

  • @mohamedelmi5087
    @mohamedelmi5087 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qabyaaladu xoog badanaa Shelay maxaad lahayd