Sidee loo wadaaha hal Printer Computers kaaga oo dhan ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Waa cashar kaa caawinaya in aad hal Computer u isticmaasho Computerska kuu yaala oo dhan!!!

ความคิดเห็น • 20

  • @omarabiadam4041
    @omarabiadam4041 ปีที่แล้ว +1

    Cilmiga no Faa'ideyday allaha ka amal mariyo ustadi

  • @islambestreligion6225
    @islambestreligion6225 ปีที่แล้ว +2

    Sual Ayaan watay
    Computer cusub aan Soo ibsaday
    Xarfaha sida, A,D,S iyo K mashaqeynayaan
    Mxaa xal ah
    Qofkii jawaab iihaayo aad baan ugu mahad celeni lahaaa

  • @axmedmaxamed8128
    @axmedmaxamed8128 ปีที่แล้ว +2

    Thank you ustaad.
    Haddii aad awoodo sida loo print gareeyo labadda bog ee isku roga ahna way wanaagsanaan lahayd iyana.

    • @somalinetworkclassroom
      @somalinetworkclassroom ปีที่แล้ว

      Ma jeceshahay barashadda Cilmiga Networking iyo Cybersecurity haddaba bookho th-cam.com/channels/ba6WKrYj7LSg8d4UAQbDSQ.html

  • @Abdihakiim11
    @Abdihakiim11 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad

  • @hindaismail5371
    @hindaismail5371 ปีที่แล้ว +1

    M. A my teacher

  • @mahdimuuse1880
    @mahdimuuse1880 ปีที่แล้ว +1

    Sida wacan aad noogu sharaxayso casharada waad ku mahadsan tahay macallin

    • @somalinetworkclassroom
      @somalinetworkclassroom ปีที่แล้ว

      Ma jeceshahay barashadda Cilmiga Networking iyo Cybersecurity haddaba bookho th-cam.com/channels/ba6WKrYj7LSg8d4UAQbDSQ.html

  • @yackubmohamed5408
    @yackubmohamed5408 ปีที่แล้ว +2

    M.a ustaad wankugulaystay mahadsanid

  • @feysalarif5188
    @feysalarif5188 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad jizakumulaah

  • @QOSLAAYE08
    @QOSLAAYE08 ปีที่แล้ว +1

    thankz ustaad

  • @AhmedHusseinkallo
    @AhmedHusseinkallo ปีที่แล้ว +1

    ustaad waxad noo soo diryaarisa sida laysugu xidho computerka iyo canon printer 2520

  • @mahdimuuse1880
    @mahdimuuse1880 ปีที่แล้ว +1

    Asc macallin aad baan ugu xidhanahay channelskaaga thanks teacher

    • @somalinetworkclassroom
      @somalinetworkclassroom ปีที่แล้ว

      Ma jeceshahay barashadda Cilmiga Networking iyo Cybersecurity haddaba bookho th-cam.com/channels/ba6WKrYj7LSg8d4UAQbDSQ.html

  • @cabdishakuurcase4258
    @cabdishakuurcase4258 3 หลายเดือนก่อน

    Ustad hadii uusan windows ku duubnayn computerka printing malagu xidhiidhin karaa

  • @Ahmat_gurei
    @Ahmat_gurei ปีที่แล้ว +1

    Wll dhibaa iheysto mobile lama so wici karo qofkii so waco wuxu dhahaa lama heli karo mar marna asigo daran wuxu dhaha wa u dansan yahay plz i caawi wa ku dhibanahee 😭😭😭

    • @lastechacademy
      @lastechacademy  ปีที่แล้ว

      Marna ma format garaysaya ama ma ka bedeshay software ka

  • @wallsheydan6622
    @wallsheydan6622 ปีที่แล้ว +1

    Wall maqalka naga xeran side lofura plz cod so waye😢